Walshy naftada qiimaha badan ee alle swt karameyay sharfay ha ku fikirin inad goyso Allah qalbiga ha ku qabojiyo ilaahay isku xidh kuma dayacayo waxi khyr ku leh ee jacaylkaga uqalma uu ku imanaya sabarka badan mid na ogow qofkastaba halku ku dhigo aya ladhiga madaxaguna markasta kor ha ahaado walalo.alle swt ha xafido inan kasta mid uqalmaya oo.qiimaynya madax usarantay ha ku arsaqo ameen yaa rabi 🤲
Maasha’alaah, maasha’alaah,maasha’alaah. Ragga iyo dumarka waqtigan aan joogno waxad mooda in ay ka maqan tahay kalsoonidii qof nimo, wax run ahna ayba ka dhaxeen, markey caro yar soo dhex gashana ay alle illowbaa uu sheydaan ku adeegto. Waxan qabaa noo jacelka inkireen in aan kulanka u horeya ay kulmaa in ay alle u tala saartan haddii kheyr isu yihin uu amuurahoda u fududeyo. Habaryer dadaalkad galineyso dadkada ajarkeda alle ha ku siiyo.Aamin yaa rabi.
Kulamid baa ahay lkn waxa idher markastoo isga isoo waca marka an arko in uu iwacayo ani na aanan wacin wan isku xishooda waxa is dhaha markan marka ku xigta adi wac intuu kusoo wicin lkn iskuma karayo waxan arka anigoo hilmamay ani lee laysoo wacayo 🥺
Sxb mar kasto fekir iyo madax xanuun iyo kaligay inaa isla sheekeysto waxaa ku fikirayo ma aqaan kaligay inaa isla sheekeysto qof waalan camal sxb ila tali maxaan sameeyaa ?
Waad iga qoslisay waxay yidhahadan nin iyo naagti colna maha nabadna maha, Ilaminka kaba waan rooga ano waxa barty xaqiiqada og wayo waa la qabsany rooga kaba 🤣🤣🤣
Shaly qofkas la’antysa wa noleyd mantana nollow qof ka tagay mahn sec nolashada ina u dhafiso farxad malinkas sw maryso 🥰
Rabbiyow qalbigeena jecel kada kabuuxi bini aadamne hanoo duleen amiin yaa Allah
Aamiin
Xirir aan 10 sano ku jiray baa iga bur buray 2 cunug baa ijogta alxmdlilah waana soo kabsaday hada I am happy
Qofta is dili rabta Illahey kacabso walal Isku xir Rabigaa oo cibaado u go' Quraanka Aqri hadaa Aqaanin dhageyso Quraanka waa macaanka Aduunka ugu macaan,Dikriga Allah Badi nin kaatagay katag Wax kuma haayo. Gabdho Qiimo isku yeela💔
Sidaan chanalkaga ugu so xirmay waxan bartay sida ragga somaliyed la iskaga celiyo thanks alot wll
kkkkk
@@ayuubaxmedmedia maxa sameese hee chankalkeeniyow dumarkii naxariistii ka tagi rabaan𝕖
@SuhaybSaajid Media Pro asc Wllo xagee kaga soo xidhiidhaa
Kkkk
Ayuub wllkiiz illahay cilmigaaga hakugu anfaco wx badan kaa faaidnaa wlh
Walshy naftada qiimaha badan ee alle swt karameyay sharfay ha ku fikirin inad goyso Allah qalbiga ha ku qabojiyo ilaahay isku xidh kuma dayacayo waxi khyr ku leh ee jacaylkaga uqalma uu ku imanaya sabarka badan mid na ogow qofkastaba halku ku dhigo aya ladhiga madaxaguna markasta kor ha ahaado walalo.alle swt ha xafido inan kasta mid uqalmaya oo.qiimaynya madax usarantay ha ku arsaqo ameen yaa rabi 🤲
kalgacaylku markuu kadis kugu helaa kolnaa waa dareen kugu sookocooo waa kugu horee ama kugu dambeee❤........Kaa maan samrinee kuusoonoqodee xabiibi yaa xabiibi waankugu gafeee kunjeer raali noqo....😢😢
Mahdsnid ustaad Ayub
Mashaa Allaah caqliga Allaha kuusiyaadiyo oo hakuu barakeeyo dhalinyarada somaliyedna waxaan dhihilahaa dhegeysta dadka caqliga usaaxiibka ah mahadsanid
Masha Allah wxd tahay qofka kaliya aan wx ka fa ido
Maasha’alaah, maasha’alaah,maasha’alaah. Ragga iyo dumarka waqtigan aan joogno waxad mooda in ay ka maqan tahay kalsoonidii qof nimo, wax run ahna ayba ka dhaxeen, markey caro yar soo dhex gashana ay alle illowbaa uu sheydaan ku adeegto. Waxan qabaa noo jacelka inkireen in aan kulanka u horeya ay kulmaa in ay alle u tala saartan haddii kheyr isu yihin uu amuurahoda u fududeyo. Habaryer dadaalkad galineyso dadkada ajarkeda alle ha ku siiyo.Aamin yaa rabi.
