ANIGA IYO CEYDA YAA DULQAAD BADAN // YAA DHEER FASHILKA ADUUNKA..?😂

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 ноя 2024

Комментарии • 546

  • @KikiAfcad-tk4bs
    @KikiAfcad-tk4bs Месяц назад +329

    Amiira iyo ceyda ❤ inta sugeysa arooskooda like saara

    • @Miss_gobaad
      @Miss_gobaad Месяц назад +7

      Naa meeshan aboowe aaka yeereyso aroos kama soo socdee ha,isdaalin😂😂😂😂

    • @SalmoAbdirahim
      @SalmoAbdirahim Месяц назад +2

      @@Miss_gobaadwax labadaan shaxdooda ila fahmeyba adaan kaa arke😂

    • @Miss_gobaad
      @Miss_gobaad Месяц назад

      @@SalmoAbdirahim haa umadii aroos ayey kuwaasheen dad aanan is rabin iska daba wadaan Alla qacda soo socota waa sugi la,ahay aqwaaney 😂😂😂

    • @SuhuurcaliSuhuurcali
      @SuhuurcaliSuhuurcali Месяц назад +1

      @@Miss_gobaad dadka arooska sugayan wa dad hurda wlhi ceyda iyo amira wa asxaab blse ilmo waxa jiraan labadi isla kaftanna ay u maleyan ine is jecel yihin lacala hadi la dhaho xirir aya ka dhaxeyo kama muuqata wyo dadka xirirka ka dhaxeyo sidan uma dodaan

    • @Miss_gobaad
      @Miss_gobaad Месяц назад

      @@SuhuurcaliSuhuurcali haa wallaahi teeda kale kuwa soo jarjarayo TikTok views ayey ku helaayaan reer commentland noww maxa anaga daa,iidnay waa su,aal muhiim ah sax?😂😂

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 Месяц назад +86

    Qab Qab dhibadanaa habeen way isku suuronayaan habeen way isku qaylinayaan qaylo aan xanaaq la socon oo beerka la iska tumaayo habeen Quful bay isku xiranayaan alla kuwaan maxay is fahmeen masha Allah ❤❤😂

  • @Officialmalio
    @Officialmalio Месяц назад +215

    Indhaha Alle haku nuriyo Hada like isartid kuna Sali xabibkena Scw ❤❤scw❤❤😊

  • @Mulkiyada
    @Mulkiyada Месяц назад +84

    Ceyda siduu amiira u ixtiraamo wax kale waye qofka ay ayada wadato dadka u ka dhawesta sundus iyo ceyda hada side iskugu dhawyihiin awal iskuguma dhawen ❤❤❤

    • @GabarGeeljecel
      @GabarGeeljecel Месяц назад +11

      Haaa wllhi ixtiraam buuxa buu uhayaa qof walbo amiira u dhaw

    • @munamaanka8020
      @munamaanka8020 Месяц назад +6

      Balse ayada ma ixtiraamto mise waa dabeecadeeda😂

    • @Mulkiyada
      @Mulkiyada Месяц назад

      @@munamaanka8020 way is ixtiraaman 2badoodaba

    • @MILYAAN_DHAAN
      @MILYAAN_DHAAN Месяц назад +1

      @@munamaanka8020 naa wey ixtiramta namiim yhy ka dhamoow lmnha😂

    • @HananMoha-dd3my
      @HananMoha-dd3my Месяц назад +1

      Yaa😂

  • @AaminaMaxamed-x3y
    @AaminaMaxamed-x3y Месяц назад +31

    Amira qeylada iska daa iyo qosolka badan abayo kuma fiicna gabar baa tahee

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 Месяц назад +46

    Ceyda ka dher amira 😂❤

  • @kiyoka_bl
    @kiyoka_bl Месяц назад +46

    Amiira iyo ceyda iyo dhirir maxa Kala haysto 😭😭😂 Amiira waa dheerthy lkn gabdhaha ka dheerty wiilasha iyaga kaa dheer siiba ceyda iyo Cumeer 😂 kor kora u fiirine

