Amiiray anaga ku qirayna ina tahy kaligeed boqorad karti badan akhalaq wanaag dabeecad wanaag naxaris badan ilahy haku sharfo qlbiyy somalidan ma arki karaan qof horumar samaynaya oo aamusan ee plz naagahas dambe ha uso jawaabin ka amus amusnanda xanun ku aheed haday hadal kaa arkan way sii walanayan queen❤❤❤🎉
Amiira quruxey qli habro badan bana arakayay oo meelaha ka shuuqaaya plz ha u jawaabin anaga ku filan naagkasta oo soo neefsata lkn adiga aamusnanta ku bahdil aamusnanta wax ka fiican maleh queen karti badaneyyy❤❤🎉
Quruxdan farxadan iyo furfurnandan waa waxa habro badan ka maseeren kuwa commentiga haynay hadabay habro badan oo caan ahaa debada is kenen hajac tan waa lagu daba daalaya😂💃amiira qalbiyyy naaghas midna ha u jawaabin ka aamus aamuska waa jawaabta ugu daran oo qof la siiyo❤❤❤
Amiiradeena qurux badaney ha u jawaabin habraha oo meelaha niicda la wareegaya sharaftada uun bay rabaan inay meel uga dhacaan ma sheekayo kuwa commentiga ka calacala ee waa kuwa caanka oo damay oo views raadiska ah kaligeed boqorad❤❤
Ilmiya macalimow se ma Amira dhashy asi xor waye meshu rabo ha aado Amira so celi maxa ladhaha naa gabdha warer hanoha ridinina noga lexda agah qofki baxa ha baxo only Amira Lee
Haku daalina quruxleydan haday idinka sameen badnaatay maaha in aad qaraartan xagaad ugu soo gala qabanaysaan war tan way tagdee daba orda uun amiira maxay naago badan ciishay ilow xafid oo ishooda naga qabo😊❤❤
Team Sundus Team samiya team koko team amiro team cayda team saki soomaali team salax jj team adna adna maclimo team alfa team kiki team deqoow jini team asad team abeera team cimran team cumer team cadnaan team armhna team ladan team 27❤
Amiroy wan ku vs gareya🎉❤ runti gawar kulamidax majirto Ayan umalenaya ❤😊 Malin Ayan maleshiya emandona wan ku arki Dona aratitha Ayan uxisa qawa runti wllhi🎉😂❤
Amiira Quruxey waan ku taageera idoo kale sundus markaad na bartay o sxb noqoteena waan isla kiin jeclaa waxa la sheegayo haduu run yahay caadi waye waligeed baa la isku dhici jiray waana la heshiin jiray heshiiya o inta wanaaga iyo sxbtinimada ka farxiya cadawga isku kiin dirayana ka nixiya
Quruxey dadka qaar share out ha usamaya dadka qaar danbe ee ka dhaqeen ee ha u jawaabin waxkasto dhaco eleen views ka dhax arkan hooyada views ayay thy hore usoco abyo
Amiiro qurux abyoo boqorad aa tahay qoralkeyga hadaa argto waxaan kuu shegaayaa siskastoo laguu soo caaayo wax kastoo dhaco ha usoo jawabin please 🙏 waxba kma bdlayan waligaa Amiiro qurux lee ahaanee hormar wacan baa ku rajeynaa social media saan iska ah dadka maanta ku ceynaayo biri ku amaano voice aa kasoo galay 7+7😂❤❤
Mahriz dadka dil mala dhahay mise so saar qofka amira videoga wnka helnay meel ku jiraan jestole iyo mohan wa funny mar kasto no keen haka so tagin amira
illah amarkiis wilashaan markey amiiro nkeeento mobil xataa ma jcli inaa ka fiirsado shaashad weyn lee uqata saan ujeclahy le amiiroy wilashan io barnamijyo badan noga soosamey wanku heystaye
