DEG DEG: A.Madoobe oo is dhiibaya, Guusha MD Xasan Sh & DFS oo u jawaabtay Itoobiya
HTML-код
- Опубликовано: 6 фев 2025
- Warqaad TV | Warar iyo Warbixino Sugan | - Si aad uga mid noqoto Saaxiibada sida joogtada ah noogu xiran Subscribe saar - Mahadsanid
#Warqaad, #WarqaadTV, #WararkiiUguDambeeyey,
Askari qaranka difaacaya ayaan dilayaa dowlada fadaraalka maaqoonsani canshuurta shacabkana iyo kaalmada dowladana waan rabaa eedaysane axmed madoobe iyo kooxdiisoow isqabadsiiya
Hala raafo dila oromada iyo xabashida, hala tarxiilo ajnabiga carabta dhibaato ayey nagu hayaan
Hhh axmad madoobaa isdhiibaaya waa caqliga digirta
Maxay dawladda somalia aga gariisey orom somaliya sharcidaro kujoogey oo lawaxyeeley ethiopiakuse soo ayagu naceybka ma abuurin hadii oromo laceyrsho
gurgurti wa tuug dhalah mar hore bu ka jarey
Malinbo Weji cusub Siyasada somalida Waa lagu Wareray mdaxweyne dalxoreeye Wadanka xoog haku,qabsado ama ha,is diibo by
down axmad madoobe
Ceyda Md Waxaad uleedihiin Caado& Wax Aadkufaantaan Ceyda madaxa Dalka!!!
😂😂😂
Oo xasan laftiisa ayaba lacagihii lags jartaye
Mucaarad waa tuugo alaha naga qabto
Waa war been ah Jubaland uma baahna cidna waa isku filantahay
kismayo.kusiga ka ebed ma ka dhacan
JUBALAND AYAA VILLA SOMALIA ISU DHIIBTAY KKKKKKKKKK ISTAQFURULLAH DOWLADEEY XAALQAADO CAQLI CAMBUULO IGA DHEH AR SIYAASADU MUUFEYSI MA AHA
cambuulo adinkuba waacuntaan mufeysina waacunto xalaala kud hakudilee xaad cida ugu dacaayadeyneysaa cuntada
Dadka mesha dhaman KAWADA caytamo waa amxaar iyo oromo sas u gaada wana cadowkina kuwaad wxey iska kiin dhigayan iney somali yihin qoraalada ayba qorayan safiican u fiiriya CADOW baa naku dhaxjiro iska ilaaliya Somaliweyn oodhan
Aflagaado Qaawan Kolamiyaad Amaneysaan kolacayeysaan???
Ma ahmed madoowe miyaa diyaaradahaa lahaa war haduu iibsanayaa ahmed beesha caalamkana toos bey u siineysaa
Beenale
Xasan sheekh maa isdhiibey
Mise axmed madoowe isdhiibe
.......JAAJUUS DABA DHILIFA...SIDEE LACAG LOO SIIYAA. 2 KAARLE AS*BAB AH, HALKANI WAA SOOMAALIA, ORODOO ETHIOPIA SHAAHA KA SHUB...
Unfollow inta qax ka badan propaganda masii dawan karee
Unfollow hala dhaho waayo war been ah ayuu Soo tabiyaa
Beenloow waxan doqonka ah waxuu ku hadlayo
Adeer Ahmed m isdhibaya iyo propaganda wa wa wax ay umada idinkubarta Ahmed siyasad ahan iyo ciidan ahanba ukaga adkaday xassan gurgurte .labbadona xassan aya isaso dhibi dona
Beenale huurale