Riyadii Xalay | liibaan Good | Qaaci Show | Astaan | 2020

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 178

  • @khadarmohamed2676
    @khadarmohamed2676 4 года назад +34

    Riwayaddii anagoo waalan waagu noo beri.
    Midhihiixasan qawdhan yuusuf AUN 1970-kii
    Xasuustii tubeec.

  • @liibaangoud5098
    @liibaangoud5098 4 года назад +48

    Waan idin salaamaya dhaman umada jecel fanka somalida waxaan raali galin kabixinaya heestan oon midhaheega qalday meelo badan ujeedkayguna ma ahayn inaan waxqaldo ee habkan ufahmay ayaa sida ahayd waxanay iinoqotay cashar iikordhay waad ku mahadsantahay qofkasto ilaso wadagay qaladkayga

    • @saidjamaali2528
      @saidjamaali2528 4 года назад +2

      In badan waad wanaajisay Intaad qaladay waxaa qariyey codka halaasiga ah.
      .Balse Isku day Inaad aad uxifdiso dhawaqa Erayada tusaale ahaan mesha aad leedahay Anigaa rafaadee waa aniga rafaaday.
      Iyo meell kale ood Isku wal walaaqday Nabad galyo walal.

    • @abdibarrenooh7563
      @abdibarrenooh7563 4 года назад

      waad ka baxsatay nin han leh maasha Allaah guulayso sxb

    • @Caliya2020
      @Caliya2020 4 года назад

      Qaladku ma muuqdo Liibanow codkaa nagu socda runtii

    • @aminibrahim8360
      @aminibrahim8360 4 года назад

      Maacaleesh loo noqon maayo

    • @rahmaali2050
      @rahmaali2050 4 года назад

      War liibanow waxba mad qaldine wa sidi uu sheegay Qamar suugani bariisun lama cune waxwaliba waxay kuwanagsanyihin badbadalka lakin sxb adigo iga raliya ma isheegi karta ceelkan biyaha adkawada cabteene Somaliland oo dhan dhuuntan wacan uwada yeelay sojawaab Sudanta Somalidan lahadlaya?

  • @abdid8613
    @abdid8613 4 года назад +62

    Hargeysa waanu ku wareernay, maalin walba codba codkuu ka macaanyahay ayaa soo baxaya. Wax noo kala reeba please

    • @trustdotcom8242
      @trustdotcom8242 4 года назад +2

      Kkkkkkkkkk kkkkkkkkkk wxkle

    • @dagan1122
      @dagan1122 3 года назад +1

      Cajiib shiekhow 🥳😂😂

  • @dedmonuura2430
    @dedmonuura2430 4 года назад +8

    Woooof caleeek ☺️😍❤ heeees baaa laga yidhaaaa waxaaas oo kale, sidooo kale kanaa fanaaaan ah

  • @adammursal4106
    @adammursal4106 Год назад +3

    Waxa aan si fiican u dhagaystay heesta marka uu qaadayo Allah ha u naxariistee Maxamed Saleeban Tubeec, waxa aan barbardhigay Liibaan Good sida uu u qaadayo heestan, walaahi aad buu ugu dhaw yahay. Hadii ay cid uuni qaadi lahayd heestan Tubeec ka dib, waa Liiban Good. Go forward bro and keep up the good work. You have got my word.

  • @qarnichannel328
    @qarnichannel328 4 года назад +8

    Liibaan good walahi waa fanaan fanaanimo ogol, Degnaan fara badana ka Muuqato waana Nin Intuu fanka ka gaya Garanaya,Astaan tv Ninkaa isagaa noogu gacma adeyga

  • @mustafaaden736
    @mustafaaden736 4 года назад +20

    This young talent sang his own way and it really works. Beautiful

    • @ismailtotoofficial5596
      @ismailtotoofficial5596 3 года назад +1

      Very few people can really recognize that but he really tried.you are for real old-school

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 3 года назад +8

    Heestan sida loogu kala macaan yahay cod ahaan
    Tubeec
    Kaskey
    Liibaan Good
    Aniga fikir keyga waa sidaas
    wiilkan waanka yaabay codka iyo laxanka iyo siduu teembada ula haysto
    waa cajaaib
    habeen walba saqdhexe ayaan dhagaysan jiray heestan mar aan Nairobi tagay isla sanadkan ❤️👏

