Madaxweyne Jaalle Maxamed Siyaad Barre: "Qof gaajeysan gob ma aha ee waa gun"

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 авг 2024
  • Somali President Mohammed Siad Barre: "A hungry individual is not free but under the shackles of servitude"
    #Somalia #Soomaaliya #Somali #Soomaali #waddani

Комментарии • 308

  • @jamaaljaamacloos836
    @jamaaljaamacloos836 4 года назад +91

    Somaaliyeey ha u doceyno aabaha Somali jannada alle ha ugu bishaareyo insha allaah🙏

    • @maryamaibrahim5420
      @maryamaibrahim5420 3 года назад +1

      Aamiin yaa rabi wax year baa imaan Io garasho leg warkii ejelkodo dhaho ayaa caqli u ah

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 2 года назад +3

      Reer Somalia waad udarsatern Sow Maaha ha idinku taaknaato markaa

    • @abdirahmaansagaale5937
      @abdirahmaansagaale5937 Год назад +1

      rabboow unaxariiso rabboow unaxariiso wlhi wuxuu ahaa madaxweyne dadkiisa unaxaya oo jeclaa inuu meel.ka soo.saaro

    • @waalidkagabdhihiisaguddaah63
      @waalidkagabdhihiisaguddaah63 Год назад

      Waxaan haysanay ciidan, sharaf iyo dawlad adag,maantana waanu tuugsanaynaa 😥

  • @dapperkhalid1884
    @dapperkhalid1884 3 года назад +45

    Somalia best president in history! May Allah have mercy on him. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdiwelihassanahmed1233
    @abdiwelihassanahmed1233 4 года назад +52

    Alle hawnaxaristo jaale siyaad

  • @user-px1fw1pz6o
    @user-px1fw1pz6o 8 месяцев назад +7

    This speech seems to me the best ever from an African president.

  • @nasirsiyaddaud8510
    @nasirsiyaddaud8510 4 года назад +46

    Talada hadii la qaadan lahaa wan jiri lahayn imika from hargaysa

    • @superfun1819
      @superfun1819 4 года назад +1

      Sax lkn kudaayso oo saas kufakaar wll🤲🤲🤲mahadsaniid from sanaag somali

    • @bisharqoje7910
      @bisharqoje7910 4 года назад

      You deserve and they deserve right

    • @maryamaibrahim5420
      @maryamaibrahim5420 3 года назад

      @@bisharqoje7910 moge

    • @randomeology2063
      @randomeology2063 3 года назад

      @Electrolous do you really think jail Ogden is in somalia? What an idiot

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 2 года назад

      Nasir siyaad beenaale kala Ah hana sheegan hargaysa dhulka ayuu la simay dad iyo duunyo cadow jabay buu ahaa guuul baanu joognaa ooya waligiin duliyow dhamaantiin dugaagiisiibaatihiin dadka meelahaasookale hargaysa iyo halkuu xasuuqay sheektaa waa dhagar qabayaashii qabiil dartii kubtaageersanaa

  • @Leone-Di-Guerra
    @Leone-Di-Guerra 4 года назад +60

    Mahadsanid aad iyo aad , Allaha u naxariisto aabihii ummadda soomaaliyeed

    • @eginerdhuguf5058
      @eginerdhuguf5058 4 года назад

      ilaahow unaxariiso

    • @dahirhassan6935
      @dahirhassan6935 4 года назад

      Ha

    • @leylahilowle2168
      @leylahilowle2168 3 года назад

      @@eginerdhuguf5058 INTII WECEL AH AABAHOOD NAARTA JAXIIMO AYUU KA CAACLEEYNAAYEY WASAQA AQAS UF. ruclips.net/video/e-K3Mi3h_BU/видео.html

    • @leylahilowle2168
      @leylahilowle2168 3 года назад

      @@dahirhassan6935 TUUG TUUG DHALAY AQAS UF. ruclips.net/video/e-K3Mi3h_BU/видео.html

    • @waalidkagabdhihiisaguddaah63
      @waalidkagabdhihiisaguddaah63 Год назад

      Waxaan haysanay ciidan, sharaf iyo dawlad adag,maantana waanu tuugsanaynaa 😥

  • @nuraniali8726
    @nuraniali8726 4 года назад +94

    Gifted leader, Somalia missed him dearly.

    • @mci7052
      @mci7052 4 года назад

      thats true.

