Wararkii u Danbeeyey deganka Shangeed oo La Gubay & Maxaabiis Kale oo Laga Helay Duleedka Ceerigaabo

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 дек 2024

Комментарии • 70

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano День назад +4

    Guuuuuul somaliland viiva

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 День назад +4

    alow noo rumee riyada aqoonsiga aaamiiin aaamiiin oo soomaliand oo qadaad weyn ka xorowday oo calanka towxiidka lihi gaadho heersare guuul guul soomaliand ha noolaato i love soomaliand waa dhulkaaga hooyo ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 День назад +2

    Ma reer sland ayaa isdilaya mise sland ayaa lagu duulay dadka maxaa ka qaldan waasidee

  • @IsmailKahin
    @IsmailKahin День назад +2

    Hambalyow hambalyow hambalyow 🌼 🌸 🌻 🌹 🏵 🌼 🌸 🌻 🌹 🌼🌼 🌸

  • @CIISECabdiraxmaan-f7r
    @CIISECabdiraxmaan-f7r День назад +2

    Guul.guul.somaaliland

  • @Cabdi-ho1ro
    @Cabdi-ho1ro День назад +2

    Guuuuuuuuuùl soomaaliland guuuuuuuulll and ictiraaf

  • @Axamedguhaad
    @Axamedguhaad День назад +2

    Sooomalind guuuuuuuuuuuuul guuuuuuulayso

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 День назад +2

    💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚Masha aallaah republic of somaliland guuul insha aallaahu ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @deqaabdi1846
    @deqaabdi1846 День назад +1

    ❤❤❤❤❤ guuuuuul somalilaan

  • @Qaadle-p5v
    @Qaadle-p5v День назад +1

    Maansha allah guul somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MahadApdilaahi
    @MahadApdilaahi День назад +2

    facebookgii maxaad uga guurtay sxp

  • @CabdiRashka-q2b
    @CabdiRashka-q2b День назад +2

    ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @IsmailKahin
    @IsmailKahin День назад +2

    Guuuuul guul guuuuul somaliland ❤❤❤❤❤

  • @AbdulSayidsuleiman
    @AbdulSayidsuleiman День назад

    Masha Allah Axmed yasin wasiir dacad ah Qadiryo sala calaa Nabi

  • @khadarhussain1741
    @khadarhussain1741 День назад +1

    Jaw waar dhulmahante dabada ayaa Laga wadaa . Dagaalna joojin maayo ilaa intuu dhamaanayo

  • @khadarhussain1741
    @khadarhussain1741 День назад +1

    Dagaalkani waa dagaal siyaasi ah oo somalland lagu Soo qaaday maaha qabaa il dagaalamaya

  • @awilmohamed8473
    @awilmohamed8473 День назад +1

    Kkkkk dagaalkii Kaadi badane magac cajiib ah baad u heshay,
    ilaahay Dhulbaahante caqliga ha u soo cesho,dhiigeenana ha kala badbaadiyo.

  • @user-Axmed
    @user-Axmed День назад +1

    Saxip Shuruud waa afsomali ee maaha af qalaad,

    • @ZamiirMaxed
      @ZamiirMaxed День назад

      شروط tani waa maxay miyaanay carabi ahayn😅

    • @aadanfatxi-iu8wc
      @aadanfatxi-iu8wc День назад

      Shuruud waa Carabi.
      Af-Soomaali waa guntimo Ama dabarro.

  • @husseinabdirahman4226
    @husseinabdirahman4226 День назад

    SHEEkh Axmed Yasin Timo weyn Maaha . Waa Sheikh Dariiqadisu Suni Tahay .Qaadiri ah . Muxubada Nebigeena iyo Diinta Islaamku ku badan tahay ... Maansha Alaah .La Shaqeeya

  • @cabdilahcali4259
    @cabdilahcali4259 День назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ASU ❤SL❤

