TOOS: Wasiir Fiqi oo weerar Afkaa ku qaaday Sh Shariif, Kheyre & Cabdiraxmaan Cabdishakur

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 фев 2025
  • kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

Комментарии • 75

  • @AbdiwaliMohammad
    @AbdiwaliMohammad 5 дней назад +5

    Mooryaan qado haysta.

  • @AhmedHussein-x2j
    @AhmedHussein-x2j 4 дня назад +1

    Fiqi Guul inshAllah

  • @maxamedadan35
    @maxamedadan35 5 дней назад +5

    FIQI WAXAN LENAHAY XISHOD HADIFACIN XASAN SH WA KHAYIN WADAN USHEG INU JOJIYO MUSUQA QABYALADA IYO SHISHEYE KAL KAL NIMADA

  • @Fadumo383
    @Fadumo383 4 дня назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jamamire-i3h
    @jamamire-i3h 5 дней назад +3

    Dadka muslimiinta ah markay diintooda kafogaadaan waxuu ilaahay madax ugu dhigaa kuwan oo kale

    • @fatumabroady
      @fatumabroady 4 дня назад

      Kkkk maskiin dhiiga muslimka ku Farxo ayaa.tahay Alhamdulillah Xamar waa nabad ilmaheena waa xor idiinma baahnin ee iska baxa oo isku filnaada anaga waan isku filanahay dowlada in aan.caawino ma ahane ma tuugsano dadka GAWETADA AMA DOWLADA XOOLAHEEDA KU HA BAXAANO

    • @jamamire-i3h
      @jamamire-i3h 4 дня назад

      Walaahi kumafaraxsani sida hoose ee aad fikiraysid runtii .​@@fatumabroady

  • @MohamedAli-nm8oe
    @MohamedAli-nm8oe 5 дней назад +3

    Mooryaankii baa hadlays😂😂😂

  • @ahmed-jm6di
    @ahmed-jm6di 5 дней назад +3

    😅😂😃😆😀😁😄 Soomaali siyaasi ma leh, waxay leedahay dan joogtaa! Laakiin Shacabkeena ugu caqli xun sababtoo ah; Dalka waxaan u dooranaa qabiilkasta midka ugu liita ama ugu indho adag taasoo Somali dib u dhigtay

  • @MaxamedSanka99-qm6mg
    @MaxamedSanka99-qm6mg 5 дней назад +2

    Sx u afduubnaa meeyno hadaan nahay shacabka ee adiku kadhabeeya hadafka waa nooguul taariikha ah kashacab ahaan inaan masiirkeeyna aan gacanteeyna kudoorano

  • @HassanaliBule
    @HassanaliBule 4 дня назад

    Xaarwayne

  • @omarsaid2421
    @omarsaid2421 5 дней назад

    Dowladda ha iska deyso shisheeye leef leefka munaafaq nimada siyaasiin soomaliyed mid lamida aduunka mataalo caqliga maan gaabka ku ciyaara iyo midka qabyaaladu madax martey dowladnimo
    Dariiqeeda maheysaan

  • @FadumoHasan-c1h
    @FadumoHasan-c1h 4 дня назад

    Adidas Briana’s iyo xasan

  • @Talasame3425
    @Talasame3425 4 дня назад

    Tuug Tuug dhalay Ayaa Tahay

  • @Mahdi-hc3ud
    @Mahdi-hc3ud 4 дня назад

    Wasiir xasan ayaa saas ku yimi hal xaraana nitig xalaala ma dhasho waxaa soomaliya ka dhisan oo dhan waa xaraan marka hore dawlad xalaala ha la helo iyo madax wayne muwaadin ah dadkana u dhexeeya

  • @CadeCabdi-ee7ll
    @CadeCabdi-ee7ll 5 дней назад +3

    Waziir qanjay shiikh shariif hadal kiisa wasax waye waziir qanjeey

  • @saeedhassan3589
    @saeedhassan3589 4 дня назад +1

    Wasiir,Xageed maamushaa oo ay doorashada qof iyo cod kadhaceysaa

  • @axmedsahal2688
    @axmedsahal2688 4 дня назад

    Fiqiwaa Mulkiile Lahaanshihiisu इलाहाबादी eeadigu

  • @abdulkadirmohamed4776
    @abdulkadirmohamed4776 5 дней назад +1

    Qofku haduu yahay jaahil ma garanayo xataa waxuu ka hadlaaya ma yaqaan waxuu uhadlaya inuu wali yahay Wasiirkii arimaha dibada.

