CEYDA JACEYLKAGA AMA DUCO WAALID || AMIIRA IYO SUNDUS OO SAF NOQDAY MACLIMOW & SIHAAMNA OO ….?😟😍

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 ноя 2024

Комментарии • 455

  • @HANADOOW
    @HANADOOW Месяц назад +225

    yaa ila jecel nabi muxamad scw❤

  • @user-xl7mm4sf5x
    @user-xl7mm4sf5x Месяц назад +8

    Qofkii jecel nabi muxammed haku salliyo s.c.w s.c.w s.c.w s.c.w s.c.w

  • @IbtiHosh
    @IbtiHosh Месяц назад +114

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledgeable and The most shine all created prophet Muhammad scw ❤😊

  • @maandeqcabdullaahicabdi55
    @maandeqcabdullaahicabdi55 Месяц назад +67

    Sundus cawa murug ka muuqato wlhi sidii lagu bartay ma ahan cawa murugta farxada allah kugu badalo 😢

  • @MunoHassan-l2q
    @MunoHassan-l2q Месяц назад +120

    Ceyda awal wuxuu dhihi jiray walidkey wexey ii kenan arosaa hadana shekadi wuu badalay falaaraha raaca😭🤣🤣

    • @NajaxismanXasan
      @NajaxismanXasan Месяц назад +15

      Wa weynaday nh😂😂

    • @najmaxidigo7849
      @najmaxidigo7849 Месяц назад +9

      Wllhi been ma aha iminka uu isbedely

    • @XilwaqaaliQurux
      @XilwaqaaliQurux Месяц назад +3

      😂😂😂haahey waala haaayaaa

    • @Lastprincess-o3h
      @Lastprincess-o3h Месяц назад +4

      ala hadalkaas ano so qori raba arkay qoraalkaga😂😂😂😂😂wlhi saas uu dhihi jiray waa heysaaa

    • @Faiza-el4nr
      @Faiza-el4nr Месяц назад +3

      Mama boy wuuu Koray 😂

  • @umulkhayrfaarax8586
    @umulkhayrfaarax8586 Месяц назад +91

    Inta sundus cawa la murugootey😢

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 Месяц назад +110

    Adna sundus iyo amiira naga celi videoyada halaso dhaqsadan 😂😂😂

    • @Ayaan_adem3344
      @Ayaan_adem3344 Месяц назад +2

      Haye Ani aausheegee😅

    • @king______diini2777
      @king______diini2777 Месяц назад +1

      Shaqo Lan is not easy😂

    • @ayaansalad1062
      @ayaansalad1062 Месяц назад

      @@king______diini2777 ey baa tahay reply iga bax asalada abaha wase ⚔️🔪

    • @SafiSalat-w8g
      @SafiSalat-w8g Месяц назад

      😂😂​@@king______diini2777

  • @AasiyoCabduqaadir
    @AasiyoCabduqaadir Месяц назад +118

    Sundus fiirsnaa man qoslin hdaa kaa yeelo saas😂😂

    • @khadiijaabdqadir
      @khadiijaabdqadir Месяц назад +4

      Waxaan kuqoslay mrkay dhahdey 4ta xaas aad guursanaysid xagee kufafadhiyaan😂😂😂😂😂

    • @king______diini2777
      @king______diini2777 Месяц назад

      Ana dawaday mana qolin hee

    • @HassanMahdi-e3p
      @HassanMahdi-e3p Месяц назад

      NiYow Ani bidhanTeda idhibTa wlhibb. 😂

  • @CanabMohamed-q1j
    @CanabMohamed-q1j Месяц назад +4

    Yaa ila jewellery Muhammad scw 🎉🎉🎉🎉

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 Месяц назад +42

    Sundus iydoo mute ku ka khaldan yahy hadna funyy 😂😂

  • @nasreenbashe652
    @nasreenbashe652 Месяц назад +22

    Sundus waan ku darmeeyaaa plz u duceeya sundus lacag ay guri rabtay inay ku qaadato ayay lagaa dhacy maskinta yaa rabi say noo farxiso uga farxi sundus waaa haleee hbtii plz hanaga murugoon😭😭

    • @rahiimaqueen7062
      @rahiimaqueen7062 Месяц назад +3

      Wax waliba ee jeceshahy alleh ha usahlo🤲🤲🤲maskiin waye wlh

    • @nasreenbashe652
      @nasreenbashe652 Месяц назад

      @@rahiimaqueen7062 Ameeen wlllo🥺

  • @QueenofTeam27amiira
    @QueenofTeam27amiira Месяц назад +10

    Adna qurux 2m coming soon Insha Allah Mama karti badan mashallah 👸❤️😍

  • @IDIRIISSHEEKHAXMEDAADAN
    @IDIRIISSHEEKHAXMEDAADAN Месяц назад +45

    Sundus maanta mudka kaqaldan ah😢

    • @raxmamahad2092
      @raxmamahad2092 Месяц назад +2

      Haa wllhi

    • @king______diini2777
      @king______diini2777 Месяц назад

      Mocalimo jecel u shegan rabta😂

    • @NuuriyocaliXuseen
      @NuuriyocaliXuseen Месяц назад

      Waray cung yhy dhaqank xun gabdhah noga har😂😂😂​@@king______diini2777

    • @FardowsAbdilahi
      @FardowsAbdilahi Месяц назад +1

      Haa waa ladhacy guri la’aan waaye maskiinta 😢

    • @canabcismaanhappy5328
      @canabcismaanhappy5328 Месяц назад +6

      Hoooyo adag wye wlhi sundus inti og og nag farido adag wye hoyo kaliged wilkeda korsaty hindiya wxwalbo lso mrty m.a alle frxad hasiyo frxad iyo nolol ay kliged ku istarexdo hadhowna nin kaligeed dhaqdo wngsan alle hasiyo ❤❤

