Qalbi wanaagii oo qofa ayaan ka aaminsanahay wlhy Sundus adeer ama nolashiina sidaas baa looga run sheegaa ama lama soo hor fadhiiso dadka Allahayoow nolasha u qurxi❤❤❤❤
Barnamijka caawa goor uu dhamaday wan garan wayey wlhy sundus gabadh yar oo qalbi wanagsan daacad ah ma ahan dadka waxay ahayn iska dhiga caawa marna way iga oysiisay marna way iga qoslisay wlhy M.a saxaafna waxan ka helay sida ixtiramka leh ee u dhegaysanayo Una waraysanayo❤Haba iska fududate caawa dhiiqo badan bay iska badbadisay sundus su’aalo badan bay u cag wareejisay saxaaf way ka badisay cawa qosol lee uga baxday😂😂
Abaayo waxa aan ku yidhi NABI MUXAMED SALLALAAHU CALAYHI WASALAM Waxa uu yidhi qofka islaweyni ama inyar oo kibir ah ku jirto janada inuu galo iska daayee carfisteeda ma helo Allena uu necebyahay qofkaas ee markaa Abaayo iska daa kibirka aad isku sheegayso sida ay dadku kuu jecelyihiin Alle subxaana watacaalaa hakuu jeclaadana❤❤❤
woww wareysi annan hal marna kucaajisin sundus gabar qalbi wanagsnn hooyo karti lehh baatahyy horeyy usoco hppt meel sare inaad nolosha ka gaartid ban ku rajeynayaa❤❤💋💯
Sundus wiilkeeda asoo yar inte uga soo tagtay ani waxan moodayay inay mar dhow somaliya gaysay mida kale waxa jira dad 5 jeer la furay hal ama laba mar hadi lagu furo wax kaa xumaanayo malahan qofkii aan kuu qalmin waa inuu noloshaada ka baxo si aad u hesho qof qiimahaaga kasaayo marka sundusteena waxan ku leeyahay hore u soco maalmihi xumaana maalmo wanaagsan oo farxad leh baa kaga danbeeyaye ku ilow
Wa runted dhowr sano kahor bay galkacayo keentay dee sanado badan kudarsany wu wenaday waxbu barta mrka alle haw dayo mustaqbal fcn urajeyn wlhi gbar walbo nolol xun so mrtay mid klo wnagsan urajeyn nin wngsan wy heli inksto noloshu nin ahyn
Saxaaab wa nin ragg ah ani ma dhihi karo hadalkaas 😢❤ ani garoob ma ihi laakin ixtiraamkaaga masha laah rijaal❤ Tankle carmalnimada ceeb maaha ee ninkii xumaan ubadeegsata ayaa xun wax lo dhaxo na maah❤
😂😂😂sundus waa kalsoonidii oo Qof manshallah. she Pure hearted Beautiful, Talented and strong Young mom ❤👌👍💞❤️💖💕inshallah Nolol qurux badan ood wilkaga and the rest family Gaga ku midow Dan baan ku rajeyneynaa Dear💕💞keep up tremendous hard work! 🙏🫡
Sundus waiga ooysiisay waan ku dareemikaraa waxa kuleeyahy hooyo da yar tahy shaqeysato gadaal haegin hortaada wiilkaga waa keysan doontaa mar un insha Allah 😢❤
Masha Allah habo waxan kufaraxsanahay inan kamid ahay asxabta at kumidowden social media koko amiiro Sundua waa 3 gabar an ugu jacelahay social media am a team 27❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Gabadhaan waa gabar karti leh ayadoo qalbiga ka gubaneso ayee hada nah dhoola cadenesaa ❤😢
Sundus mar waa laqiironaa mar wee iga qosol sinee mar wee idhiiri galinee yqey inaan ku tageero kuma aan qasaarin uuumah💋
Sundus cawa saxaaf way ka yaabsatay wlhi 😂😂 warysigi ugu horaaay aan dhamaaysto😂😂
teem27muuglaadansoobdsh