    • @bisharqoje7910
      @bisharqoje7910 4 года назад +1

      Dadbaa maalin kasta ku haya qabiilayste ayuu ahaa

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 3 года назад

      @@bisharqoje7910 ben sheg o ben run u eg sheg qabil iyo musuq ma aqon

    • @ngolokante7805
      @ngolokante7805 3 года назад +1

      @@hodanc6255 mj buu la dagaalshanaa lkn waa cadi Allah ha unaxariisto

    • @waalidkagabdhihiisaguddaah63
      @waalidkagabdhihiisaguddaah63 Год назад

      When Allah gives you a gift 🎁 🎁 if you destroy it you will end up in destruction

  • @GojoNiceMM2_Creator
    @GojoNiceMM2_Creator 4 года назад +18

    Mr Mohamed Siad Barre . Ilaah haku Naxariisto Dalkaaga waxba kama Hagran ee Dadkeena iyaga ayaa is Hagraday 🇸🇴✌🏾🤔🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @bookhaxmed6583
      @bookhaxmed6583 7 месяцев назад

      Niyow ninkaasi gaal ayuu ahaa ee ģaal ilaahay naxaariis uma hayo

  • @isseelmi9384
    @isseelmi9384 4 года назад +20

    Waxa uu sheegaayo hada ayeey naheestaan gun baan nahay ilaaheey janadii ku geey aamiin

  • @ismaciilcumar5544
    @ismaciilcumar5544 4 года назад +50

    AABE SIYAAD! janatul firdowsa biidnilaah!

    • @leylahilowle2168
      @leylahilowle2168 3 года назад

      INTII WECEL AH AABAHOOD. ruclips.net/video/e-K3Mi3h_BU/видео.html

    • @waalidkagabdhihiisaguddaah63
      @waalidkagabdhihiisaguddaah63 Год назад

      Waxaan haysanay ciidan, sharaf iyo dawlad adag,maantana waanu tuugsanaynaa 😥

    • @Has-o9d
      @Has-o9d Год назад +1

      ​@@leylahilowle2168 gadaashiis maxa la dheefay adiga caaytamaaye

  • @nouralhayat3521
    @nouralhayat3521 4 года назад +32

    Masha allah allaha u naxariisto abo siyad

  • @abdiabdullahimohamed1083
    @abdiabdullahimohamed1083 4 года назад +28

    Wllahi geesi bu ahaa oo wax garad oo gumeysi aan ogalen Alllaha u naxaristo amiin ya rabi

    • @user-zn8jd2yt2b
      @user-zn8jd2yt2b 9 месяцев назад

      Xaqiiq geesibuu ahaa inkastoo gafaf uu gaystay ay ka mid ahayd layntii culimada iyo simitaankii raga iyo dumarka
      Lkn shakhsi ahaan geesi ayuu ahaa

  • @mowliidabdirsaaqabshir9212
    @mowliidabdirsaaqabshir9212 4 года назад +19

    Aduun dadkii uu maalintaas u khud baday nayaaan kujiray Allaw kuunaxriiso Allw kuunaxriiso 😭😭😭😭😭

    • @bisharqoje7910
      @bisharqoje7910 4 года назад

      Cajiib

    • @bisharqoje7910
      @bisharqoje7910 4 года назад

      Nasiib ayad leedahy

    • @bisharqoje7910
      @bisharqoje7910 4 года назад

      Wllo

    • @abdullahim.agarasow6992
      @abdullahim.agarasow6992 3 года назад

      Masha Allah imisa jir ayaan aheyd markaa

    • @mohosm2210
      @mohosm2210 3 года назад +1

      Walaal aad baad u nasiib badnayd laakiin, ii faahfaahi, maa maalintii mowlidka nabiga xuskiisa miyey ahayd, ma labada ciid miskood bay ahayd, ma laylatul israa wal Micraaj bay ahayd mise laylatul qaddarkii bay, kolayba culimadii islaamka buu la u khudbaynayey oo maalin ku wayn bay ahayd islaamka. Runtii Faahfaahin noogu reeb maalintaas waxay ahayd. Addoonkaas ilaahayna Soomaali wax waa u sheegay intuu kari karay- kor iyo hoosba, yeelkoodse maqli waaye oo dalkii waa iyagii iska diirtay!

  • @kittyuniverse7744
    @kittyuniverse7744 4 года назад +24

    Allahakuu naxariisto yaa allaah waan ku tabnay inkastoon 8jirahaa qixii waan ooyaa markan maqlo hadalkiisa waan jeclaan lahaa inan la fadhiisto miiska talada

  • @calideeq12379
    @calideeq12379 4 года назад +19

    Maskax badnaya..... doqon ilaahey ka barey. Ilaahow u naxsrisoo Jalle Maxamed Siyad Barre Abihi Ummada iyo dhaliyihi kacanki barakeysna. Amiin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @khalifmohamed2486
    @khalifmohamed2486 4 года назад +27

    Definitely he was a visionary leader . May his soul peacefully rests, amen. The somali citizens need development programs like his, such as : crush program for employment opportunities and food security, ...

