Qiimaha Qofka | Ixtiraamida Banii aadamka | waari mayside war ha kaa haro

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024

Комментарии • 661

  • @ogaansho
    @ogaansho  5 лет назад +433

    Mowduuc khafiif ah oo muhiimadu codka yahay ,

    • @farhanhusssein7539
      @farhanhusssein7539 5 лет назад +5

      OGAANSHO thanks Bro

    • @ahmednaasir2950
      @ahmednaasir2950 5 лет назад +4

    • @ahmednaasir2950
      @ahmednaasir2950 5 лет назад +10

      aad baad u mahadsan tahay macalin waqti waliba waxa inootahay walid iyo walal wax inoosheyga .... macalin nolow inta nolal jirto

    • @mohafarah5466
      @mohafarah5466 5 лет назад +2

      Maskax iyo murti

    • @abdirahmanabdi8316
      @abdirahmanabdi8316 5 лет назад +1

      Cumar❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @muhudinmohamed5676
    @muhudinmohamed5676 5 лет назад +248

    Qofkasto Qoraalkaan Waxaan aqrinaayoUrajeynayaa Inuu Alle Usiyaadiyo Farxada Muragadana ka qaado. Walaaliyaal Xumaanta iska daaya. Guurka Xalaasha ku dadaal Allaha Idin Barakeeye 😍😍👏👏

  • @zainabjama3361
    @zainabjama3361 5 лет назад +106

    Scw aad iyo aad baad umahadsantahay waxaan aahay hooyo waxaad leegtahay iinamadada mashallah aad baan ugahelaa arimaha aad ka hadasho

    • @KhaalitGaaz
      @KhaalitGaaz 5 лет назад +3

      Alla magaci hoyaday dhimatay ba wadataa alle haku zharfoH Wll

    • @djmaamis3167
      @djmaamis3167 5 лет назад

      Maanshallah zaynab jama abdilahi (baladiye) miyaa Habo ??

    • @mohamedyussuf7133
      @mohamedyussuf7133 5 лет назад +1

      Mansha Allah walal mahad sanid in badan

  • @abdallah1014
    @abdallah1014 5 лет назад +53

    Omar inshar wll waad mahadsanthy. Runtii markasto oo aan muqal kamida muqaladada aan dawado waxan darema inan qof cusub oo kii hore kaba duwanba inan ahay. Waxbadan ayad noloshayda i bartay runtii wana kaaga mahad celinaya mar labad.

  • @hanaagurey5608
    @hanaagurey5608 5 лет назад +45

    Allah doesn't need me, I need Allah 4ever Allah is Great❤❤

  • @cumaraxmad3008
    @cumaraxmad3008 2 года назад +4

    وكلهم آتيه يوم القيامة فردا
    شكرا أستاذ عمر إنشار وبارك الله فيك

  • @warsamediiriye3704
    @warsamediiriye3704 5 лет назад +148

    Waan ku jeclahay saaxib Allah dartiis.😎😎

  • @someone2547
    @someone2547 5 лет назад +15

    Thank you very much i respect you brother. You words are so sweet and thousands of people hear them. And every person that hears it you get xasanad insha allah. Keep it up brother.

  • @edebsansidihoyaded8398
    @edebsansidihoyaded8398 5 лет назад +14

    Maaaansha Allah Walal Nosoo badi Dhiiri Galinta
    Video ga waxaan kuso Ceshaday 2 Jeer Walina kama Dhargin
    Jazakalllaaaaah

  • @yaxyetooni7215
    @yaxyetooni7215 5 лет назад +2

    Thanks Omar inshar wan ku faraxsanhy sida quruxda badan ee aad soojeedisay chanallka ogaansho wa la ugu fiicn soomalida waayo waxaa uu soojeediya muwduucyo faaido badan uleh dhalinyarada iyo dhiiri galinta mustaqbalka wanagsan Hadan nahay dhalinyarada soomaliyed 100% f aaiidada nolosha ayleedhya ayaad idhaha noo kala furtey horomar balaadhan ban kuu rajeynayna