Amiira abaayo inta ku jecela ka badan ee please wixi ku caayo ha uso jawaabin
Waa run whi hn amiira nolow intey jirto
@@BakalFozia wll macn qofka wanaga waxa ugu jira baaloo shegaa ee xumaanta laguma tageero wll amirow adna xishood niman kaa xarana baa lajoogta ee iskadaa qosolka waa igatalo
❤❤❤❤❤
Wllhi oo bilaahi oo tolaahi waaba dhaaratee like saar 😂
Adah dhartey manah dhartey😂
😂😂😂 funny
Bani admh ahy wA qaldmi kara
Amiiray anaga ku qirayna ina tahy kaligeed boqorad karti badan akhalaq wanaag dabeecad wanaag naxaris badan ilahy haku sharfo qlbiyy somalidan ma arki karaan qof horumar samaynaya oo aamusan ee plz naagahas dambe ha uso jawaabin ka amus amusnanda xanun ku aheed haday hadal kaa arkan way sii walanayan queen❤❤❤🎉
Yeey is dagaaleen Abaayo
Amiira quruxey qli habro badan bana arakayay oo meelaha ka shuuqaaya plz ha u jawaabin anaga ku filan naagkasta oo soo neefsata lkn adiga aamusnanta ku bahdil aamusnanta wax ka fiican maleh queen karti badaneyyy❤❤🎉
Haa amiro afkaga qabso anaga narayna gumaysoyinka🤣🤣😂😂🤣🤣
Haa habrihii 2022 dadoda laysku haytay xata way kuso qala qabteen queentan ilow ishooda ka qabo❤
@@MILYAAN_DHAAN comments ka lagu naaraayo lee shaax ku dul cab amiiray tagerahaada ku kalsoonaaw ayaga ku filan 5ta xabo oo so qeyliso
Nya maa sundus bay is maageen wax ma ogiye iisheeg bal@@MILYAAN_DHAAN
Gabadhan iyo wiilashan quruxda badan u Maleen maayo inay dhaafayn nabiga mahameth csw ❤😢
scw scw scw❤
Amiira naagaha cayaya kaliya waa kuwa xaasidinta ah oon arki garin gabdhan yar nolosheeda quruxda badan😢amiiray ha ujawaabin qli naagahn waashay caawa waad ka neefisay markale haka neefin aamuska ugu dadaaal❤❤❤
Amiiradena mohan iyi jeestole naso badi😫❤
Amuuro badanaa aduunkan waxan la arken maleh dad shalay markii ay teamka kuso biirayeen qaawana oo xataa laga wada dhici jiray oo videoyadoodi media yaalan ayaa maanta kuso kala qabanaya gabdhan yar ee ilhy adabta iyo quruxda iskugu daray kaga daran iyadaba dadka bartay m.a ilow ishooda nooga hay❤❤amiira ha u jawaabin habrahan dalaan anaga ku filan midkasta😊❤
Waligaa dad asaxaab ah oo shalay isla ceeshayey dambi ha u galin lkn amiira waad dhihi kartaa wan ku taageera adoon dad caayin
Ar amiraa habeen walbo wax lee no kenee wan kuwada qali wadadii 2M heysa miradena😩😩
Amiira abaayo inaan kulataliyan rabaa wllshy wan kujeclahay I know dadka qoraaladooda khaldan ay kusoo qorayaan wad kaxunuunsani balse waxan kugu latalinayaaa inadan usoo jawaabin oodan soo qadadin hadaladooda hadaa attention siisid waysii xumaani un dhagaha kaxidho iyagaa Dan u daali sharaftaada ku jirtaa inad ka aamustid qurux iyo aamusnan hadad ku bahdishid is enough anaga ku jecel oo kaa badan❤️❤️❤️❤️
Wlhi sax waye xbbti nayadeyda wixii kujire kujire aya kahadleysa
Anaga kujecl xbbti keep going my queen mira qurux❤❤❤
Amiira abaayo mcn adi iyo sundus yaan liskukin dirin please waxa tihiin labada gagdhood oo ugu qalbiga fican abaayo please dhaxdiina yaan laga faa ideysanin sundus walasha waa
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ) ❤️🫶🏻🥹❤