  • @abdirisaqnur6118
    @abdirisaqnur6118 4 дня назад

    Fiqi isku xishoo waxyaanihii aad Ku hadli jirtay .bal dhagayso.yaa Ku aamina Adiga kuwa calooshoda la ciyaarka ah

  • @HassanbolbolHassanbolbol
    @HassanbolbolHassanbolbol 5 дней назад +1

    Tuug moryane ah dawlaad ma raabtan horta rer moryanow umaada somaliyed 34 sano dawlaad la an ad badeen mesha mata somaliya joogto iyo ceebta dul hooganaysa ee sharafti ay kulahayen adunka iyo geska afrika ciida dhulka kujiiday ee burburiyey dawlaad nimada somaliya ee argagixiso iyo maxaakin sharwadayal ah iyo folxumo oo dhan ciida somalie usojiday waa moryane grub hirab doroshada ad shegeyso xamar ku qabsada oo xamar land iyo good moryane midad dontan ulaabaxa somalie waa cafimadkega awana kabaxaysa dhiqaadi iyo hagardamadi moryanta xamar milinta ayaa dawlaad somaliyed caageheeda iskutaagi sharaaf teedina ay so looqon casimaad somaliyed oo nabad ah lawadaleeyahay ay ciidna logubotay oo argagixiso ka caagan

  • @jamamire-i3h
    @jamamire-i3h 5 дней назад

    waxay kafikiraan calooshooda oo kaliya, haba yaraatee dan kamalaha fiqi iyo kuwa lamidka ah dan kamalaha diin,dad,dal iyo sharaf midna . waxay maanta sheegan bari bay beenininayaan waxay bari sheegana saadanbay beeninayaan.

  • @fabulous-dy7kq
    @fabulous-dy7kq 5 дней назад

    Tuug 😅😅😅😅somaliland guuuuuuuul

  • @DaahirCilmi-t1z
    @DaahirCilmi-t1z 5 дней назад

    Fiqi qadhmuune yuu lahadlayaa waa kii ugu nacasanaa hadaan gartay waxoodii ayuu ujawaabayaa

  • @fartunosman3503
    @fartunosman3503 5 дней назад

    Waa dad darbi ku socda oo dhulka ku socon dhulka iska ku socda xasan xamza fiqi waa KUWA ogeen somali waxey tahey Dadkii barakiciyey Hotel ayaan dhisaa beer nastaan sameen
    Ragaan amey teendhada lagugu arkaa adiga iyo xasan

  • @mohamedabdulle286
    @mohamedabdulle286 5 дней назад

    Adeer adi shalay ya kuso diray

  • @saidmohamed779
    @saidmohamed779 4 дня назад

    Sh shariif iyo daba dilif oo Dan wa in laso qabta

  • @zahrasaney7843
    @zahrasaney7843 4 дня назад

    Wasax wasax wasax wasax qayla dhaan halgeeyo dhaqan celin haloodiro

  • @abdiasiisdabhaye3784
    @abdiasiisdabhaye3784 4 дня назад

    Ninkani shaqadiisa mayaqaano ma wasiirkii arimaha dabadaa mise waa afhayeenkii dawlada ,alah maxaa doqon iskugu yime xukumada xasan dhooqo

  • @abdirashirdigninow1084
    @abdirashirdigninow1084 5 дней назад

    Fiqi ma xoolo la hadlaya isma isma Maqlo ileyn dowladiji hore waa dadkey ka shaqeyn weyday

  • @saidhashi2856
    @saidhashi2856 4 дня назад

    Soo idinkii Puntland kadiiday doorasho qof iyo cod..
    Maanta Xasan Garguurte aya dantiisa kadhex arka in uu kusiijoogo kursiga ee dan kale lagama leh.

  • @mahamudahmedshire8520
    @mahamudahmedshire8520 5 дней назад

    Hada moryaan shaqadadi ayad garaan ladahay doraasho muqudisho

  • @GelleWarsameSabriye
    @GelleWarsameSabriye 5 дней назад

    Qof ceytamaya maxaa laga dhageystaa?Qofku miyuusan ceydiisa maanta berri dhageysan doonin?