  • @CabdulaahiAwees
    @CabdulaahiAwees Месяц назад +14

    Team amiiro qurux iyo ceyda on like ❤❤❤❤

  • @Amiiroqurux2
    @Amiiroqurux2 Месяц назад +31

    Team caymir one like 👍

  • @SalmitaQurux
    @SalmitaQurux Месяц назад +19

    Amiira wataa Ani m.a SI aqliyeysan uhadleysaa ❤

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Месяц назад

      waa sida aan samayn lahaa yacni qofka waalidkaagu kula rabaan hadaad diido maaha inaad habaar dooratay ama caasi waalid noqotay No waalidkaaga oo kugu faraxsan happy ah baad guursanaysaa qofkaaga afkaaga ayaana kuu haya waalidkaaga ka dhaadhici waxad rabto kuna qanci qofkaaga

  • @rahmohasan
    @rahmohasan Месяц назад +39

    Runta fiicane nin bari isbadali karo waalidkey hdlkiisa kuma doorsanayo😅 sikasta ujecelahay waalidkey warkiza madiidi karo

    • @Princess_Tuuneyy
      @Princess_Tuuneyy Месяц назад +1

      Exactly 💯 wallahi walidkey amar kiisaa jiro alweys❤

    • @xaragoyare6447
      @xaragoyare6447 Месяц назад

      Wa isku camiraysan xallimo se wx u wadab😅

    • @Princess_Tuuneyy
      @Princess_Tuuneyy Месяц назад

      @@xaragoyare6447 aamus faarax aa tahaye one chance one goal lee raadisaaye😂😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Месяц назад

      ka ay ku siinayaanba waa Nin isma fahmaysaan isma taqaanaan khilaaf iyo buuq baad ku noolaanaysaan markaa waalidkaagu adhow intuu dhihi lahaa Ninka saan maanu moodayn hada ayad jaanis haysaaye ka aad jeceshahay ha kuugu duceeyaan duco qof Lacag siiyay uun ku kooban maxa waaye 😂

    • @Princess_Tuuneyy
      @Princess_Tuuneyy Месяц назад

      @@adoontiallesiman262 haa lkn far duco iyo far habaar wye su,aashu 😂😂

  • @MaryamAbdi-ze7kp
    @MaryamAbdi-ze7kp Месяц назад +6

    Ya Allah side sundus nogaqoslineso iyo nugafarxineso ugafarxi🤲❤️

  • @Asmakheir-z9n
    @Asmakheir-z9n Месяц назад +19

    Amiira sifiican uhadshay
    Cayad sifiican uhadlay ❤❤❤

  • @Aamusan-q6u
    @Aamusan-q6u Месяц назад +52

    Amiiro beented maahan wlh walidka rerka ma dhaqaayan hadii lugugu qasbo qfka adigana uu ku dhibateyna walidkagana oo u dhola cadeyna so xanun mahan

    • @hanuuniye252
      @hanuuniye252 Месяц назад +2

      sanado badan waalidkaa murugeysnaa si uu kaaga farxiyo adigu goormee abaalkaas gudeysaa mise maba rabtid inaad wax dhib ah marto waalidkaa dartood?

    • @NaimaMohaz777
      @NaimaMohaz777 Месяц назад

      @@hanuuniye252Dhip Maxa ah Wlley Marba Nin 3Naag qapo laikena Hakugursado Marka ani afarxada Iigu jirto aakafaidayo maxwaYe Farxdada Ada Sameysan karo Cid kuSameynkarto majirto😢

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Месяц назад +3

      dhibaatada ku dhacda gabdhahaas cid aamintana ma helaan yacnii qofkaasi waalidka wuxu is kaga dhigaa qofka Aduunka igu wanaagsan waalidka mar uu lacag siiyo mar uu wiilkooda iska dhigo oo 90ka ku dul wareego mar uu iska gad gado gabadhii markay waalidka ku calaacasho oo dhibkaaga u sheego is dhahdana afkaa looga boodaa naa ninkaan ma u jeedaa walee Ninka fiican inuu san jirine reerkaaga dhaqo danbo hadaan ku aragno adoo waxaas ka hadlaayo kurkaan kaa jaraynaa baa la dhahaa markaa waxa fiican sidan hada Amiira sheegayso inee waalidkooda iskala hadlaan ine qof jecel yihiin u sheegaan markaad caasi waalid noqonayso waa markaad diidmo bas meesha lasoo fariisato lkn hadaad sbb sheegto waalidkaaga barido la saaxiibto ka farxiso iyagoon kaa xanaaqin bay ku siinayaan qofkaad rabto

    • @mahdimohamed7056
      @mahdimohamed7056 Месяц назад

      Adiga dhibaatada lagu gaarsiinaayo maxe Ka wenthy xanuunka uurka caloosha iyo foosha xanuunka badneed ee hooyada Kula soo martay

    • @Aamusan-q6u
      @Aamusan-q6u Месяц назад

      @@adoontiallesiman262 anige igu dhacday wlh 26 ciro madaxa uga so baxda noqday nin danbe inana guursana go aan ku gaaray

  • @FartuunCali-d3n
    @FartuunCali-d3n Месяц назад +6

    adna qalbi wanniisalaamay adiga iyo asxaabta qurux dabadan masha allah inoolaada asxaabteeda an jeclahay 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤😊😊

  • @nimadabdillahi3414
    @nimadabdillahi3414 Месяц назад +13

    Amira iyo zunfus cayda saxsan hooyada waad kadhac-dhacsiin kartaa that’s it

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Месяц назад +2

      haa waanku raacsanahay dad baa moodaya in habaar la doortay ama caasi waalid la noqday saas ma ahan waalidkaaga waad ka dhaadhicin kartaa qofka aad rabto adoon caasineen

  • @Drsmariaindhobildhi
    @Drsmariaindhobildhi Месяц назад +24

    Ani fikirka amiiro labaa keep going sister

  • @jamiilaelmoge
    @jamiilaelmoge Месяц назад +24

    I love sunduz walhi ayada la aaanted video ga maba shidna❤❤❤

  • @Akwadani
    @Akwadani Месяц назад +2

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @user-xl7mm4sf5x
    @user-xl7mm4sf5x Месяц назад +2