  • @maguled
    @maguled 4 года назад +7

    Innaba caadi maaha. Meesheedii buu dhigay yarku. Xusuustii Tubeec A.h.u

  • @daahiryariisow
    @daahiryariisow 4 года назад +6

    Codka.waa.100%
    Music gana.was.100%
    Masha Allah

  • @adamyounis4449
    @adamyounis4449 4 года назад +7

    Hargaysa oo siraadan waan sugayee, ku raxaysta yaa soomaal

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 4 года назад +1

    Eeeeesh calaa heesuhu marxun mxmed saleeban qaado wa tan uhu jclay axyaa DALJAYGA #SOMALILAND❤ IYO CAASIMAFI SHANTA SOMALIYED U HAYSATY EE #HARGEISA❤❤❤❤

  • @cabdinaasirxiddig2338
    @cabdinaasirxiddig2338 4 года назад +5

    Wuu didaalay wiilku, Tubeec waa lama gaaraan iyo ashqaraar. Waan bogaadinayaa dhalinta cusub iyo bahda Astaan💯❤️

  • @AyanDhaladShow
    @AyanDhaladShow 4 года назад +5

    Waaw liiban muxiyadiin good abees cod dahabiya ilahay kugu manaysatay inabti nolow

  • @munisamohamed389
    @munisamohamed389 2 года назад +2

    Wiilkan cod buu hayaa ilaa xad

  • @libaaxalee
    @libaaxalee 4 года назад +3

    Wonderful song, Illah yarham Tubeec.

  • @Abshir252
    @Abshir252 3 года назад +2

    wow amazing boowe halkeedaad wale dhigtay hadaysan kama sii fiicneyn original kii Tubeec Allaha u naxariste. Well done brother.

  • @apdaajr1610
    @apdaajr1610 4 года назад +2

    BAHDA ASTAAN WXN IDINLEYHY KEEP GOING

  • @kabbiilatube6800
    @kabbiilatube6800 4 года назад +3

    Waaw hormar wacan waa cajiib qaacigii layaabka lahaa

  • @insideedition4373
    @insideedition4373 3 года назад +1

    Astaaneey ka daaya heesaha fanaanka aad ku dheeleysaan waa iga wax sheegid

  • @husseinabdirahman8033
    @husseinabdirahman8033 4 года назад +5

    Lipaan good inader Hore usoco🥰🥰🥰

  • @hamseahmed8746
    @hamseahmed8746 4 года назад +1

    Caleek caleek alfanaan libaan muxiyadin maxamed xuseen naaleeye good abees

  • @mahamedmohamudyusuf2506
    @mahamedmohamudyusuf2506 4 года назад +1

    Liibaan muxiyadiin good FANKA ASTAAN TIISII

  • @sharmarkejama4086
    @sharmarkejama4086 3 года назад +1

    Waayo waayo xasuus go head legend moha seleban tubec www

  • @mohiadina.mohamed7045
    @mohiadina.mohamed7045 3 года назад +2

    Yarkaan wuu ka baxsaday runtii
    Waa libaax💥.

  • @moismail2675
    @moismail2675 4 года назад +3

    Gabadhaa is cadaysay shaydaan isu eekaysisay waan ka sasay!!🥺

  • @osmansadiq5603
    @osmansadiq5603 4 года назад +24

    Isaaq iyo gabooye labadaas cidi Kuma gaadhayso fan soomali waa labada reer oo ugu codka macaan

    • @drdhuuxofficialchanel2559
      @drdhuuxofficialchanel2559 4 года назад +1

      Malaha ninkaan maa gabooyaa

    • @rahmaali2050
      @rahmaali2050 4 года назад +2

      @@drdhuuxofficialchanel2559 maye ninkan waxay ilmader yihin Abdi god labaduba wa family god babes

    • @abdirizackshaqalla
      @abdirizackshaqalla 4 месяца назад

      @@drdhuuxofficialchanel2559 waa Isaaq waxa adeer u ah Cabdi Good

  • @warcimranchannel5083
    @warcimranchannel5083 Год назад

    Waaaw wuu keenay codkii iyo luuqdi boqorka codka maxamed salebaan tubeec illahay hawnaxariisto

  • @apdizameda.a.dubbed2093
    @apdizameda.a.dubbed2093 4 года назад +6

    Liibaan Good Legend 🔥

  • @SaidMBare
    @SaidMBare 3 года назад +2

    Very talented young man. Keep going bro.