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋😢☝️
Qalbi wanaagii oo qofa ayaan ka aaminsanahay wlhy Sundus adeer ama nolashiina sidaas baa looga run sheegaa ama lama soo hor fadhiiso dadka Allahayoow nolasha u qurxi❤❤❤❤
Waaaaw sundus shaqsi loobahanaa in ad keento bad cawa wadaa saxaaf thank you
Sundus been mataqan waa dacadii oo qofa wan sugayay waraysigeda qosol iyo oohin aan isku daray 😢😂😂❤
Ha Wlhy way qalbi fcnthy
Allahayoow u daa wiilkeeda kuwo badan oo kale oo caafimaad leh baariyiin ah oo saalixiin ahna sii
Gabadhan caanimada waa dadka u qalma 3ml waa garee ogow ❤🎉 we love sister keep going qalbi nadiif waye
Sundus waxad thy hooyo yar oo dadal badan wad guulaysan insha Allah ❤❤❤❤
Hoorey ma uu dawanin waareysiga saxaaf lkn m.a caawa sundus darteda😊
Anigba walhii zxp ❤❤😂😂
Haaaaa
Anigaba
Wareesigi ugu horeeye anoo botinin dhameestay jah yaqeey sundus teeyda cashaqa❤💃✌
Wllhy inta podcast soo dhigtay waxa dhameeyey waa kooko iyo sundus only😂
Ax ha ooyin sundusay waad arki mascuud yare insha allah waad arki doonta 😢❤❤❤❤❤
Caaawa wlhy marna waa Oyay marna waan Qos lay Sundus Waa gabar Daacada Qalbi wng san asxaf way Ka qos lisay Alle nabad hakugu Keeno Wiil kaga Qalbi Nolow ❤
Warysigii ugu funyy sanaaa 😂😂😂 waaka sunduy
Alla sundus saa usugayay waraysigeeda wllhi waa udhararaayay 😢❤🎉
❤❤❤❤
Sundus alle ha daaye daacad ayay u kugu shekysy saxafow❤ funny weye xita laguma cajisayn😅
Àaaaax sunds qiisoynka wa calocool xanuan wlih wiilka ka sheeknaysow ❤❤❤😭😭😭
Haa wllhi 😢
Barnamijka caawa goor uu dhamaday wan garan wayey wlhy sundus gabadh yar oo qalbi wanagsan daacad ah ma ahan dadka waxay ahayn iska dhiga caawa marna way iga oysiisay marna way iga qoslisay wlhy M.a saxaafna waxan ka helay sida ixtiramka leh ee u dhegaysanayo Una waraysanayo❤Haba iska fududate caawa dhiiqo badan bay iska badbadisay sundus su’aalo badan bay u cag wareejisay saxaaf way ka badisay cawa qosol lee uga baxday😂😂
Jecliyaa sundus ayaanle ilahay nolol tan ka qurux padan paan kaaga paryayaa wllo 😢
🤲🤲🤲🤲
Aaaamiiin🤲🤲🤲🤲🤲
sundus markasta guulayso
Sundus Dacadaydii Alle ha ku xafido❤😘
Sundus love you quen saxafna so xushmad leh Ayuu kula dhaqmaa I like ❤❤
Podcast kaliya oo wada dhamestay waxan yar waan jeclahay nolasha Allah ku qurxiyo byo❤
Sundus wlhy waa cod kar masha allah hooyo kartile hada nahay duamrland wano hadashay
Sundus Strong women ❤
Sundus waa daacad mansha allah 😊
Inta podcast wllahi lasoo dhigaayay kakaliyee aan dhamaystay walle waakan😂😂
M.a gbr karti leh wye Sundus 😢❤
Podcast ka qosol badan ma daawan alla sundus mid mahan😂😂
Garoop waa naag go aanleh oo silic io bahdil diidey wlhi maalinkii lay furay saan u farxay ilhy baa og hda 6 sano kasoo wareegty nin iliidikrona majiro sundus naag adag weeye keep going xbbti
Sundus podcastkiiba xaraabay u badshay istaqfrullh 😂😂😂😂
Sunsss so fuuny wlih veido aaan dhamysta ku jaarta igu baaxdaan sunds hadaal m.a Allhaa horamka hda jogta mida kaa saarysa ku rajeen wllo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Saxaafow sundus waa ka fududeesay caysa ku adkee😊
