M.a mida kobad gabdhan canugalagadilay wa mid sabar badan mida labadna ninkeyga sirtisa ma shegen wan qarin laha alle aya ba fashili karo sowmaha tanlabad na ani ano yar aya qarwi jiray lakin ma xasus to hada habo jisakuma laqeyr
Alxm dadkas ma ihi Haddan ku qanacsaneyn Karliya wan ka tagi lhaa Lkn Kheyr ayba u aheyd inay kashifto saba too ah qofka markuu wax qarinayo qalbiga daganansho kama dareemayo
Ayaneey hada kahor waxaa igu dhacday haben cajiinka ka jiiftay waxana ahay dadka hurdada dhaw waala iso kiciyay weelka cajiinka so qaaday bariis aya ku shubay marka gacanta kaliyay aya waxa daremay bariis yahay waa kuu qabtey juwanka burka ku shubar kadib waxa so cabirtay sokor intii burka cabiri jiray ma dhameyn waxa ku dhameys tiray burka bariiska lahaa waa qasay waana iska jiiftay subixii walaashey quraac samey ee is laheyd maxaa ka raacay rooti aya lo so kaday tii iigu yaabka badneyd aya ahey waana yaraa 12 jir ahaa 😂😂😂 Ayaaney video yashaada ima dhaafo lkn asxaabta comments soo qorto kuma jiri wan ku salaamay abyo
Hhhh habeenkii igu darnayd ano si sexanayaa baa qarwayey is qabaa isdhahaa mana awodayn xajigaa LA shekaysanayey sa wa sexday markii aan sisexanayeey baa waxa nahaa xaji qof sadexaadbaa Ina so dhexgalaya su wuxu dhaha se camal sa waa ku celceliyaa alx 2habeen ka dhib waba rumowdo uurba lahaa wan dhalay Curadaydii lkn isaga ciyaalbu horay udhalay waligay tasaa qarway
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋☝
111111111111111111111
SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Csw csw csw
Samirkeegi iyo wanageegi wakaas ilahay ku siiyay awlad badan iyo hablo iyo wilala iskugu jira masha allh samirku wakaas jawabtisu iyo astutarada qof aad asturtay
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
00
Samirkeera ayee ilmahaan kuheshay wlhi waa qiso aad Uu cajibsan Allah Naga dhigo kuwa Samira
Masha Allah tabarakallah waa qiso mastaxiil ah Rabbi SWT ha na asturo Insha Allah ❤❤❤❤❤❤❤
Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon
Qisadaan qayaali ma ahan wan kaheley ❤❤❤
Mashaallh ayan qurux ilahay haku xafido shekoyinkaga wa an ku is madadaaliya shukran
اسك اختي ايان جبدون ايام تحياتي لك شكرا اختي ايان جبدون على الفيديوهات الجميلة التي تشاركها معنا دائما اختي ايان جبدون جزاكم الله خيرًا ويحفظكم امين.
