Xog:- mooshinka xamse 50 dumar ah oo gedo lagu qabtay Ahmed madobe oo cayriyay ergadii ugu danbaysay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 окт 2024
  • Xog:- mooshinka xamse 50 dumar ah oo gedo lagu qabtay Ahmed madobe oo cayriyay ergadii ugu danbaysay. #puntland #oomar #ethiopia #daroodpak #somaliland #xamar #somalia #mudugboy #muqdisho #somali

Комментарии • 20

  • @Bilekhyr
    @Bilekhyr Час назад +1

    Haye weriye thank you ❤❤❤❤

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 Час назад +1

    Kale way iga gadantahay❤❤❤❤❤

  • @Bilekhyr
    @Bilekhyr Час назад +1

    Tuugna waa tuug afmiiraarna
    Waa tuug beesha caalamkuna
    Waa tuugo. Xasan shiikh na
    Waa tuug masaakiinta dhaca
    Meeting 🤝 on the way

  • @rashkaarow45
    @rashkaarow45 Час назад

    Waad ku hadsantihiin inaad qabataan caruurta la qalday. Toogta magafayaasha . Madaxa ka toogta. Gabdhahaas waa la jurfilataa , kadibna laga adeeganayaa . War badbaadiya caruurta Soomasliyeed .

  • @AbddiUhu
    @AbddiUhu Час назад +1

    Caruurtaan Hassan dhiiqo iyo mahad kawaanle ayaa caruurtooda gaajada kaga saaray Hassan dhiiqo caruurtiisa gaas iyo nafto ayay cabi jireen mahad kawaanle isna gaari gacanle ayuu ahaa maantana caruurtoodu Egypt bay qasri ku dabaashaan...marka caruurtaan waa caruur Hassan dhiiqo iyo mahad kawaanle ay dheecaanka ka miirteen waxba kuma noola...

  • @ahmeddahir8482
    @ahmeddahir8482 Час назад

    haben walba maxasxaadibia

  • @SPharaoh
    @SPharaoh 3 минуты назад

    20 jirro 10 jir lagu sheegaayo weeye. Hadii ay diideen ineey sheegaan reerahooda, ha lagu shaqeeyo xamaal oo hurdada iyo nasiinaha ha lagu yareeyo oo sidii askarta haloo taba baro. Askarta asluubta ha laga adeejiyo.

  • @SadiyoWarsame-pj5qx
    @SadiyoWarsame-pj5qx 44 минуты назад

    Warheedhe wariyo nimo ma oho gacmo taagtaage sidii dumar murmayo ee si qaabaysan warka u aqri si laguu dhegeysto meesha aad fadhidana iska hagaaji backgroundka aad fadhido adoo raali ah please

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 46 минут назад

    ADEER MAWLIIDOOW DHABARKA DAAQADDA DAAH ADAG ISKAGA XIDH

  • @AbddiUhu
    @AbddiUhu 2 часа назад +1

    Hassan dhiiqo iyo mahad kawaanle caruurta ay halaageen waa caruurta xukunkiisa hoos taga.... caruurta aan Hassan dhiiqo iyo mahad kawaanle aysan maamulkoodu sheegan ama rag ay u diideen caruurtooda way ka badbaadeen.....reer GEDO iyo reer galgaduud iyo mudug mareexaanka degan hadaad doonaysaan in caruurtiinu halaagaanto Hassan dhiiqo iyo mahad kawaanle ka ilaalsada caruurtiina ama sida puntland iyo Somaliland ka ilaalsada caruurtiina.....

  • @khadarcabdi1585
    @khadarcabdi1585 2 часа назад

    Share

  • @Faaqiddari
    @Faaqiddari 2 часа назад

    Magafaha waday gabdhaha somaliyed ma haysaan jaalayaal dila jaalayaal

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 2 часа назад

    Jaale warka keen xasan ayaa kadanbeeya

  • @yasinmohamed1818
    @yasinmohamed1818 2 часа назад

    Ninyahow background iska hagaaji, Laba daah xattaa ma weydey

  • @kiinadan6786
    @kiinadan6786 2 часа назад +2

    Reer ba'oow yaa kuleh caruurtii dabkay isku shubayaan markii waxba loo hagaajin waayey masuulka waddankaa ka masuul ah wixii ku dhaca cauruurtan!

    • @AbddiUhu
      @AbddiUhu 2 часа назад +1

      Caruurta Hassan dhiiqo iyo mahad kawaanle aysan halaagin waa caruurta puntland iyo caruurta Somaliland....caruur Hassan dhiiqo iyo mahad kawaanle ay maamulaan ilaahay baa u maqan.....

  • @Saydika101
    @Saydika101 2 часа назад +2

    XAMZA MASUUL NAGAMA AHAN HADAANU NAHAY DAAROOD AMA OGAADEEN HA LA CAYRIYO WAX MATARAHA

  • @abdikadirmuhamed4354
    @abdikadirmuhamed4354 2 часа назад

    Wax aad ku hadalayaso waa qabalad ee was laga gudabsye ee

  • @143-k1d
    @143-k1d 2 часа назад

    ilka yar aqli malaha walee nin kii dhahaaye axmed madoowe ilka yar uu neceb yahay soo adiga ma aheyn? hada ma ilka yar uu jeclaaday markaa? 🤣🤣🤣🤣🤣

    • @Milgomedia1
      @Milgomedia1 Час назад

      Arintaasu arin dameer ama doofaar utaal maaha.