  • @CAAMIROfficial
    @CAAMIROfficial 5 лет назад +13

    *Anih qof walba wan ixtiraamaaa Yar iyo Weynba way iizimanyihiin* 🙏🙏🙏😓

  • @xikmado2801
    @xikmado2801 5 лет назад +5

    Sxb, macalin, iyo walal aan wax badan ka faaideystay ayad tahay
    Sidaada oo kale in aan noqdo ayaana jeclahay insha allah
    Jazakallaahu qeyr ustaadkeyga

  • @huseenabdirashiid8386
    @huseenabdirashiid8386 5 лет назад +18

    omar inshar channel kaagu waa kan ugu nacfiga iyo faa'iidada badan channels ka soomaalida.

  • @ismaaciilmaxamed8534
    @ismaaciilmaxamed8534 5 лет назад

    Jazakallahu kheyr ustaad Omar inshaar

  • @abdibasidali7611
    @abdibasidali7611 2 года назад +2

    Rabbi haku barakeeyo walaal omar inshaar.

  • @kingfmotivation3048
    @kingfmotivation3048 5 лет назад +9

    _waaan ku jeclhy waan ku ixtIraammaa waan kugu daydaa waaayO wxd thy qof qacLi wngsn say msha allaaah ilhy hakU xafIdo wllo inshar😍😍😍⚘⚘⚘🌼🌼↩↩_

  • @hudiitailwaad78
    @hudiitailwaad78 5 лет назад +16

    Dhiiri galiyaheyga omer inshar allah haku xafido jasakallah khair pro qali👏👍😎

  • @teamstatisticians5430
    @teamstatisticians5430 5 лет назад

    Tnx epow cumar Alle haku sharfo waxabadan ayaa kabadashay nafteyda marwalbo dhiira galintaan siiwad si oo mUstaqbalkeyno u hakaajino wll cumar

  • @yaax3646
    @yaax3646 5 лет назад +4

    Jazakallah
    Kaalin adag ayaad noogu jirtaa

  • @abdihakinjamadaar147
    @abdihakinjamadaar147 5 лет назад +16

    إِلَّا أَصْحَابَ الْيَمِينِ
    . Hase yeeshee kuwa Midigta mari (Ehlu khayrka).
    فِي جَنَّاتٍ يَتَسَاءَلُونَ
    Waxay gali Jannooyin, waxayna iswaydiin.

  • @zerashlibashiir446
    @zerashlibashiir446 5 лет назад

    Wallahi cumar wxd noloshayda Ka hadashay.waxbadan waxbarashada waaanka niyad jabsanaaa lkn hada isbadal wayn iga muuqdo oon dareemay.sida salaadoon.tukan jirin ooon hada mid wakhtigeeda.aanay dib iiga dhicin thanks walal qli walllahi

  • @ibrahimabdirasak4914
    @ibrahimabdirasak4914 5 лет назад

    Cumar inshaar jazakallh khayran wlo qali runti waad ku mahadsan tahy sida aad waxaa aad braty nalo wadagayso aqoontada ilaahay haku siyaadso

  • @muxiyadiinaden9110
    @muxiyadiinaden9110 5 лет назад

    Mshallah wllo mahadsanid jasaa kalahu khayr

  • @cilmi-billechannel421
    @cilmi-billechannel421 5 лет назад

    Ustad omar inshar great motivater shukran.