    Ani waalidiintey qofaa ku doorsanaayo maba
    jiro sihaam iyo macalimoo ayaa raacsanahey

  • @Thebeutyher
    @Thebeutyher Месяц назад +12

    Amiira aqwaan geemkii caagada saad uqeylineysay ma codka ku xermay ilaahey haku caafiyo adna keep going ❤

  • @adigoxorahadal8536
    @adigoxorahadal8536 Месяц назад +5

    Wiilka camira da gadaasheda ka hadlaayo waa legend wlhi waalidkis qofki nin ka doortaa meel xyn le u danbey neyso

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Месяц назад +1

      war waalidka adigon ka xanaajin baad wax fahamsiinosaa waad la fariisanaysaa madaxa iyo cagahaad ka shuminee kadib way ku siinayaan qofkaaga kaliya xariifnimo ayaa la rabaa ma ahane cid habaar rabto ama waalid ka dooranaysa qof ayna raban ma lahan

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 Месяц назад +23

    Qofka markuu guursanayo go,ankas asaa leh labada waarid koriimada ilmahay leeyihin ee qalbigoda inay qof kurakiban umaysan dhalin ❤😂😂😂

    • @hanuuniye252
      @hanuuniye252 Месяц назад

      waaa markjaa weynaatey ood isku filnaatay guurkaaaga waalidkaa ayaa masuul ka ah sharci ahaan iyo dhaqan ahaanba

    • @ayaansalad1062
      @ayaansalad1062 Месяц назад +1

      @@hanuuniye252 waxas adaa aminsan jaahilnimada ah waaridka qaar qof kaweyn oo lacag leh iska kenayan ani hada nin waa iqaba gabarna wan leyahay waligay nin kuma dareen xoriyad bay haysataa hadan korinayo macnaheda maha inaa ani amro maskax ugooniyay ledahay ani abaheed anaa jecladay raacay ayadana nin ay jeceshahay guursane insha allah ilmaha hada dhashay macnaheda maha inaa xoriyada kaqado waa qof kaa duwan adi

    • @hanuuniye252
      @hanuuniye252 Месяц назад

      @@ayaansalad1062 adiga waxaad jeceshahay waa yeelakadaa ilmahahagaana hadaad,xorriytad siiday oodan adi nin u keeneyn waa howl adi kuu taala
      lkn guurka ilmaha waalidka ayaa masuul ka ah cid aysan raali ka aheyne ma guursan karaan
      mida kle waxaaba wax laga naxo ah guur ay waalidku ii diideen inaan kusii dhago adkaado anoo farxdeyda gaarka fiirsanaaya

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Месяц назад

      ​​@@hanuuniye252naa waalidku oday Aabahaa sxb yihiin oo 50 ama 60 jir ah bay kugu darayaan gaar ahaan Aabahaa hooyadaa markay arinta soo dhex gashana Aabahaa wuxu dhahayaa anaa ka taliya meesha iga aamus Nin wayn oo wax balan qaaday baan ahay ma anaad cumaamada iga ridaysaa so hooyadaa intay is qilaafi lahaayeen odaygeeda way aamusaysaa kadib Aabo Nin baan ku siiyay bu ku dhahaa markaad ogaato qofku yahayna waxba kama badali kartid oohin lee awoodaa gabdhaha qaarna way baxsadaan oo wadamada ay dariska yihiin bay u baxsadaan so intii oday adeer kaa ah lagu siin lahaa adi kaad jeceshahay Waalidkaaga ka dhaadhici maxad naftaada u bahdile

    • @mahdimohamed7056
      @mahdimohamed7056 Месяц назад

      Adiga kaliga ma iska guursan kartaa ayaga walaayadaada haayo oo laga soo daananaa aqbal iyo ijaabo ayaga ah

  • @YusroQaasim
    @YusroQaasim Месяц назад +7

    Team amira qurux one like 😊

  • @fatimaAbdi-l5g
    @fatimaAbdi-l5g Месяц назад +18

    Horta hooyadaa iyo qof kale see usimee hooyadaa kajeclow wax walbo

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Месяц назад

      hooyada adoo jecel baad qofkaaga guursan kartaa kaliya hooyadaa tuug ka dhaadhici waxaad rabro

  • @rayanrays7650
    @rayanrays7650 Месяц назад +31

    Asxabay why cayda iskubadaly yarka jacayla galay yaah😂😂

    • @SuhuurcaliSuhuurcali
      @SuhuurcaliSuhuurcali Месяц назад

      Ayantan wa shib shib sidi hore ma ahan wax inu ka qaldan yhy ama xanunsan yhy aya kaga yaba

    • @Maariyo5364
      @Maariyo5364 Месяц назад

      Ee hada 2 lewye maaho duco lohawaar😂😂

    • @AaminaMaxamed-x3y
      @AaminaMaxamed-x3y Месяц назад +2

      ​@@SuhuurcaliSuhuurcalijaceyl baa hayee xanuun ma hayo in kasto jaceyl ka wax ka aqoon waxa fikirkisa badalay ma yara

    • @khadraaxmed4578
      @khadraaxmed4578 Месяц назад +1

      wiilka yarka ah idinkaaba waa la taagey waa eegay waa qoslay sina kuma dhaafaysiin qofka waa dhiirigeliyaa dhaliilee ku wadiin jacaylku ceeb maaha lkn tartiib bal

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Месяц назад

      fikirkaaga waad badali kartaa maxa

  • @Apdyhakin
    @Apdyhakin Месяц назад +49

    Cayda wuuu is mashquulinayaaa yaaa iLa arkayay iLeen sheekadu wxy ku socotaa amiira iyo cayda inta fahanty😂😂😂