Ana aha dadka qarwo wax walibo waa shegaa wllhi ani mabixi kalin ani qad Keega isku dilaayo😊😢
My maka shifileheen hada Kala tagn xitaa
alle hkuxfido ayaaan gobeeey ina gobdooneey❤️❤️❤️❤️💋💐
Horta gabdhaas wa gabar samir badan illahayoow hanagu keenin lkn tan ninka kashiftay wayku qaldaneed
Msha alh ayan quruxey alh ku sharfo ❤❤❤❤
Naayaaa waaryaaa malawax dubto waryaa aw taraakle waar muuqalka like ta saara hadad tol iyo qarabo tihiin😅
😂😂😂
وعليكم السلام ورحمه الله وبركاته الله يحييكم حبيبتي🌸
Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashllah abyo
Abaayo waku salamay❤
ayaaneey tol iyo qaraabo markaa tiri ayaan caray oo so saray guulayso abayo
Sck haa waan arkay waxa jirtay anakoo arday ah oo wadan carbeed joogna ayaa waxa aan guri la kiraysanay réer carab ah réer kaasi waxa ay la koob naayeen hooyo iyo wiil meelahaas Shan iyo Ronan lix iyo toban dadiisa aan ku qiyaasay iyo gabar yariis ah labo sano meelahaas aabuhu réer kale ayuu lahaa mar Kaas uu kudhixi jiray Marmara markaas bay maamadu na'odhan jirtay maamo wiilka riyaad ii ilaaliya wuu qarwaa oo albaabka iska furaa saa habeen baan maqlay shanqadh yeedhaysa saa waa wiilkii oo albaabkii gilgi laaya uu ufurmi layahay markaas baan lahadlay riyaad maxaa dhacay saa wuxu yidhi reerkay jaarka ah inan tood ah baan buug kasooqaaday waan ucelinaa buugiina waa sidaas saan hooyadii uwacay subaxdii wuxuleeyahay ma'ani aar nagadhaafa ciyaarta anu saan xalay seecday baan subaxdii à usootoosay markaan waa ay jiraan dad SaaS ah
Mahad sandi imbaay qisoyinkaga waba kutashtaaa cml Thanks inbadan 🥰
Imbaay xaladha walashey
Wcs Ayaan masha Allah hoooyo mcn 😭😭😭😭😭😃😃😃🥺🥺🥺🥺♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Wcs my abaayo ayaan ina xirsi goobdooney waan kusalaamay
Wcs ayaan Qaali sharafay Alle ha kuxafido sharafay ❤❤❤❤❤❤❤❤
Wan kusabri lahaay quruxeey
Masha allh❤😢sabarkeede ku heshay 6caruuraa
Ayanay wiil aan dhalay aa saas ah asoo hurdayo haha kicisid waa iska soofa marku socod bilaabay ila hada oo 10sano uu jiro albabka saasan ugu qufulaa❤❤
Wn ku salamay ayaaneey❤
Ayaaney anaa saas cml wax yeeli lahaa haduu faaraxa mustaqbalku saas yeelo😂😂😂
Abayo ayaan quruxey wanku salamay manta codkaga waa hooseya
Mashallha abyo shukran lkn manty codgaa hoso waayo Ayaan ❤
Codka hosmahe sifican u dhux xayati
Mahadsanid walasheyn
Xabadaha amanka iskaga furanyaha dhibkasey ledaha 😢😢anaga wa dhawed yaranka hoyadey oo madi ku ah hoyadey wilyaro 15 jira wil kalo dhalin yarayo abtigeya xabad oga fakata isago dugsi usocda labada lugey oga dhacda ilahay waa rahmane hilibkay dhexmarta labada bowdo 😢😢dad mesha jogay ba askarti wacay abahay intu wacay wilki xabada kudhufta bu yiri war mesha ka carar nio askarba kugu sosocote yan ladhihin cali bu uxiranyahaye alxamdullah hada wa nofican yaha hoyadey alxamdullah waxan aheen waa awodi wayda markas haduba inolyahay marka waa halis xabadu😢😢😢
Sori xabibti alle haidin barakeyo muslimka dhana alle habarakeyo
@@deeqodaahircali8274 amiin sami yey ❤❤❤mahadsanid quen
Waiskulenahy xayati
Habo ayaan cawa weynaga dhumaty kawaran samiyey