  • @mariahonest2642
    @mariahonest2642 3 года назад +11

    Allaahu akbar anoon arag ayaan cowryaa garashadiisa waxaan kuqancay qudbadwalba oo siyaad bare sheegay midba mid kaqaalisan.♥ Allaha kuunaxariiso mudane Waxaa naloo yaqaan qoxooti iyo wax aad nooga digtay😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @qurbacmo2514
    @qurbacmo2514 4 года назад +41

    Aabe mohamed siyad bare rest in peace we still miss you wlhi 💙✌🕋🕋

    • @superfun1819
      @superfun1819 4 года назад +4

      Amiin yarabii from sanaag somali

    • @qurbacmo2514
      @qurbacmo2514 4 года назад +1

      @@superfun1819 Ameen Amal 💙🕋

  • @AsadAli-le2ms
    @AsadAli-le2ms 4 года назад +19

    one of the sounds and listening that atructs my logic of understanding.

  • @carriageqtr4361
    @carriageqtr4361 4 года назад +14

    Aabe manta hadad ogaan lahayd heerka aan ku soo gadhnay dawlad laaan wad oyilayd abo waxan nahay jiilki laga burburiyay dawladoodi waxan ku barbarnay dawlad la,an 30 jir ayan ku gadhnay dawlad la,an kuwadn dhalnayna wali wax u maqan ma laha allow ku naxariiso 😭😭😭😭😭

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 2 года назад

      Ooya waligiin

    • @mukhtaarcali9784
      @mukhtaarcali9784 2 года назад

      Ha ogaadeen dadka soomaaliyeed maanta waxa jira iyo waliba waxa dhici doona maanta oo ukrain xoog lagu qabsanaayo waxay ka dhigantay nin.kasta itaalkiisu meesha uu dhigo waxa u n layiraahdo waa afka baarkiisa laakiin waxaa xaqiiqo ah waxa maanta socda

    • @waalidkagabdhihiisaguddaah63
      @waalidkagabdhihiisaguddaah63 Год назад

      Waxaan haysanay ciidan, sharaf iyo dawlad adag,maantana waanu tuugsanaynaa 😥

    • @waalidkagabdhihiisaguddaah63
      @waalidkagabdhihiisaguddaah63 Год назад

      manta haduu ogaa in kenya na gumaysanayso😥

  • @omarserbiya2007
    @omarserbiya2007 4 года назад +21

    HADAL WAXTARLEH AYUU SIIYEY LKN SOOMAALIDU WALIGOODBA WA DAD HURDA JAALE RABI HAKU NAIISTO👌☝☝☝😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @leylahilowle2168
      @leylahilowle2168 3 года назад

      WASAQA NAXARIIS MEEL UMA TAAL TUUGA GACAN KU DHIIGLAHA AHAA HUS. ruclips.net/video/e-K3Mi3h_BU/видео.html

  • @salaxxabiib2266
    @salaxxabiib2266 2 года назад +4

    Allah yaraxmu raaximiin Abo m.siyaad bare Geesi wadani ah😭😭🤲🤲❤❤

  • @laylafarrah939
    @laylafarrah939 4 года назад +8

    Aabo Maxamed siyaad barre. Illahay hakuu naxariisto. Markaan farta somaliga qoro, waan kuu duceeyaa. Iyo marka qof ajanabi ah I waydiiyo maxay tahay luuqada wadankaaga. Waxaan dhahaa si, dhiiran oo aan ku faano waa somali qoraar iyo ku hadalba waa luuqada kaliya aan haysano oo kow ah. Way ka naxaan. Lakin anigu waan ku farxaa. Ninaan hadalkiisa haysan waa mid aan wadan lahayn. Ayaan anigu aamin sanahay. 6 luuqad ayaan maanta ku hadlaa hadana somaligayga kuma badasheen , ilaa tan diintayda mooyee oo carabiga ah. Soo labadaas iyo wax kabadan ayaan. Kuugu duceeyaa markaan ku xasuusto. Adoo kale somali kama dhalandoono. Lakin ilahay rajadiisa kama quusanayno. Waxaan rajaynayaa inoo umada mid isku keeno nasiiyo. Markay bislaadaan somalida shacabka really qabiilka badaha iyo hantida guud xalaalaystay.

