Barnaamijka Qaraaxo waxaa marti ku ah Axmed Tahliil | Astaan HD 2021

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • Xuquuda Muuqaalkaan Waxey Gaar u tahay Astaan.
    Astaan Tv 2021

Комментарии • 1,2 тыс.

  • @shamsacadey7155
    @shamsacadey7155 3 года назад +1579

    sanadkii hore inta la socotay is muuujiya😂😂 kabtan baaaara inta ku hysata😂😂

  • @abdalajamaal
    @abdalajamaal 3 года назад +1512

    Can’t wait Abdikarin ali shaah , Qamar sugaani iyo Keeeyow 😂

  • @asqarpoi8351
    @asqarpoi8351 3 года назад +1197

    Inta qadar keeyow in lagu xejiyo rabta like🤣

    • @loveumom2746
      @loveumom2746 3 года назад +7

      Comntga iska tir Kan loogu codsiga badanthy loo danbeeysiiya si xiiso loogu yeelo oo loo sugo🤣🤣

    • @yusufabdiazizahmed7188
      @yusufabdiazizahmed7188 3 года назад +2

      @@loveumom2746 wax garad😀😀

    • @loveumom2746
      @loveumom2746 3 года назад +4

      @@yusufabdiazizahmed7188 dadkana wax ma fahmaayan tii Kabta soonki hore saa loo sugaaye waa nalagu jaakiray gadaal la marsiyy lee🤣

    • @yusufabdiazizahmed7188
      @yusufabdiazizahmed7188 3 года назад +1

      @@loveumom2746 usheeg dad soo gubtay inaa nahay😁😁

    • @niimamekuparts5328
      @niimamekuparts5328 3 года назад +1

      @@yusufabdiazizahmed7188 😂😂😂😂😂

  • @aymanapdullahi6201
    @aymanapdullahi6201 7 месяцев назад +9

    Yaa arkey muuqalkan markuu 🏆 qaadey

  • @haymishsheikhahmed3453
    @haymishsheikhahmed3453 3 года назад +104

    Hhhhhhhhhh nin ragged iga dheh wlhi iyagu qaraaxo ku sameye ar Ustaadka ii doona Somaliyey from Somali Galbeed 🖐️🤗🤣🇸🇴🖐️💯✔️

    • @mahdiyusufali3770
      @mahdiyusufali3770 3 года назад +4

      Macalinka ciyaalka Xaafada waaye wlhi Maba Laga Xanaajin Karo Wiil Ciyal Warta Nabada ah

  • @amuunabdirahman9181
    @amuunabdirahman9181 3 года назад +220

    Isgoo xnqsan ayuu hdna cdi u hdlyaa ahmed tahliil ku wtaa hno
    From hrgesa nin adag rer galmudug wn idin salmay💯🙏

  • @tiktokcomments8339
    @tiktokcomments8339 3 года назад +684

    Hadaa uxistay Captain Baare iyo Muna Miski like saar🙆🙆🙆Kaan waxba kama xanajin karo

    • @Avacado.A
      @Avacado.A 3 года назад +1

      Adigana hadal mataqaanid 🤨

  • @Fiona.786
    @Fiona.786 3 года назад +195

    Macalinka sanadka
    Macalinka aqlaqda
    Macalinka dulqadka
    Wlhi blhi galmudug macaliin ku dhacay
    Macaliinkan marki an helne galmudug unbaxde🎉🎉🎊🎉🎊🎉🎊🎉🎊🎊🎉🎊🎉🎊🎉🎊🎉🎊🎉🎊🎉🎊🎉🎉🎊

  • @goldengaraadabdisalanali6053
    @goldengaraadabdisalanali6053 3 года назад +145

    Waxaa igu qosolka badneed
    Yufle: Ninkaan sab aa ku arkay
    Tahliil: haa reera sab ayaa ahay
    Yufle: mar maa sab wada galnay
    Tahliil: amaa aniga kuu keenay bo 🤣🤣🤣🤣
    War ninkaan hadal ma dhibo