Scw
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
Scw scw
Abayoo channel keytaa soboqaaa
Scw scw scw scw scw scw
Amiira qurux kaliged boqorad waye qoftan wey tagtay haku dalina social media wey xureysaty xogweynta social media team Amira m.a wala kasbady ayado waliged qof ugafin ok cayin aythy gabdha ugu subscribe badan somali gabdhaha 🔥💪m.a
Amiira qosolkaaga waa iska jecelahaay😂😂😂
Sow gabdhan yar quruxdeda kartideda iyo adaabteda ayaaba laga wada xun yahay habro commentiga ak cabaadi jiray ayaan la yaabanen habro gagabobay oo foolxumo iyo dhaqan xumo isku darsatayna way aamusnaayen soo wada baxa qabiilkii idin qaatay idima dhigee amiira karti badan wax hadal ma kaga qaadaysan yaa dhhaa😂amiira aamusnanda ku bahdil habrahaas haysku soo dhisin❤
😂😂😂😂😂😂😂 jeeestole balaaayo waaye ex teyda miyaa kulahaaa
Amiiro qurux let's go 1.3 million ❤
Quruxdan farxadan iyo furfurnandan waa waxa habro badan ka maseeren kuwa commentiga haynay hadabay habro badan oo caan ahaa debada is kenen hajac tan waa lagu daba daalaya😂💃amiira qalbiyyy naaghas midna ha u jawaabin ka aamus aamuska waa jawaabta ugu daran oo qof la siiyo❤❤❤
Iisha waanba arkee kuwa kle yawaaye qurxy 😂
Talent girl amiira wax cusub ino sobadi wadadii 2m kusocotaa strong girl ✊ 💪🔥
❤❤
Talent Quruxdeena, Gabadha ugu shidan Somali Social Media ya ku gaara adi ya ku gaara ❤❤❤ The dog barks, Milyan Qurux moves on ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
aan kuwad salino nabigena Muhammad scw scw scw ❤❤❤😢
Amiiradeena qurux badaney ha u jawaabin habraha oo meelaha niicda la wareegaya sharaftada uun bay rabaan inay meel uga dhacaan ma sheekayo kuwa commentiga ka calacala ee waa kuwa caanka oo damay oo views raadiska ah kaligeed boqorad❤❤
Abaayo isheeg ya waaye dadka caanka ee Amira caynayo pls
Amiradeni plz codsi waye maclimow kusoceliya teamkina plz😊
Ilmiya macalimow se ma Amira dhashy asi xor waye meshu rabo ha aado Amira so celi maxa ladhaha naa gabdha warer hanoha ridinina noga lexda agah qofki baxa ha baxo only Amira Lee
Meel walba ayada ushidan keligeed talisoo 👑❤️
Really QUEEN OF QUEENS❤❤
Amiira qurux aaba kuu baxday adiga maa ceeb eh inta jiran ha u jawabin hakugu nafisaan keep going ha u joojin anagaa ku wadano 🙏🙏🩸🙏
Baqorada laba ma ahan amiiro qurux keep going, sister cadawkaga cagta hoostiisa
Amiira qurux badan wallhi waa fanny ee hablha so same
Amiira dadkaan tiktok ga jooga ilmo iyo dad aad udhaqan xunba jooga waxan kaa codsanaya in aysan saameyn kugu yeelan dhaqamadooda xun garti wan kugu ogaaye sii laba jibaar
Ayyy barnamij shidan no kentay amiira👸
Waw masha allah barnamij quruxbadan horay usoco wllsheyda mcn wankahelnay part two will ah nososame aqwaantena
Haku daalina quruxleydan haday idinka sameen badnaatay maaha in aad qaraartan xagaad ugu soo gala qabanaysaan war tan way tagdee daba orda uun amiira maxay naago badan ciishay ilow xafid oo ishooda naga qabo😊❤❤
Run badanida ma ana kudhalay😂❤
Jestoole iyo mohaan mahrez iyo daljire funny waye wlh😂😂