  • @abdihakiin1971
    @abdihakiin1971 4 года назад +8

    Aabihii umada somaliyeed rabbi ha unaxariisto janadana haka waraabiyo

  • @ckdeq8973
    @ckdeq8973 3 года назад +3

    Ilaahay ha u naxariisto oo jannatul firdawsa ha ka waraabiyo Madaxweyne Mohamed Siad Barre, Libaaxa ummada Somaaliyeed

  • @cabdifataaxxasan7544
    @cabdifataaxxasan7544 4 года назад +12

    geesigii somalida Alle ha una xariisto

  • @samatarfarah7698
    @samatarfarah7698 2 года назад +5

    Greatest father of somali god bless him aammiin

  • @safiyasaid9189
    @safiyasaid9189 4 года назад +9

    Mashaallah illaah ku naxariisto Aabo siyaad barre

  • @saygabakaaro2328
    @saygabakaaro2328 6 месяцев назад +1

    Allahu ha u naxariisto nin aragti dheer leh oo waxqabad leh buy ahaa. Balse dadkeenu ma garan sababtoo ah mahadsanid ma oran. Allah wuxuu yiri qofkii bini aadamka aan ku shukrin Allah kuma shukrin.

  • @ayuubbidhan6062
    @ayuubbidhan6062 4 года назад +6

    Www allh haunaxariisto aabe maxamed siyaad bare aabihii somaliyeed

  • @fartuunhussein1242
    @fartuunhussein1242 Год назад +2

    Allow kuu naxariiso aabo siyad jano fardowso alle hakaa waraabiyo aabe macan❤️🥰😍❣️

  • @awilhirsi6141
    @awilhirsi6141 4 года назад +5

    Masha Allah powerfull speech..somali Allah u maqaan..

  • @mohamedabdinur3713
    @mohamedabdinur3713 Год назад +3

    I'm Somali not related to Gen Mohamed but man was just sincere somehow and wanted good for all his people. From this interview; he encouraged everyone to work hard and that the country is full of resources but the people are lazy" end of quote. Gen Mohamed was full revolutionary leader i don't know where the rain has started beating from him. I'm open for conversation about this.

    • @Onceuponatime-f7h
      @Onceuponatime-f7h 3 месяца назад +2

      Mohamedabdinuur
      Brother, you hit it on the head. This president takes seriously uniting the Somali people under his own banner and creating the most amount of jobs a Somali leader can create as he gave the best opportunity equally without checking which region or tribe a person belongs to. He also created a large number of organizations that can provide the best services that a Somali person can get from his country.
      Shame on those lying every good thing he did to his people and country.
      من لا يشكر الناس لا الله
      Qofkii aan dadka u mahad naqin Allahna uma mahad cesho

    • @mohamedabdinur3713
      @mohamedabdinur3713 3 месяца назад +1

      @@Onceuponatime-f7h I agree with you walal, niman mahad walal uceelinin Alle ilaawye. One of the noticeable projects Gen Mohamed did was the sugar project and the industrialization

    • @Onceuponatime-f7h
      @Onceuponatime-f7h 3 месяца назад

      @@mohamedabdinur3713
      Somali xilligi Kacanka oo dadka Somaliyeed isku duubmaayeen horumar wayn oo isku tashi ah iyo iyada oo is barbar taagtay wadamo badan oo dulmanayaal ku ahaa nadaamka adduunka ka jira aya waxay u samaysay cadaawad dalka Somaliyeed. Marka lagu darro awooddi dhaqaale, waxbarasho iyo military aad ayey uga cadhaysiisay raga sideena 9 ka bilood ku dhashay lakin isa siiyey hogaaminta adduunka.
      Waxa dib loo shaqaalaysiyey saraakishi xoogga loo tababaray. Waxana lagu isticmaalay kaartaha cusub oo ka dhashay divide and ruleki hore ee loo yaqaan
      THE WAR OF ZERO COST AMA DAGAALKA AAN CENTI KU BIXIN EE SOMALI IYADA LAYSKU DHAMAYEY sida aynu u jeedno ever since Ssdf, Snm iyo Usc loo samaystay.
      War rag kale oo aan Somali ahayn ayaa urursadas samaystay. Maanta ummad Af Somali ga inaga badiya ayaa laynagu d dhex dardaray oo tan
      Soo socota ayaa ka darran

  • @SOMALBLOGGER
    @SOMALBLOGGER Месяц назад

    Aabo Mohammed siyaad bare Allah janadii firdawza haka dhigo hoygiisa ❤

  • @ayanhashi2132
    @ayanhashi2132 4 года назад +33

    Dal qani ah iyo dad gaajo ayaa isku nool😭

    • @mohosm2210
      @mohosm2210 3 года назад +1

      Waa xaqiiq laakiin xanuunkeeda xambaarsan!

