WALAASHAY WAXAY KASHIFTAY SIRTII NINKAYGA U, QARSOONEED MARKAAN DABA GALAYNA😭

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 фев 2025

Комментарии • 72

  • @fatumaabdikadir5637
    @fatumaabdikadir5637 Год назад +5

    😂😂😂masseer aadardareemooyaa wabaaaaaaaaaaaaaa ayaangaanjibo alahannoodhaafo🤲🤲🤲🤲🤲aamiin👏👏👏👏youwelbe my adviser❤❤❤insha alaah✋✋✋✋✋✋✋✋✋haifive👍🏽👍🏽👍🏽

  • @zamiira.abdi.
    @zamiira.abdi. Год назад +4

    Si fiican waye abyo ❤

  • @kulmiyehassanmumin4611
    @kulmiyehassanmumin4611 Год назад +1

    Kkkkk Anay taaso kale igu dhacday gabdha cakiskedan sameyay naagti la qarinayayna janis ban siyay lakin gadaal ban ka gulaysty.

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 Год назад +2

    Masha Allah waa qiso cajiiba wlhi ayaan qurux waa mhadsanthy ❤❤🙏🥰🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @ابال-ن8م
    @ابال-ن8م 4 месяца назад +1

    Wan same dona insha allah nag ale ma ikase in lila gur sado 😅

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 Год назад +7

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey

  • @nadiiraabdiqani5149
    @nadiiraabdiqani5149 Год назад +4

    Qisooyinka gabdhaa caqliga badan noosoo badi kuwaas wllhi si gaaraaan ugu farxaa iyo hablaa aarsanaya iyo nocyadaas wlllo

    • @QisasChannel
      @QisasChannel  Год назад +2

      Maashi xbbt waan idin bartayba inaa kaheshaa kuwaas soo raadinaa igu halee

  • @Hamdamukhtaar-rf9gk
    @Hamdamukhtaar-rf9gk Год назад +3

    Asc ayaan qaali mash alle qiso cajiba waye

  • @HAWAALI-g6l
    @HAWAALI-g6l Год назад +2

    Salamu aleykum oukthi ayaan alle haa Ku hifdiyoo

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 Год назад +4

    Wcs ayaan Qaali sharafay Alle ha kuxafido ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NajmaXuseen-fx9cm
    @NajmaXuseen-fx9cm Год назад +2

    sawar allaha nasiiyo😂😂kulahaa aamiin😊

  • @FatimaMuxamadgeedimaxamad
    @FatimaMuxamadgeedimaxamad Год назад +1

    Habo ayaan quruxey rabi haku barakeyo wan ku jecel nahy asxabey an ukac no hey ayanaa cadey

  • @TaqiyaMahamuud-xv2oh
    @TaqiyaMahamuud-xv2oh Год назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤ ayaan gobdoon waa inana aad u fican waxay badan ban ka faaida qaali hore ban ku la socanjir mobelki baa iga xumaday

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 Год назад +2

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallah

  • @salmoaxmed6041
    @salmoaxmed6041 Год назад +3

    Noo soo badi abyo 😊

  • @ayaanahmed7946
    @ayaanahmed7946 Год назад +3

    Masha Allah tabarakalah❤❤❤

  • @Ahmedmzungu
    @Ahmedmzungu Год назад +3

    0:35 M.a wa ra'ayi wcn keep on boqoradeena👸🌹

  • @Zahrakiin-so5pp
    @Zahrakiin-so5pp Год назад +3

    Waana abuuraa ka horeeye illahow samir nasii ayaaney m.a waxaa iilaegtahay gabar gaari ah naag gaari eh na waxey u badantahay maseir abaayo illa laislama helle ❤❤😂😂😂 waan ku taageeraa abayo mcnto❤❤❤❤❤😅

  • @HamdaFarah-e3k
    @HamdaFarah-e3k 5 месяцев назад +1

    Haaa anika wan samre laha inkasto maserko ad uxanun badanyahy😢😢

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 Год назад +3

    Mahadsanid Ayaney Nag Nool hada maqlo waso roorah

  • @ayaanmaxameddaud1749
    @ayaanmaxameddaud1749 Год назад +6

    Ayaney wan u xiisey qisoyinki Xiisa badan Allah ku sharfo ❤

  • @aaminasaleeban6943
    @aaminasaleeban6943 Год назад +6

    Naa ayaaney maalinka jikada lay diro adna vedio soo galisa 😀

  • @nasiibCigaalxirsi-wo7uo
    @nasiibCigaalxirsi-wo7uo Год назад +1

    Qalbi jab😥

  • @faizonuur5898
    @faizonuur5898 Год назад +1

    Qisadan wacashir inan kaqadano wlhi

  • @xamdayusuf2531
    @xamdayusuf2531 Год назад

    MAANSHA.ALLAH mhad.sanid.xbbti❤❤

  • @fatumaabdikadir5637
    @fatumaabdikadir5637 Год назад +2

    Alaamaslicalaanabiyanaamuxamad aces💕💕💕💕🌺🌺🌺🌺kusaliyasuubanaha❤nnkorkiisa❤ha❤ahaato❤❤💕💕💕💕💕💕