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Месяц назад +28

    Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw scw scw scw ❤️ please ❤️

  • @Nastehamoha11
    @Nastehamoha11 Месяц назад +57

    Aqwan💕ben mashegi karee walaga dheryahay😌but sxbka🔐inu ka dherado wa wax fcn😭😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Месяц назад +2

      haa ceyda in yar dheer waraa Amiira intaas yar aqbal 😂

  • @eyey-s4s
    @eyey-s4s Месяц назад +30

    Cayda ka dhere amiiray uqir wiilka iska dhaf warkaso😂😂

  • @SacdiyoCusmaan-p3m
    @SacdiyoCusmaan-p3m Месяц назад +22

    Amiira qarar badana hadane wixi ayada eh wey didisa qeylo dhagaha noga jibisay amiira isdaji❤ amiira wan kuwataye

  • @FaadumoAmes
    @FaadumoAmes Месяц назад +15

    Amiroy waa ku jecelnahay lkn qeylidan iyo doodan badan iska dhaaf xbbti gabar dagan ba eheede❤

  • @QueenAyuush-q7n
    @QueenAyuush-q7n Месяц назад +12

    Ala saa idiin jeclhy allaha idiin daayo 😂😂😂 qosol aad iga dhameyseen allow calf isku keendar oo waligiin saan ufaraxsanaada ❤❤❤

  • @MssFaraxsan2024
    @MssFaraxsan2024 Месяц назад +57

    War Cwa See dareeMoosiin guys TEAM dumarland isn't Easy yaqay ❤ Amiiradeena ❤

  • @haawoomar4599
    @haawoomar4599 Месяц назад +16

    Amiiraa dhibley noqoty😂😂
    Ceydaa kaaa dheer aqwn muranka daay😂😂😂

  • @halyeygagabdhiisa4072
    @halyeygagabdhiisa4072 Месяц назад +29

    Wale amiira iyo ceeyda dulqaad hadii la dhaho waa ceyda videoga noo cadeyay

  • @Najuush
    @Najuush Месяц назад +60

    Amiiroy intaa ka badan kuuma hiilin karo ceyda ka dheer😂

    • @amiraqurux
      @amiraqurux  Месяц назад +39

      Hhhhh never give up 😂😂

    • @FahmaMohamed-yb4ch
      @FahmaMohamed-yb4ch Месяц назад +1

      @@amiraqurux😂😂😂

    • @AsmaOsman-jb3ck
      @AsmaOsman-jb3ck Месяц назад +8

      ​@@amiraquruxmaya wlhi amiira runaa fiicn ceyda wuu kaa dheeryhy dhibka dhaaf 😂😂😂

    • @Najuush
      @Najuush Месяц назад +1

      ​@@amiraqurux haye adaa dheer aqwan😂😂

    • @SuhuurcaliSuhuurcali
      @SuhuurcaliSuhuurcali Месяц назад +5

      Intaan ka badan amira kuma camiri karno wa laga dheer yhy 😂​@@amiraqurux

  • @KikiAfcad-tk4bs
    @KikiAfcad-tk4bs Месяц назад +32

    Dunida Masoo Marin Ruux ka qayr badan Kana Sharaf badan Nabi Muxamed scw scw ❤❤❤

  • @Abdiwahab-j3y
    @Abdiwahab-j3y Месяц назад +17

    Cayda❤ dulqaad badanyhy wuuna. Ku ixtiramaya❤❤

  • @FartunAli-vo8dp
    @FartunAli-vo8dp Месяц назад +56

    Xooga qeylada iska yarey amiiro baryahan saaid waye qeyladaada ❤

  • @nazmoh621
    @nazmoh621 Месяц назад +8

    Amira abayo dagnantaa wxa kuwaysee qaylii kuma heleysit abayo sithan wax kabadal ,sundus ba kutawa bareysaaaa😢😢

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Месяц назад +2

      war saan Amiira ma ahaan jirine sundus miyaa ku daaratay 😂 mise waa is fahamkooda

  • @AsmaOsman-jb3ck
    @AsmaOsman-jb3ck Месяц назад +50

    Amiiroy abayoy goormee dood iska deyneysaa wax iska cad oo loo jeedo ku doode markle saxipka waa ka dherahy ha dhihin 😂😂😂😂😂😂dhaarta badanne iskadaa ok

