Maraykan waa in god kasta loogu galo waayo xoog iyo sharci daro ayey ku joogaan s Bariga dhexe hub wuu haystaa lkn walaahi cid ka jilicsani ma jirto xaga dhulka sidii vietnam somalia iyo afganistan waa in qasab iyo xoog looga eryo waayo af kale wax Kuma fahmo
waa riyo iney ka dhisaan xero ciidan gaza waa u jeednaa xaalkooda yuhuuda shacbigaa iney leyso ma ehee xamaas ma iyagaa iska celin karo allaha kala ferdhiyo
Yuhuudi beenaale ma carab ayaaba ogol in hub loo gudbiyo reer falastiin waa adoon gun ah oo damiir lahayn shiicadaa iiran ku xidhan mooyee carabi ma dadbaa
Yuhud iyo Maraykanba
Hada waxa lahofa
Wakhtigodi
Wu so dhamaday
Idamka Alle
Mansh alaah wajeclahy taariikhdahijriga
Ilaahsyaw guusha falastiin siii
Adunka Dhibatada kajirto waa Mareykanka,Waa cadowga Islamka,munafaqyada Carapta ee Immaradka uu kuxiray in eey Dabadhilif fuliya Danaha Yuhudda laguna burburinayo Calamul islamka,Sudaan waad aragta waxa uu kawado,Yemen libya Falatine Somaliya Allaha wada ciqaabo.
Allah subxana watacalaa ha u gargaaro walalaha reer Gaza iyo kuwa raamalah.
Naar !! Meel Qabow ma leh !!
Yuhuud !! Ma Qaar baa Reer Qaza
Naxariis iyo ixsaan u haysa !!!?
Asc.mawliid.xaaji
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
Walahi marmar ayan raci jiray blue line ka
Haweenka soomaaliya 45 ilaa 50 bay Hawl gab ku noqonaysaa
Waliba waa Haweenka magaalada Degan
Haweenka miyiga iyo beeralaydu intaas waa shaqaynayaan
05:00 bay shaqo u kacaan
Balse Haweenayda magaaladu barkintay dheeraysanaysaa
Aduunku haduu ragmanayo marna la aqbali maayo in gaza Israël ka taliso
Asc
Ascmowli
Scw❤ Scw❤ Scw❤Scw❤Scw❤Scw❤Scw❤Scw❤Scw❤❤❤❤❤
Zxp wn sugaynaa werarkii Iran ee mee
Maraykan waa in god kasta loogu galo waayo xoog iyo sharci daro ayey ku joogaan s
Bariga dhexe hub wuu haystaa lkn walaahi cid ka jilicsani ma jirto xaga dhulka sidii vietnam somalia iyo afganistan waa in qasab iyo xoog looga eryo waayo af kale wax Kuma fahmo
waa riyo iney ka dhisaan xero ciidan gaza waa u jeednaa xaalkooda yuhuuda shacbigaa iney leyso ma ehee xamaas ma iyagaa iska celin karo allaha kala ferdhiyo
Asc
Asxbta melkasta o ad jogtan ilaso dhaweya
Suxufigena
Rugcadaga ah mowlid
Waa batalale
Bodhari
Barbara
Subhan Allah waaxha waa jiin
Falastiin guul
Asc mowludow idaacada waxaa kaa diley😂 xa yaysiin faraha kabadatay
Sow mafiicnaan lahay in aad kala saartid dadku wararka ayay xiisaynayaa qoladaan raadhinka xayeysiinaya sikale umaaree
illahaya idan cadabo isaril rabi idan kena illahaya idan kiciya xayawanka iyo shibiraha iyo dufan
Train asaga ayaaba iska soconayee darawal umabaahno
Start and stop kali ayu ubahanyahi
Yaduqeyey saldhiga maraykanka
Sxb mawlid mee werarki iran qadaysay wansugayna sxb
Arrimaha Baabi'inta wixii ka haray Falastiiniyiinta waa howl noocaas ah.
😂😂😂😂😂😂
Yuhuud ilaahay adhaxda idinka jabi,
Allow ugargaar walalahena Falastin
Sxb warkina wan jeclahah
Scw.Scw.Scw.❤❤❤❤❤❤
waxaa awalba la rabey in qasa markii meel lagu hubsado west bank loo soo jeesto
Basaas reer galbeed ayaatay
Warkaaga u fadhinaa mowlid
😂😂😂😂😂...Africa Shaq weyturante halasheqsto qawarey hagursan faqiri
Waanka xumahay hadii aad waligaa rabtaan gumisi taas waqtigii waa uu Ka dhamaaday waxaa la joogaa xiligii aydhamaan lahaayeen yuhuuda sorry end
Cawa waxa kadhàcday gobolka awdal in diyaŕado dùl waregayan hawada
Yuhuudi beenaale ma carab ayaaba ogol in hub loo gudbiyo reer falastiin waa adoon gun ah oo damiir lahayn shiicadaa iiran ku xidhan mooyee carabi ma dadbaa
Talaabo kasta oo yuhuudi qaadayso maraykan wuu ogyahay mana qaadi karto ilaa uu siiyo khadka cagaaran markaa 90% waxa ka socda dhulka reer falastiin waxa masuul ka ah maraykenka
Xabad joojinta wax dhici karto ma aha miya
0p.p