Sundus ❤❤ we love you
Sundusaa marna oohin marna qosol saa usagayay lee umad maha 😂😂😂😂😂😂
Maskiin weye gabadhaan ilhow garab gal😢😢
Ameen
Ax waaa oyayaya lkn gadaal ka qoslaya qosalka ku qarisaaaa oyinta sundus miskiiin😢😢
Orad soxaar beybe
sundus ayale hooyo ❤❤ fican
Ala sundasaa wlh waan iska jeclahay qalbi xab xab waaye
Sundus mrka arke wsoo fakade jeceel lee intaas❤😂
Sem wlhi 😢🎉
Abaayo waxa aan ku yidhi
NABI MUXAMED SALLALAAHU CALAYHI WASALAM
Waxa uu yidhi qofka islaweyni ama inyar oo kibir ah ku jirto janada inuu galo iska daayee carfisteeda ma helo Allena uu necebyahay qofkaas ee markaa Abaayo iska daa kibirka aad isku sheegayso sida ay dadku kuu jecelyihiin Alle subxaana watacaalaa hakuu jeclaadana❤❤❤
Scw scw scw
Waa Habenki ugu horeye a dawo awal malin lee dawan jiray hamblyp iso dhaha😅
Hamplyo sundus darteyda ma udawatay cawa
TEAM SUNDUS ONE LIKE ❤🫤🥹
Caydaruuskaani ❤
Ariikaani
Adiga ayaa ku xika wareysida
Jah Saan usugayy lee sundusteena ❤❤❤
Sundus❤🎉
wali madawan podcast saxaf cawa igu horayso sundus darteed ilmada ceshan wayay walahi hooyo wali ma noqon lakin waan ku laoyay gulayso abayo ilahay hakula kulmiyo wilkada
Sundus waa gabar karti badan wlhi
So cute sundus ❤
Sundus love you Abaayo wlh kuma caajisin waraysigan qalbi dahab sundusteena❤🎉
Sundus wll slle hku xifdiyo guuleso wiilkaaga waad arkin insha allah
Mahadsanib❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Sundus strong wome nd brilliant 👏 hore u soco siz❤❤
Aniga wax jeclani laha in an kasomuqada blse manin wan rajeyna 😢wish ur long lyfe ❤️
SUNDUS WAA SÅ SWEET ILAAHEYE HA XAFIDO OO U SOO URIURIYO WIILKED YAA RABI❤❤❤❤❤
Alle nabad hakugu tuso abyo wilkaga😢 waaa hooyo way daremaysa😢
Markii hore madawan jirin sundus Lee dawanooyaa ❤
Mudane saxaaf next cayda noo ga so dhig wan ku sugayna 😊
Indhahgii waa iz jecelhya sundus❤
woww wareysi annan hal marna kucaajisin sundus gabar qalbi wanagsnn hooyo karti lehh baatahyy horeyy usoco hppt meel sare inaad nolosha ka gaartid ban ku rajeynayaa❤❤💋💯
Sidan u sugayey qebta Sundus ❤
Finally sundus 😊
Love you sundus princess ❤
Sundus wiilkeeda asoo yar inte uga soo tagtay ani waxan moodayay inay mar dhow somaliya gaysay mida kale waxa jira dad 5 jeer la furay hal ama laba mar hadi lagu furo wax kaa xumaanayo malahan qofkii aan kuu qalmin waa inuu noloshaada ka baxo si aad u hesho qof qiimahaaga kasaayo marka sundusteena waxan ku leeyahay hore u soco maalmihi xumaana maalmo wanaagsan oo farxad leh baa kaga danbeeyaye ku ilow
Wa runted dhowr sano kahor bay galkacayo keentay dee sanado badan kudarsany wu wenaday waxbu barta mrka alle haw dayo mustaqbal fcn urajeyn wlhi gbar walbo nolol xun so mrtay mid klo wnagsan urajeyn nin wngsan wy heli inksto noloshu nin ahyn
Wareesiga sundus ayaan ugu jeclahay intii lawareestay❤❤❤😂
Sundus ayaanle xuseen👸❤️