    • @waalidkagabdhihiisaguddaah63
      @waalidkagabdhihiisaguddaah63 Год назад +1

      Waxaan haysanay ciidan, sharaf iyo dawlad adag,maantana waanu tuugsanaynaa 😥

    • @osmansheikhabukar5962
      @osmansheikhabukar5962 Месяц назад

      Inaa kaligay maqlaan mooday, markuu leeyahay (dal qani ah iyo dad gaajo ayaa isku nool) anigase waxaan raacin lahaa; dal qani ah iyo dad gaajo ahoo juhalo ah, qabiilna caabuda, waa in yar inta Rabbi dhab u caabuda…

  • @ayanhashi2132
    @ayanhashi2132 4 года назад +17

    Siyaad Allah ya raxma Somali waa dad xun lama xukumi karo

    • @fardowsofarta7816
      @fardowsofarta7816 3 года назад

      Dambi waaye isdaas Inaa dhahdo dadkeena Dan maxomo

    • @vill1433
      @vill1433 3 года назад

      @@fardowsofarta7816 somali wa qudhun🤮

    • @waalidkagabdhihiisaguddaah63
      @waalidkagabdhihiisaguddaah63 Год назад

      Waxaan haysanay ciidan, sharaf iyo dawlad adag,maantana waanu tuugsanaynaa 😥

    • @waalidkagabdhihiisaguddaah63
      @waalidkagabdhihiisaguddaah63 Год назад

      Aabayo, bulshadeena waxaa ka buuxa dameero aan sharaf lahayn oo sheeganaya inay Somali yihiin lkn run ahaantii soomaali maaha ee waa addoomo iyo cadaw Qaran

    • @waalidkagabdhihiisaguddaah63
      @waalidkagabdhihiisaguddaah63 Год назад

      @@fardowsofarta7816 haddii aanad ka mid ahayn kuwa xun maxaad u cadhoonaysaa?

  • @superfun1819
    @superfun1819 4 года назад +9

    Good speesh i ❤❤❤❤allaha wayn hakunaxariisto, adoo kale allaha keeno waaqooyi amaa koonfuur hakaso bixiiyo

    • @maryamaibrahim5420
      @maryamaibrahim5420 3 года назад +1

      Wixii tiiosa dumiyay oo intii Haryana iskuulo dhiga baa joga midkata oo fiican WA siyad bare Wales inkaartii way nahaysa waxan isdhihi jiray xagee wax kajiraan dalkan Io dadkan yay Ka inkar sadden Ilan cuquba nahaysa

    • @waalidkagabdhihiisaguddaah63
      @waalidkagabdhihiisaguddaah63 Год назад

      Waxaan haysanay ciidan, sharaf iyo dawlad adag,maantana waanu tuugsanaynaa 😥

  • @daudadam3937
    @daudadam3937 4 года назад +5

    Alle ha unaxriiso jaale seyaad

  • @al-masjur
    @al-masjur 3 года назад +7

    waxad u maleynesa inuu manta 01/03/2021 joogo.... CAJIIB, Hadalkaas uu yiri Marxuumku mudo 30 sano ka badan iyo maanta waxa ka jira Soomaaliaya.

  • @user-rq9pj9oy7g
    @user-rq9pj9oy7g 11 месяцев назад +2

    Ale unaxariisto Abe siyad

  • @user-pm8zf2ei5p
    @user-pm8zf2ei5p 4 года назад +5

    Illahay haunaxariirsto waan qani ah ayaa illahay nasiiyay qaxooti lama aqoon iyo wax waagii uu noolaa mantana dadkeenii meelkasta ayuu kudayacanyahay

  • @awilhirsi6141
    @awilhirsi6141 4 года назад +4

    ALLAH YARAXMA PAPA SIYAAD...

  • @mohamedshaqiiri3254
    @mohamedshaqiiri3254 4 года назад +5

    Siyaad barre wax buu qabtay oo dal african ahaa oo sida u horumarsanaa ma jirin runta 2020 siday ahaan lahayd somalia oo dhan oo la isku dul qaadan lahaa

  • @josh4424
    @josh4424 8 месяцев назад +1

    Alaha ku naxariis to aabo siyaad soomaali kaama danbayn😢

  • @xiish1
    @xiish1 4 года назад +5

    Ilaahay hakuu naxariisto

  • @xauulebooy7645
    @xauulebooy7645 4 года назад +3

    Maashallh illhay haunaxriisto wadanigii lahuo hadoorkii soomaliyeed aabihii dalka runsheegsanaa

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi Год назад +1

    Shacabka Soomaaliyeedoow Wax Badan Ka Barta king Of Africa Mw Jaalle Maxamed Siyaad Barre