    • @simancadey7002
      @simancadey7002 3 года назад +1

      Daa uud tubaal sugaayay lkn waalaga reebay wlhi

  • @Shaxshaxlow5194
    @Shaxshaxlow5194 3 года назад +175

    Macalinkaas inti ilataageerto ismuujiya galmudug💪💪

  • @ziizimoha7426
    @ziizimoha7426 3 года назад +182

    Walee muqdisho dad badan bey heysaa ✋

  • @ubahhayaan6000
    @ubahhayaan6000 3 года назад +113

    Ahmedi tahlil Quruxdisa ku hystaaba😂❤😋

    • @mokaafi6195
      @mokaafi6195 3 года назад

      Oo cadaa mise wa uqarine 😂

    • @ubahhayaan6000
      @ubahhayaan6000 3 года назад +2

      @@mokaafi6195 Maya Dhab Waye walaal🤣

    • @arwaruuhi8159
      @arwaruuhi8159 3 года назад

      @@mokaafi6195 naagtisa yee ku maqlin😂😂

    • @mokaafi6195
      @mokaafi6195 3 года назад

      @@arwaruuhi8159 naagtis amaa tahayba🤣🤟

    • @shaka214
      @shaka214 2 года назад

      @@mokaafi6195 😂😂😂😂

  • @user-ir4oz9vz1f
    @user-ir4oz9vz1f 3 года назад +66

    Axmed Tahliil Inta Badan Duqlaadkiisa Ayaa Badnaa Gadaal Ayuu Kis Yar Ka Xanaaqay Teamka Astaan Horay U Socda

  • @miftaaxtube2907
    @miftaaxtube2907 3 года назад +645

    Reer GalMudug Ismuujiya Tababaraheena Waalagu Dhaganyhy Test Like

    • @anfacdadkaagaofficial6479
      @anfacdadkaagaofficial6479 3 года назад +9

      Ani mahi rer buuhoodle ayaan ahay wana idin tageera si gaara walhy

    • @simanabdulahi5126
      @simanabdulahi5126 3 года назад +4

      @@anfacdadkaagaofficial6479 asal asal dhalay darwiishta dalka sidoo kale gaclo

    • @A.looove
      @A.looove 3 года назад +1

      @@anfacdadkaagaofficial6479 Ina abwaan cabdi from buhodle

  • @Moalimow
    @Moalimow 3 года назад +55

    "wallee Muqdisho dad badan bey heysaa" ma wexeey gashay booskii "time keygaan ku imaaday"😂😂😂
    Kusoco astaan Tv , waa idin wataa❤️

  • @hayat6984
    @hayat6984 3 года назад +23

    Mclmka galmudug boqor waye wlhi I liked 🥺🥰

  • @Baliil2022
    @Baliil2022 3 года назад +460

    Adoo kaba la an ah hadaa daawanayso like dhac kusii he hh

    • @araganinamhamed5174
      @araganinamhamed5174 3 года назад +1

      Hhhhh 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 wan qabaaa

    • @asmasaed9741
      @asmasaed9741 3 года назад +2

      Socks baan qabaa

    • @leyloabdirahman6109
      @leyloabdirahman6109 3 года назад

      Walahi kabala aan ahay 🤣🤣🤣🤣🤣

    • @Baliil2022
      @Baliil2022 3 года назад

      @@leyloabdirahman6109 kaligaa ma ahn hhh

    • @iknow_my_enemy9750
      @iknow_my_enemy9750 3 года назад +1

      Wlhi anoo kabo qabin baan isfiirshay inaan kabo qabo😂..waa nawaashay🤣

  • @dahirhussainali8357
    @dahirhussainali8357 3 года назад +130

    Adoo sariirtaada jiifa hadii aad daawanayso like saar maxaa sugaysaa

    • @mohzenn77
      @mohzenn77 3 года назад

      Hhhhhh war nio soomaalidaan funny waaye

  • @yameniboy9606
    @yameniboy9606 3 года назад +327

    INTA BARNAAMIJKAN JECEL ISMUUJIYA 😂😂🖒

  • @maryamo411
    @maryamo411 3 года назад +84

    Koobka nagaha labilaba kaas tagere u noqo iska dhaf kan raga 😂 miina lo aasay wlhi😂😂✌🏻