Masha allh wll ayuubow illaheey haku barkeeyo wlhi qof waxaad tahy xaqiida kahadlo mar kasta waan ku taageeraa wllo 🌹🌹💐💖💯💥🙏💢
masha allh ayub wll qali wano fcn aya sisy
M.a wallo ilahey hakudayo wayo qofka kaliye aan waxbadan kafaidey bathy Hadey thy dhirigali io figrado thanks keep going wallo
Masha Allah tabaraka Allah brother may bless and reward you janatul Fardowsa for your good Advice
❤
Mahad sanid walalkey alle ha ka farxiyo
Mnzha allh wlo jaza allah khyr
Amiin Amiin Amiin ya Allah
Masha Allah. Wax badan ayaan ka faa iday sanay chanalkan. Thanks bro🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Jizaakilaahu khayran ustaadkena alahs kubarakeeyo
جزاك الله خيرا 😍☺️
Alle haku barakeeyo ustaad. Mahadsanid in badan
Legend more videos about time
Asc timaha xoogay la yara bax ha jarin mardanbe si aad dhalin yar ugu ekaato
Talo wallalnimo ayan ku siiyey
Wll jasakallaah qeer wad ku mahadsantahy dhiira galiya nolosha guleyso waligaa keeb going
Wll ayuub axmad xageen ka helaa buu gaag taas waxaan joogaa soomaliya gar ahaan kismayo 🙏🙏🙏 mahad sanid wllo💯💯
Horay usoco 🥰🥰🥰
Keep going theacher
Masha Allah taloyin fican bad sisay alle ha ka abalmariyo wll
Thanks 👍 walal umadayada somaliyed. Wanags Rabi hatuso aa miiin
Waa waano wanaagsan macalin Mahadsanid
Guurga wuu adg yahay lkin furunka waa mid fudud ale ayan ka magan kalnay guurxumo
Mohamed ali haashim
Fcb waaye igusoo darso wll qaali
Ilaahaybaan talo saaraney
Wllkey xagee kaala soo xariira ariin culusa ihayse
Allah haku xifdiyo walal qaaliya ayub
Labo wnhsan wlh bdnaa isma helaan Aloow qulubteyda i adkeey
Wllo galaaski englshka gormaad bilaabaysaa igasoo jawaab adooo raaliya
Xararir andhamad lahen😎
Nabiga kusaliya
Keep goin jeceelow
Walahi aad iyo aad baan ujeclahay dhiirigelintìsa
buuga pdf managu siinaysa wllo
Dagaal iyo nabad waxaa ka dhexeeya waa naasho qiyaastii
Tababare Ayuub 🙋♂️
Cashsr ka baro oo qof danbe ha is wada siiin
Waa cashar aan ka bartay
ماشاء الله
Hore USOC wllky ayuup
Aamiin aamiin aamiin yaa rabi wcs
Wanubaahanayay ikastonkagudbay hasawe Havana muhiimbuu iyahay
Nin waligey Lama hadlin
Mana usocdo
Palayada paas
Sax m.a waside shukran wllo
Manta kahir commente kuma anan sooqori lkn video yadada intabadan like baan kusarijirey 👍👍👍💯💯
5: heesaha hada dhageysto plz iska ilaali
Anigu manta codsi wata waxan raba inad muqal noogu so dhigta barasho dadka badan ma iso jita please 🤒
Mcha allh mcln shukuran
M.a hormar wcn suhayb
masha allah keep.going walaal
Masha allah wllkay
Ayub
Frist one like sare
Sidaan inaad noo soo horfadhii sato Uxiisny runtii🙂😇
Mansha allaah walallakay qaali
Mashallah alaya yaxfidukum macalin