  • @cumarcaaqil9
    @cumarcaaqil9 2 года назад +1

    Allow u naxariiso maxamed siyaad Barre

  • @carriageqtr4361
    @carriageqtr4361 4 года назад +9

    Haye somaalay ka warama ninkaasi siduu dadka iyo dalka u jeclaa wali ma arag nin badala jaale siyaad ma arag tuugo ayaa badashay meel walaba dalkooda gadanaysa 😭

  • @cumarsharmarke1178
    @cumarsharmarke1178 4 года назад +1

    Illaahey ha u naxariisto janadii ha geeyo aamiin

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 11 месяцев назад

    Allaha Naxriistiii Janno Ha siiiyo Aababo Jaale Maxamed siyaad Bare Aabihiii Caqliga Horumarka iyo ilbaxnimadiii Somalida Alle Naxariistiii Jannno Haku Siiiiyo

  • @daudhassan9377
    @daudhassan9377 Год назад +3

    My beloved and unforgettable president of my beloved country which is good and save and many reasources both on Earth and oceans

    • @lubex3486
      @lubex3486 Год назад

      The best leader ever in somalia, AUN 💗💗

  • @sadaamyare863
    @sadaamyare863 3 года назад +2

    Alle ha kuu naxariisto jaale siyaad barre

    • @Talinaaye12
      @Talinaaye12 3 года назад

      Allaha unaxariisto amiin

  • @abdulazizadmnooradmnoor8675
    @abdulazizadmnooradmnoor8675 3 года назад +5

    Syad bary =framjo 💙🇸🇴

  • @user-nd8cr7oe7w
    @user-nd8cr7oe7w 2 месяца назад

    Ma sha allaah madaxda maanta aya lamid ah siyaad

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 4 года назад +5

    Ilaahay ha unaxariisto jantal fardawsana haka waraabiyo marxuum maxamed siyaad bare waxaa aw ahaa halyay wadani ah wadan iyo dawladnimo kama danbayn runto way cadahay beentuna way madaw dahay waatan maanta gobol walba dawlad ku sheegtay oo danaysteyaal u af duuban yihiin dadka soomaaliyeed

  • @mubaraksalah876
    @mubaraksalah876 4 года назад +5

    Aun the Lion of Gedo Comrade Mohamed Siad Barre

    • @muslix1147
      @muslix1147 4 года назад +1

      Lion of Africa.

    • @bilanweyrax2950
      @bilanweyrax2950 4 года назад +3

      Qaran buu ahaa Au,ee gobol iyo meel hoose ha dhigin.

    • @kowsardhagatage3764
      @kowsardhagatage3764 3 года назад +1

      Waar nagaa amuus gobalka hanaga cebeyn ninkan somaliyed waye gedo xage u so dhax gelin madax weyna daal dhan

    • @AncientPharaoh
      @AncientPharaoh 3 года назад

      For sure he was bigger than a lion. Don’t just limit him to Gedo, he was born in Shilaabo, Ogadenia and his legacy touched all over Africa.

    • @waalidkagabdhihiisaguddaah63
      @waalidkagabdhihiisaguddaah63 Год назад

      Waxaan haysanay ciidan, sharaf iyo dawlad adag,maantana waanu tuugsanaynaa

  • @khalifmohamed2486
    @khalifmohamed2486 4 года назад +4

    Waa runtii, Ilaah ha u nariisto, aamii!

  • @zadiiqbrwon3286
    @zadiiqbrwon3286 Год назад +3

    Il nostro padre jalle Siad Barre 🥰🧠

  • @xogdoonfarah2196
    @xogdoonfarah2196 4 года назад +9

    Alls ha unaxsriisto halyèey qaranbuu soomaali karaama lihi kamahorayn kamana dambayn siyaad dadkii ladagaalayna dugaagaa dalkii googooyey bay ahaayeen

  • @fantastic9536
    @fantastic9536 5 месяцев назад

    Allaa yarxamu MD Siyaada, Wuu ka Caqli badnaa siyaasiyiinta, maanta Nool,oo calooshood u shaqeystayaal ka,,ah

  • @iskaashihargeisa3508
    @iskaashihargeisa3508 4 года назад +2

    Alle ha kuu Naxariisto Jano fardowsa ayaan kuugu Ducay naynaa

  • @sharmarkejamac18
    @sharmarkejamac18 4 года назад +3

    Allah naxariistii jano hakaa waraabsho

  • @qasaaye23
    @qasaaye23 2 месяца назад

    Beautiful speech.