    • @XilwaqaaliQurux
      @XilwaqaaliQurux Месяц назад

      Sax😂

    • @sucdihussein7427
      @sucdihussein7427 Месяц назад

      Hhh 😂😂😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Месяц назад +1

      maya sheekadu Amiira iyo ceyda kuma socotee dadka meesha fadhiya iyo daawada yaashaba way ku socotaa 😂

    • @Apdyhakin
      @Apdyhakin Месяц назад

      @@adoontiallesiman262 adi wx fahan vaarta Naga dhaaf nio 😂✅😂

  • @ikraam_72
    @ikraam_72 Месяц назад +24

    Sheekada far duco io far habaar mababa jirto ayga iska sameste walidiintena😂😂diiniyan qofka waa inu guurka rali ka yahay😂

    • @SuhuurcaliSuhuurcali
      @SuhuurcaliSuhuurcali Месяц назад +2

      Haa wlhi dinta qofka retka yelanayo aye xaqa doorasha siidey walidkana xaqua lle siin iguma habaari karan

    • @Faiza-el4nr
      @Faiza-el4nr Месяц назад

      Waa run anu been baa moodi jirey wiiil baa iga sheekeyey gabar bu doontey aabihii ku yiri gabdhaa dooni maay9 habaar walid iyo duco lakala dooran siiiyey de gabdhii wu iska daayey

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Месяц назад

      ​@@Faiza-el4nrwiilka ama gabadha iyagoo waalidkaaga kuu diiday baad guursan kartaa adoon habaar dooran ama waalidkaaga ka xanaajin waayo waalidku alwaax maaha sidaad u tuugayso marka danbe way kuu naxayaan 😂 wayna kugu darayaan qofkaaga

    • @mahdimohamed7056
      @mahdimohamed7056 Месяц назад

      Far duco iyo far habaar maba ahan waalidkada hado Ku dhaho ninka jeclatay cidiisa dagaal Naga dhaxeeyo dad badan ay Naga dileen ma arki karno hada ninkaas raacdo adee kuu taalaa duurka gal Hana na Sheegan ma raaci lahed ninkas

  • @CabdiraxiimJeylaani
    @CabdiraxiimJeylaani Месяц назад +1

    Caawa amiira oraahdeeda waa qalbi taab caloosha ayey kahadashey❤❤❤❤❤❤❤

  • @ZakariyeBack
    @ZakariyeBack Месяц назад +13

    Team amiira qurux one like❤❤

  • @ayaanahmed3472
    @ayaanahmed3472 Месяц назад +5

    Sundus waa laga dareemayaaa murugta caawa 🥹

  • @RayanAli-s9i
    @RayanAli-s9i Месяц назад +15

    Dumarland is not easy ❤❤❤❤

  • @Hande-e1e
    @Hande-e1e Месяц назад +33

    C/fitax macalimo iyo sihaam dad caqli u saxib ah walidka wax lo dhigo ma jiro

    • @SuhuurcaliSuhuurcali
      @SuhuurcaliSuhuurcali Месяц назад +3

      Kuwa kaleba aqli way leeyihin wayo rabiba qiyaarkas siiye diintana uma diidin qofke guursanayan ine dortaan

    • @Fatimamohamed-li4cx
      @Fatimamohamed-li4cx Месяц назад +1

      Ninku aduu ku guursanayaa mrka qof aad ku farxsan thy baa muhiim ah mrka waalidku masiirkaaga nolosha maahin iyagu in ay go'aamiyaan

    • @Hande-e1e
      @Hande-e1e Месяц назад +1

      @@Fatimamohamed-li4cx walidkey nin aysan ku faraxsanen side u dhihi kara wala dhumana acudubillah caasi walidenimo markasto farxadeyda farxada walidkey ka muhimsan

    • @hanuuniye252
      @hanuuniye252 Месяц назад +1

      @@SuhuurcaliSuhuurcali diintee qiyaarka siiday? malaha diinta wax badan kama taqaanid cid aysan waalidka kuu ogoleyn ma guursan kartid

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Месяц назад +1

      Naa kuwa kale ba caqli way lee yihiin waliba waa xariifiin fariidnimo u dhashay waayo waalidkaada adoon caasiyin baad ku qancin kartaa qofkaaga

  • @xanaanmustaf15
    @xanaanmustaf15 Месяц назад +11

    Amiira kuracsanahay lkn ani Ina kadhadhiciyo isku Dayi laha walidkey lkn ninja mala baxsan laheyn😂❤

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Месяц назад

      kaftan waaye waata gadaal ka sheegaysa waxay samayn lahayd oo waxay dhahday waalidka warkooda lama diidi karo lkn waan ka dhaadhicin lahaa

  • @HindaSaeed
    @HindaSaeed Месяц назад +2

    Waalidkeey waxay iikeenaan ayaan guursanayaa hadaan ka dhaadhicin karo qaxan odhan lahaa nin ayaan isjecelnay hooyo haday iga yeeli waydo cida ay iikeeneen ayaan guursan lahaa sundus usoo duceeya asxaabeey inuu ilaaha faraj khayr qabo uu ufuro ❤❤❤❤ farxdaadii ayaan uxiisnay abaayo guulayso aakhiro iyo aduunba❤❤❤❤😢😢😢😢