Masha allh Alle haku xafido sxb
M.a waxd thy sxb faaidadey markan.qadka.soo galo
Ayuubow sidhaba ku tageera❤duhur wangsan✌
Isdilo kuteh walidkii adunka ayanbo waynee bal qof inuu igatago jecladay nacayban uqaadi lahaba kas oohinba sheegaysaye anyway allha qalbiga hakuqabojio
Wll qaali 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭❤
Shukran walal
Book taas inte ka helnaaa mcln
Thank you brother 🙏
Zxp waxjiro waayo anika jacelka dhabta ah wain qof walbo 50 kaqeyqaato
Mashlh ayub
Wcs wall
شكرا أستاذ
xayaka Allh
Wll xagan ka hela buuga ado mahd san
going
Mahadsanid wll
masha allaah walaalkey
Masha allah thank you allah ha ku xaafido zxb
Mahadsanid
🤣🤣🤣tollow ani miyaa taas wlhi qofna ma jcli ina Waco ani le rbaa inliso xariiiriyo🥺
Wlhi ani xataa
Hhhhhh
Ani xita😂😂😂
Kulamid baa ahay lkn waxa idher markastoo isga isoo waca marka an arko in uu iwacayo ani na aanan wacin wan isku xishooda waxa is dhaha markan marka ku xigta adi wac intuu kusoo wicin lkn iskuma karayo waxan arka anigoo hilmamay ani lee laysoo wacayo 🥺
👍👍👍👍👍✅✅✅✅✅💪💪💪
Mashallah
Maansha alaaah
Xage ka hela wlaalkey buukaga taan
Asc wll qof ayaan jeclhy asigane ima daneeyo talo ayaan kaa rabaa wll
Waxaan ahay qof fekiro wuxuu ku fekerayo aanan aqoon sxb talo isii
Waxaan ku darsan laahaa wallaal dhakhtar la kulaan iska maamul baal fikiirka
halke ayan kalaso xarira walal arin in badan imurjisay ayan raba inan kula wadago
Mxa weye ilahy haka dulqadee
Sxb mar kasto fekir iyo madax xanuun iyo kaligay inaa isla sheekeysto waxaa ku fikirayo ma aqaan kaligay inaa isla sheekeysto qof waalan camal sxb ila tali maxaan sameeyaa ?
wllke arinkaan oo kle waxay dhacdaa marki aad kafogaato salaada ama aad badsato heesaha
Cibaadada badso, salaada, istiqfaarta, salliga nabiga iyo ducadda akhriska qur'aanka ama dhegaysiga.
Dhegaysiga heesaha iyo dembiyaddana isku day inaad iska ilaalisid insha'allah.
@@aliishaahmed64 Mahadsanid walaashey
@@cumarmahad7880 mahadsanid sxb mcn
@@dr.adendhayow3500 salaada&quraanka&dikriga Allah&Saliga nabiga ogoow walal
Xasbunalaah
Asc Ayuub Ahmed horta halkuu ku danbeeyey class english ah ee aad bilabaysay
Wan.suugaynaa.buhas
Qab iyo isla weyni reer madhisto
Ustaad su.aalaha aad ka jawaabeyso chanelkaaga kale noogu wareeji.
Maxa ugu qoran bayo
Wll ayuub waxaan kaa rabaa inaad telephon number kaaga ila soo wadaagtid ama gmail kaaga adigoo raali ah
Waad iga qoslisay waxay yidhahadan nin iyo naagti colna maha nabadna maha,
Ilaminka kaba waan rooga ano waxa barty xaqiiqada og wayo waa la qabsany rooga kaba 🤣🤣🤣
Walal sual kuwey din rabay xake kuku sodira sualaha 🤔
yve
Asc wll wan isku egnahy muqal ahan amase madmun ahan