DEG DEG: DAGAAL LAGA CABSI QABO MUQDISHO KADIB AMAR UU BIXIYEY MD X/SHEEKH & HUB URUURSI BILOWDAY...
HTML-код
- Опубликовано: 7 фев 2025
- Kusoo dhawoow Warqabad News , Si aad uhesho Warar & Xogo Cusub Fadlan nagu soo biir ✔Subscriber ✔Share ✔Comments ✔Like.....Mahadsanidiin.
Waa Sax ha Habaareen. Waa dadkii Danyarta ahaa. ee uu Cariishyadoodii ka burburiyey
Alle ha ina dhaafiyo waa Neef MW ma dhihi karno
Xassan dhiiqo Allow Naga qabo majuusiga😂
Kkkkkkk 😄 😄 😄 😄 waa sax makaakiita maxaas ka rabaa umadda allaha kaqabto garguurte
Wax la yidhaahdo Doorasho Qof iyo Cod ahi ma jirto ha ku wareerina
Xasan cade. Moryament wariyasigisu wax uu kuilbaxay moryameyn aqonamale oo honafrig ayu dabakaful warie kahaa jamacadas
1991 kii ka hor intee joogteen?
Xasan wu sixranyahay wa la arkidoonaa halka dari uu waqtigu dhigo
Wariye muran iyo qaaaq wax u wareysto ogna sida xalkuyahay aqondaro iyo fadhi kudirir wax uwaresta way Xasan Cade
madaxweynaha lacagtii waa laga qabtey lacag cusub ayuu rabaa ee iska hassan ilmahiisa leh guriga
Shaqfur shurgaaga shanta waqti ku raac. Qumayo Allaha kugu celiyo.
Ilaahay umada ha ka qabto hassan sheekh tuug
ASC CALI CADE HA ISCEBEN NINKAN WUXUU KU SHEEGAY IN AAN LAQABAN KARIN MAXAA SANKA UGU QALIN NAQO WARIYE DACAD AH ISKADA DHAN IS XIJIN KU EKOW WAREYANIMADAD SHATIGA HA ISKA HALEN WAXA MUCARADKA DIIDAN YAHIIN OO MAMULADA DIIDAN YIHIIN MA FILLADA AAN DHAFIKARIN BAD LEDAHAY DORASHO AYA LAQABAN TAS BEN E YAYAN LAGU DHIHIN BENLOOW DHOORO SHATIGAGA ASC
Awal ban yaabanen tani wa calol xanun ad u weyn xasan sh aduunka san inuu kusii joogo mu raba tani wa aqbal masaakiintas haka lexdo hadii kale ilahey ba lo dhiibay koley kama haraayo wuu bixinaa si fool xun lkn wan sugeynà wixii dhaco
Waa wada itoobiyaan walaahi waaba xaq kicintooda
Damu jadiid wa koox loo so diray in ay wadanka baabiiyan
Dalxoreeye tutu had call Bo ka ah waxba kaama qaban ikaraan ha iska hees aan sid war qaad barrow sirta wararka iyo cowboy Ciilan ey dhibayso na Ada xamar cadeey
Shikhaley u khunuda oo asmos kutura oo inkarana uraciya