  • @nuurcabdiraxmansayid7185
    @nuurcabdiraxmansayid7185 5 лет назад +1

    Mahadsanid ustaad cumar qalbiga o naga jabsana ayat no dhistay

  • @ahmeddhakane6749
    @ahmeddhakane6749 5 лет назад

    shukran
    ustd Omar
    جزاك الله خيرا

  • @abdiraxman4383
    @abdiraxman4383 5 лет назад

    Masha allah dr omar mhdsnd mar walba sidaa udhiiri galiso umada somaliyed qasatan dhalinyarada

  • @zakariyehajihussein7786
    @zakariyehajihussein7786 5 лет назад +16

    Mashalah wllky muuqaal wngsn oo wax tar leh

  • @malaqdooy5138
    @malaqdooy5138 5 лет назад

    Asc walal masha Allah aad iyo aadba u maxasantahay sida fiican wax noga soo kurdhisto cilmiga iyo wacyigalinta wanagsan waa wax umma somaliyeed u baaxan waye barnaamidkada cml thanks guuleyso

  • @teamstatisticians5430
    @teamstatisticians5430 5 лет назад

    Tnx epow cumar Alle haku sharfo waxabadan ayaa kabadashay nafteyda marwalbo dhiira galintaan siiwad wll cumar

  • @abdishakuurabdinor3539
    @abdishakuurabdinor3539 5 лет назад

    thnk you my dear teach OMAR IN BADAN WAAN KUGU FAANA RUNTII WAXAA TAHY QOF GARAADKIISA SAREEYO

  • @himiloproduction6046
    @himiloproduction6046 5 лет назад +2

    mahadsanid wll Omar inshar walaalaha jecel technology-yada mobilada andoriod fadlan nagu soo biira

  • @umuabdulqadir4457
    @umuabdulqadir4457 5 лет назад

    Jazakallahu khyr walalkey barakallahu fiik

  • @cabdibaasidxajiaweys8070
    @cabdibaasidxajiaweys8070 3 года назад

    Wa mahadsantahay walal الله يطول عمرك أخي الغالي

  • @MohamedAhmed-vc1tx
    @MohamedAhmed-vc1tx 5 лет назад +20

    Qabiil sheegi maaye somali o dhab Like i saara

  • @sayidabdalla5656
    @sayidabdalla5656 5 лет назад

    Jazaka allah wll omer runti qof qulubta dhiiri galiya ayad tahy
    Kalamada xigmada badan
    Alle badal keda haku siiyo wll akhiro iyo adunba

  • @ahmeddirir4489
    @ahmeddirir4489 5 лет назад

    Mashallah wll omar insher Allaha haa kuu barakeyo iyo kheire haa haale

  • @myusuf9551
    @myusuf9551 5 лет назад +16

    Wan ku faraxsanahay in aad ka hadashay qabiilka oo micno badan lahed 👏

  • @amirsayid4463
    @amirsayid4463 5 лет назад +1

    Shukran ustaaad cumar inshaar
    Abalkaaga lama gudi karo
    Lakiin allah waxaan kaaga baryeynaa cumri dheeri iyo cafimad

  • @dekkasagal519
    @dekkasagal519 5 лет назад

    mahadsanid wll MCN
    alle haku sharfo
    sida wanagsan aad noo dhiirigalisy mrwlbana aad noogu taagntahy ayaaba wx lasiisto laheyn
    mgca ha jiro
    wx leyskugu duceyo wxa ugu wnagsan janatul fardowsa allaha kugu bashiro

  • @KhaalitGaaz
    @KhaalitGaaz 5 лет назад

    Macalin aan wax badan ka faa,iday horumar wacan wll qliH Omer

  • @alihassanhussain905
    @alihassanhussain905 2 года назад

    Masha allah ustaad keep going mahdsnid 💚 💯 🙏 💙 ❤ 💖 💚 💯 🙏 💙

  • @khalidshadow5102
    @khalidshadow5102 5 лет назад

    mahadsanid ustaad wllhi waxaa tahay nadhirigaliya markasta macalimintana wax bad dhertahay wana dhirigalinta maasha allah 100% ustaad omar inshar