  • @UBAX-8
    @UBAX-8 Месяц назад +16

    Labadan funny waye wlh😂
    Amiira ,Ceyda is not easy😂😂

  • @AasiyaFarxan
    @AasiyaFarxan Месяц назад +27

    Abdi fataax revry wuu kusoo baxaa😊😅

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Месяц назад +26

    ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤

  • @KaafisoMaxamed-n6k
    @KaafisoMaxamed-n6k Месяц назад +18

    Amiiroy intan ka badan makuu camiri karno ceyda wuka dheer yahay 😂😂😂

  • @BushraMaxamed-i3m
    @BushraMaxamed-i3m Месяц назад +21

    Amiira abaayo saan xal maaha qeylada iyo dooda tirada badan iyo xanaaqa iska daa oo is daji oo dadka
    ixtiram umuuji si adi laguu ixtiraam oo laguu ixtiraamo oo laguu qadariyo qosolka bdn ma kuu fcno saan kuu jeclaa mamaleysan karti balse ayantaan dambo kama helo habdhaaankaa inaga dhaaf marka adoo dhib ii arkeen mudeeda kale ogow saaxiibka xun wuu ku lumiyaa ogow marka ka fogow ama ka gaabso quraanka kariima markasta dhageyso midna ogow ha dhow ilmahaaga wey kugu dayanayaan waxaan waa social media save la dhahaa adna in aad wax walbo ka fiirsato isku day dad jecel xumaantada xumaankaga dhigaayo waa iga talo walalimo abaayo in aad iga qaadato rajenayaa markasta qimahaaga ogow oona isku kalsoonow❤😢

  • @LadanMaxamed-o1q
    @LadanMaxamed-o1q Месяц назад +29

    Amiira malmahaan qeyli iyo dood baa kaa sohartay marki hore gabar dagan o af gaaban ba eheed wlhi pls abyo iska dhaaf qeylada iyo qosolka badan kuuma ficna gabar baa tahay

    • @cabdallaxidig-uf3ds
      @cabdallaxidig-uf3ds Месяц назад +2

      Wax baaaaa haaaayo. Amiiro 😂😂only legend understands 😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Месяц назад

      maya Amiira awalba way qosol badnayde qayladaana is fahamkooda ame tahay 😂

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Месяц назад +14

    🤲بسم الله الرحمن الرحيم🤲وَاِلٰهُكُمۡ اِلٰهٌ وَّاحِدٌ ۚ لَآ اِلٰهَ اِلَّا هُوَ الرَّحۡمٰنُ الرَّحِيۡمُ💪☝️💪☝️💪☝️💪☝️💪☝️

  • @MILYAAN_DHAAN
    @MILYAAN_DHAAN Месяц назад +35

    alla wilkan a/fitax legensanaa si naxariis leh uu su alha uwedinyh wuxu na darensinyh inay lamano yihiin jah😅🥲

  • @HananMoha-dd3my
    @HananMoha-dd3my Месяц назад +7

    Amiiro next cumeer iyo sundus kadhig qofka suaalaha waydiinaya adi noqo inta igu raacsan like❤

  • @SuhuurcaliSuhuurcali
    @SuhuurcaliSuhuurcali Месяц назад +17

    Ceyda wa dhibki o qof ah 😂

  • @zuhaanasomali841
    @zuhaanasomali841 Месяц назад +4

    Byoh Mcn Baryahaan Qeyladada Said Waayeh Gabartahy Kuuma Fcno😢 Wlhi iskadaa Qof Ku Jecel Wax Fcn Kula Raboh😢

  • @taakul_media_
    @taakul_media_ Месяц назад +8

    Cayda dulqaadkii oo qf eh m.a❤

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 Месяц назад +6

    Amiira waa dheertan dhahaa lakiin ceyda waa ka dheer😂😂😂😭

  • @faadumomohamed-kx5bb
    @faadumomohamed-kx5bb Месяц назад +12

    War amiiroy benta daa cayda uu ka dheryhy adigana ka qaylo badan aqwan😂😂😂

  • @AsiyaAbdiraxman
    @AsiyaAbdiraxman Месяц назад +8

    Amiira muran badanida bisinke wixiba muran ku dhamayse qofka Joyce kisa uda elen dad wawaynba ku dawanaye