Sundus wllhi waan runtada waye qalbiga ka hadalshay wllhi qasa aan ahan garabda waan ku racasanahay ❤❤
Soori sundus intaad ooysay❤❤❤❤❤❤🫶🩸🩸
Wllh aniga xitaa waanoye
Wareysi saxaf so dhigy kn unbn ka dhmsty yaa Ila mid tlow ❤😂
Io kii cumEer❤😂
Ani❤
Kii cumer kan kul dhameystay
Ani xita
Ani😊
Wariiyasha oo dhan saxaf ku haboon ku dayaaah dhihi lahaa waraysida nidaamka iyo qanoonka qofka weyan
Ma sha alla sundus alla kuxafiido adi iyo wiilkaha habo saxaf an wa salamaya ❤❤👍
Alla saxaaf thanks caydana ku xiji❤
Sundus wxy jannada ku galee daacdnimdeda wllhi she’s cute wllhi been dhan ma tqno ❤️Runta indhaha lga saraaa 😂
Saxaaab wa nin ragg ah ani ma dhihi karo hadalkaas 😢❤ ani garoob ma ihi laakin ixtiraamkaaga masha laah rijaal❤
Tankle carmalnimada ceeb maaha ee ninkii xumaan ubadeegsata ayaa xun wax lo dhaxo na maah❤
Gabdhar yar oo karti badn m.a guuleyso❤❤
Finally sundus goorma weeye cayde arimeheena I can’t wait
Saxfooow aboowe ceyda.noo soo dhigi aboowe😢😢
Team Sundus i love you❤
😂😂😂sundus waa kalsoonidii oo Qof manshallah.
she Pure hearted Beautiful, Talented and strong Young mom ❤👌👍💞❤️💖💕inshallah Nolol qurux badan ood wilkaga and the rest family Gaga ku midow Dan baan ku rajeyneynaa Dear💕💞keep up tremendous hard work!
🙏🫡
Love you sundus
Sundusteydii😊😢😢
Cawa ka hor ma dawanin wareysiyadan Sundus darteed ayaan ufirsdyy😢❤❤
Daryeela waa Dani dabiire waa dani mwhygu waa dani🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱
Wlhi wan ooyay markii la soo qady hooyada qiimheega❤❤😢
Waaw sundus waa gabadh yar oo daacada oo maskiina rabi nolol aad ku faraxdo kga rajaynayaa qalbi❤
Fuuny waye sundus 😂
Sidaa u sugaaye qeebta sundus❤
Axxx wallahi waa xanuun
Wlhy wareysiyadii kale ma dawan sundus dawanaa waxs jacel miyaa😂😂
Kula mid baa ahy wllhi😢
Gbadhaan waxey mudan thy in gbdhaha kle oo nyajab san ku deysaan weyna adadag thy wreysigeeda ayn dhmeestey m.sh ❤❤❤❤
Jah barnamijka sundus anoo rabo iga dhamaaday wllhi 😅🥹🤦🔥
Wa markii u horeysay aa jeclaysto inuu podcast sii socdo
Sundus daacad qalpi saafi iyo funy waye allaha noodayoi gabar adag oo karti le horay usoco❤❤❤😊
Allaha boqoradeynii sundus farxad inogu nolow abayo ❤
Sundus keep going you are strong single mother 🔥
Sundus abyoo waa la bahdilay ha aaminin rer comant waa isku diroyaal weyn wlhi ayantaan danbo xitaa amiiro qurux iney isku kiin diraan ayey rabaan wlhi caqligaga ka soco😢🎉🎉❤
Sunduus waa gadhaba qaliba wangaasan wllhi wiilka wada arki doonta l.a adiguna hormaka ina ka badane ku raajanaya wll❤
Sundusey wilkaga allh kubarakeyo mcnto ❤❤❤❤❤❤
Sundus waiga ooysiisay waan ku dareemikaraa waxa kuleeyahy hooyo da yar tahy shaqeysato gadaal haegin hortaada wiilkaga waa keysan doontaa mar un insha Allah 😢❤
Masha Allah habo waxan kufaraxsanahay inan kamid ahay asxabta at kumidowden social media koko amiiro Sundua waa 3 gabar an ugu jacelahay social media am a team 27❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Zayn laadarkii waynaa waan suganaa