  • @Ahmed_somali_6
    @Ahmed_somali_6 3 года назад +279

    Axmed tahliil : wlhi sxbow gaasaa i wareershey
    Yufle: gaas aaa
    Axmed Tahliil : haaa
    Yufle: gaaska maxa ku keenay ?
    Axmed Tahliil: sabta 😂😂😂
    Ninkaan hadal ma dhibo

    • @fatimaliiban1243
      @fatimaliiban1243 3 года назад +11

      Waaa non hg ah sidaadarteed waaa nin adag

    • @ilyaasabukarcusman4321
      @ilyaasabukarcusman4321 3 года назад +15

      @@fatimaliiban1243 Hada H.G Iyo Wax Lamid Ah Yaaka Hadly Mise Wax Wliba Inla Qabiileyo Wye🙄

    • @fatimaliiban1243
      @fatimaliiban1243 3 года назад +2

      Ilyaas Abubakar cusman waacaadi ina adeer ha ubixin soomaalida dhan waa jeclahay lkn kaftanka waa furanyahay

    • @nawaalqaran7390
      @nawaalqaran7390 3 года назад +3

      @@fatimaliiban1243 uff hg qabil ku ncy😡

    • @aziiz94
      @aziiz94 3 года назад +10

      @@nawaalqaran7390 somali dhan wada qabiil ah marka qaleey HG wa libaaxyo 🦁

  • @hansareofficial2550
    @hansareofficial2550 3 года назад +35

    Astaan maalin un waan ku soo biiri doona i.a anigoo xirfadeyda muuqal curinta wata i.a wlhi qaabka loo alifay sheekada sida loo duubay inaba caadi ma ahan wlhi

  • @ramladhameys6570
    @ramladhameys6570 3 года назад +19

    Wlh 100% qof dulqaad badan waaye indheer garad reer gallmudug ah🥰🥰

  • @hazankaafi4473
    @hazankaafi4473 3 года назад +295

    Hadaa maanta soontay like wll😅

  • @taarikofficial6609
    @taarikofficial6609 3 года назад +222

    Ahmed tahliil inuu lil baliil u cod ekyahy inta ila arkty like

  • @sacdiyoali2128
    @sacdiyoali2128 3 года назад +7

    AHMED TAHLIL Legend waaye wlhi rer magalnimada cida utahy ina ader 🥰🥰

  • @laylokhalif1198
    @laylokhalif1198 3 года назад +23

    WIIL HG ayay Rabaaa iney ku ciyaaraan ViiVa Axmed Tahliil❤❤❤❤❤❤

  • @caashoshariifyacquub6903
    @caashoshariifyacquub6903 3 года назад +115

    Kkkkkkk wlh kuwii hore kanaa kadaran tiktok inta kasoo dawaty goos gooska like dhac igu siiya😂😂

  • @hanaappe6363
    @hanaappe6363 3 года назад +166

    Kii hore inuu shidna yaa ila arkay 😁😁❤️ like ii saara

  • @mohaabduqadir6661
    @mohaabduqadir6661 3 года назад +42

    Ninka raga wuu dulqad badanyahay lkn hadu xanaqo ficilkisa wuu adag yahay sida maclinka 😎🙏🙏

  • @sharafhersi2945
    @sharafhersi2945 3 года назад +73

    Dadkii Prankga Sameenayay Ayaaba Xanaaqay Yaa idin Dhahay nin HG Ah Baa Prank lagu Sameeya Tababaraheena Hadal Ma Dhibaayo illahey Ha Xafidee

  • @Mustafa-uq5dj
    @Mustafa-uq5dj 3 года назад +51

    Yufle: kuceli, aniga miyaa naag ah?
    Axmed tahliil: haa
    Laandheerenimo 😂😂✌️

  • @faizasharmarke7231
    @faizasharmarke7231 3 года назад +159

    Ahmed tahliil hadalkiisa waaka helay wuu hadal adagyahay nin rag hadalkaan adag oona xanaaqa laheen aa laga rabaa.

