CABDALLAH Y HANUUNIYE LABA WAJIILAHA WITH LYRICS KABAN

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024

Комментарии • 55

  • @nasrajama9890
    @nasrajama9890 Год назад +18

    2023 heesta qofka dhagaysanaysa 😢
    Waraabaha ku cunaya wehel kuma noqonayo 😢

  • @roodamohamuud8121
    @roodamohamuud8121 Год назад +16

    Qof baa daawan dona 2024

  • @HuseinSigaardiid-vz2pd
    @HuseinSigaardiid-vz2pd 2 месяца назад +1

    Inta daawaneysa 2024 Guuleysta sxipayal ❤

  • @nasmacumar3096
    @nasmacumar3096 7 месяцев назад +2

    Heestan markan maqlo wax xasuusta hooyaday qli mar waliba way i qadi jirtay intan ugu jecelahay jacal an lagula wadin wakhtigag yu lumin 😢 allow hooyo cimrigag dheere

  • @kaysesahalofficial7226
    @kaysesahalofficial7226 8 месяцев назад +3

    Ujeedka heestan wn soo arkay wlhi
    Alxamdulih mardanbe ayaan laygu arkin

  • @user-ss9ep3yu7w
    @user-ss9ep3yu7w 7 месяцев назад +3

    Jacayl aan lagula wadin wakhtigaaga yuulumin 😢

  • @Khaliil123
    @Khaliil123 2 года назад +20

    Alla waqtiga tagay ee tiiraanyada leh xasuustiisu adkataa!!!! Taariikhdu waxay ahayd 1998, waxaan ahaa will dhalinyaro ah (17jir) oo iskoris na ah, aan hysan garab iyo taageero waalid ama wll. Anoo xaalkaas ku sugan bn inan dareen kaas o ilowsiyay dhibki i hystay iguma abuuray dhib ka weyn kadib marki ay meel cidlo ah iga dhaqaaqday! 😭😭😭😭
    Hdda waa 31/07/2022 nolol mcn ayaan hystaa waxaana gaaraay guulo sidaa inaan ahay PhD holder.
    Hdda wxn jogaa Beledweyne oo aan shaqo u joogo

    • @inalipaax5072
      @inalipaax5072 2 года назад

      Guuleyso walaal qormo macquula

    • @saeedabdi3816
      @saeedabdi3816 2 года назад

      Great 👍

    • @Khaliil123
      @Khaliil123 Год назад +1

      Stii listening 14/02/2023 1:45 am haben talaado so gashay. Waxaa i helay qof labo wajiilenimo 5 sano igula jogay se marki ii jaanis helay iga dhaqaaqay!!😊😊😊😊😊😊😊😢😢😢😢

    • @mohamedmiidoh5736
      @mohamedmiidoh5736 Год назад

      guuulayso idam alle walaloh

    • @roodacabdirisaq7719
      @roodacabdirisaq7719 8 месяцев назад

      Mashlh wll❤

  • @shuriashuria5800
    @shuriashuria5800 7 месяцев назад +2

    Waayaha aduunkiyo taariiqda kaa weyn waxa loo wakiishaa ruuxii waayo aragee.
    Well done sir.

  • @mahamedfarhan531
    @mahamedfarhan531 2 года назад +7

    Allax dad waxa uwacanoo
    Uguna wanag badan
    Qofka wanadadiyo wax
    Kuqaata hadalkee👈

  • @xamdisiciid228
    @xamdisiciid228 2 года назад +4

    Wad waxaa u wacanoo ugu wanagbadan qofka wanadadaiyo wax ku qaata hadal that is right✍✅

  • @CabdikaafiCabdulaahi-tk5vf
    @CabdikaafiCabdulaahi-tk5vf 7 месяцев назад +1

    ALLE XASUUS WAraabah kucunaya wehel kuu manoqoyee 😢😢😢 💔🔐

  • @mohamedmiidoh5736
    @mohamedmiidoh5736 8 месяцев назад +1

    Cabdilaahi yuusuf hanuuniye heesihiisu waa wax kale ❤.

  • @corneelmacow11
    @corneelmacow11 3 месяца назад +1

    2002 ayaan dhaheysan jiray

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 3 года назад +12

    Qofka waanadaadiyo
    Wax ku qaata hadalkee!!