  • @GhJop-k5f
    @GhJop-k5f 5 дней назад

    Nacalatulah caleg waxaa Tihiin Musqul Qurmeysa Waxaana Kunolaan Kara Maranbada Baranbaradana Dhiigmalahan Waxaan Dawlad Ma Ahan Waxaa Dhaantay Moriyaanti Iyo Cisbaarada Ma Hisootan Munaafaqiin Garac Ah Ayaatiin Illaaheey cudur Aan Daawa Laheeyn Idiinku Rid

  • @abdirisaqnur6118
    @abdirisaqnur6118 4 дня назад

    Sh shariif waa ninkii dadka ku baray.kuuna dhiibay nisa .adoo wagaa tacbaana koofiyad huudhay ah xiran.abaal laawe

  • @Talasame3425
    @Talasame3425 4 дня назад

    Waryaa Waziirka Arimaha Gudaha Miyaa Tahay Tuug Ayaa Tahay Alle Ayaan Kaa Magangalnay

  • @alinaaden7674
    @alinaaden7674 5 дней назад

    Hotel ayad kufaaneysa.....school iyo dhaqtar maad dhisteed

  • @AbdirashidQaayibo
    @AbdirashidQaayibo 5 дней назад

    😂😂😂😂
    Sheeeeko

  • @QodarAbdulahi
    @QodarAbdulahi 5 дней назад

    Runtiina ka dhabeeya Taarikhda ayaa meel fiican ka galeysaan Looma dhama waa tan meesha na dhigtay dadkana canshurta aan waligeyed la,arkin hallaga daayo shacabka waa Bisladay

  • @CabdiwahaabBulxan
    @CabdiwahaabBulxan 4 дня назад

    Easier hadaad doorasho kaqabato xamar ooaad baarlamaan doorsto madaxwayne maxaa diidaya in dani iyo axmed madoobe iyana doorasho qabtaan oo madaxwayne doortaan

  • @ahmedtasveer7804
    @ahmedtasveer7804 4 дня назад

    tuug adoo kale antuu dalka joogo dhib iyo gaajo kama baxaayo upd wa tuugo dhamantood

  • @abdikadirali4295
    @abdikadirali4295 5 дней назад

    Mooryaaneey iska caac leeya inta soomaalidu xamar u haysato magaala madax

  • @nasroulusow4188
    @nasroulusow4188 5 дней назад

    Mundane waa runtaa 🎉

  • @axmedsahal2688
    @axmedsahal2688 4 дня назад

    Wuxuumaamulaadhamaan Dalka somaliya??

  • @farahcilmi4752
    @farahcilmi4752 4 дня назад

    CBBBB wadadii Farmaajo lagu socdaa

  • @jamaal8309
    @jamaal8309 5 дней назад

    Waxaad samay jirtay lee laguugu samayni. Wasirka dibada iyo gudohoow😂

  • @haliimogoodir5411
    @haliimogoodir5411 5 дней назад

    War adigu sow ma tihid kii bililiqada vuryaha iyo hantida dadka islaameed heysta goormaad noqotay nin hadla adigoo xaaran ku naaxa ah isku xishood oo wax isku fal uf tuug

  • @abdisalanjamal4247
    @abdisalanjamal4247 4 дня назад

    Fiqi muxuu yahay Hadia mucaradki madfuucin yahay yaa kulagalaya dorosho sharcigada gudigedaba ad adiga soo dhistay tatartaankas keenly kugu jiraa forfeits

  • @omarsaid2421
    @omarsaid2421 5 дней назад

    Adeer odiga lafwey ayuu cuney waalaga dhax hadlaaya waxaa ku dhax jira xsn munaafaq doorasho qof iyo cod halkeed kaqaban ma gurigaada miyaa dadka aad barakiciseen dhulkooda aad xaraashteen miyaad cod karabtaa
    Maya ee waxaad usocotiin dalkaan in aad dumisaan dowladii siyaad waxeey uburburtey loo joojinmaa tabtii aad kusocotaan dhiiqo aad lugaha kula jirtaank