    • @najmocadey2630
      @najmocadey2630 3 года назад +1

      Ke waye axmad tahlilka makan sharka ma dow sitaa

    • @abdihaadi6608
      @abdihaadi6608 3 года назад +1

      @@najmocadey2630 waa midka shaarka madow ee hore fadhiya 🤣🤣🤣🤣

    • @najmocadey2630
      @najmocadey2630 3 года назад

      @@abdihaadi6608 haa thanks wll

  • @umuraage2984
    @umuraage2984 3 года назад +15

    😂😂😂😂😂Wlhi waa wiil dulqaad badan leh illah ha idin barakeeyo wllaalahey🥰🥰🥰🥰.

  • @zeyzeyali323
    @zeyzeyali323 3 года назад +17

    Waku wataa mclin nin adag wlhy meel uu saare🤣😂😂😂galmudugnimo😍❤️❤️

  • @mushtaaqqurux5311
    @mushtaaqqurux5311 3 года назад +34

    wlhi waan islahaa astaan ma idin keeni doonan barnamij kale waa naga farxisen😂

  • @amiirahajji2614
    @amiirahajji2614 3 года назад +24

    I can't wait wlh barnaamijkan ☺🙈😂maila xiissnaysaaa barnaamijkan isaga aH

  • @talasamemedia5487
    @talasamemedia5487 2 года назад +3

    Legend ahmed tahliil qofkii yaqaana yaqaan wallhi waa player sheekaalow ah, kaftankana 100 buu keeny😃

  • @umusamiirhassan9961
    @umusamiirhassan9961 3 года назад +11

    Majeclan laheed ina shadiyo sharaf ku jiridonto barna mishka like iisar

  • @anasxasan7169
    @anasxasan7169 3 года назад +1

    Macalimuu waan kuuku heesta kabtankii hore wardhiigley axmed tahliil wlhi waa cadeesey inaa tahay reer wardhiigleey

  • @liibaanzidane8994
    @liibaanzidane8994 3 года назад +35

    Waxaan Noqday Qofkii 3daad Comments 🙏☪️☪️ر مضان كريم☪️.......
    🤲كل عام وانتم بخير🤲

  • @zahra11573
    @zahra11573 3 года назад +2

    Intaan daawanaayay barnaamijka waa ninkii ugu dulqaadka badna Masha'Allah

  • @kadijaactive5398
    @kadijaactive5398 3 года назад +24

    Wlhi dabecad ayuu leeyhay mnsh allaah.

  • @dumarbilla4972
    @dumarbilla4972 3 года назад +41

    Reer galmudug is muujiya wlhi inaanan ciyaar naloogu qaadin rigoore lee rigoorana waaba iska nasiiib sidiisaba🤣😂🤣

  • @Kadir_apdi
    @Kadir_apdi 3 года назад +26

    I can't wait video gaan macaan iyo ck reaction kiisa😂😂😂😂😂

  • @abdiqadirabdulaahi6219
    @abdiqadirabdulaahi6219 3 года назад +11

    Galmudug way xusidontaa tarikh buuna dhigay macalinkaygi macalimuu axmed tahliil ❤

  • @Skpoi7
    @Skpoi7 3 года назад +26

    Inta khadar Keyow sugayso like 👍 isaara

  • @abdimajiid614
    @abdimajiid614 3 года назад +17

    yufle: godobaa kuu heestaa odayaashayda wcanaa
    Ahmed tahliil: amaadan odayaalba lahayn🤣🤣