  • @hamdamaxamed6708
    @hamdamaxamed6708 10 месяцев назад +1

    Warunta qali

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 Год назад +3

    Thanks ❤❤❤❤ magaceenna ayaaa ahba qisas qisa la'aan ma joogi karno

  • @zuhurzayooni
    @zuhurzayooni Год назад

    Mansh allah inaa gobdoon❤❤❤

  • @sacdiyanur7583
    @sacdiyanur7583 Год назад +1

    Maahmaahda waxawaaye Miinyaro maseertsy Masnmsleh Ayaan Yaree. ayadoo og Ninkeey Guursatsy inuu Naag uu Jeceltahay kunagadhay ineey nscnaceyso waa uun xaalka Minyaro maseertay Maanmakeh🤣😅😂

  • @hamdamaxamed6708
    @hamdamaxamed6708 10 месяцев назад +1

    Ayaney halken ka so hidhidha sheki tas i dhow ayan igu dhacday

  • @faiso_chanel
    @faiso_chanel Год назад +4

    Asc Ayane wankuslamay abyo mcn❤𐂃❁

  • @Zahrakiin-so5pp
    @Zahrakiin-so5pp Год назад

    😂😂😂😂waan ku ogaaa❤❤❤

  • @HudaMukhtar-gy1pz
    @HudaMukhtar-gy1pz Год назад

    Ayaane wlhi Haa aad iyo aad

  • @Camro-w7s
    @Camro-w7s Год назад +1

    Apyo😂channel kaaga wayn magacii🥺

  • @Ahmedmzungu
    @Ahmedmzungu Год назад +1

    Mahadsanid abyo mcn❤

  • @amiinabukar-vk3fq
    @amiinabukar-vk3fq Год назад +1

    Ar anaa uhoreeyo manta😂

  • @lugayar9163
    @lugayar9163 Год назад

    ❤❤❤❤

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Год назад

    Wcs my dear abaayo ayaan cadeey waan dhownahay inbadan adna sidookale

  • @SafiyaMoha-b1l
    @SafiyaMoha-b1l Год назад

    Wuuuw waan idin salamay😊

  • @XuriyoXusen-u8f
    @XuriyoXusen-u8f Год назад

    Ayaney adiga naga ayana oolaqawin ayana kamaseera ayana liifuraya kadibane walisoceliya😢😢😢😢

  • @Xamday143
    @Xamday143 Год назад

    Asc xabibti m.a ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hodancawil8253
    @hodancawil8253 Год назад

    Naa ayaan minyaroyinka qalbiga udhawr inay kudawadanbaa dhicikarteee 😂😂😂😂 minyaro daba kagaar 😂

  • @HudaMukhtar-gy1pz
    @HudaMukhtar-gy1pz Год назад +1

    Mahadsanid xappti

  • @ugbaadcabdi9931
    @ugbaadcabdi9931 Год назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 Год назад +1

    Ku saliya NNK SCW SCW

  • @sayush520
    @sayush520 Год назад

    🎉🎉🎉🎉❤

  • @ilhaanomar22
    @ilhaanomar22 Год назад

  • @nimcomaxamedgalaal-gr5jl
    @nimcomaxamedgalaal-gr5jl Год назад

    Wcs abayo❤❤

  • @FatimaMuxamadgeedimaxamad
    @FatimaMuxamadgeedimaxamad Год назад

    Lakin wan maser badanahy

  • @FatimaMuxamadgeedimaxamad
    @FatimaMuxamadgeedimaxamad Год назад

    Ha nag gadal ka imaday gurigey ga uma burburiyen ani

  • @NagadMcalin
    @NagadMcalin Год назад

    Sheekada channelka Wayn mafiirsanin these days. Halmar aan rabaa in aan dhageeysto. Marwalba meelfiican ayaa ku jarta.

  • @HudaMukhtar-gy1pz
    @HudaMukhtar-gy1pz Год назад

    Ayaane wll qali waxan ku bahanahay inan sheko kula wadago ee halke kala hadal

    • @QisasChannel
      @QisasChannel  Год назад

      Xbbt pejkayga ayaan gobdoon ku qoran ama instgram ayaan gobdoon

    • @HudaMukhtar-gy1pz
      @HudaMukhtar-gy1pz Год назад

      Hye xappti hudiita ayaa ku qoran

  • @nawaalyuusuf7408
    @nawaalyuusuf7408 Год назад

    Anuu man amuusi kareyn

  • @yasminemoha
    @yasminemoha Год назад

    Mahad sanid mcney

  • @maryanabdulleosmaanmaryani6063

    Dhib qabe intuu hadlin dheef qabo ayaa hadlo