Mamo franko wax bay qarinesa wiilka ha qanciso oo DNA halaga qaado hdysan dhalin sasu kaga haraya hday dhashayna dulmigii ay ka gashay ilhy ha uga tobad kento
I just watched this video now late but why is the lady refusing to do DNA test It’s suspicious. to me This one looks more like her not the one in the picture
DN WAA SHARCI LAGU KALA BAXO QOF DIIDI KARANA MA JIRO HABATAAN QASAB AY KU TAHAY INAY MARTO DN MANA DIIDI KARTO. NINKAAN XAQ BUUXA BUU U LEEYAHAY INUU OGAADO WIXII DHALAYWAA QASAB WAANA SHARCI CAALIMI AH QOF DIIDI KARTANTANA MA JIRTO
Dadkani halkani ka hadlaya waxaa ka maqan aqoonta la yiraahdo cilmi nafsiga Dadku wexeey yiraahdaan wiilkani adaa dhashey iyaduna leedahay aniga ma dhalin Dadku xisaabta uguma jirto wiilkani uu leeyahay maamadani baa i dhashey Maamadana leedahay ma dhalin Dadku xisaabta uguma jirto wiilkani hadii loo gargaaro oo la yiraahdo maamadani baa dhashey Wiilka kale maamada leedahay wiilkeeygi waan heestaa Sheekadu waa mid baa laga farxinaya Midka kale isaguna dhibaato kale u bilaabaneeysaa Marka sheekadani waxaa wanaagsan sida ay tahay in loo daayo Maadaama ay tahay mid baa la daaweeynayaa kii kale isaguna dhibaato baa lugaha loo gelinayaa Maamada faraha ha laga qaado wiilka ay leedahay wiilkeeygi waaye oo ay ku faraxsantahay ha loo daayo Kan kalena waa wiil weeyn noloshiisi hore ha u wato Marnaba lagama yaabo maamada ineey tiraahdo wiilkani anaa dhalay kii aan hore u heestey waan ku qaldamey ee aniga ma dhalin
Gabadha ka daaya dhibka waa run waa reer dhuusomareeb aabaheed iyo walaalaheed dhamaan way daganaayeen REER maxamed jaamac DIINTI GOONI waa libaaxyo hortooda ka leexda
hooyo la rabo inay ku on golato oo hadane sida qof is lamed Lola murmayo maxa waye wll si tartiib u hadal oo jilci hadal kaada xitaa xakamey insha allah waad helee wixii qeer kugu jiro allah ku waa fajiyo
Maamada dhiiga ayaa ku karay wax badan ayay qarinaysaa DNA qasab ayaa looga qaadayaa haddii dalka ay joogto looga dacweeyo waa lagu qasbi caalamka sharci ayaa ka jira walaalka hala caawiyo sababta ay DNA ay u diidayso
Xasan sh keep going madaxweeyne xasan sh maxamud
laaa shaka iyadaa ayaaa dhashay wilkani waayo waaa uu u egyahay ka muqaal ahaan iyo ka cod ahaanba
Timir lafba ku jirta maxay uu diideysa DNA hayska qaado
Ayadabo jarer kafolxun😅 ma isku jedo miya😅😅😅q
Mama faranko beer adkaa bisinka hadaadan dhalin oo is hubto D N A mey la marto
May ilaahey kaa caabsaato aakhiraa loo soocdaaye, wiilkaan in aay dhaashay waa loo jeeda
Lacagta dna ya laqasariniin daahir 😂 waa mataano dadkaan
Wuu u eg yhy naagahan mj mxay dulli yhn
Niin eysan daliin isku dajineysa yaab!
@@shamsohussein4180naa mj maxa ku ceyday mise xanun mj baa qabta
Istaqfurulah jarer aa ayaduu u eg yahey xataa qosolkisa subxanallah 😢 somali ayaga carer maha waa la yabee😢
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂walahi I love mama franko❤
Wiilka ay soosaraty sawirkiisa wa sawir laga qaady jaraaid ka hadlayay dadki ku dhinty shilgaari oo kadhacay ithobiya subxana laaah
سبحان الله waa iyadii oo dhalilyaro
Mexeey oo ga cararey saa DNA ga wilkaan madow ayaa u eg ayada ee wain laso baro adunka sharci ayaa kajiro 😊
Wlhi waa u egyahay mamo Franco
😢😢😢😢😢😢 she is his mum they look like same
No doubt
@@Mukhtaar2004wey u egtahay
Mamo franko wax bay qarinesa wiilka ha qanciso oo DNA halaga qaado hdysan dhalin sasu kaga haraya hday dhashayna dulmigii ay ka gashay ilhy ha uga tobad kento
Asc Dahir farka haday diido D a I way qaldantahay
Maama faranka Nin Yaqaano oo Leer Beledweyne ah oo layiraahdo Maxamed Xasan Xuseen oo xiligii ilmaha aay dhashay joogay oo waxeey ku dhashay Beledweyne 1987 isbitaalka Beledweyne Ayeey ku dhashay
I just watched this video now late but why is the lady refusing to do DNA test It’s suspicious. to me This one looks more like her not the one in the picture
Dahir bro , sirdoonka dalka ku bahan halo dhiibo dahir
Alxdulilah Allah aya mahalah ina jareer Ahay Alxdulilah
Jareer waa dad sharafle alxamdulilah anigu maihi lakiin waa qabiil somaliyeed
@xasiibaomar1871 thanks
@xasiibaomar1871 walakey
It’s true what he’s saying this is criminal case. This is Identity thieves😳
😢😢😢😢😢
Wlh iney dhashay bey u egtahay waxa ay isla qalajineyso wey ogtahay wax waliba
aabuhu macaweyo wilka islanta maxu karadsanaya hoyo makaracaysa
DNA DNA DNA
❤❤❤❤❤❤❤
DNA
wlh waa u egyahay subxanallah
Habartaan kiiskeey iska waalee habargidir ayeey kuwaalatay hadeey run sheegeeyso DNA maxeey kudiiday tan ilaahay kama cabsaneeyso
Yaaab
Daahiroow wiilkan aabuuyeshtay haddii hooyadan inkirto ma aha mihiin waxaa mihiim ah aabe
DN WAA SHARCI LAGU KALA BAXO QOF DIIDI KARANA MA JIRO HABATAAN QASAB AY KU TAHAY INAY MARTO DN MANA DIIDI KARTO.