  • @suleeqocaaqil172
    @suleeqocaaqil172 3 года назад +54

    Rer wardhigley ismuujiya

  • @balqizayarey
    @balqizayarey 3 года назад +144

    Inta Facebook kasoo aragty oo soo cararty sidaydookle like dhac igusiiya 😂😂

  • @salaadoxusen2375
    @salaadoxusen2375 3 года назад +188

    Sumayo guriga rajan bajaaj dalaq😂😂
    Sumayo Abbabababa😂😂

  • @muhanadahmed3749
    @muhanadahmed3749 3 года назад +7

    inta captain baara u xiistay timekeyga ku imaday liketa dhac ku sii 🖒

  • @shugrimohamed7761
    @shugrimohamed7761 3 года назад +49

    Time kaygaan ku imaaday kabtan baaro xasuus😂😂😂

    • @nimcosaciid5380
      @nimcosaciid5380 3 года назад +1

      Wlhi kaas ayaa barnaamijka xasasiyad uyeelayo waxan dhadhan malahan ki hora macan aha

    • @shugrimohamed7761
      @shugrimohamed7761 3 года назад

      @@nimcosaciid5380 is ku fikradbaynu nahay hadanay barbamijyada danbe shidnan

    • @shugrifarah5166
      @shugrifarah5166 3 года назад

      Kaasà shidnaa umaleyna

  • @mushtaaqqurux5311
    @mushtaaqqurux5311 3 года назад +8

    ahmed wlhi caadi maaahan masha Allh nin adag waaye🙏🏻♥️

  • @nadiirbakaal2109
    @nadiirbakaal2109 3 года назад +81

    Astaan waad mahadsan tihiin afurkii waad naga bixi seen😁

  • @raxmomaxamed5866
    @raxmomaxamed5866 3 года назад +2

    Macalinka waa dulqad badan yahay Masha allah inta Rer galmuduga ismuujiya

  • @yameniboy9606
    @yameniboy9606 3 года назад +25

    King ck ku aaway hee 😣

  • @AnabAdanAnabAdan
    @AnabAdanAnabAdan 3 года назад +32

    Fikrda ah in gaariga barnamijka lagu aabto qofka kene cadi maha wlhi🤣🤣

  • @mohamedbishar3309
    @mohamedbishar3309 3 года назад +25

    Waa toobad kenaa kulahaa Ahmed tahlil waa adag yahay😂✊🏿

  • @zeynaaahmed6077
    @zeynaaahmed6077 3 года назад +2

    Ahmed Tahliil Ninka barnaamijka ugu wanaagsan ✨❤️❤️

  • @crnofficial9240
    @crnofficial9240 3 года назад +38

    Inti qadar keyo sugeso ✌

  • @fahmaahmed3062
    @fahmaahmed3062 3 года назад +3

    This guy was soo patient mashaAllah

  • @shankaron4736
    @shankaron4736 3 года назад +5

    Astaan Tv in kaban Filashadeena
    Madadaaliyaha Bulshada 🎊♥️💯
    Ramadan Mubarak 🌙👋🏼♥️💋

  • @mohamedluiz6161
    @mohamedluiz6161 3 года назад +24

    Kuwi prankiga samenaye apa ka yapen wlh mclin tahlil galmudug lacagta ka daldalana kulhaa😂😂😂

    • @hassanjungleb4414
      @hassanjungleb4414 3 года назад

      Wlhi wax bahdil ah Magac oo dhan ayuu sharafta kaqade ciyal qofkii Talo u dhibto dhibkan ayey ledahay waqtigisa aya lagu jira no problem

    • @miskicali8360
      @miskicali8360 3 года назад +1

      @@hassanjungleb4414 dee kaftanku dhankisa kagalay , adigase qasab kuguma ahan inad wxd aminsanthy dad nucas kula hadlayo isku sharaxdo mowqifkada , kaliya wuu ka walay Ragan inteysan asiga ka waalin , haddalkoda ayu iskaga xirayay , qibrada haddalkey ka mid thy macalinka galmudug wa nin haddal xigmadisa lagu Garin sxb