  • @Asmakheir-z9n
    @Asmakheir-z9n Месяц назад +11

    Cayad iyo amiira ugu hadal fiican intaasa ladhacay sida uhadlayaan❤❤❤

  • @SUMEYAABASS
    @SUMEYAABASS Месяц назад +4

    Farxadas wajiga sunudus kamuqata wa ben alow mid run ah sii😢😢😢😢😢

  • @maanlulaahmed9003
    @maanlulaahmed9003 Месяц назад +4

    Macalimuu hadalka cad ee aan cid iska gadka ahayn ban ku taageeraa wlhi❤

  • @Fairy_200
    @Fairy_200 Месяц назад +17

    Ani waa ku raacsanahay amira io sundus io caydaba Waayo qofka guursanaya waa aniga Ee ninkaan aqal la galaye ay is dhaqanayaan Ee everything wada samaynaya oky so hadayba nin kale igu darioyin anaan wligy arkin Midkaan jeclahay anoo arkaya nin anan wligy asc is odhan waxn qol u wada galnaba wa qlad nin haday yagu guursanayan wakaase gursada dhihi lahaa Hadii kalena Live me alone tan waa noloshayda waxn ba aamiznahay Hadn doorto wlidky qofky ii kenen inaan isba fahmayn hadhowna kala tagno intay nolosheydu nin anan aqon u bur buri lahayd kan jecelahayban guursan lahaa walidkyna wn ku qancin lahaa ilaa 10sanana ha qaadte 🤝🏻

    • @hanuuniye252
      @hanuuniye252 Месяц назад

      sanado badan waalidkaa murugeysnaa si uu kaaga farxiyo adigu goormee abaalkaas gudeysaa mise maba rabtid inaad wax dhib ah marto waalidkaa dartood?

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Месяц назад

      Waalidku waa kuwii ku dhalay naxariis iyo jecel bay qalbiga kugu hayaan ilmahoodii baad tahay laba bari markaad barido ama tuugto way ku fahmaan marka adoo caqli isticmaalaya waalidkaaga ka farxi gift sii amaan hadaad awoodo xajka gee la sheekayso xataa sheeko u alif sheekadaas oo tan hada ay maanka ku hayaan iyo tan aad adi rabto ku saabsan uga sheekee gabar wiil jeclayd asoo soo doonan raba waalidkeeda u diideen si ay ugu daraan Nin iyagu rabeen oo Lacag leh kadib gabadhii way tahriibtay wayna dhimatay waalidkeedii maxay u tartay Lacagtii ay Ninka ku doorteen gabadhoodii way waayeen waxay dheheen ala maanu siino Ninkii ay jeclayd oo aanu u diidnay
      markaas waalidkaagu Nin bay kugu soo wadaan moho way is fiirinayaan iyagoo naxsan jaanis wayn maa meeshaas kaaga soo baxaayo ka faaiidayso yacni su aal bay ku waydiinayaan waxay dhahayaan adi ka waran adoo saan cml wiil jecel hadaanu kugu darno qof aanu u aragno inuu macquul yahay kuu qalma maxad samayn lahayd 😂 yaah waaba intaad rabtay moho is xanaaji miiska gacmaha ku garaac qayli ha yaabaan markay ku dajiyaan ku dheh hooyo iyo Aabo iska jira waxaas wax lamid ah inaad samaysaan gabdhihiina Lacag haka dooranina siiya qofkay rabaan 😂 ani xataa wiil baa idhahay Aabahaa baan kaa soo doonanayaa dheh
      kadib kii ay kugu dari rabeen intay hilmaaman bay kan kaa waraysanayaan markaad u sharaxdo wanaagiisa diyaar waaye waan ku siinaynaa bay dhahayaan 😂

  • @naimaabdulkadir2581
    @naimaabdulkadir2581 Месяц назад +3

    Abdifatah iyo macalimow ayaan ku racsanahay hadalkooda aniga ahaan duco ayaan qadan laha wexi igo racsan like ii saar ❤❤❤❤❤❤❤

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Месяц назад +1

      duco yaaba diidaya xaqiifnimo ayaa la rabaa meesha waalidkaaga ayad ku qancinaysaa qofkaaga markaas baad duco iyo qofkaaga isla helaysaa 😂

  • @AxlaanMaxamed-g6b
    @AxlaanMaxamed-g6b Месяц назад +11

    TEAM AMIIRA AND SUNDUS ONE LIKE ❤😂

  • @AyaanHassanAbdiAyaan
    @AyaanHassanAbdiAyaan Месяц назад +3

    Amiira iyo sundus cayda wan ku raacsanahy

  • @BahjaPella
    @BahjaPella Месяц назад +2

    Illhyw next vedio war farxad leh la soo galiyaa oo sundus quseeya😢

  • @SimranAbdiNor
    @SimranAbdiNor Месяц назад +18

    Amiiro marky tiri wa la dhumana sundus se ceyda ufirisey wu xishoday 😂😂

    • @Pretty-s7r
      @Pretty-s7r Месяц назад +2

      Daqiiqadee😂😂

    • @SimranAbdiNor
      @SimranAbdiNor Месяц назад +1

      ​@@Pretty-s7r3:33 😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Месяц назад

      waanla dhuumanaa bay mooday saas ceyda u fiirisay lkn waan dhuumanaa bay dhahday yaci iyada kaligeed waaye waxa dhuumanaayo si loo raadiyo oo meel uga soo hadasho kadib loo dhaho soo laabo waan kugu daraynaa qofkaad rabto soo laabo 😂

    • @SimranAbdiNor
      @SimranAbdiNor Месяц назад

      @@adoontiallesiman262 na wa la dhumana bay tiri amus 😂

  • @NajahAhmed-s4b
    @NajahAhmed-s4b Месяц назад +12

    hoyday iyo abhy nin igu daran ban raci laha wayo farxada walidkay ba iga muhimsan hadn nin raci laha hadhow some ii xumeyn wyo reerkaygi ban kaso dortay marka ka walidkay idorn ban gursan laha wllhy adney qali💯👍❤️‍🩹

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Месяц назад +2

      waalidkaaga waad ku qancin kartaa qofkaaga

    • @NajahAhmed-s4b
      @NajahAhmed-s4b Месяц назад

      @@adoontiallesiman262 haska maqndo wll tusle waxa igu filan dumarka intey walidok kaso gan ayo ninku silciya marka ka hadu dono idlayo walidkay ku faraxsan yihin ba iga badan qaali💯

