Dr Cabdiraxmaan Maxamed Macalin - Halista caafimaad iyo qaliinta dumarka foosha ka hor!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 3 дек 2024

Комментарии • 21

  • @dr.abdirisaqsh.hassan5603
    @dr.abdirisaqsh.hassan5603 Месяц назад +2

    Dr.ABDIRAHMAAN MOALLIM WAA MACALINKEYGII WAANA AQOONYAHAN XOG OGAAL AH. alle hakuu barakeeyo cilmigaaga 👏👏👏💯💯💯

  • @GGM-GUlED
    @GGM-GUlED Месяц назад +1

    Somalia 🇸🇴

  • @micraaj6621
    @micraaj6621 Месяц назад +3

    Waraysigaan waxbaa ka khaldan Ayaalow Dr kaan aad waraysanayso waa takhter ku takhasusay caruurta ayadoo baahiyo badan iyo jirooyin ay la dhibanyihiin caruurta somaliyeed markaas baad ka waraysanaysaa foosha iyo qaliino uusan shaqo ku lahayn.
    Waraysigii kan ka horeeyay takhtarkii aad la yeelatay aad buu xiisa badnaa sababtoo ah waxa uu soo bartay buu ka hadlayay

  • @HaliimaDaud
    @HaliimaDaud Месяц назад +1

    Magalada moqdishu hospitalda Save mahn lkn alxm wa dhamesa sidiii hore

  • @yahyemuumin8869
    @yahyemuumin8869 29 дней назад

    35:09 sual an qof shacb ku dhirin karin inu ka jwabo weydisay lkn wa xariif wa is xaliyy odayga.

  • @mohamedkulane4844
    @mohamedkulane4844 Месяц назад +1

    Sacaan ayaan dhexfadhiyaa wax ay daweyaana malahan

  • @Suulcayn
    @Suulcayn Месяц назад

    500k hambalyo

  • @DrAli28-Y
    @DrAli28-Y Месяц назад

    Waxay ila tahay xalka ugu fudud oo lagu xalinkaro waxaa waaye in la sameeyo gudi bixiya shatiga shaqada ee dhaqtarnimo- tusaale wadankan ingiriiska aan ku noolahay( isbarbardhig igama ahan waayo isku mid ma’ahan labada wadan laakin waa laga dhigi karaa ugu yaraan wax u eg)
    GMC ( UK ) waxay bixisaa shati lagu shaqeysto kaas oo ay soo xaqiijiyeen dhaqtarka cilmigiisa iyo sax ahaanshaha warqadaha uu wato.
    Waxayna siiyaan lambar lagu aqoonsado dhaqtarkaasi.
    Isbitaalka ama goobta caafimaad waan ay weydiisaa dhaqtarkaaasi uu bixiyo lambarka shatiga si uu shaqeeyo.
    Marka, waasaaraada caafimaadka waa in ay sameysaa gudigaasi, isbitaalada waa in ay racaan nidaamkaasi,
    Jaamcadaha waa in ay iska diiwaan geliyaan gudigaasi si loo xaqiiyo sax ahaan shahaha warqadaha uu wato dhaqtarkaasi.
    Ugu danbeyn, way yaraan kartaa dadka ku been abuurta shaqada dhaqtarnimo ee jira hada. Insha allah waan ku biirin doonaa qaabka aya u sameyn karaan nimaadkaasi.
    Mahadsanid

  • @bebomoses4887
    @bebomoses4887 29 дней назад

    Waxba tari mayso in idaacad in lasoo fariisto oo arimo caafimaad layska sheeg sheego waa in la helaa sharci caafimaad...medical ethics, taas oo lagu qaadi karo dhakhtarka iyo isbitaaalka .

  • @falisissahak
    @falisissahak Месяц назад +2

    Asc
    Waa dad cadow isku ah
    Ayaanlow nin baa translate naga soo raacay abu dabay ganacsade aan ahay uu yiri wuxaa uu soo rartay daroogo kuwii ugu qatarsana tell aa laga soo wacay haka soo tagin tii magac aa loo sheegooya suuqay leedahay ninki aan is qabsanay ilaa aadan cade diyaaradi ka soo dageysay waan is haysanay
    Dhalinta ha baa bi in islaan ma tihid wax alaale iyo wixi afkaygu karo ku dhahay
    Waxan rabay inaan askarta u sheego si loo qabto
    Ayaanlow ninki waxa eerborka gudihiisa ugu yimid baabuurka aan xabada kari iyo istaag waaba laka cararay

  • @HidayaAli-u1d
    @HidayaAli-u1d Месяц назад

    Dr three years khibrad ah abidkey ma arag Nurse xataa khibradeeda waa 4 sano jaamacad ah

    • @AbdiHirsi-o2k
      @AbdiHirsi-o2k Месяц назад

      Wll wax faham waa 7 year oo degree ah
      Iyo 3 year oo takhasus ah wax baar

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 Месяц назад

    Dowlada gaar ahaa wasaarada caafimaadka waa in ay wax ka qabato..

  • @abdirahmanmoalim5562
    @abdirahmanmoalim5562 Месяц назад

    Dr Abdirahman iyo Ayaanle waxaa jira qaacido dhaheyso Aljazaa'u min jisyil Camal hada ka hor waxan xasuusta Sacudiga oo dhalinyaro badan oon caafimaad soo marin ay dhakhaatiir u noqdeen marka ninba waa maalintiis, maalin walba waxaan aduunyada ka maqalnaa dhakhtar fake ah oo la qabtay allow adaa umadaan u maqan

  • @qamarhaashi1279
    @qamarhaashi1279 Месяц назад

    Dr c/raxmaan aqoonyhy somaliyeed❤

  • @caanoos
    @caanoos Месяц назад

    Asc: hooyo ayaa dhashay laba wiil reer tolkood ayaa ku duulay reer abtigood
    Labadii wiil iyo laba abtiyaashood ah ku dhintey
    Hooyadood tacsi 4 mayd ayaa u yaal…

  • @Nourdin726
    @Nourdin726 Месяц назад +3

    Hanolato wad kumahadsantahy barmanishyada aad nosoo gudbiso. Canada markale hadaad imato qasatan ON please Ottawa casimada imow somali centre family service organization layiraho soo radi xafis weyn ee community iyo immigrantiga lagusoo dhaweyo ayaa jiro ee inogu imow please

    • @barremohamed8867
      @barremohamed8867 Месяц назад

      walal fadlan wareeso dhaqatirta takhasusiga u leh haweyn ka iyo dhalmada, kana shaqeeya mogadishu,
      please

  • @zakariye2037
    @zakariye2037 25 дней назад

    Runta qaraaaaaaaar waataa