Waxa ka socda muqdisho bismilahi

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 июл 2024

Комментарии • 20

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 17 дней назад +1

    آللهم صلي وسلم على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @faataxohagi1911
    @faataxohagi1911 17 дней назад +1

    OROD ILLAAHAAY KACABSO CUMRI KUUMA HARINNE .

    • @rafiq5722
      @rafiq5722 16 дней назад

      Kkkk waxay ku leedahay 69ki Caruur baan ahaa

  • @shukrigalandiid7044
    @shukrigalandiid7044 15 дней назад

    Maamo qof muqdisho taqaano baad tahaye, ma ogid miyaa in jebiska Abgaal lagu billaabay oo Maana boolyo lagu dumiyay guryo ay deganaayeen , wax dhul ahna aan la siin, kaasadi itaaliya waa laga dumiyay oo Ciidan baa lagu kiciyay, H/gidir haddii laga qaado dabdamiska iyagoo weliba heysta, laga billaabo 6biyaano illaa ex.Control iyagaa laga iibiyay, Carwadii qaranka, Hotel Taleex illaa Shirkole ofishaalo iyagaa deggan wixii dhul dowladeed ah , marka maamo ma waxaad leedahay dhul dowladeed looma baano ee qofkii deggan haloo dhaafo?.
    Dowladdu waxay u baahan tahay Xarumo ay ku shaqeyso, Sidii xarumihii Wasaaradaha, Warshadihii, Bangiyadii, Guryihii Shaqaalaha, dhammaan xarumihii lagu fulin lahaa Shaqada Dowladda ma waxaad leedahay Shacabka hala siiyo? Mise qaranka waxbaad u oggoshahay in loo hanbeeyo.
    Muqdisho maamo Xadkeedi dhuleed wuu dhammaaday meel la cabbiro ma jirto, dhinaca kontrolka oo ka sukeeya Ceelasha Biyaha waa Xadka konfur galbeed, Caliyaalo waa Hiirshabeelle, Jasiiro waa konfur Galbed, Ceel macaan waa Hiirshabeelle, muqdisho meel la cabbiri karo maanta ma haysato haddii aan Xaqiiqda kuu sheego, Dadkuna ma rabaan in ay degaan Guryo kiro ah ee Xarumihii dowladda ayey isi siiyeen, waxaa laga yaabaa Adiga oo muqdisho ku dhalatay in aadan guri ku lahayn, haddana aad ogtahay in dhul dowladeed ku meelgaar yahay, Balse Dadkaan Gobollada kasoo galay qabiilkii ay doonaan ha u dhashaane waxay Aaminsan yihiin in Ilmihii ay ku dhaleen ilmo kale ku dhaleen oo Dhulkaas ay leeyihiin, Tasina sax ah ma aha oo wey fahmi kartaa qof kasta oo Magaalada muqdisho horay u joogi jirtay, marka aan xaqa u hadalno, haddii Xarunta Dowladda lagu Shaqeynayo oo aan la Iibineyn in la baneeyo wey tahay, intii looga baahanayo qofka deggan waa in uu ogaado in uu maalin ka bixi doono oo ay tahay meeshaani meel ummadda u dhexeyso, Intaas ayaa leysku Fahmi la'yahay ee Qabiil la neceb yahay iyo mid la jecel yahay ma jiro, Qabiilna Qaran ma noqon karo ee inta wax fahmi karta sida Adiga dadka runta ha u Sheegaano.
    Haddii aan sheko yar oo na dhexmartay Aniga iyo Walaashey iga yar wax kaaga sheego, waxa maalmo dhow la banneynayay wadooyinka madiino oo Dadku guryaha hortoda ama Wadooyinka dhexdooda dhismayaal jiingado ah ku dhisteen, waxay ii Sheegtay in berri laga duminayo jiingadi ay u dhisatay Arigeeda ee Guriga hortiisa ku taalay, waxaan ku iri fiiri Cabbirka kuugu qoran Sabarloogaaga wixii ka saa'id ah waa wado ummadda ayaa wada leh, waana xaq in lagaa dumiyo, wey iga Carootay oo igu tiri Adigaaba iiga xun kuwa iga duminaya, marka walaaley Dadku runta ma jecla, balse in runta la sheego waa muhim.

  • @Raage11
    @Raage11 17 дней назад

    ❤️❤️❤️

  • @zahramohamed4883
    @zahramohamed4883 17 дней назад

    Demiska

  • @safiya8016
    @safiya8016 14 дней назад

    SAX runt aya ka hadashey habo

  • @amalali4669
    @amalali4669 16 дней назад

    Wallee inaad farmajo ku khafiiftay waxaa ka marqaati ah hadalkaaga iyo markaad wax kale ka hadleyso oo aad topic aad usoo gasho inaad ka hadasho ma ku socon kartid topic gaaga waxaa khasab kugu ah inaad farmajo keento yaab!

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 17 дней назад

    xaaramiyad dhuusa weyan xasan abaalkiisu idinmarshey

    • @chadraadenmohamud1673
      @chadraadenmohamud1673  17 дней назад

      habar walan ayad tahay o hinta joji yahuuuuuuu

    • @Maria28832
      @Maria28832 17 дней назад +1

      Naaya ka fuq mujahidada chadra ada xaaramiyad ah

  • @cawaalecabdiqaadircawaale6843
    @cawaalecabdiqaadircawaale6843 17 дней назад

    Waa habar waalan tani oo farmaajo ku qafiiftay fmjo villa somalia ayuu ku geeyay adaana iska saaray oo xasan keensaday mnta qaxooti ayuu kaa dhigay macsonkor

    • @mariamsidi3263
      @mariamsidi3263 16 дней назад

      WALAHI BEEN MA SHEEGIN FORMAJIO AFKEY ISKU TIRI

  • @libaaxyobo
    @libaaxyobo 17 дней назад

    ❤❤❤