  • @Somfox1
    @Somfox1 Год назад +2

    Geesi Geesi dhalay oo Sharaf umada u keenay .......... Libaaxa Siyad bare ALLE HA U NAXARIISTO AAMIIIN

  • @qasidaabdullahimohamed2577
    @qasidaabdullahimohamed2577 3 года назад +2

    All yaraxma jaalle

  • @MohamedHassan-bf2oc
    @MohamedHassan-bf2oc 3 года назад +2

    Rabi ha unaxariisto aape siyaad barre

  • @xasan4492
    @xasan4492 2 года назад

    Alle ha u,Naxariisto maxamed siyaad bare waa qudbad aad iyo aad uqiima badan

  • @abdisalamhassan9482
    @abdisalamhassan9482 6 месяцев назад

    Maxamed siyaad barre Allow kuu naxariiso

  • @MohamedAli-zs9vf
    @MohamedAli-zs9vf 2 месяца назад

    Asc Aaaaaaaaabo Siyaaaaaaaad Allaha kuuuunaxariiisto wadan & Sharaf kaaaama danbeyn

  • @saadaqxadaari7513
    @saadaqxadaari7513 Год назад +3

    Alla Yaa raxma baaba.😭🤲
    Dabadaaa dab Lama shidan.

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi Год назад

    Allow U Naxiiso King Of Africa maxamed Siyaad Barre

  • @nastabbe4542
    @nastabbe4542 4 года назад +1

    Alle ha unaxaristo janatul firdosa alle haka waraabiyo

  • @yasiinmuxumad6739
    @yasiinmuxumad6739 5 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤allaha ha unaxariisto maxdawaynihii hore jaale siyaad barre

  • @daggansharaf234
    @daggansharaf234 Год назад +2

    Say maashaa allaah maxamed siyaad bare waa wiil daarood ah iska dhalay aabo mareexaan ah iyo hooyo ogaadeen ayaa iskadhalay allaha unaxariisto wiilkeena gobanimo waa udhalasho

  • @rocky4066
    @rocky4066 2 года назад

    Ilaahey hakuu naxariisto aabe siyaad

  • @Herer1
    @Herer1 2 года назад +4

    Rest in peace king ❤

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 6 месяцев назад

    Jalee Siyaad raxmatullah

  • @abdimajidaden170
    @abdimajidaden170 3 года назад

    Alaha unaxariisto madaxwayne siyaad bare

  • @updyrahamanoday1373
    @updyrahamanoday1373 Год назад

    Aabe siyaad alle haku naxariisto

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 3 года назад +3

    Allow kuu naxariiso oo qabriga kuu nuur aamiin

    • @yayatheninja9206
      @yayatheninja9206 3 года назад

      @@CaroY551 oo yuusan xasuuqin marka cid walbo somali ah oo wadanka burburineysay wu dilaye hadana cid shegato ma jirto oo walaga si socda tas asaga iyo alahiisa aye u dhaxeysa. Marka dadkiina isaaqa ah dhiigina somalida kle miyu ka duwan yahy, cuqdadan idinku jirta oo 30 sano wadan isku sheegaya hadana aad talaabo qaadi karin ma cuqdada iska saartan 2021 aa la marayaaye

    • @CaroY551
      @CaroY551 3 года назад

      ​@@yayatheninja9206 kkkkkkkk ninyow horta ma jaahil ba thy mise sheekadan waa ka kaftan. Kalmada 'xasuuq' la dhaho miyaad garanaysa macnahisa? xasuuq laba wax ba lo isticmaala afka somaliga... 1) Genocide ama extermination .... 2) Massacre.... so mad garan. Taarikhda somalida 1 jilib ayay ku dhacday massacre waa na jilib ka mid a Majerteen laakin Genocide/Exterminationka balaadhan Qabil keliya aya helay oo la yaqaano Isaaq ama 8da reer Sheekh Isxaaq. Isaaqan aad ku walateena cuqdad ma haystan ee ruunta uun ayad ka xanaqdan ilayn waxan waa taarikheeni inay xooga dalke somaliyeed 50kun ila 200kun ee naga dileen. Anagana Sharad aan galnay maqaamki Sheekh Isxaaq dhexdisa, inaan isxorayno taas na Ilaahi aya qoray... Ilaahi ku xanaaqa sxb GUUSHAY anagay na raacda Siyad barre oo nigeria ku nool oo geerida ka baxsanayey ayan tuusna inanahay reerka keliya la toojin kereen, GOBANIMADANA aan ku dhimano

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 3 года назад +3

    Allah hawnaxaristo Rest in Peace

  • @saladomahamad5549
    @saladomahamad5549 4 года назад +2

    الحمد لله رب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله اللهم إصلاح بلاد صومال وحفظها من كل شر وجمعا كلمتة بالحق يارب العالمين ilaah haku naxaariisto ilaah waxaan ka baryaa inaay Somali iis raacdo