  • @maxamedawjamac3973
    @maxamedawjamac3973 2 года назад +4

    Jacayl aan lagula wadin wakhtigaaga yuu lumin walee sugaani waa tii hore!!

  • @DrAishaDahir
    @DrAishaDahir 6 месяцев назад +2

    Maaanta 29/2/2024 labo wajiile ayan go'an ka garay allow dhib haiku celin marku dan leeyahay biniaadan ka ficn duni muu dhalan ayad ledahay balse malintu dan ka lahen xitaa hdlka iska daaye jwbta kuma deqsinayo alla nacasow maxa ku nacay ufff 😢

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 3 месяца назад +1

    Cashaqu xumaan maleh balse dadka ayaa xun waa mid dhaba mida

  • @naasirhero4418
    @naasirhero4418 2 года назад +4

    Hees hees dhaafteeey waaaye caadi maaha

  • @CimraanMahrez
    @CimraanMahrez 7 месяцев назад +1

    2024 waraaabaha ku cunayaa wehel kuuma noqodee😊

  • @abshiroomaar5541
    @abshiroomaar5541 Год назад +1

    Hestan waxan ay ka hadlesa manta aey I hesaa allhmdulilha cala kuli xaal

  • @SuhaybFaais
    @SuhaybFaais Год назад +2

    2023 waraabaha ku cunaya wehel kuma noqone😢💔

  • @user-yd6fw3vy8i
    @user-yd6fw3vy8i 11 дней назад +1

    Heestan waxan iskumaaweelin jiray dagaalkii afarbileedka dagaalkaas oodhamaadkiisi jeneraal caydiid dantu urinshegtay

  • @crizaqmohamed4936
    @crizaqmohamed4936 Год назад +1

    warabahakucunayewehel kumanoqan qofka 2 WIJILAHAHALADHIGAN WACADEY JACEYAN anlalulawadinwaqtigaga yo lumin

  • @Ahmedbadshaa2172
    @Ahmedbadshaa2172 9 месяцев назад +1

    10/12/2023 ban dhagaysanayaa 16:25 wayaha adun iyo tarikhda ka wayn
    Waxa lo wakiisha qof waya araga 😢

  • @AHMEDKOSAR01
    @AHMEDKOSAR01 Год назад +3

    Qofka Daawan Doona 2025 Nabiga Ku Sali

  • @SayidGuray-nk6tt
    @SayidGuray-nk6tt 5 месяцев назад +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @fadumobashi1475
    @fadumobashi1475 Год назад +1

    ❤️❤️❤️❤️Waarabaha ku fadumobinubaashi

  • @cabdullahiciise3413
    @cabdullahiciise3413 2 года назад +2

    Anaa kuu waramayee wedheyda maqalo wadnahagu yow nixin

  • @fadumobashi1475
    @fadumobashi1475 Год назад +3

    Haa

  • @user-we4wd6vl2m
    @user-we4wd6vl2m 6 месяцев назад +1

    13 march waa maalian ay ku badan tahy .dadka labq wajiilaahaa

  • @abuukarnuur7321
    @abuukarnuur7321 Год назад +1

    Dad waxa u wacanoo kuguna wanaag badan qofka waanadaadiyo wax ku qaata hadalke weyan adigu waxad isticmaashay qofka wanadaadiyo u dulqaata hadalke ader dib ugu noqo heestu

  • @cadaaweyare9045
    @cadaaweyare9045 2 года назад +3

    Axsan hees

  • @suhaybsuhayb444
    @suhaybsuhayb444 2 года назад +3

    Wax ku qaata hadalka

  • @ibraahinxasan2089
    @ibraahinxasan2089 2 года назад +2

    hees tii heesaha

  • @fadumobashi1475
    @fadumobashi1475 Год назад +2

    🇸🇴

  • @xassanyare1736
    @xassanyare1736 Год назад +2

    ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @user-cp5tb1oc3g
    @user-cp5tb1oc3g 7 месяцев назад +1

    2024/02/04

  • @maxamedisman216
    @maxamedisman216 8 месяцев назад +1

    ❤❤❤

  • @cimraanzuseen3343
    @cimraanzuseen3343 2 года назад +1

    Hees murti leh