NINKAAN XAQ BUUXA BUU U LEEYAHAY INUU OGAADO WIXII DHALAYWAA QASAB WAANA SHARCI CAALIMI AH QOF DIIDI KARTANTANA MA JIRTO
Wiilkada waye ha inkirin
Ninkaan wuu qaldanyahay..labo jir iyo afar jir waa same waxba iskama badalaan. Cunug hada dhashey haduu ahaayn lahaa ... Waala isdhihii lahaa wee garan weesey. Maamadaan dhibka halaha daayo.
Walaahi Samoa afka wejiga indhaha dhamaan waa franko iyadaa dhashay waa iyadoo yar oo nin ah
Waa jarer kaan habargidir uma eega
😅
Wiilka waa u egyahay
OK wiilkaaga aayuub ah Aabihiis sheet qabiilka & magaciisa
Dadkani halkani ka hadlaya waxaa ka maqan aqoonta la yiraahdo cilmi nafsiga
Dadku wexeey yiraahdaan wiilkani adaa dhashey iyaduna leedahay aniga ma dhalin
Dadku xisaabta uguma jirto wiilkani uu leeyahay maamadani baa i dhashey
Maamadana leedahay ma dhalin
Dadku xisaabta uguma jirto wiilkani hadii loo gargaaro oo la yiraahdo maamadani baa dhashey
Wiilka kale maamada leedahay wiilkeeygi waan heestaa
Sheekadu waa mid baa laga farxinaya
Midka kale isaguna dhibaato kale u bilaabaneeysaa
Marka sheekadani waxaa wanaagsan sida ay tahay in loo daayo
Maadaama ay tahay mid baa la daaweeynayaa kii kale isaguna dhibaato baa lugaha loo gelinayaa
Maamada faraha ha laga qaado wiilka ay leedahay wiilkeeygi waaye oo ay ku faraxsantahay ha loo daayo
Kan kalena waa wiil weeyn noloshiisi hore ha u wato
Marnaba lagama yaabo maamada ineey tiraahdo wiilkani anaa dhalay kii aan hore u heestey waan ku qaldamey ee aniga ma dhalin
Waa sax lkn dhibkan hada ayuu culeyskisa ubilabana duqdaan sababto ah wiilki kale wuxu bilabi doona baaritaan wuuna awooda marka kuleyl hada ayuu kow yahay sxp kkkkkk kana wey diiday kakalana wey wey doontaa
Oohinta
Daahir lacagtada ku bixin kuwan oo kale.
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Xiligii unisom naago badan ayaa qaraaban jireen mid sambawe ah ayey u dhiibatay markas ayey geysey
Daahirow wiilka iyo hooyadii way isu eg yihiin
Daahir cases ka u qaado xagee ku dambeeyen gabadhii Nairobi wiilkii hore ee Sos dhamaan xagee marsiisay?
She's is the mother 😅😅😅😅
🥹laxowlillah maamada afkumada mey iska joojiso wey iga yaabisay😂😂😂😂
Subxaanallah Xawqalada qalad ayaad u dhahdy wll.
Laa xawla walaa quwwata illaa
billaah. Sidas waaye
Hooyo qof ilmaheeda ka badiyo maleh
Sanka midba dhiiga sujuuda afka hadalka waa faranko oo halkaa taagan
Nimanka soomliyeed ee iyagoo 30 jir iyo kawayn ee hooyadood biil inay siiso kuqanacsan ogow waad qaldantahay hooydaa aduu ahaa inaad daryeesho haday dhici waydo hooyadaa xaq ugumalihid biil
Hadii aay rabto runta dna baa kala saarikaro.