  • @hamzeabdillaahihusseinalza894
    @hamzeabdillaahihusseinalza894 5 лет назад

    Mahadsanid *Omar* *Inshar*
    Sida sharaftu ku jirto eed nolosha
    Meelo kamida noogu *Iftiiminyso*

  • @Muwaxid10
    @Muwaxid10 5 лет назад +8

    Walalkeena Omar Inshaar Adiga Iyo Chanalkadaba Ogaansho Walal Alle Dartiisa Ayan Ku Jecel Nahay Walaal ❤❤❤👏👏👏👏
    Inta Ila Jecel Omar Inshar Like Ha Isaartoo

  • @medhabib3410
    @medhabib3410 5 лет назад +3

    Mashallah Tabarak’Allah Mahadsanid walalo 😢❤️😢❤️✅👍🏻

  • @izoohassn6994
    @izoohassn6994 4 года назад

    Shukran wllkey qaali jazakaAllh kheir 🙏

  • @cabdishakuursiciid9372
    @cabdishakuursiciid9372 5 лет назад

    Mahadsnaid wllo omer inshar Abalkaaga rabbi janno hakuuuu siiyo

  • @ifrahmustaf7127
    @ifrahmustaf7127 5 лет назад +1

    Aqliga Allaha kuu Barakeyo
    Mashaa allah mashaa allah

  • @hossnyvideoinc9301
    @hossnyvideoinc9301 5 лет назад +24

    Aad bn u xiiseya ina noqdo qofka koowad ee daawada ogaansho channel❤❤

  • @mahamedhassan7296
    @mahamedhassan7296 2 года назад

    Allah kuhafidho walal omar inshar

  • @gartehasssn7699
    @gartehasssn7699 5 лет назад +2

    Omar inshaar runtii nin wanagsan aatahay codkaada allaha kuu deysto macalinkeena nolosha ayaatahay waxbadan ayaan kaa bartay wllo

  • @bakaraxmed1666
    @bakaraxmed1666 5 лет назад

    Msh Allah wllkyga qaliga ah waan ka helay muqaladada runtii horey u sii soco wllkyga qaliga ah

  • @guledqasim664
    @guledqasim664 5 лет назад

    dhiirigalin waatan ugu fiican eeqof wax utarta wall cumar allaha kaa abaal mariyo dhirigalintaada aakhiro iyo aduunba wall

  • @moliidyusuf6915
    @moliidyusuf6915 5 лет назад +15

    Wll hadan awod ulahan laha inan kusaro 10000 subscribers wankusari laha

  • @xarakocomedy5241
    @xarakocomedy5241 3 года назад

    Alla cumar dhiirigaliyaha iyo iftiimiyaha umad weynta soomaliyeed ajar iyo axsanaad allaha kaasiiyo

  • @MalyuunXasan-mm9iq
    @MalyuunXasan-mm9iq 5 месяцев назад +1

    ماشاء الله افصح الله لسانك

  • @sakariamahamedsultanahmed9988
    @sakariamahamedsultanahmed9988 5 лет назад

    Aad ayaad u mahadsanthy mr.omar inshar sxb aad u mahadsanhy alle ha ku barakeeyo 😍😍😍😍😍😙

  • @suhaybahmed6427
    @suhaybahmed6427 5 лет назад +1

    Mansha allah wllo
    Run ahaanti Omar waxad Tahay Qof xikmad badan balse wll mar waliba waxan kaga mahad celiyaa talooyinka aad nala wadagto aad la wadaagto umadeena somaliyed markaa wllo ku layahay shugRan
    Go forward OMar ♥️♥️💯

  • @xaashicade4875
    @xaashicade4875 5 лет назад +1

    Dhiire galiyaha umada soomaliyeed mahadsanid imbadan

  • @hibaaqcumar9536
    @hibaaqcumar9536 5 лет назад

    Ustd Cumar Alle hgu Sharfo👏👏

  • @dhiigjaceyl8578
    @dhiigjaceyl8578 5 лет назад

    wax Daawo lakiin faaiido ka hel wlhi OGAANSHO waxbadan baa ka faaiideeystay Omar inshaar Allaha kaa ajirsiiyo