Queen guleyso dadkaa xun ateyshin hasiinin haso qadan xitaa qoraladooda❤❤
Team Sundus Team samiya team koko team amiro team cayda team saki soomaali team salax jj team adna adna maclimo team alfa team kiki team deqoow jini team asad team abeera team cimran team cumer team cadnaan team armhna team ladan team 27❤
Amiiray ha jawaabin angaa kufilan naagahan wada ooyaya❤
Always amiira qurux is beautiful in meetings ❤❤
Aamiiro abyo inta ku jacel ayaa kabadan inta ku caysay marna ha ujawabin heee❤❤❤❤
Amiira qurux qosol wanagey wakujeclanahy mcnto❤❤❤
Amiroy wan ku vs gareya🎉❤ runti gawar kulamidax majirto Ayan umalenaya ❤😊 Malin Ayan maleshiya emandona wan ku arki Dona aratitha Ayan uxisa qawa runti wllhi🎉😂❤
Horta awalan Bismilaahi caawa dadaa soo baxee cuqdad qarsanayey war masha allh amiira xbbt naago badanba ciishay wlha isxaji waligaa marnaba hasoo jawabin aamus ku dhaaaf cuqdadlooshinka❤️🤟💋
Huuno side wx ujiran wxba ma arke iga daba gey
Aryadha maxaa dhacay iisheega bal😂
Waa u xiisnay afartaan jestoole Mohan mahres iyo daljire🎉
Amira guul macnto ❤❤❤❤
Amiiroy hppt naago inty guumeysooben oo wareeray baa raba inaa share out usamyside aamusnan ku bahdil balo idin tagty rufiyaanimadaba udheer😂
32 jir niiko+ cuqdad + qabyaalad adun abihi cunay weye dunidn adunka waxaa igu daran markii yaran lga hadlay 😭💔😂
@@MILYAAN_DHAAN yaa waaye taas 😮
Amiira abyo allah ha ku sharfo ee dadka ku caynayo ha u jojini❤❤
Amiira qurux wllhi wnkujecelhy inolo abayo ❤
Silent is the best answer ❤🫶🏽Naagaha Amus baa ku garaacday alle yacisak ina mohamuud mahamed. 🎉
Ku sali nabiga sharaf de Lee scw scw 😢❤
Amiira Quruxey waan ku taageera idoo kale sundus markaad na bartay o sxb noqoteena waan isla kiin jeclaa waxa la sheegayo haduu run yahay caadi waye waligeed baa la isku dhici jiray waana la heshiin jiray heshiiya o inta wanaaga iyo sxbtinimada ka farxiya cadawga isku kiin dirayana ka nixiya
Amiiray iqbal iyo axmed wa uxisne noken😫❤
An Ku salino nabikena Mohamed scw 🕋🕋🕋
Amiira. Qof wanaagsan. Dadaal badan. Karti badan aan cidnh ku tiirsaneen. Saas ufaraxsnoow. Kaligeed queen 👑 lkn asad ha ilaawin. Waxlsoo duub duub.
Talo nin weyn waan idin taageeraa cadawgiina ha usoo jawaabina
Amiira qurux anaga garabkaga ah guul abayo mcn❤
M.a talent girl keep going evil eyes.i.a ❤❤❤❤❤
Quruxey dadka qaar share out ha usamaya dadka qaar danbe ee ka dhaqeen ee ha u jawaabin waxkasto dhaco eleen views ka dhax arkan hooyada views ayay thy hore usoco abyo
Kaligeed boqorad amiradeyna cadowgaga u nolow❤❤😊
Amira horay usocda ❤❤❤❤❤
Amiiro qurux abyoo boqorad aa tahay qoralkeyga hadaa argto waxaan kuu shegaayaa siskastoo laguu soo caaayo wax kastoo dhaco ha usoo jawabin please 🙏 waxba kma bdlayan waligaa Amiiro qurux lee ahaanee hormar wacan baa ku rajeynaa social media saan iska ah dadka maanta ku ceynaayo biri ku amaano voice aa kasoo galay 7+7😂❤❤
soomaha markey dalxiiska aadi jirtay kuwaa ku dhaganayeen wilasha maxa u raacday sey u wadwadeen wey is amuseen sbbto ah maysan usoo jwabin hadana jwabta ayaa si kululeneyso ha ujawabinba ayaga dami doono maalmo kooban wye dulqado dulqaad waku fadhiyaa hee