    • @hassanjungleb4414
      @hassanjungleb4414 3 года назад

      @@miskicali8360 adiga Ana ku waso

  • @naruuracadey7798
    @naruuracadey7798 3 года назад +27

    Wllhi barnaamijkan waxaaa iigu qosol bdnaaa iiguna saamyn bdnaaa shaadiyo sharaf xashiish muu cabaaa 😂😂😂😂😂😂

    • @sacdiyoali2128
      @sacdiyoali2128 3 года назад

      Ku dhacda muu jogi jiray🤣🤣🤣

  • @yasminmohamedjama2270
    @yasminmohamedjama2270 3 года назад +40

    Nin hg wye dhel dhel magalo wlhi biyaha madaxu aga bilabay 😂😂😂

  • @fadimaayglan3783
    @fadimaayglan3783 3 года назад +10

    WAlhi gesi iga dheh mesha kaimadey godam lagama qoro kilahaa💪👍

  • @Quen_Filsan_Said
    @Quen_Filsan_Said 3 года назад +73

    Hadaa jiif ku daawaneyso
    Like ta ha iLa dhaafin 👍👈

  • @mohammednaani2319
    @mohammednaani2319 3 года назад +25

    Waleey dad badan ayaa lagaadi rabaa lacala meeqa ayaa lagaaadi rabaa Ramadan Mubarak all Muslims astaan isoo qabo inta kale Ramadan Mubarak all Muslim 🤔🤔🤔🤔🤔🤔😂👌👌👌

  • @omarmohamedhussein7367
    @omarmohamedhussein7367 3 года назад +1

    Asc Astaan masha alh runtii waa barnaamij wngsn wana sodhawenaya Lkn Hal talo aya wata o ah yarka gadaal fadhiyo okiyaalaha in uu iskasiibo hadad kadib madama gacan loqadi karo dhaladana isha wax kagaarsiinkaro 🙏🏽 thanks Astaan

  • @simranaadan1215
    @simranaadan1215 3 года назад +6

    Sa usagayey barnamijkam ya ila mida 👍

  • @najma8198
    @najma8198 3 года назад +39

    Waa nin dagan wlhi axmed tahiil oo dulqaad badan waa la gadeey maskiin saan u qosolay ila qofka dulqaadka badan mar bu kaca 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @saadiomoalin5296
    @saadiomoalin5296 3 года назад +43

    Walahi waa naga xanaajiseen Finland aan idinkaga soo duuli gaaray inaa idin budeeyo ileen tababaraheeni baad ka xanaajiseen dhiiga igu karay biyaha marka ku shubtay yaaqay anaga reer galmudug nala dhahaa kaftanka naga daaya😂😂😂😜

  • @sucdiabdikadiry5329
    @sucdiabdikadiry5329 3 года назад +10

    Macalin axmed xusmad naga mudan yahay reer Galmudug hda nahay macalinka nogalexda

  • @Malyuunxaashi
    @Malyuunxaashi 3 года назад +15

    Qofka kaftanka bdn wa dulqaad miiran😁😂❤❤

  • @azhitaquen1224
    @azhitaquen1224 3 года назад +3

    War walhi ninkan wa gesi wajigay kaqorantahay waxanba kahelay intayaru eyhy tas miyad awodin♥️♥️