  • @xawatako7189
    @xawatako7189 4 года назад +3

    Ayy wilku cado macaan subxanka🙆‍♀️

  • @mukhtarmahamed3119
    @mukhtarmahamed3119 4 года назад +3

    Hargesa hoyga fanka soomaalida

  • @mosalah._5166
    @mosalah._5166 3 года назад +1

    Alla heestan caawa maxay murqaanka ii daartay,hargeisa ayaan ku mirqaamayaa,nus jebis ahi wuu igu tagay,faladh kalena hadaan maagan ahay,caano geeliina wan so dhawestay,oo agtayday yaalaan.
    Jawigaan ku jiro lagama shekayn karo,10 June 2021.hadaad daawanay like bush kusii.

  • @libanmohamedabdi1992
    @libanmohamedabdi1992 2 года назад +2

    Yarkaan waa fanaan banaankiisa yaal ereya qaar xooga qalad yar ayaa ku jira sid rugtii waa lama huraan waye runtii ayuu leeyahay. Waa hees aan cid kasta ku dhiiran karin Riyo

  • @abdallamoha7793
    @abdallamoha7793 4 года назад +2

    Heestan waa looga fiicanyahay wiilkan waxaan Astan horay uga qaaday nin layiraa Cali Ukun

    • @logannnnnn930
      @logannnnnn930 4 года назад +5

      Ninka aad shegaysa hesta wuu qabojiyay laxankina wu badalay xadhkaha kor loo kacayoo dhan mugadhsin halkedi dib uso dhagayso

    • @abdulahikeno7092
      @abdulahikeno7092 Год назад

      Wiilkaan suu laxanka ukeenay wlhi waan la yaabay nin fanka yaqaanna ma tihid

  • @hamdihassan1703
    @hamdihassan1703 4 года назад +3

    Wow ishcalaa hees Manshall handsman 💙💙

  • @bayaanjama629
    @bayaanjama629 4 года назад +2

    Yaaasalam codkii tubeec wuukenay 🌹🌹🌹🌹🌹

  • @Craziestvideos
    @Craziestvideos 4 года назад +8

    *HADDII UU AABAHAA KA YAR YAHAY 50 SANO, RIWAAYADDA AY HEESTAAN KU JIRTO AYAA KA WEYN OO WAXAY SOO BAXAY 1970, ANIGA OO 17 JIR AHNA WAXAAN KA DAAWANAYEY SAFAFKA HORE EE TIYAATARKA HABEENKII AY SOO BAXAY*

    • @rahmahussein6666
      @rahmahussein6666 3 года назад

      Qarniga manoola manoola awoowe mar hadaad waaga jogtay

    • @FF-li1bu
      @FF-li1bu 2 года назад

      Heesaha noocaan camal ah dhalinta ugu faaideey 👏👏👏cimriga allaha kuu barakeeyo 🙏

  • @Caliya2020
    @Caliya2020 4 года назад +3

    My alah bless Hargeisa cadey

  • @cabdiraxmanbeenabeene5803
    @cabdiraxmanbeenabeene5803 4 года назад +2

    Aad buu usoo dhaweeyay wlhin
    Horay usoco

  • @fuaadabdalle7331
    @fuaadabdalle7331 4 года назад +1

    Woooow inaba cadi maha fananakan hargeysa hiyadii fanka somaliyeed ciyaar kuma qadan maliba mid kii hire kadaran meshi cigaal tubeec moogeyal dhule sholi xisaab ka.an soo sarty i live hargeysa hooyo😍

  • @kabbiilatube6800
    @kabbiilatube6800 4 года назад +18

    Astaa su,aalbaan wataa hadii uu codkayga fiicantahay mayqaadanaysaan shaqo la aan ayaan ladaalaa dhacaayaa iisheega aan idin imaadeen?

