@@somalientertainmentcomedy4556 waa runtaa 20 riwaayadood ayaan ku maqlay, labadooduna kooxdii onkod ayey ka wada tirsanaayeen, riwaayadda wajiyaal isxasuusta min 4 hees ayey ku lahaayeen halka heesta wajiyaal isxasuusta lafteeda ay min laba bage kala qaateen, Waa lagu qaldi karaa laakiin waxaan ka hadlayaa diiwaan ayaa jira ay ku keyd sanyihiin oo ay ugu muhiimsan yihiin radio muqdisho & radio hargeysa Haddii kuwaa la fara galiyay soo Markaa boob noqon meyso.
Caashaqa ma baran weli Mana beeninaayee Kuu bogaaday inanyahay Sidii bili xishootana Runta ugu bareedhaa Sida barashadeenii Jacayl la' ku noqotaa Baraadli' ma seexdaa Haduu yahay bar kuma taal Xiisuhu ma ba'ayeee Hadaad bixi Adoon bogan Jcyl bee ma nabadee Maku sii balimiyaa Dhulkoo meel barwaaqo ah Oon lahayn bad iyo wabi Dhirta ay ku badantee Beryo layrsi loo tago Buurta gacan libaaxee Ku yaal baytka raaxada Maku siibaraayoo Beriba maysu raacaaa
Xadraawi baa iska len u maleenayaa bayd ku jiray uuna soo qaadanin baaba cadeeya abwaan uma balweeyeen xadraawi ma bokhreen laxanka iyo midhuhu isku sii bay u dhacayaan hadaanan khaldanaynin from qabri dahar
Maleh walaal hadraawi laakin tusaale ayaa loo soo qaadanayaa wuxuu leeyahy jacayl lu hadaanu wax jirta ahayn abwaan weyn ee hadraawi ku dheceen oo beerlula muu jeclaadeen
Habeenimo saq dhexe io nairobi io qaaraami wakhti kale oo waca😊
2004 xasuus wlh allaha unaxariisto kooshin yare oo sida aan maqlay Canada 🇨🇦 kugeeriyooday
Alaa heeskan jecliya ilahow u naxaristo xargo iyo koshin iyo kinsi
Waa Erayadii Abwaan Maxamuud maxamed(Qaaqaay), laxankii Jiim Sh. Muumin AHUN, waxa kuwada luuqayn jiray C.laahi Xarrago & Kinsi X. Aadan AHUN.
kooshin AHUN si fiican buu heesta u tumayaa una qaadayaa.
Hees igadheh 😍😍
Ya iladhageysanyo Jan 2021
Gghokg
Ggb
I remember In my childhood 2005
Bulo-burte😍 Old is Gold!
Instablaster.
wil caruur baa tahay mar hadaa waqtigaa caruur ahyd.
@@cakoodhanaf5166 13 jir baan ahaa xilligaas 2005 Haddase 2022 Alx 30 jir baan ahay.
Erayadii Maxamuud Maxamed Qaaqay Oo Reer Galgaduud Ahaa🥰🥰Laxanka Iyo Muusiga Waa Jiim Sheikh Muumin Waxaana Horay Uqaaday Kiinsi Xaaji Aadan AUN
jimna alle ha u naxariisto dhawr bilood baa laga joogaa geeridiisa
@@sareeyegaas4710 Allah ha unaxaristo abaayo waa geeri aan ilaa hadda ilaawi la ahay 🥺🥲 Farshaxan aan waligiis soo mari doonin Somalia 🇸🇴
@@sareeyegaas4710m.m qaaqaa miyaa dhintay?
Axmed Saleeban Bidde. Cimriga iyo caafimaadka ilaahay ha u siyaadiyo
Adeer miraha waxaa lahaa Naxamuud Maxamed Qaaqay
Oo reer Galgaduud ahaa
@@abdallamoha7793 reer hiiraan weeye qaaqaa,
Heesihiisii oo dhan waxaa loo boobay axmed saleb bide, waa dhibaatada fankii somaliyed heysata.