@@deeqodaahircali8274 way iska cajista show xabibti saan haba uso radinayay wan iska qusta😂😂ayaan maba mogaan kari saxibey❤❤alow nodaa
Samarka waa caajib qof samray sad ma waayo
Wlhi waqiso mucjiso ah alla bixiyo sabarka
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
Wllhi anigu habeenkii markaan zeexdo waan qoslaa
Ayaan apyo codkaga maanta mxa ku dhcyne
Sallalhu alleyhu wasalim ❤❤❤
Wcz xappti mahadsanid 🥰🥰🥰
Masha allah samirkeda aya ilahey sat kusiyey aniga ayaba sas ahay marki malintii laiga hanajiyo habenkii aya kashekeya 😂😂
Asc.Ayaaney
Anaan bal ii macnee ayaaneey iyo qof Kii yaqaana groupka
Haaa Waaan Ask NÖ 🥰🤲😔👍
Wcs wll Ayaan, ha ani markan yara iridaha dhan wa leyaga qufuli jiray ! Hadi kale Waan baxa. Lakin hada okey ayan ahay allx
Ayaan ❤❤❤
Ani waa qarwaa lkn af hindi ku hadlaa maba la ifahmaayo 😅😂😂😂
🤣🤣🤣🤣🤣
😃😃😃 naa mxd isku ka shiftay anaa haben wlba anaa warkaaga ka sexan la waa iwareerisay
Abyo indho weyn like weysartay😂😂
M.a mida kobad gabdhan canugalagadilay wa mid sabar badan mida labadna ninkeyga sirtisa ma shegen wan qarin laha alle aya ba fashili karo sowmaha tanlabad na ani ano yar aya qarwi jiray lakin ma xasus to hada habo jisakuma laqeyr
Waakaa saberkeedii ilaahey 6caruuroo danbe kuarsaaqey ان الله مع الصا برين
Wllhi sabarka sibir wuka qarar badanyahy palse ilahay ayaa badalkisa oo kherqabo siyay
Wlh Ana hada socdo habeenki waliba marka dhib daremo ama an daalo way dhacdaa
Alxm dadkas ma ihi
Haddan ku qanacsaneyn Karliya wan ka tagi lhaa
Lkn Kheyr ayba u aheyd inay kashifto saba too ah qofka markuu wax qarinayo qalbiga daganansho kama dareemayo
❤❤❤
Wsc abyo ❤❤❤😊😊😊😊 mhd sanid
Haa wiil aan ilma adeer nahay, asaga oo hurdo hadii aad wax walba weeydiiso runta ayuu ka sheegi jiray mana uusan ogeeyn waxa uu sheegay waxaan dhihi jiray waan kaa duubaayaa mar kaas ayuu iigu dhaartay in cajalka iyo recordka lagu duubay inuu jajibinaayo anigana ciqaab xanuun badan uu I mar siin doono weligeey Kama duubin laakin waan wareeysan jirnay mar walba xataa gabdhaha uu shukaansado wuu sheegi jiray!
Ha ayaaney waqr😢
Ayaaney wajiraan dad qarwo iska baxa albabka inta iska furaan adeer keey aa saas ah
Aniga habeen ban ano hurda dhar dhaqid ufariistay haben barkii😂😂😂😂 alla qosol badanayey😂😂😂
Scw scw scw scw scw scw scw
habo ani wn shegaa sirahyga lkn waa markii ley weydiyo anoo hurda wxi ley weydiyo shegaa
Ayaneey hada kahor waxaa igu dhacday haben cajiinka ka jiiftay waxana ahay dadka hurdada dhaw waala iso kiciyay weelka cajiinka so qaaday bariis aya ku shubay marka gacanta kaliyay aya waxa daremay bariis yahay waa kuu qabtey juwanka burka ku shubar kadib waxa so cabirtay sokor intii burka cabiri jiray ma dhameyn waxa ku dhameys tiray burka bariiska lahaa waa qasay waana iska jiiftay subixii walaashey quraac samey ee is laheyd maxaa ka raacay rooti aya lo so kaday tii iigu yaabka badneyd aya ahey waana yaraa 12 jir ahaa 😂😂😂
Ayaaney video yashaada ima dhaafo lkn asxaabta comments soo qorto kuma jiri wan ku salaamay abyo
Inta wax aqrinaye tii iigu qosolka badned 🤣🤣
Dadka dheelmada aan kamid ahay
ما أجمل صبرها