  • @aarbarigobolkaraga5356
    @aarbarigobolkaraga5356 4 года назад +1

    Riyadii xalaybaan rumaystoo raaxaan moode waan riyaaqe ileen raad gurasho malahay ireebtee anigaa rafaade..? Haduu reer guur yidhahadee xusuus ahn maxamed saleeban tubeec

  • @khalidyasiin6080
    @khalidyasiin6080 2 года назад +1

    Ninka riyo u badheedhay ciyaar maaaha

  • @siciidmedia6412
    @siciidmedia6412 4 года назад +1

    Please next ismaciil aarka sooqabta bahda qaaci show mahad badanbaanu idiin haynaaye

  • @nasrasaleban6121
    @nasrasaleban6121 Год назад

    legand horay usco sxb cod fiicanbaad leedahy

  • @aminibrahim8360
    @aminibrahim8360 4 года назад

    HEESTA wa Hees aad u ADAG .... Liibaan se wa Isku Magaalo filayaa Ahun Tubeec... Berbera iyo Sheekh

    • @logannnnnn930
      @logannnnnn930 4 года назад

      😂 wan fahmay waxad ujeedo nin waynbad tahay lkn

  • @KhusuusiWoRLdwiThOuTBoRDerS
    @KhusuusiWoRLdwiThOuTBoRDerS 4 года назад +11

    Caleek waa afar xiniinyood ninka Tubeec iyo Riyo u badheedhay wuuna keenay. Waan ku raaxaystay.

  • @ridwaanmohamed9581
    @ridwaanmohamed9581 Год назад

    Erayadii Xasan Qawdhan Yuusuf

  • @Caliya2020
    @Caliya2020 4 года назад +1

    Yaa salaam Liibaan codbuu hayaa

  • @ayanhussein5644
    @ayanhussein5644 4 года назад +1

    Yaaa salam halkeedu dhigay ❤️❤️

  • @maryanshino5202
    @maryanshino5202 2 года назад

    Nafta codba ku dhamaday mashalah🥰

  • @khaliifahmeth152
    @khaliifahmeth152 4 года назад

    Axsan fanaan best fanaan2020

  • @Wayelka1973
    @Wayelka1973 4 года назад +2

    Riyadii xakaytaan rumeystoo Xasuus tubeec 😢🙏🇸🇴

  • @sirisaac8163
    @sirisaac8163 3 месяца назад

    Liibaan yare heestan waa hees naaxiyadda iyo codkaba si sahal ah loo qaadi karin, waa boqorkii codka M.S. Tubeec looga harey, cid kadaba qaadey adaa jira Liiaan yarow. Halkeeda ayaa dhigtey, Allah ha ku daayee fannaan cod dahabi leh ayaad tahay. Noolow

  • @ahmth167
    @ahmth167 2 года назад

    Abti wa mustafe sayre hore usoco

  • @jamalmohamed8766
    @jamalmohamed8766 4 года назад +1

    Hees waa tan sxb😍

  • @asxaabiazxaabi1089
    @asxaabiazxaabi1089 4 года назад +3

    Axya yaa hees intii dhagaysatay 1991 suul

  • @ahmedyasto2755
    @ahmedyasto2755 4 года назад +1

    Legand liban goud hore usoco

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 4 года назад +1

    Wiilki heesta sifiicana waa uqaaday lakiin qaybata danbe waakurftay hore usoco waad lakeeniye✍🏻😍

  • @mustafefarah9434
    @mustafefarah9434 3 года назад

    Siwacan ayuu u Keeney, dhalintu intay islee yihiin hees cusub kusoo shaacbaxa, waxaa ugu fiican uga murti iyo macanba badan, fankenii hore ee kala hufnaa, esh calaa sowt . asmart!

  • @alial-sharif156
    @alial-sharif156 4 года назад +1

    Riyadii Xaley wawawawa

  • @cadnaanmontolivo7196
    @cadnaanmontolivo7196 4 года назад +3

    Tan AG Fadhida #Balbalarka miya Wax uso Marmarisay Balo😅😅😅

  • @xooshdheere7754
    @xooshdheere7754 4 года назад +2

    Manshallah

  • @GQ-sz2xn
    @GQ-sz2xn 4 года назад +1

    WOW caadi ma aha

  • @safaosman8702
    @safaosman8702 3 года назад +2

    Wooow your voice 😩😭

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 4 года назад +2

    Waliga maku logoday meelan ku anfacaynin ama kuba qalmin wakhti iyo maalba intaad galisay makuso baxa day in aanay kunasibaynin🤝🏽✍🏻👏😙😍😊

  • @leemohamed3291
    @leemohamed3291 4 года назад

    Very nice kor hestaa clap clap

  • @HanaSaidIbrahim
    @HanaSaidIbrahim 5 месяцев назад

    Tubeec is back muusikada cajiibka

  • @burhaan-ducoqabem.3863
    @burhaan-ducoqabem.3863 4 года назад +10

    Gabadha ag fadhidaa ma Jarmal baa caddaa?! Wax kasta oo xadkiisa ka baxaa qurux ma leh; xitaa caddaanka iibka ah.