@@sayidka6911 ninkAa aad la yaaban tahay ahmed salmeban bide 42 ruwyada ayuu kalgii leeyahay Oo heesa ku jira dhan isagu sameeyay qof noocasa sideban loogu qaldnayn xataa ruwyada heestani ku jirto isaga lahaa .....
magaca ruwayada: xishood iyo jaceyl 👋👍🤌🏽💯🙏
@@somalientertainmentcomedy4556 waa runtaa 20 riwaayadood ayaan ku maqlay, labadooduna kooxdii onkod ayey ka wada tirsanaayeen, riwaayadda wajiyaal isxasuusta min 4 hees ayey ku lahaayeen halka heesta wajiyaal isxasuusta lafteeda ay min laba bage kala qaateen,
Waa lagu qaldi karaa laakiin waxaan ka hadlayaa diiwaan ayaa jira ay ku keyd sanyihiin oo ay ugu muhiimsan yihiin radio muqdisho & radio hargeysa
Haddii kuwaa la fara galiyay soo
Markaa boob noqon meyso.
Caashaqa ma baran weli
Mana beeninaayee
Kuu bogaaday inanyahay
Sidii bili xishootana
Runta ugu bareedhaa
Sida barashadeenii
Jacayl la' ku noqotaa
Baraadli' ma seexdaa
Haduu yahay bar kuma taal
Xiisuhu ma ba'ayeee
Hadaad bixi Adoon bogan
Jcyl bee ma nabadee
Maku sii balimiyaa
Dhulkoo meel barwaaqo ah
Oon lahayn bad iyo wabi
Dhirta ay ku badantee
Beryo layrsi loo tago
Buurta gacan libaaxee
Ku yaal baytka raaxada
Maku siibaraayoo
Beriba maysu raacaaa
Waaaw wlhi meshan murti ayaa talo 2022 wali madhagesateye heestan cml
xusuus dheer wlhi wakhti an yara aya hoyaday kamaqli jiray
Waxaa leh orginaal
Auna Cabdullaahi Cumar Xarrago Jecel oo dadka badankiisu u yaqaanay Xarrago iyo kinsi xaaji aadan
Erayadii Axmed Saleebaan Bidde
Laxankii Jiim sheekh muumin
Heestaa sidaa ayaan ugu af tirshay maxaa iidoo sax ah igu keeni weyday oo kinsi iyo xarago qadayaan
Qof ba dalbaday sxb...lkn tan kalena waan soo galinaa i.a
@@dhiblaawemedia8538 war ninyahow malaha dadki horad kaso hadhay 😁😁
Hestan laxanka Saran iyo kabanka ayanba wax lasisto laheyn ❤❤❤✌
Adban ku salamaya sxp
Waan ka qaday sxb
Xaraggo...weeye
Xarragga jecel...ma aha
Beenta dhaaf,waa hessta waxaa lahaa Maxamuud Maxamed Qaaqaay oo reer Galgaduud ah oo hadda Xamar Jooga
That’s my brother ❤️❤️
Amazing walahi heestan🤔🤔😳😳😳
Xadraawi baa iska len u maleenayaa bayd ku jiray uuna soo qaadanin baaba cadeeya abwaan uma balweeyeen xadraawi ma bokhreen laxanka iyo midhuhu isku sii bay u dhacayaan hadaanan khaldanaynin from qabri dahar
Maleh walaal hadraawi laakin tusaale ayaa loo soo qaadanayaa wuxuu leeyahy jacayl lu hadaanu wax jirta ahayn abwaan weyn ee hadraawi ku dheceen oo beerlula muu jeclaadeen
Maanshllh abwe caadi ma ahn the best chanel
Sxb heesaha kooshin inoo soo badi waliba kuwa kabanka
masha allh wllhi hal.keedu dhigay axsan hees
caashaqa ma baran wali mana beeninayee
from Djibouti
Wan ka helay welee
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
100% Well done
Ciyaal playback waxbaxkama garan karaan kooshin iyo qaraami
Fadlan so gele 10 hees ee kooshin yare
🎸+♥= 🙇😪😪😪
🥰😘💔💖💗💓💞💕💘
Xxs
Shame on you
Hiw do you say
"Sidii bilis xishoota"
While you are a men......