  • @sharmaarkexiir6715
    @sharmaarkexiir6715 4 года назад +1

    Ilaahay Naxariis waasic ah ha ugu deeqo nin raga oo aftahan ah oo wadani dhab ah buu ahaa jaale maxamed siyaad runtii afkan aan maanta qorayo isagaa keenay , siyaad barre hantidiisi gaarka ahayd buu dalkaj ugu deeqay

  • @maxyounis8769
    @maxyounis8769 4 года назад +3

    Waxgaradnimo iyo ragganimo ayuu M. Siyaad Barre u dhashay iyo waddaniyada oo uu fahmay balse xilligii danbe waxbaa bedelay maankiisii fiyoonaa.

  • @queensalah9563
    @queensalah9563 3 года назад

    Allaah yaraxmu raaximiin baaba m siyaad bare wadani

  • @SaSa-th5on
    @SaSa-th5on Год назад

    Allah yarahmu rahemeen Geesi wadani ❤😭😭🤲🤲

  • @suguleadan1592
    @suguleadan1592 2 года назад +2

    Somalia's domestic and foreign policies in the eyes of Mohamed Siad Barre--a former president of the Somali Democratic Republic.Mohamed Siad Barre talked about ideological colonisation (ideological neo-colonialism).When he used the word of revolution in his speech he ment the spread of Islam by Muslim clerics.

  • @jaalesiyaadukliverpool4287
    @jaalesiyaadukliverpool4287 Год назад

    ❤Allayaraxma Aabe siyaad Barre

  • @mohemedilkacase2239
    @mohemedilkacase2239 4 месяца назад

    Alle ha u naxariisto hogaamiye hiil waayay

  • @jaalesiyaadukliverpool4287
    @jaalesiyaadukliverpool4287 Год назад

    Allayaraxma Aaabe siyaad Barre

  • @amiinahmed3364
    @amiinahmed3364 2 года назад

    Aabo siyaaad ilaaahy ha unaxariisto

  • @abshirahmed4665
    @abshirahmed4665 3 года назад +1

    Hogaaminta qof udhashy buuu ahaa aragti fog leh oo aduunka ey ka haybeysan jirtay wuxuuu ahaaba maantay waa marxuuum wlh anagana wadadaas unbaan maraynaa soomaaliyeey marka wanaag inaan samayno aan isku dayno intaan nafta haysano ileen naftu waa amaanee jaalahana Alla unaxariisto isaga duceeya walalayaal wuxuu qalday iyo wuxuu saxayba maantay Wuu naga hooseeyaa marka aan cafino allena hacafiyo intii towxiidka ayagoo rumeysan dhimatay

  • @suldaanajab8359
    @suldaanajab8359 2 года назад

    Allaha unaxariisto jaalle maxamed siyaad barre

  • @awilyusuf6553
    @awilyusuf6553 Год назад

    Alle ha kuu naxariisto

  • @kawsarhussein4446
    @kawsarhussein4446 6 месяцев назад

    Great leader we miss you 😢

  • @nouramohamed3219
    @nouramohamed3219 3 года назад

    Long live somalia

  • @Ahmedsomali77
    @Ahmedsomali77 7 месяцев назад

    Alle ha u naxariisto

  • @caydiid15
    @caydiid15 4 года назад +13

    War ninku raganimo badnayaa.

    • @calideeq12379
      @calideeq12379 4 года назад

      Ha walle.... doqon soomaali ku sheeg ah bu ku baagmey nasiib daro🇸🇴

    • @waalidkagabdhihiisaguddaah63
      @waalidkagabdhihiisaguddaah63 Год назад

      Somaliya waxay leedahay laba dhinac cadow iyo wadaniyiin, haddi aanad wadani ahayn soomaali ma tihid ee cadaw baad tahay nasiib daro badankoodu maaha wadaniyiin

    • @waalidkagabdhihiisaguddaah63
      @waalidkagabdhihiisaguddaah63 Год назад

      @@calideeq12379 Somaliya waxay leedahay laba dhinac cadow iyo wadaniyiin, haddi aanad wadani ahayn soomaali ma tihid ee cadaw baad tahay nasiib daro badankoodu maaha wadaniyiin

    • @waalidkagabdhihiisaguddaah63
      @waalidkagabdhihiisaguddaah63 Год назад

      Waxaan haysanay ciidan, sharaf iyo dawlad adag,maantana waanu tuugsanaynaa

  • @MahadSheikh-yj7hw
    @MahadSheikh-yj7hw 4 месяца назад

    Dal khaniya iyo dad Gaajeysan!! Allaha Unaxaristo Madaxweyne Siyaad