    • @abdirachid1
      @abdirachid1 4 года назад +1

      Waad iga qoslisey sxb! Midabka alle kuu aburay haddi laga tagoo foolxuma la dhaxla

    • @Caliya2020
      @Caliya2020 4 года назад +1

      Kkkkkkkkkk waa Canadian

  • @fankashire7069
    @fankashire7069 4 года назад +2

    Astan ani meshaan in la igabahan yahy moda🤔🤔🤔

  • @nene3262
    @nene3262 3 года назад +1

    Wiilkan run bu u ilmeyey maskiin heesta wuu ugu so tala galey

  • @mktarcali1212
    @mktarcali1212 4 года назад

    Waa riyadii xalaybaan Maaha xalaytaan

    • @logannnnnn930
      @logannnnnn930 4 года назад +1

      Adigu imiga midho cusub samayso dee riyadi xalay kadhigo marka hestu eaa riyadi xalaytaan sodhagayso originalka layskama hadlo uune

  • @qeysmohamed5319
    @qeysmohamed5319 4 года назад +1

    Mahad baladhaan korkiina ha ahaato astaan TV lkn erayda iyo laxanka ustaadii lahaa xaga hoose noogu xusa heesaha aad Nala wadaagtaan, si ay noogu noqo aqoon iyo xasuus, iyo waliba Dhaxal aan lagu murmrin Thanks guys 😂

  • @sacdiyoyuusuf9705
    @sacdiyoyuusuf9705 4 года назад +1

    Isma laheyn qof keena karaa jira heestaan lkn cajiib wiilkaan baa keenay weliba si’ aan caadi aheyn.

  • @mustafaaden736
    @mustafaaden736 4 года назад +11

    Rumayso ama ha rumaysan, heestan inta jeer ee aan inankan codkiisa ku dhegaystay ma tirin karayo. Dhinaca kale, weligay laba jeer oo isku xigta codkii Maxamed IHU kuma dhegaysan.

  • @craxmaanmuuse510
    @craxmaanmuuse510 3 года назад

    Waaar waaabay keeeeni shimbiriba codkeeen ciday . Kooxdani. Hayaay. Haduu roov raxmaanku. Labadaa heesoid khaanad baa laga soo wada saaray. Layric gaara.

  • @jimaleahmed8705
    @jimaleahmed8705 4 года назад +1

    Abwaaniintii hore kanyar heeso ha u dhiibaan Please And Please

  • @abdallamoha7793
    @abdallamoha7793 4 года назад

    Mirihii Xasan Qawdhan
    Luuqdii Maxamed Saleebaan

  • @cabdulahiibrahim6506
    @cabdulahiibrahim6506 4 года назад +1

    Qaaci show astaan

  • @hamsamohamed7335
    @hamsamohamed7335 4 года назад +2

    ERAYADII Abwaankii Weynaa
    Xasan Qowdhan Yusuf (AUN
    Riwaayadii Anagoo Waalan Waagu Noo Beri
    Laxankii Mohamed Saleeban Tubeec
    Codkii Boqorkii Codka M Saleeban Tubeec (AUN)

  • @cumardayr7446
    @cumardayr7446 3 года назад

    liibaan goud🙏

  • @abdikadar2
    @abdikadar2 4 года назад +1

    Kaskey umbaa heestaan si fiican dib ugu qaaday. Waa ku ceeboobay

  • @AbdiOsman-fg1cx
    @AbdiOsman-fg1cx 4 года назад

    Wiilka music tumaya oo funanada madow wata wuu ku raxaysanayaa indhaha xataa wuu isku hayaa wuuuuw 👏👏