  • @husseinabdirahman4226
    @husseinabdirahman4226 День назад +1

    Kaadi Badane

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 День назад +2

    Wariye heer calami ah

  • @axmedyusuf8192
    @axmedyusuf8192 День назад +1

    Kaadi badane

  • @SadiiqCabdiraxmaan-d8h
    @SadiiqCabdiraxmaan-d8h День назад +1

    Ku xidhnaw taar tv ❤❤

  • @kawsarxuseen2442
    @kawsarxuseen2442 День назад +1

    Ninjilicsan maxaadkasugaysa adigu 😗 mataasukenay ninki umadodhan jaranjarada kadhigtey inu huwan kadabageeyo raashin ay inta wadanka jecela edalka jogta aykabahantin walle odaygan waxa kasojiijiile maradiisu maoga

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm День назад +1

    𝑤𝑙𝑙ℎ𝑖 𝑚𝑎𝑑𝑎𝑤𝑒𝑦𝑛𝑎ℎ𝑎 𝑙𝑎 𝑑𝑜𝑜𝑟𝑦𝑎𝑦𝑙

  • @barni5847
    @barni5847 День назад +1

    Kadi badane😂😂

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 День назад

    JIDHKAYGA ANIGA AYAA ISKA LEH ALLAAH KA SAKOW . SOMALILAND. DENMARK OO AAN HADA KU NOOLAY GACALKAYGA ETHIOPIA MIDNA MA MATALO KALIYA WAXAA UGU TAR SHEEGAN KARA ALLLAAHA I ABUURAY IYO HOOYADAY IYO ABAHAY

  • @saeedabdi6516
    @saeedabdi6516 23 часа назад

    Dagaalkii kaadi badane😂😂

  • @raageabdullah331
    @raageabdullah331 День назад

    Masjidka malinwalba miyaa la bilaaba, xayeysiin badala. Waad mahadsatihiinn.

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 День назад

    10:08 "Wax ciil kaa dilo" kkkkkkkk

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 23 часа назад

    Weli safaaradii Somaliland ee Washington iyo jaaaliyadaha Somaliland ee Maraykanka laga hayo taageero iyo dhaqdhaaq lagu taageero waar hurdada ka kaca oo wasiir khaarajigu isna dhakhso ha ugu dhoofo Maraykan waa in Congressman Scott Perry la taageero loona mahadnaqo.

  • @Mustafe-o6z
    @Mustafe-o6z День назад

    Shimbirtii Oodweynaay Hodhodhoo

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm День назад +1

    𝑇𝑎𝑎𝑟 𝑡𝑣 𝑤𝑎𝑟𝑖𝑦𝑒 𝑞𝑎𝑎𝑙𝑖𝑦𝑎 𝑎𝑙𝑙𝑒 ℎ𝑎𝑘𝑢 𝑏𝑎𝑟𝑎𝑘𝑒𝑒𝑦𝑜 𝑔𝑒𝑒𝑠𝑖 𝑞𝑎𝑟𝑎𝑛 ❤❤❤ 𝑔𝑢𝑢𝑙 𝑐𝑖𝑖𝑑𝑎𝑚𝑎𝑑𝑎 𝑞𝑎𝑟𝑎𝑛𝑘𝑎 𝑆𝑆𝐵 𝐺36 𝑔𝑢𝑢𝑙 𝑆𝑜𝑚𝑎𝑎𝑙𝑖𝑙𝑛𝑑 💚🤍❤️

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 День назад

    USA ANIGA AYAA XIDHIIDHKA NAFSI U JARAY TOLOW MA WUXUU RABA INAAN WAXAAS RUMAYSTO SAMIR 22SANO KADIB GURIGA XUUNSHADA WAA NOO KALA DHAMAATAY 🎉

  • @Abdulahi-n2y
    @Abdulahi-n2y День назад

    Warriye..aan.ku..saxo..huwanta..aad.sheegayaasid

  • @yasiinmohamedyasiin2449
    @yasiinmohamedyasiin2449 День назад

    Waaka geesii waaka SAAMAROONI was aqliiga AWDAL IISAAGA laabada ba

  • @ahmedhersi9169
    @ahmedhersi9169 День назад

    Gaadhi baan ka dhacay🤣🤣

  • @abdiqanidaahir1724
    @abdiqanidaahir1724 День назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂dagaalkii kaadi weeyne kulahaa waxbaa ka dhacay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @XamseXasanyuusuf-tj1ln
    @XamseXasanyuusuf-tj1ln День назад