Waxaa balan ku qaday ina wligey amiira qurux tageeri duuno balaan waye❤
Inta ku jecelba kaa badan amiiradena❤🎉
Wan gaareysa xabibti hore u soco cadowga ha jabo
Quruxey inta xun ha ujawabin boqolaal soo maliyeed oo kujecel jirtee amiro quruxey
Amiira ceyda prank ku samee plz 😂😂😂😂
Amiroy silent killer 😎Aamusnanta kugu ognahay habraha kugu naxsan amusnanta ubadi qalpi👸🏼🔥
Dadkaas waxay raban inaad xanaqdo o aadso hadasho ee inta kujecel le karaac hana uso jawabin mardanbe qoralka xata haso qadan ❤❤
😂😂😂😂noosoobadi abaayo tookadaxigto lawokartoon qofbur udhiib qofkakalena waxfiican udhii😊😊😊horay usoco abaayo❤😊😊
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️
Boqordena amira qurux 😊❤🫶
M.a talented girl anaga garabkadhi nahy marwalbo hore usoco sz❤❤❤
Quruxbadan amiraH❤
Mahriz dadka dil mala dhahay mise so saar qofka amira videoga wnka helnay meel ku jiraan jestole iyo mohan wa funny mar kasto no keen haka so tagin amira
Yaaa ila tartami karo hebn walbo anaa uhoreeyo😢❤❤❤
Kusali nabiga scw masoomarin dunida ruux kasharaf badan Nabi muxamed n.n.n.k
Mahrez muqaalka wuu shiday walahi qosolku iga dhameyey😂
Wlhi mahrez funny wuuuu dhaaaafe 😅
Game igu qosol badna abid 😂😂😂😂😂😂😂😂
Keep going big familiales
Amiira part two soo samey
Amiiradena ❤Qalanjo dumar ❤jestole fanny waye😂😂😂
TEAM AMIIRA QURUX ONLY LIKE 😂
Ku sali Nabigena the best person ever the most knowledgeable and the most shy person Prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم )
😂😂mehrez Saqajaan baad tehe wllhi😅😅😅😅
bro mahrez got me rolling on the floor cawa😭😂
Ku salii Nabigeena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhammed (Scw)❤️❤️🙏
Please and please part 2. Qosol ka naga dha maa day😂
Amira baryahan sundus ma is dagasheen la isuma kiin arkeee mxaa qaldan sis😢
Amiiro kaligeed boqorad😢❤2m🎉
Cw wlhi qosolka iga dhmaday😂😂🎉 part2 aa sugey nah Amiiiiiiiiiiiiiraaaaaaaa
Alla daljir dhib badana candhuuf uu u mariyw 🤣🤣💔
Amiira 2😅😅😅😅
اللهمَّ أَنْتَ رَبِّي لَا إِلَهَ إِلَّا أَنْتَ ، خَلَقْتَنِي وَأَنَا عَبْدُكَ ، وَأَنا عَلَى عَهْدِكَ وَوَعْدِكَ مَا اسْتَطَعْت ، أعوذُبِكَ مِنْ شَرِّ مَا صَنَعْت ، أَبوءُ لَكَ بِنِعْمَتِكَ علي وأبوء بذنبي فَاغْفِرْ لِي فَإِنَّهُ لَا يَغْفِرُ الذُّنوبَ إِلَّا أَنْتَ❤
MAHAREES.
QOSOL. MIIRAN. WAAYE
WUU IGUDHAREEREY. KULAHAA😢😢😢😢😢😢😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
illah amarkiis wilashaan markey amiiro nkeeento mobil xataa ma jcli inaa ka fiirsado shaashad weyn lee uqata saan ujeclahy le amiiroy wilashan io barnamijyo badan noga soosamey wanku heystaye
Subxanallah dhaarta waaxay amiira lugaha waji waaye walahi ayaa dhahday dhaartu ma ciyaar ma gasho
Hore usoco Amiira
Daljir video ga ma dhamaade ku laha 😂😂
Amiira next Gabdhaha ka dhig plz xbti
Wan ku zalamay amira ❤❤❤
Wlhy cawada saaid ayaa uqoslay😂😂😂
Cawa qosaolkii buu game kaan iga dhameeyya
Jeestoole wlh funy team27 uso baxay 😂😂 fircoon miya kuye iyo wiji faranfar
Party 2 soo same