  • @ashkar1460
    @ashkar1460 3 года назад +56

    Tahlil inu camerada arkey kadibna kazii waaley inta arkty like 😅

  • @aizhaadiamond5747
    @aizhaadiamond5747 3 года назад +25

    Inta u xiistay barnamijkan waa idin salaamy👋

  • @nuuraahmed5584
    @nuuraahmed5584 3 года назад +7

    Dagananta waa loo dhashaaa❤🥰

  • @abdishakurmohamed9535
    @abdishakurmohamed9535 3 года назад +2

    inta jiif ku daa wanysa like dhackusii😛

  • @farahahmed6556
    @farahahmed6556 3 года назад +7

    Najma nashaad iyo ismaciil arka labada plz so qabta yaa ila sugaya😂☝️

  • @cabdisalansiibaay4338
    @cabdisalansiibaay4338 3 года назад +3

    Waaa libaaax wlhi ahmed tahliiil

  • @saadaqabdirahman936
    @saadaqabdirahman936 3 года назад +32

    😂😂😂 axmed tahliil waa adegyahay wallee waa is adkeeyay

  • @user-fr6pf7ni1t
    @user-fr6pf7ni1t 7 месяцев назад +2

    The legend ahmed tahliil😂

  • @jda6840
    @jda6840 3 года назад +3

    Looking for the ENGLISH COMMENT

    • @switchbladesx5808
      @switchbladesx5808 3 года назад

      🙋🏽‍♀️ here

    • @habiboali8661
      @habiboali8661 3 года назад

      Buahahaha we really messed for this 😂😂 Somalis looking for English comments 💀

  • @hoodoxikmoofficial109
    @hoodoxikmoofficial109 3 года назад +1

    Nin adkaysi badan weeye wallaahi oo aad udagan. Legend.♥️

  • @saedsantiko6606
    @saedsantiko6606 3 года назад +116

    Inta Ck reaction sugeyso like isaaar 🤣🤣✌

  • @nuradienali7910
    @nuradienali7910 3 года назад +16

    Ani Taamkayga Ku imaaday inta la socotay sandki horr kabtan baarad 😂😂 io kusigiisi ar ninkaas soo qabTa plz😂😂😂😰

  • @ziisey1096
    @ziisey1096 3 года назад +38

    War ninka maxa ka xanajinaa ninka maba xanaaqayee kulaha wale ayaga uu prank ku sameeye😂😂😂😂😂

  • @abdulqadiraj
    @abdulqadiraj 3 года назад

    War bisha Barakeysan Barnaamishkan Halaga Daayo wll waase barnaamish fiican laakin in laisku danbaabo ma fiicno thnx dhamaan atan

  • @farxiyomurjan2811
    @farxiyomurjan2811 3 года назад +4

    Waa sanadii labaad aan ku xirnaadi barnaamijkaan

  • @nasriinamagan5738
    @nasriinamagan5738 3 года назад +6

    Nasab waye wlhi macalin ahmed tahliil ❤

  • @ashaabdulkadir6346
    @ashaabdulkadir6346 3 года назад +49

    Booska Xasan yufle ahmed tahlil in lagu badalo ee ahyd asiga aaba dadka ka xanaajiyay😀😂

  • @maryamaqalbi3022
    @maryamaqalbi3022 3 года назад +1

    🙆🙆 Tawabaraha Galmudug waan ku wataa Tahliil 🥰🥰

  • @ikransaed3314
    @ikransaed3314 3 года назад +3

    Shidnaan wlhi wiilku isma dhibayaayaba ❤️

  • @adnaahmed7302
    @adnaahmed7302 3 года назад +6

    Wlhi waa soo manahay Nin kaan intee ka helaa dul qaad badanaa Allow kan cml ii Sahal eesh calaa Nin waye

  • @abdillahimuse7710
    @abdillahimuse7710 3 года назад +33

    Ninkaan kaptan baaraa in uusan gaareynin inta igu raacsan farta taag

  • @beelobaando9194
    @beelobaando9194 3 года назад +1

    Sanadkii horaa shidnaa Lkn waa inaa dhahnaa alxamdulilaah sanadkaan caafimaad ayaa ku gaarnay Masha Allah

  • @bahjaali5413
    @bahjaali5413 3 года назад +20

    Hhhhhhh indho adeegiii oo socdo waye wlhi macalinka galmudug

  • @najmaabdullahi3770
    @najmaabdullahi3770 3 года назад +2

    Masha allah Dulqaad leeyhy Axmed tahliiil