  • @canabcismaanhappy5328
    @canabcismaanhappy5328 Месяц назад +5

    Gbar walbo mntaa nin walid udorin gursaty scial media wla arka dhibte mreen nimn xumeya bay so dhaweystn gbdho wxs iskadaya jceyl somali mel mgaro duco walid walama huraan ❤❤

  • @Deeqow861
    @Deeqow861 Месяц назад +7

    Amiira hadaba ceyda yaanloo diidin hadiikle weyla dhuumanee ceyda xitaa jawaabta amiira markuu maqly murugada weydeysy waaye bilowga su aasha aadbuu u murgaayey

    • @Bahjo-h1u
      @Bahjo-h1u Месяц назад

      War wilka yarka amansiiya murugo beele

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Месяц назад +1

      war waxan been badanaa murugo kulahaa murugadu meeday ceyda 5 bari ka hor buu dhahay ba qofkaan is jecel nahay baan is guursanaynaa Alpha kasoo daawo mida kale Amiira marka hore kaftan lee ahayde sowta sida saxda ah gadaal ka sheegaysa anaa dhuuman lahaay waaye si laba bari marka la waayo ay meel ugasoo hadasho soo laabo waanku siinaynaa qofka aad rabto loo dhah

  • @FardowsAbdilahi
    @FardowsAbdilahi Месяц назад +9

    Sundus maskiinta wan ka naxy lacgta laga dhacy iyo guri l’aanta hysa 😢

  • @deganewiilpoqortoyo3658
    @deganewiilpoqortoyo3658 Месяц назад +3

    Jawabta saxda macalimo bixiye dadka jaceylkeyga racaa su’aal
    * jaceylka hooyo aad u qabti &
    * jaceylka ninka kula hasawayo ad u qabto yaa weyn???!
    Adna inad habenka kle su’ashas iweydiso rajeyna
    N.B: adogoo ku dabaqaayo isla su’ashan jwbtana hanoqoto kaliye
    A) ninka an lahasawayo ama
    B) waalidka
    Hana ka ilabin adigo kashanayo jwbaha hda ay bixiyen
    Mahadsanid

  • @Najuush
    @Najuush Месяц назад +52

    Adnoy amiira mxa ku dhacdy videoga my lsoo dhqsato

    • @IRONLADY-o1y
      @IRONLADY-o1y Месяц назад +3

      koko aya baxeyso cawa

    • @Najuush
      @Najuush Месяц назад +1

      ​@@IRONLADY-o1yxgee ka argty aqwan

    • @FahmaMohamed-yb4ch
      @FahmaMohamed-yb4ch Месяц назад +1

      @@IRONLADY-o1ywah ma ayadaa tiri 🤔🤔😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Месяц назад

      ​@@IRONLADY-o1y😂😂beenta maxa waaye

  • @raxmamahad2092
    @raxmamahad2092 Месяц назад +4

    Sundus maanta may xanuunsantay 😢❤

  • @NajmaAli719
    @NajmaAli719 Месяц назад +7

    Team amira qurux like 👍 ❤

  • @fatximohamed254
    @fatximohamed254 Месяц назад +4

    Wall kusali nabigeyna maxamad❤❤❤

  • @Aminamohamed2464
    @Aminamohamed2464 Месяц назад +4

    Inta waalidka raacday one like😊🎉

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 Месяц назад +1

    Always My parents Number 1 🥰🥰

  • @Mulkiyada
    @Mulkiyada Месяц назад +21

    Ceyda owlaadu jeceel inu yahay walaga dareema 😂😂

  • @AaminoMaxamad-p2t
    @AaminoMaxamad-p2t Месяц назад +1

    Aniga wax xagursan lahay nin ka ani jeclahay sawab toah farxad mahelayo❤❤❤amira iyo sundus waaku raacsanahay🎉

  • @Nimacoxabeb
    @Nimacoxabeb Месяц назад +8

    Amiiro hadal waa kii hore lkn waalidka amarkiisu waa muhiim.ween

    • @SuhuurcaliSuhuurcali
      @SuhuurcaliSuhuurcali Месяц назад +1

      Walidka amirkisa wa muhiim blse rerka asiga kama hadli karo ninka keensado ima diidi karan hadusan wax lagu diido laheyn

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Месяц назад

      hadalka hore waa kaftan ka danbe ayaa run ah waanan ku raacsanahay waalidkaaga waad ku qancin kartaa qofkaaga

  • @hanihassan5954
    @hanihassan5954 Месяц назад +8

    Wlhi runaa fcnee anoo duco waalid ujeedo habaar madoorteen midee kle qofkaan ee ayaga isiinayaan jcylkaba waa guurka kadib inaa isjeclaano oo isfahano wey dhici kartaa

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Месяц назад

      cid habaar dooratay iyo qof habaar raba midna ma jiro kaliya waxa waaye qofka aan jeclahay baan waalidkayga ku qancin lahaa oo waalidkayga ayaan tuugaa si ay igu daraan qofka aan rabo

    • @hanihassan5954
      @hanihassan5954 Месяц назад

      @@adoontiallesiman262 waan fahmy fikirkeyga ka hadly waalidka wuuba diiday qancin somhn markaa tan waalidka qaadanaa oo qofan shaly barty waalidkeyga ma ugu tagaayo saasan kawadaa mar waa isku dayaa inaa waalidka ku qanciyo qofkaan wato

  • @muxudinxasan1094
    @muxudinxasan1094 Месяц назад +4

    Ceyda marku mic 🎤 Macalimoa u dhibayey 3:18 intaa amiira su aasha la weydin ceyda waa qoslaayey legend xarif kalsooni mey kaa thy Amiira marke jwbta bixisay 3:31 Ceyda waaa qoslay qofki fahma fahmay 😂😂 Amiira & Ceyda Sooo wada baxa xarfaaaane warkina cadeysta 😂👊