  • @amiiramohamoud4769
    @amiiramohamoud4769 Месяц назад +16

    Cayda aya ka dheer amiira

  • @baluglecadde3530
    @baluglecadde3530 Месяц назад +10

    So gabagabeya oo bahasha dhac dhac kasiya amira wilka ad warabiside ❤😊

  • @aadanmohamed6976
    @aadanmohamed6976 Месяц назад +9

    Amiiro wlle waa laga dheeriyahy Ee dhibka dhaaf Mar kle na waa laga maqlin cayda waa ka dheerahay

  • @FkdkdOrkkf
    @FkdkdOrkkf Месяц назад +14

    AMIIRA IYO CEYDA ❤👩‍❤️‍👨👫

  • @SaabiriinMacalin
    @SaabiriinMacalin Месяц назад +17

    M.a ceyda waa ixtiraam badanyhy ❤🎉

  • @QaasinfaaraxMaxamed
    @QaasinfaaraxMaxamed Месяц назад +9

    Aamira iyo ceda waxan sugnaba wa aroos kiina❤🎉

  • @BushraSuleiman-i6i
    @BushraSuleiman-i6i Месяц назад +122

    TEAM QAB QAB ONE LIKE 😊😅❤

    • @MasnoKahin
      @MasnoKahin Месяц назад +1

      Qab qab micneeheka wA qalpi to qalpi

    • @FihimaCabdi-r6x
      @FihimaCabdi-r6x Месяц назад +1

      Calisaki❤❤❤❤❤

  • @adandiiriye4333
    @adandiiriye4333 Месяц назад +30

    Amiiira ❤and ceyda ❤hadaa taageertid like 👍 saaar

  • @MustafMaxamed-l2p
    @MustafMaxamed-l2p Месяц назад +16

    Team King ceyda like

  • @NasraAhmed-r5r
    @NasraAhmed-r5r Месяц назад +9

    Amira qeylada iska daaa iyo qosalka badana kuma fiicnid gabar baa tahyaa xishodaa qosala baa kasohadhyaa bisnke gabdha dagano o afa gaaab baa eheed 🤔kaan ku agafadhiyooo waa nin isagooo nin xishonyaaa bisnkeee

  • @fardoosotifow
    @fardoosotifow Месяц назад +14

    Ceyda dheer amiiroy mel joog

  • @fardoosotifow
    @fardoosotifow Месяц назад +24

    Qabqab caawa dhan saa usugaaye youtupe ka wakudaale😂

  • @NajmaAli719
    @NajmaAli719 Месяц назад +10

    Team ceymir one like 👍 ❤

  • @QuuenAlma
    @QuuenAlma Месяц назад +6

    Amiradeena congrats 1.2m❤

  • @NaimaMaxamed-z3w
    @NaimaMaxamed-z3w Месяц назад +5

    Naa wukaa dheryahaye meel joog amiray😂😂

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Месяц назад +8

    Faraxleey Faceeda Ka Roon ❤ Cadawga Allaha Kaa Qabto 😂😂😂❤🤲🤲🤲

  • @suusaanclcasiis
    @suusaanclcasiis Месяц назад +6

    Amiira abayo qosolka iska yaree fadlan

  • @CanabMaxamed-b1u
    @CanabMaxamed-b1u Месяц назад +4

    Kusali xabii kena🎉muxamed scw🎉

  • @SuhuurcaliSuhuurcali
    @SuhuurcaliSuhuurcali Месяц назад +21

    Amira baryahaan dood aya baratey iyo qayli sidana ma ficno sida horw ku ao laabo dagananta iyi xishood iyo codka said u dhereen

