IMAARAADKII OO SOO ROGAALCELIYAY (4103)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024

Комментарии • 28

  • @user-om9wu9nc7l
    @user-om9wu9nc7l Месяц назад +5

    Imaarad iyo kooxdiisa wadankeena god dheer aye ku riden 😭💔😭😭💔

  • @mohammedalichannel7293
    @mohammedalichannel7293 Месяц назад +2

    Subxanallah shaydaanki waynaa ee imaardka ayaaba qunsiliyad sii furtay bes waaye kuwaas haday sifiican usii qasayan somalia yuhuud waaye kuwaan.

  • @user-oz1em7ox4m
    @user-oz1em7ox4m Месяц назад +1

    Nacalad ha ku dhacdo imaradka carabta iyo shakhsiga soo dhawaysta
    Soomalia allaha xafido madax qalbiga ka jiran ayaa u talisa

  • @fadumarashid
    @fadumarashid Месяц назад +1

    Walaalow amaan nasiiya imaaraad cadowga somaaliya aya tihiin

  • @abyanfaraxamaxamed7900
    @abyanfaraxamaxamed7900 Месяц назад +1

    Xasan Sheekh Maxamuud Dalkii waa Haligay

  • @ubaxadam6636
    @ubaxadam6636 Месяц назад +1

    Acuudubilaahi mina sheydaani rajiim yaa noosooceliyey kuwaan waaba kanasaney yaahuu

  • @mulkiosman7828
    @mulkiosman7828 Месяц назад +2

    aaway MASAWIRADI iyo VIDIO Cadeynayo iney Run 👍🏻 maba Dhici karto MOQDISHO illaa GAL GUDUUD aad ku Soo MARTID 3 SITIMAAN keen CADEEN 👍🏻👍🏻👍🏻

  • @KamalAbukar
    @KamalAbukar Месяц назад

    In lagu dhawaaqo sida ay Soomaaliya ula safan tahay Imaaraatka iyadoo laga duulayo gacan qaadka lagu heshiiyey.

  • @hawakiin6410
    @hawakiin6410 Месяц назад +1

    Waxey usoo rogaal celiyeen mataqaan
    In ey qalalaaso abuuran si shidaalka la qodaayo loo joojiyo lkn madaxda dalka waa kuwo aan waxba garaneyn

  • @sedson02
    @sedson02 Месяц назад

    Warya eelay tuugsade waxad ka xuntahay horemarka dalka .
    Emirates iyo Qadar soo dhawaada , lacagta malaayiinta $$ soo dira .
    Mashaallah .
    We welcome Emirates Consulate in Somalia.

    • @khadarmaxamedmire4021
      @khadarmaxamedmire4021 Месяц назад

      DAWARSADE MEEL ISMA TAAGO CADAWNA MA LAHA WAA DAMEER BAAHAN OO CADAWGIISA AQOON IMARADNA YUHUUDA AYUU U SHAQEEYA YUHUD NINKA U SHAQEEYANA WUU KA XUN YEY WAA CADAWGA DAWLADA ISLAAMKA SUDAAN AYAANA UGU DANBEYSAY

    • @khadarmaxamedmire4021
      @khadarmaxamedmire4021 Месяц назад

      Imaarad wuxuu U taagan yey baabiinta somaliya iyo gacanta itobiya inay somaliya ku dhacdo
      Ninkii imarad daafacaana waa cada qaate iyo NIN caabuda lacagta SIDA xasan gurguute oo sh shariif sheegay

  • @KamalAbukar
    @KamalAbukar Месяц назад

    Waxaan si toos ah ugu soconaa muuqaalka halka imaaraadku ka soo degay Soomaaliya

  • @abyanfaraxamaxamed7900
    @abyanfaraxamaxamed7900 Месяц назад

    Shaqiiq Kulahaa.Shaqa Laahu Qalbak

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle Месяц назад +1

    visa kama rabnee illaahow nagakhabo imaaraad itoobiya alle magan

    • @AA-ze7zk
      @AA-ze7zk Месяц назад

      RAGGE ADIGA OO SOMALI AH BAAN U BAAHANAHAY EMARRAD WAA DADKI AAN DEEQDA SIIN JIRNEY HADA NABAABI'INAYO OGOLEY JIRITANKEENA RAGGOW QABILKA TUURA RAGGA DALKIINA IYO DADKIINA KUFSANAYO ISKA CESHA WAXBA YAANLEYSKU KIIN JABIN
      DAHABKIINA,DABBINA IYOGAASKISKIINA AYA LA XALALEYSAN. ALLOW NO GARGAAR

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle Месяц назад

    burbur iyo masiibo allah kurido imaaraad itoobiya waa cadawga islaamka yaman fiiri liibiya suudaan anag miyaay noo daahaan alle magan

  • @KamalAbukar
    @KamalAbukar Месяц назад

    Haddaba, Imaaraatka oo qunsuliyad ku leh bartamaha caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa lagu faafiyay in qunsuliyadda Xasan Sheekh ay heshiis la gashay Imaaraatka taariikhda dhabta ah taasoo ay ku oggolaadeen sabab lama huraan ah.

  • @ummuhanna5627
    @ummuhanna5627 Месяц назад

    Asc cod

  • @user-cx6qw3tm4w
    @user-cx6qw3tm4w Месяц назад

    Haye Mar haday soo noqdeen Bes Hada Baaba eey u yimaadeen

  • @mohammedabdul5923
    @mohammedabdul5923 Месяц назад

    Emaradka wa Dowlad dawodhilif saxnuniyad rufiyano nomo uuimid

  • @zuhurzeyn2376
    @zuhurzeyn2376 Месяц назад

    Allahu Akbar. Imaraadka Palestinta meey cawiyan. Cajiib buug buug soon😢Somalia illah umaqaan. Xabibuul malayiin aya la daarem inu so noqoo naya😂😂😂😂😂

    • @sedson02
      @sedson02 Месяц назад

      Maxa naga galay Falastiin taayadi baa na haysata .

  • @TripleA0825
    @TripleA0825 Месяц назад

    Imarat ku danahooda ayay wataan lkn caawin ta ay sheegayaan saw kuwii Hospital kii ay maamuli jireen sariiraha iyo faleenbooyinka ka rartay 2018 😂 maxaa nagu soo celiyay mooryaanta mar walba maba quusanayaan waa waji kab sida Damul jadiid

  • @sedson02
    @sedson02 Месяц назад +1

    Emirate hadda waxay usoo wareegen Muqdisho .
    Emirateku dhirbaaxo kulul bay ku dhufteen Deni daayeer .
    Dowlada federaalka guuleysta , arrimaha dibeda Deni shaqo iyo shuqulkuma laha .
    mj reer bahal godkoogi ayay biyo uugusoo galeen😁.

    • @AbunawafAljabarty
      @AbunawafAljabarty Месяц назад

      CUQDO MAJEERTEN U DHIMO INA MOORYAAN😂😂😂

  • @mulkiosman7828
    @mulkiosman7828 Месяц назад

    Waar iska jira Qadar yeey Wiilasha idinka Kufsan 🤣🤣🤣 maxa ka Qaldan Wadankaan SOMALIDA 🇸🇴👹 o Qadar iyo Turki ma Dowladba 🤮🤮🤮 Nimanka Madaxda SOMALIDA waa Niman ey CARABTA iyo TURKIGA Sir ey ka Hayaan