  • @a.shakuur1583
    @a.shakuur1583 4 года назад

    Barnaamijkaas oo dhamaystiran noo soo galiya plz

  • @sarahussein5872
    @sarahussein5872 4 года назад +1

    ❤🌹

  • @missarweelo9696
    @missarweelo9696 4 года назад +1

    👌👏

  • @qosoliyomadadaalo527
    @qosoliyomadadaalo527 4 года назад +1

    Wa iga gadanyahy yarkaan wlhi

  • @kingofvoice2442
    @kingofvoice2442 3 года назад

    Wuxuu isoo xasuusiyay 77diii

  • @raasumaalmedia1506
    @raasumaalmedia1506 4 года назад

    Awooda Fankiisa ayuu adeegsaday fanaan banaanka ku dhacay

  • @mohamedfarahmire4287
    @mohamedfarahmire4287 4 года назад +1

    Waa Ok lkn Weli Legend tubeec Maad Gaarin..lkn dedaal,meesha waxaa ka Maqan trumbadii Legend Muuse Max'ed!!..thanks...

    • @rahmahussein6666
      @rahmahussein6666 3 года назад

      Kanab ka cod mcn tubeeca aad shegeyso

    • @qaysibarhim753
      @qaysibarhim753 3 года назад

      @@rahmahussein6666 duuu caruurbaa tahybaa laga yaabaa tubeecbaanad waxba heesihiisa kamaqale waa boqorka codka somaliyed ninkaad saas leedahy

  • @nafisanafta780
    @nafisanafta780 4 года назад +1

    👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @nuuramohamad4737
    @nuuramohamad4737 4 года назад +1

    Waaaaaw cod wa nus

  • @miiraalegudgude8009
    @miiraalegudgude8009 4 года назад

    Ballankii Ilaahay cod ayuu meesha ku hayaa.
    Xusuustii Maxamed Saleebaan Tubeec
    Riwaayadii: Annakoo waalan waagu noo bari.

  • @Ensuldaan
    @Ensuldaan 3 года назад

    War ninkaan so hesta ugu ciyaaray maxaa waaye

  • @ahmedabdikarim8220
    @ahmedabdikarim8220 4 года назад

    "annagoo waalan waagu noo beri" 1973 ruwayd laodhan jirey ayey ku jirtay heestani waxaana lahaa abwaan hassan qawdhan AUH waxaa kuluuqeya tubeec laxankana isaga ayaa kuladhay

  • @dahirabdi5830
    @dahirabdi5830 4 года назад +2

    Si wacabuu u qaaday heesta waa fanasn walee. Sababta oo ah waxas ka muuata codkii iyo risaalada uu dirayo shucuurta

    • @Khaliil0yt12
      @Khaliil0yt12 4 года назад

      Dadka inyarbaa fahmayaa shucuurta heesta inlagaa dareemo waa waajib, xitaa waxa heesta macnaha u yeela waataa

  • @hakimhallazi4865
    @hakimhallazi4865 4 года назад

    Liban good🎻

  • @xaqudirir9789
    @xaqudirir9789 4 года назад +4

    Talow Tiyeetarka Xamar Dad Noocan Oo Kale Ma Laga Helayaa Mise Way Iska Dhisteen Maxay Ku qaban Doonan Waa Suaaal Is Waydin Leh

    • @Caliya2020
      @Caliya2020 4 года назад +2

      Kķkkkkkkkkk waxay ku heesayan diiqa wuxu dhaha quuquu doora waxay dhahda qaaqaa

    • @canabsoomaali3285
      @canabsoomaali3285 4 года назад

      Xaasid ma bulaalo. Tiyaatarka xamar dadweynahaa dhistee kii hargeysa dhista

    • @abusameeribrahim2847
      @abusameeribrahim2847 4 года назад +1

      @@Caliya2020 kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • @Caliya2020
      @Caliya2020 4 года назад +1

      @@abusameeribrahim2847 waxaynu u diraynaa laba abwaan sidii jabuti loogu diray abwan Ibrahim gadhle ilaahay haw naxaristo iyo wariye Idiris nur cigaal

    • @puresomalilander6951
      @puresomalilander6951 4 года назад

      BALBALAARKA UGA HEESI😂😂😂

  • @leemohamed3291
    @leemohamed3291 4 года назад

    Hanbalyo liiban