    • @xamsegoud2759
      @xamsegoud2759 Месяц назад

      Kkk waxa lagumda falaarta computerka😂

  • @faadumomaxamudmaxamed3223
    @faadumomaxamudmaxamed3223 Месяц назад +2

    Waa caasiyaal kuwaan uf masha alaah macalimow

  • @SUmaya-78
    @SUmaya-78 Месяц назад +2

    Duco iyo habaar wax la dhho ma jirto diin ahaan ❤

  • @ShukrimacalimShariif
    @ShukrimacalimShariif Месяц назад +1

    Gabara adoonkalajoogin maaakhirolajoogii😂❤

  • @Xamda-x3d
    @Xamda-x3d Месяц назад

    Ala dadkan aqli xumaa walidinteyda wax ka muhiimsan maa jiro subxanallaah

  • @Smile42803
    @Smile42803 Месяц назад +1

    Sudun Allaha kusahlo hno lacagtana waa heli insha Allah

  • @Seinab123
    @Seinab123 Месяц назад +9

    Amira iyo sundus taas waku cebowdeen nin ba la baxsaneyna wx naago waweyn ku hadlaan maha 😮 wilasha iyo sihaam manshalah ❤

    • @fardoosotifow
      @fardoosotifow Месяц назад +3

      Wayehe qof aadan kufaraxsanen noloshada dhan laqebso lagu dhahay adine 1daqiqo kuma faraxsanid lkn hoyada iskaga dhigay nin fiican o noloshada kafin karo lacagna hayo adine si dhab a qof ujeceshahay hoyo si kasto wa lo qancin kara lkn lacala hade dido mayeli lehen nin a rabin ina gursado because hooyadey iyada maha qofka guriga dhisanaya e anige idhisosa anine guri farxad kajirta raba e gabdhaha maqaldana si sax bey ufikiren sorry inta wark kugu badiye😂

    • @Fairy_200
      @Fairy_200 Месяц назад +3

      Walid xiligaan la jogo waxaaz dhahayaa ma jiro mideeda kale Ikhtiyaar Bay leyihiin Wanay ku saxn yihin ninka anaa guri la galayo gursanaya ma yaga gursanaya wh

    • @ayaansalad1062
      @ayaansalad1062 Месяц назад +1

      Waa lafakanaa walahi waaridkay ayagaba melahasay iska helen manay iwalayan guurka wax aad uweyn waaye qofa kuqanacsanaha raaca waaridkana waa warid waa icafinayan seen kudhahay 😂😂😂😂

    • @fardoosotifow
      @fardoosotifow Месяц назад

      @@ayaansalad1062 saxiix

  • @Amaal-aliadan
    @Amaal-aliadan Месяц назад +2

    Ani waxey walidkey ikeenan raaci lahay ninka aniga isodontana wu ijecel yahay wuxuu isodonto qawaa haduu marba ninka ijeclyhy he is my type walidkey ducadiisana wahaz taa ❤

  • @FilsanIskufilan-z5r
    @FilsanIskufilan-z5r Месяц назад +4

    Adna caawa waa naga m.a hppri❤

  • @KhadroAli-km5by
    @KhadroAli-km5by Месяц назад +4

    Sundus qurux caawa maxaa. Dhacay❤❤❤

  • @RuweidaHaaji
    @RuweidaHaaji Месяц назад +1

    Wlhi dhici meso in hooyade iyo aabahe hdlkodi hor istago ama an qilafo duco walid ban qadan laha 🥺✨️kama kaftmi walidkeygi hadaysn ayga ila rawin jacelka wuiska bixi kara wlhi midki hooyade idortey le raca duco qadana habaar marwi🥰✨️🥺

  • @peacenharmony2034
    @peacenharmony2034 Месяц назад

    Shaasha toos ugama jawaabin duco iyo habaar mid dooro, option kale majiro

  • @HodanMaxamedxasan-hl9we
    @HodanMaxamedxasan-hl9we Месяц назад +1

    Mash alaah aamiiro iyo sundus

  • @Saabo607
    @Saabo607 Месяц назад +1

    Sundus funny waye qosalka iga dhamaaday 😂😂😂😂😂

  • @RuunkassimBille
    @RuunkassimBille Месяц назад +3

    Ala sundus mel ay kujirin wa borin wlh San uqoslaye wan fure 😂😂

  • @FadxiyaSacad
    @FadxiyaSacad Месяц назад +2

    Wn idin wataa sundus amiira iyo sihaam 😊😊😊❤❤❤

  • @mahdimohamed7056
    @mahdimohamed7056 Месяц назад +1

    Gabdhahan indho adeeg iyo istus istus badana hooyade iyo aabahey waxe ii diideen maba sameen karo ducadooda muhiim ii ah

  • @Aamusan-q6u
    @Aamusan-q6u Месяц назад +16

    Ceyda waa la haaya hada ka hor wuxu dhahay hoyadey qfte ii keenta raacaa

    • @fardoosotifow
      @fardoosotifow Месяц назад +8

      Hada jecel ba galay❤😂

    • @Aamusan-q6u
      @Aamusan-q6u Месяц назад +1

      @@fardoosotifow mi ila darentay yarka sanadka wax ka tan weyna haayo😂😂😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Месяц назад

      😂fikirkaaga waad badali kartaa adi caadi waaye

    • @Aamusan-q6u
      @Aamusan-q6u Месяц назад

      @@adoontiallesiman262 somahan hdl yuu kaatagin aya ladhah afarahan 🤣

    • @fardoosotifow
      @fardoosotifow Месяц назад

      @@Aamusan-q6u aad io aad markas jecel ma aqon hada wawenka onoqde🤣

  • @HaboonAdan-ng2qh
    @HaboonAdan-ng2qh Месяц назад

    Adna channel keep going insha llah 2m ❤❤❤❤❤❤

  • @Ducaqabto
    @Ducaqabto Месяц назад +9

    Adna Cadey dhib badnaa 4 ii banana miyey leeyihiin hal xabi xitaa ma heystaan 😂😂😂