Codkeeda ayuuba leeyahay
Hawiye ayuu u egyahay subxaana laah
😂😂Hawiye umada kle uma eko miyaa
Ma Hawiyo ka qurxoon tahay
😂😂😂😂
waaba iyadii oo inta taagan
DNA 🙏🏻🤣🤣🤣
55 sano ad 70 kamayara
About 66 my guess
afka iyo hadalka way isaga eg yihin
Subxaana llaah aad iyo aad ayeey isugu eg yihiin. Sanka, suuniyaha, indhaha iyo san-saanka. Daahir DNA haloo kala qaado in shaa Allaah.
Gabadha ka daaya dhibka waa run waa reer dhuusomareeb aabaheed iyo walaalaheed dhamaan way daganaayeen REER maxamed jaamac DIINTI GOONI waa libaaxyo hortooda ka leexda
Odayga dhahay haday faranco ku dhashay aniga Aabaha ah DNA may isla sameeyan?
Wuu u egyahay may u inkiree
DNA please
Ninka MJ buu u egyahay waaba daarood inta taagan ee laqasqasin😂😂😂 frank jareer iyadaaba u eg waa isku eg yihiin
Hawiye ayaa ka dhalay marka reer aabihii ayuu u egtahay
Hawiye dhalay waana u egyaha maaha Daarood British 😂
Waad jeceshihiin inaad cadaan noqotaan sadly
@@qadrishmohamed9537daarod gormu British noqday soki carabta shegan jiray
@@umimohamed2323daarod gormu british noqday soki shega jirten carab idiku kola oromo shegatan mar canfar bal adba
😂😂ka yar naqaskay ku xidhay
Yaa weey isku egyihiin
Wlle ayadoo biyo is marin waye
😂😂😂😂😂
Sharma boy. Dhiiga halaga qado
Mrka ilahay lga cabsanayo mamada wu eg yahay wilku
Yaa ku yiri isaga hooyadaa weye ar soomalidu dhibadanaa
Wiilkan islaantan waa u ekyahaywaliba si fiican buu ugu egyahay iyaduse hadii ay daacad tahay maxay ku diidaysaa in DNA ay iska qaado.
iga tag franko haday ii dhali laheed maba sheegteen yahuu
Anigu xitaa 😂
Way iskuu eeggihin wa beented
😂😂
Ninka aabihii haduu soomaliya jooga maa isga dhiiga looga qaa do maxaa hooyada kaliya laga rabaa
Wacel aabo loma bahno waayo diintaba sheektay inuusan sheekan karin
Oo adiga carab miyaa tahay asagaaba kaa qurxoon xarifad qaraaban jirtay waxayba u keentay sos iney bedalato
Kan aay wadatay iyada ma dhelin miya
Wejigq qalooca afka qalooca Samoa indhaha wejiga weyn. Franka aya jareer ah wiilka iyada dhshay nag darood aya Dana asalkeedu jareer yahay
DNA OGOLOW HORTA MAMO FRANKO 😅😅😅
he don’t need mom now
😂😂😂😂😂😂😂😂
hooyo la rabo inay ku on golato oo hadane sida qof is lamed Lola murmayo maxa waye wll si tartiib u hadal oo jilci hadal kaada xitaa xakamey insha allah waad helee wixii qeer kugu jiro allah ku waa fajiyo
Wee isku egyihiin
War muthasir iyo culumada xurmeeya ayadoo masalo diini ah socoto maxaa loo aamusinayaa ALLAAH ka baqa
Maamada dhiiga ayaa ku karay wax badan ayay qarinaysaa DNA qasab ayaa looga qaadayaa haddii dalka ay joogto looga dacweeyo waa lagu qasbi caalamka sharci ayaa ka jira walaalka hala caawiyo sababta ay DNA ay u diidayso
Ninkaan wuxuu u egyahay Frank oo yar aabaha maba u eko sababta saas ugu diideyso kee sheeganeeso kan ee. Diideso baaba laga ek😂
Wilkeeda waaye lakin cabtooy waaye momda yaa ka dhaa dhac siinaayo 😂
Waay is Ku egyihiin
Xilligii soos la geeyay ayada ayada kenya ayay u qaxdey
Cunug aanay dhalin aa la siiyey
Keediina waa ka tagtay
Farsamo
Ilayn awalba wacal buu ahaaa
Mami frank 70 years
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
War islanta ka fuq ma xoley haysataa lagugu yiri ka har islanta jareeryohow
Sawirka daahir ka dambeeyo Franka yar iyo ninka waa isku egyihin iyada dhashay
Frank hadeey diido dna 🧬 walaal Ahmed kaqaada loomabaahno iyada haduu egel ka kudhiig noqdo😂 Franka saas kudhashay
They have same nose 👃
Wuba uegyahay xataa codka iyada wey istirtirtay
Mamada wrong wiil miyey u direen keediina maka tageen allow sahal umuuraha
War ninyahow hadayba kuma dhalin kudhaheyso maxaa karabtaa nin weyna tahaye xishoo
Ma qof ayaa caruurtiisa garan waaya.......see dee