  • @PuntlandFirst1-q5o
    @PuntlandFirst1-q5o 5 дней назад

    Waxas ba wasir arimaha dibada ah 🤮🤮🤮 CIYAAL BU USHEKEYNAYA

  • @boondheeretvchannel
    @boondheeretvchannel 5 дней назад

    Ku darso ceerbey ku qatan iyo xanuun lacago lagu bixiyo

  • @AbdiIsmail-rg3ei
    @AbdiIsmail-rg3ei 4 дня назад

    Adiga qubula la so. Turay ah ndaf

  • @PukhaariSheikhcali-pn2gb
    @PukhaariSheikhcali-pn2gb 5 дней назад

    Waxana hada hadli wadanka iibsaday

  • @axmedhaaruun2195
    @axmedhaaruun2195 5 дней назад

    Xagee haysataa xamar baa kala badh ayaa maqnee dadka beenta ka daa af qadhmuune

  • @FadumoHasan-c1h
    @FadumoHasan-c1h 4 дня назад

    Ileenye has Ayala oh madhado war qufkaan yaa ka aamusiya dadka war ka xishood dadka Soomaaliyeed waxa sad qabanerysid adiguba waxaad ku shaqeeysaa qabiil marka adiga iyo cali xoosh xamse waa aadaqaatayaal ee waa ku rakerynaa maashay sad ku qabatid

  • @abdirashirdigninow1084
    @abdirashirdigninow1084 5 дней назад

    Fiqi yaa qeyla iyo mucaarad badna.Aamus Xasan iyo Adigu waad dhacaysan mana soo noqon doobtan laba duli ayaa tihin

  • @axmedsahal2688
    @axmedsahal2688 4 дня назад

    Geesi Qaran shulkakujiid?

  • @CabduqaadirNuur-y5m
    @CabduqaadirNuur-y5m 5 дней назад

    Mahilmaamtay noo moor Abgaal

  • @abdisalanjamal4247
    @abdisalanjamal4247 4 дня назад

    Wax idinka idinkaxunba Somali masomarin aqoondaro shaqo qabyalad boobhanti iyo isadkeys

  • @HanaQalbi-x2j
    @HanaQalbi-x2j 5 дней назад

    Dawlada filo qoslayso xamar kama wada taliso😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @zakad9554
    @zakad9554 4 дня назад +1

    Qaaqle fiqi waagiisa u mucaradka ahaa uu dowlada cayjiray xitee xasan xarash qaran uu ubaxshay anyax ayaa soo dirsaday xiligaa miyuu Noo sheegi karayaa adoo raali ah

  • @Nabadoonka125
    @Nabadoonka125 5 дней назад

    Adiga howshaada kasoo bax horta

  • @MaxamedIbrahin-i2g
    @MaxamedIbrahin-i2g 4 дня назад

    War fiqi umada beenta kadaa

  • @CabduqaadirNuur-y5m
    @CabduqaadirNuur-y5m 5 дней назад

    Mese oged miyaa waxaad barlamaanka kuhaysay

  • @Fadumo383
    @Fadumo383 4 дня назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @HassanaliBule
    @HassanaliBule 4 дня назад

    Tuug doqon ah ayaad tahay dalkana walagaa qaban

  • @fatxicabdi2384
    @fatxicabdi2384 5 дней назад

    Nacas sheekh shariif waa ninka Kusoo saaray Ee Aad madarasadiiisa kasoo baxday lkn Arday Saaqiday Ayaad tahay

    • @peaceprosperity3951
      @peaceprosperity3951 5 дней назад

      Huuraaleh afka qudhmuun kala hortag teg dadka. Ninkan ma waalanyahay mise waa sakhraansan yahay mise waa daroogeysan yahay waa yaabe??? Xassan wax kasta ju fashilmey oo kabo leef ah haddi u ku soo direy inaad difaacyo caqli ma haysid. Xassan Xaraash qaran, Xassan barakiciye, Xassan 10 wajile, Xassan dal duleeyee waxaa sugaayaa hoog iyo halaag waxaana Sheegey odaayasha Abgaal. Haddi aad wax fahmeysid hadda ninkan khaa'inul waddanka ah iskaga teg.

  • @AbdikarinAhmed-u2m
    @AbdikarinAhmed-u2m 5 дней назад

    Noolow wasiir

  • @abdikadirali4295
    @abdikadirali4295 5 дней назад

    Beenaale iska hadal xoolayahow

  • @MuhyadinGamuute
    @MuhyadinGamuute 5 дней назад

    Beenaaaysanaa