  • @UmaymaMahamed-kx8gu
    @UmaymaMahamed-kx8gu Месяц назад +4

    Ceyda is not easy

  • @NawalFarahali
    @NawalFarahali Месяц назад

    Walid key cidna kama doorsanaayo calimow iyo sihaam waa baari inta kale qooq baa haayo waildka waa qaali😊

  • @NajaxMahamed-n9h
    @NajaxMahamed-n9h Месяц назад

    Qof kan jeclhy macnahedu mahn inan walidky ka jeclhy walidkey ba raci lahaa ducadoda adun iyo akhiraba kulibanaya❤

  • @HiboMaxamed-ru9zl
    @HiboMaxamed-ru9zl Месяц назад +2

    Team adan❤ like😊

  • @imaansancadey1104
    @imaansancadey1104 Месяц назад +8

    Hoyadeey amarkeeda lee jiro jecel hooyo ka weyn ima gali kro xaqiiqdi

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Месяц назад

      Hooyadaa amarkeeda adoon diidin oo aan caasi noqonin baad guursan kartaa qofka aad rabto kaliya inaad fahamsiiso lee kaa xigto

  • @Geenyoabdi
    @Geenyoabdi Месяц назад +4

    Guur aan walidku raali kaaga ahyn wlhi meel kuma garaysid rerkaasne masii nagaado waana bil xaqiiq gabdh ama wiil walpo guur galo aan hooyo ama abbe ogolayn gabadhana waa laso fura isla marka wiilkana nolosha uma haagto inta arkay igu filan wlhi

    • @SuhuurcaliSuhuurcali
      @SuhuurcaliSuhuurcali Месяц назад

      Guurka walidka rali ahaan shihisa shardi ma ahan midka aniga u keney sifo sharci lagu diido hadu laheyn shareecada waxay gabdha xaq u siisey walidka o mesha tagan in gabadha ninka lagu mehriyo xita hadusan raali ka ahayen blse gabadha hadi walidkeda hadalkisa raaceyso dhub malahan lkn dijnta uma diidin in ay qofki diin leh kuna qanacsan thu ine guursato

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Месяц назад

      Abaayo qof raba malahan qof aan waalidku rabin lkn waxa waaye waalidka hadaad la fariisato qanciso si dagan wax ugu sheegto way kuu ogolaanayaan qofkii ay marka hore kuu diidayeen wayna is kugu kiin ducaynayaan kaliya waxa qalad ah inaad iska soo jarto qofkan aad igu daraysaan ma rabo ani qofkaas baan rabaa oo marka la guudiidana aad qasab iyo kaligaad iyo amar diido ku guursato habaar baa markaas kugu dhacayo

  • @Bahjo-h1u
    @Bahjo-h1u Месяц назад

    Is everything okay Ceyda he doesn’t look happy or maybe he’s tired 😢

  • @NasroIsbatore
    @NasroIsbatore Месяц назад +1

    Mamada maleysiyo gawadha yarta ladhace guri la anta garab sii adi asxabtakalawa guri ey dagto ukireye intey lcgtda kaheleyso wlh wan kanaxney gurigina wa la iga saraya eytiri 😢😢

  • @XamdaCawil-fo7mg
    @XamdaCawil-fo7mg Месяц назад +1

    Inta inanta fikirkeeda ku racsan❤

  • @IRONLADY-o1y
    @IRONLADY-o1y Месяц назад +2

    koko aya baxeysa cawaa❤

  • @QueenHayatmoha
    @QueenHayatmoha Месяц назад

    Duca iyo hbaar haday nqoto ducada walidkaa la raaca kwrn hadaad ninka isjeceshahiin aad raacdo beri ka maalin wu kgu xuman kara ninka walidkaa ka raacday marka walidkaa waliga cdina lala ma barbar dhigo waxda ialeedahay amay kgu xumadaan ayaa ducadooda dartood aad raacday baa wx wlbo wngsan ku heli kartaa 🥺ani ahaan fikirkyga walidkay dhib iyo dhef ba Ila so maray korintydii barbaarintii wx wlba wlhi inaan qofna ka doorsadeen😭🥰❤️

  • @Samiyo-m4c
    @Samiyo-m4c Месяц назад +1

    Walidkaa qof fican ayeey kuu radinayaan lkn waxaa ka horaysa aniga mustaqbal malawagi karaa waa mya hada qof jeclhy kaas ayaan racaa❤🎉

  • @Raizaroomar
    @Raizaroomar Месяц назад +20

    Wlee Ceyda wuu is badly😂😂
    Sida cabdifitax cml buu ahaa oo wuxu dhihi jiry walid kedy warkoda raacaaa lkn hada wxu tagan yahy masaconyso 😂caawa dhan wuu ka gaabsdy mowduuca😂
    Ceyda Jaceyl baa galy maskiin❤😂

    • @fardoosotifow
      @fardoosotifow Месяц назад +10

      Amiiro baa waashay ceyda wataa ayadana lataagan waa labaxsan lahaa😂

    • @SalmitaQurux
      @SalmitaQurux Месяц назад +7

      Waheysaa ❤

    • @Hande-e1e
      @Hande-e1e Месяц назад +4

      Wala taagay😂😂😂

    • @AsmaMaxamuud-nr8fm
      @AsmaMaxamuud-nr8fm Месяц назад +2

      Haa wlhi saasuu dhihi jiray

    • @XilwaqaaliQurux
      @XilwaqaaliQurux Месяц назад +2

      Ceyda waalahaya 😂ani calamadaha jecel ka dhan wa aqana wayo ana soo maray 😂

  • @MohamedWarsame-x3q
    @MohamedWarsame-x3q Месяц назад +2

    Wlhi ina walidkeyga racayo❤

  • @FaadumoCabdul-s5x
    @FaadumoCabdul-s5x Месяц назад +1

    Amiiro qurux si qurux badan ba u hadashy wayo adigaa nolasha sameysanayo marka waxa ku farax Santhy wa inasameysa