QEYBTA 1AAD XUBINTA DHAQAN DHOWR USTAAD MAAX 2019

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 дек 2024

Комментарии •

  • @deeqaraage1158
    @deeqaraage1158 5 лет назад

    Masha allah aad ayaan u jeclahay barnamijkan iyo xigmadahiisa ⚘

  • @muumincqaadir3032
    @muumincqaadir3032 3 года назад

    Masha allah

  • @mohamedshuuke9855
    @mohamedshuuke9855 5 лет назад +1

    Abdulkadir xuseen maax

  • @yuuyu114
    @yuuyu114 5 лет назад

    Dhaqan marka laga hadlayo Muusigada dhaqanka aan laheeyn yaa ka foicneed oo xooga waxad mooda in Carabta Soomaalida iska yeelatay

  • @user-abtol45
    @user-abtol45 5 лет назад

    Sheeko nuucaan ookale marka la duubayo waa inee jiraan dad dhican fadhiyoo dhageesto. Taas waxeey mujinesaa madadaalo wanagsan. Siiwada

  • @Wajaale64
    @Wajaale64 5 лет назад

    Sooooooo Boring, mida kale dhaqan soomaali baan dhawrayaa baad leedahay hadan turkish music baad ku furtay barnaamijka mise soomaalidii turki bay noqotay, maxaa kuu diiday kaban keenii danani jiray, ninka barnaamijka wada naf ha isku yeelo waa lagu caajisayaa hadalkiisa