Mxa inaga galay nin abtirsiinta gaaLo huwan ma cid aan xusan wayay waa nin araGti gumayzi Dadkiza uhorseeday ka aminzanahay Dadki dhulkoodo ugu deeqay cadaan taazi waa liidnimo taariikhda islamkuna ma xuste ta reer yurub weynayza waayo dantoodu kashaqeyay
Kkk wali baan urkaa muxuu ixisiwaayay mijaahidkii maxamed xusni madaxwaynihii dalka masar ee muslinka ahaa ee tolka waayay ilahay naxriistii kano hakawaraabiyo isaga iyo intii muslina eedhimatay amiin amiin aynu uducayno
Waa qayb waalida ka mid ah ilaahaw dadkeena caqliga usoo celi amiin wll u duceeya hhhhhh
wuu fiican yahay
Caqligiiba dadkii heeso iyo Music baa ka qaadee.
@@somalishorts804 haaaa aad iyoaad
Ada iska ordaye nin gaali kuma yaqano waar orad bila aqliyow kulaha waan u ordaya nin aan iba aqoon oo gaala
Kulay mabda ayuu ninkani aaminsanyhy waana nin aragti leh
Mxa inaga galay nin abtirsiinta gaaLo huwan
ma cid aan xusan wayay waa nin araGti gumayzi Dadkiza uhorseeday ka aminzanahay Dadki dhulkoodo ugu deeqay cadaan taazi waa liidnimo taariikhda islamkuna ma xuste ta reer yurub weynayza waayo dantoodu kashaqeyay
Kani waa ku waashay waa *Muqafal* hadii uu fiyow yahay sidee buu Gaal ku jeclaaday ma dhacayso in Muslim dhab ahi uu Gaal jeclaado.
Nin waalan IGA dheh
Gaal gaal dhalay ayuu xusayaa
Maxa gaaa galey
Saab tv waa ceeb inaad garan weydaan Halyeygii aduunka EE NELSON MANDELA 🍏🌧🍎
Riyo maxaa kaa galay gaal Africana maad xusto madaxweyneyasha muslimiinta ee katagay magac&xusuuso lagu xuso
Madax waynaha uu xusaayo muslin miyuu ahaa mise waa gaal waa su.aal is waydiin mudan
Dis believe ayuu ahaa..
Dadka aan waxba aaminsanayn
Aar kani waa jaahile wax ha la baro
Kkkkk
Hhhh
Muse shani xus
Lol! Wali cas! Nasa Madeela kulaha LMAO
Ar siiyaad bare xus de miyanaad somli ahaayn
Afweyne somalidu markay xasusataba way habarta inta qabil kula nar gelaysa moyane
🤣🤣🤣🤣Abilahi Mohamed waad ajiibtay
@@abilahimohamed161 waasida bro
Warya xuus Adam cade maxa kaa ka qaldaan