    ❤❤❤

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad День назад

    Haguulaysto Somaliland gudo Iyo dibada Wle aqoonsiga waa helaysaa sanadkani dhaamanba cadawgeeda waa kagulsnysaa

  • @aishabarakalaafikummahadss1670
    @aishabarakalaafikummahadss1670 День назад

    😂😂😂😂😂 kaadi badane

  • @shariifcumaribraahim7380
    @shariifcumaribraahim7380 День назад

    Aad iyo aad

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh6059 День назад

    Somaliland kama rabto Abiy Aqoonsi. Abiy damac weyn baa kaga jira inuu xoog ku qaato Saylac Yahuud iyo Maraykan iyo Francois ayaa ka danbeeya. Haddii Abiy gacanta ku dhigo Saylac waxay noqon guul Darro ku timid Somaliland.

  • @Aadanxuuseen.aadanubaxale
    @Aadanxuuseen.aadanubaxale День назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi295 День назад

    Wax ciil kaa dilo 😂😂😂😂

  • @calicraxmancalicraxman7115
    @calicraxmancalicraxman7115 День назад +1

    dagaalkii kaadibadane

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 23 часа назад

    Ciro wuu ogyahay in Garaadlaawayaasha Laascanod joogaa nabad u jeedin waa in ciidamda iyo kuwa deegaanada SSB hubeeyaa oo taageeraa oo dhakhso wadanka loo xoreeyaa khaladkii Goojacade yaan lagu celin iyo ka daaya kasoo noqda naaraha ka waraabiya kilaabta kuwii u basaasi jiray maanta waxa ugu weyn Shaydaan madow iyo CudurGude iyana aakhiro u dira kilaabta iyagaa hoosiis ka wada, waa in lagu daraa suldaan ku sheegii hore ee Sacad Muse Hassan Nijaas isna aakhiro u dira kalabka.

  • @MaaxDheeg
    @MaaxDheeg День назад

    Kaadi badane maxaad uga jeedaa?

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 День назад +2

    Dadkaa walaalaha ah ilaahay hakala qaboojiyo garaadkii jamac siyaad ee caaqilka ahaa maxaa ku dhacay isaguna ma tiktokers ayuu ku biiray

    • @ahmedhersi9169
      @ahmedhersi9169 День назад

      Dhiiqo ayuu ku jiraa oo ma hadli karo.

  • @SawdaSuleban
    @SawdaSuleban День назад

    Somaliland down

  • @shaaficimaxamuud4109
    @shaaficimaxamuud4109 День назад

    Kkkkkk kaadibadane

  • @xaroguled3126
    @xaroguled3126 День назад

    Dagal laba beelod ah maha ee yan laga ildufin wa dagal siyasadeed oo ay kadanbeyan Somaliya jabuuti iyo xulifadooda mana ah mid istagaya

  • @Ahmedcismaan-y1i
    @Ahmedcismaan-y1i День назад

    Waar ninku intuu dhawyahay ha la qabto Madaxweynu maahane haduuba yidhi huwanta taakula ha la gaadhsiiyo

  • @SawdaSuleban
    @SawdaSuleban День назад

    Iidoor wada ceebowdeen waxad qadateen loo ka benta iyo bililiqada

  • @MukhtaarXuseen-u9c
    @MukhtaarXuseen-u9c День назад

    😢😅

  • @MustafemuuseMuuse-wl4gg
    @MustafemuuseMuuse-wl4gg День назад

    5y

  • @NasteehoMahamed-k7j
    @NasteehoMahamed-k7j День назад

    No

  • @XasanCabdilaahi-qb3ms
    @XasanCabdilaahi-qb3ms День назад

    Nah.naah

  • @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
    @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz День назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @barni5847
    @barni5847 День назад +1

    Kadi badane😂😂

  • @cabdilahcali4259
    @cabdilahcali4259 День назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ASU ❤SL❤