Abaayo codka kor uqad bls hada kadib
😂😂Ani hadi wax Lega haleyo le habenki shega caadi u sheega
Haa waa runtaa aniga wiil walalkayga wuu iska hadlaa malintee oo dhan wuxu samiyo ayuu ka shekiyaa habinkee markee oo seexdo
Ayaaney codka hoos waye
Alla ayaneey way jiraan dad habeenki iska qarwa lkn aniga maya
Mashallah waa qof iimaan leh
Maihi abayo
Apaayo ayaaney anaa qabo qaraw wax ladhaho aniga io labo iga yar aan walaalo nahay mararka qaar waxaa laga soo gacaaa ayaga oo guriga ku dheh hadaa faayo gacmada miyaa islee dahaay mararka qaar wadoo yinka laga soo qabtaa lkn hooyo iridaha furey ku xirtaa lkn aniga qaraw keey waa qeelo io darbiyaha ayaa feeraa mararka qaar waxaa ka soo gacaa a iga oo meel iga barar san😅 wllhi ii soo duceeya haday cudur tahay xpptti ❤😊
Codkaada miyaa kaaban mise waa taleefan keeya
abaayo Ayaan wax rabaa inaa ilah taliso maxa yeele neh nin haduu ii soo doonto ani dhan wax noqtaa sidah qof waalan wllhi abaayo hada wax la jooga ninkii 4 ii soo doonto abaayo family oo dhan sidii quraan ii saaryen wee daalen abaayo ani hada wax jiraa tawan io 19 Sano abaayo waan jecelahay inaa adigoo gawar yar ah inaa hooyo noqto abaayo Ayaan ila tali yaa please 😢😢😢😢
Sister only 7Bari Quraan isaa Saar
Abaayo sifcn malaguu maqlo waxbaa kaa ag yeeraa
Asc ayaan xirsi waa kusalaamay
Waan kaa qaaday wll
Hda kahor maraan ceelasha dagneen wiil yaraaa habeen lawaaye sida loo raadinaaye waxaa Laga soo helay buush kaamka geeskiisa kle kuyaala qaraw loo kuusoo baxay 😂😂😂😂
Hawenkii😊
Ku saliya NNK SCW SCW
Mida qarawga 😂😂😂gabar eedadeya baa waxay tiri waa ayado xamar jogta bay barandada sexata markasa inta lakiciyay baa layiri orod qolka gal waxay tiri inta qolki dhafay baan cid arooso nala daganed oo albabku uso rixna oo jawigoda kujira ban ugalay tiri 😂😂ilahada markay xamar maaqasho way iska rafata 😂😂😂aniga dadka niyada ka qarwa ahey dadna way buuqan 😅😅mahadsanid ayaan quruxey❤❤❤
Acudubilah cid arosa ugaly aa wey yabty wale waxbakaracay
@@deeqodaahircali8274 😂😂😂😂wax maa karacay mase waxyaalo alow haytusin indha xumadas
Wa yab walahi weydhacda abayo
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😊😊
Marawaxaad miyaa kuu furan ? Coodkaga sii fiican loo maa maqlayo abayo macan ,malaha mukatafka aya dhaamaa
Wsc 🤣😡🥰👌
Csw csw csw❤❤❤❤❤❤❤❤
Waxa aan ahay ufqarwo
Cotka hos waye
Ayaney qarowgasi ookele anigo yer Somali joga igu dhacdey markasa hooyadey walan gartey hben mugdi ah inta laidahey kac musqusha ad Ayan albabka tosey markasa tukankan kaadegan jirney inta garacey laiga furey wey iga naxen markasan taganhy bura laiso direy waa burki maqribki laadegey markasa hooyadeyna qeylo kudhufatey wale wayo ayey aheyd 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Hhhh habeenkii igu darnayd ano si sexanayaa baa qarwayey is qabaa isdhahaa mana awodayn xajigaa LA shekaysanayey sa wa sexday markii aan sisexanayeey baa waxa nahaa xaji qof sadexaadbaa Ina so dhexgalaya su wuxu dhaha se camal sa waa ku celceliyaa alx 2habeen ka dhib waba rumowdo uurba lahaa wan dhalay Curadaydii lkn isaga ciyaalbu horay udhalay waligay tasaa qarway