  • @AyaanKampala
    @AyaanKampala Месяц назад +11

    Nayaa amiroy fudedka iskada malmahan qayli xita waa ku darsty😢❤

  • @Naxariis-badan
    @Naxariis-badan Месяц назад +9

    Amiira ceyda prank kuso sameey😂

  • @CabdirisaaqKhadar-l6m
    @CabdirisaaqKhadar-l6m Месяц назад +14

    Amiira wanku jeclahy❤❤❤❤

  • @ASAD_HAGIO_27_TEAM
    @ASAD_HAGIO_27_TEAM Месяц назад +1

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato i.a🙏🕋😍❤

  • @Raimayy_mohammed
    @Raimayy_mohammed Месяц назад +11

    Dumarland cawa farxad udhimn raban 😂🎉🎉🎉

  • @rayaanahmed
    @rayaanahmed Месяц назад +4

    Ifka lagu yahay walal😭
    Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 13k i gaadhsiiya please 🙏 😭 ina soo dawo fadlan

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 Месяц назад +6

    Amiira dhibka jooji ceyda xaasid ma ahan adiguna ma tihid inaa dhahdaan bay ahayd midkeena ma ahan 😂

  • @Gosha-rercarale
    @Gosha-rercarale Месяц назад +16

    Amira deyda wan kujeclahy pls replay🥺😊

  • @MulkiXuseen-qm6rb
    @MulkiXuseen-qm6rb Месяц назад +7

    Kuwana fiirsade mana qoslin 😭😭😭😭😭😭😭😂

  • @DaganDaahir-ow3zh
    @DaganDaahir-ow3zh Месяц назад +6

    Ala wilku dulqaad badnaa qof intuu baramij kesaday hada been io muran laso fadhiya wayaab wlhi amiro game ka hadadn rabi in runta lasheego mxa marka hore ukenaysay🙄

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Месяц назад +1

      dad is fahamsan is kugu baxdo waaye se rabaan bay u dhaqmaan mana kala xanaaqaan

  • @xamsegoud2759
    @xamsegoud2759 Месяц назад +15

    Comanteska inta ceyda iyo amiira jecel like waa unitary waxii kale no😂

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Месяц назад +5

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ♥️

  • @xanaanmustaf15
    @xanaanmustaf15 Месяц назад +7

    Ceyda kadheer amiira😂❤

  • @Afnaanyuusuf
    @Afnaanyuusuf Месяц назад +3

    Amiira muran kah badan iyo qaylada naga,yare😮

  • @NafisoMaxamed-uz6yy
    @NafisoMaxamed-uz6yy Месяц назад +4

    Amiira sundus iyo cumeer keen barnaamijkii caaka iska ilaali blz inta iku raacsan like

  • @xamsegoud2759
    @xamsegoud2759 Месяц назад +7

    Ceyda iyo amiira ❤❤❤❤

  • @HibaadHibaadhabane
    @HibaadHibaadhabane Месяц назад +6

    Amiira iska daa qaylada inankana ixtiraam

  • @faaymaxamed5982
    @faaymaxamed5982 Месяц назад +6

    Ceyda kadher

  • @RumanMuhumed-nd6jg
    @RumanMuhumed-nd6jg Месяц назад +3

    @miira ceyda ka dheer quruxeyyy😂

  • @CaashoCaadiimaxamed
    @CaashoCaadiimaxamed Месяц назад +11

    Amiiro murun badnaa😂

  • @Abdihamidabdi-l7x
    @Abdihamidabdi-l7x Месяц назад +7

    Cawa suuro lee aragna mxa wye hee amiroy😂❤

  • @Akwadani
    @Akwadani Месяц назад +1

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @BadraSalebaan-ub3us
    @BadraSalebaan-ub3us Месяц назад +4

    Amiira wllhy cayda ka dheer

  • @MissLajecley
    @MissLajecley Месяц назад +7

    Ayyy lamanaheyga jah isku wara❤❤❤

  • @shucaybhassan6252
    @shucaybhassan6252 Месяц назад +7

    Dhaartan badan iskaddaa, innaad been ku dhaarto mxd ka faaideysa Amira?

  • @khadroabdi6526
    @khadroabdi6526 Месяц назад +8

    Kuwaan saan udawanayey qalbigay iga qateen dadka xitaa abotada baa sas ah baan ku dhaha iyga ibaray abotadaa 😂😂😂

  • @FaadumoaadanMoxumed
    @FaadumoaadanMoxumed Месяц назад +6

    Amiirooyy been ma fiicno ceyda kaa dheer😂

  • @ugaazharpi5825
    @ugaazharpi5825 Месяц назад +6

    Amiira team 27 ada ugu qeylo badan jiq jiq jiq gabar aa thy xishow doqon doqona lagu maleya mararka qar xitaaa

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Месяц назад

      wllhi been baad sheegtay dad badan baa ka qaylo badan oo sundus iyo koko kamid yihiin Amiira miskiin bay ahaan jirtay maalmahana lkn sidii hore maaha sxbyaalkeed baa ku daartay ama waxa keenaayo qaylada waa is fahamka iyada iyo ceyda ka dhaxeeyo

  • @HaboonAdan-ng2qh
    @HaboonAdan-ng2qh Месяц назад +3

    Amira qurux iyo kingceyda one like❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @umalmohamed1666
    @umalmohamed1666 Месяц назад +1

    Boqoradena Amiiro qurux keep going sister coming soon 1.3m inshallh ❤

  • @FartuunCali-d3n
    @FartuunCali-d3n Месяц назад +5

    amiira deena qurux dabadan 🎉🎉🎉😊😊😊😊😊😊😊🎉🎉🎉🎉❤

  • @HajiyomahamedAbukar
    @HajiyomahamedAbukar Месяц назад +2

    Amiira dhibka dhaaf Ceydaa kaa dheer 😂😂😂

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Месяц назад +4

    Labadoodaba Waaa Funy❤ ❤Barakalahu Fikoum ❤

  • @XaliimoCali-x1k
    @XaliimoCali-x1k Месяц назад +4

    Ala labadaan waa iga waaleen❤❤❤

  • @MumtasoJamac
    @MumtasoJamac Месяц назад +8

    Team ceymir🎉🎉🎉

  • @midnimomedia198
    @midnimomedia198 Месяц назад

    Cayda wa another level gaacintiisa xitaa gabdhu wa ku woslaysa sxb horay usoco.

  • @XamdiCwali-h1g
    @XamdiCwali-h1g Месяц назад +6

    Hadey amira really isogaliwey do sorry isoqoraa gys😢❤🎉

  • @caaishodaahir616
    @caaishodaahir616 Месяц назад +1

    Team amiira aan caawino sundus ayaanle❤❤❤❤❤plz

  • @IntisaarMaxamed-nj4zo
    @IntisaarMaxamed-nj4zo Месяц назад +1

    Team Sundus Team samiya team koko team amiro team cayda team saki soomaali team salax salax salax adna team maclimo team alfa team kiki team deqoow jini team asad team abeera team cimran team cumer team cadnaan team armhna team ladan team 27❤

  • @SundusSaid-p1h
    @SundusSaid-p1h Месяц назад +9

    Amiiroy abyo maxay tahy qayladan badan wiilka wax kasto xun ma isaga bisinka qof sikasto kujecelyahy hadusan ixtiraam kuguhaysan bes wye especially ninka raga asaxabtisa kuhor ceebaysy amiiro cadi iska dhig gabara tahe watalo walalnimo ✌️

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Месяц назад

      way is fahamsan yihiin ceyda waxan wax ma u arkaayo

    • @xamsegoud2759
      @xamsegoud2759 Месяц назад

      Wll ceyda waxaan wuuba ugu baxdaa meesha .masarka kadaa

  • @Kingceyda2782
    @Kingceyda2782 Месяц назад +2

    TEAM CEYDA AMIRO ONE LIKE 👍❤

  • @Aziiza_A
    @Aziiza_A Месяц назад +1

    C/fitaax Masha Allah gameka asaga qurxiyo labada chennel inta ila qabto🤘❤️🤘

  • @AbdalleMohamed-c7g
    @AbdalleMohamed-c7g Месяц назад +1

    Car cumeer iyo sundus Soo fariisi lhe time is now 🎉🎉

  • @XamdiYaasiin-c3h
    @XamdiYaasiin-c3h Месяц назад +7

    Cayde kaadheer amiiro