  • @fardowsoali5005
    @fardowsoali5005 4 года назад +1

    Mahadsanid walal Allah Haku xafido

  • @axmedcali3002
    @axmedcali3002 3 года назад

    Mahadsanid wllo cumar inshr

  • @mustafecabdiqaadirmaxamud4201
    @mustafecabdiqaadirmaxamud4201 3 года назад

    Msh Allah wllo coodka Alle haku barkeyo

  • @zamzamdegan2989
    @zamzamdegan2989 5 лет назад

    Masha Allah alle khayr haka siiyo

  • @babaayhaji1245
    @babaayhaji1245 5 лет назад +1

    Masha Allah Abowe Cumar ilahey haku xafidhi

  • @abdiwasaabdi3531
    @abdiwasaabdi3531 5 лет назад +7

    Omar inshar runtii markaan dawanayo video yadada waxaa I gasha rajo wayn iyo dhiri galin walal alle Haku sharfo

  • @mohaaabdi7205
    @mohaaabdi7205 5 лет назад

    Shukran msul sare 🙏🙏❤😍😍
    Allah ku xfiD 🙋‍♂️😍😍✊🙏🙏

  • @paterlaaal4768
    @paterlaaal4768 5 лет назад +1

    M.a Alh cumar inshaar waa ku mahadsanthy waan ku faana ogaansho

  • @sadiiqtawakal
    @sadiiqtawakal 5 лет назад

    Masha Allah ilaahay qeyr ha idinka siiyo

  • @moohanofficial6204
    @moohanofficial6204 5 лет назад +3

    M.a Wll Omar Mahadsanid 👏👏

  • @bishaaromohamed5613
    @bishaaromohamed5613 5 лет назад

    Mansha Allah jasakalahu khayr wllo

  • @abdishakurfarah4132
    @abdishakurfarah4132 5 лет назад

    Maansha allaah akhii casis allaah yaxfadak.

  • @Maxamed-Nasir
    @Maxamed-Nasir 5 лет назад

    والله لقدإرتفعت همتي إرتفعا عظيم
    شكرا اخي كريم

  • @sabiqosakariye2332
    @sabiqosakariye2332 5 лет назад

    mansh allh wlo cumar waxa tahay qof ku dayasho leh alle ha ku xifdiyo chanalkgaa marka kuso biray wax badan baaa ka faidaay waxa jeclaystaa xili walbaaa inaaa wax san oo kle noso galisid nahadsanid wlky asc

  • @drmohamed1968
    @drmohamed1968 5 лет назад

    Masha allah wllkay omar inshaar

  • @fardusaabdilahiahmed5140
    @fardusaabdilahiahmed5140 5 лет назад +1

    Thanks akhii ilaahy khyr ha ku siiyo 😢😢 anigu man arg qof iga yidhaahda kalamd fiicn oo nolosahyda ba,dasha lkn ilaahy ban talo saarty waxnan rajynyaa inan noqdo qof adunka wax ka badasha
    Waxn joga Emirate wxn tarbiyadeeya ciyaalka balse shaqdas waa laygu caayaa

  • @wiilkahooyocadey1268
    @wiilkahooyocadey1268 5 лет назад

    Jazzakallaahu kheyr brother inbadan

  • @mohamedmohamud2193
    @mohamedmohamud2193 5 лет назад

    Msh allha runtii waada ku mahadsantahye barnaamijyada
    Tayada leh ee aad so gudbiso
    Wll Omar. Ilaaha haku xifdiyo

  • @abdihafiidhashi2706
    @abdihafiidhashi2706 5 лет назад

    Waa waxey somaliya xaasidnimada keena waa waxaas omar inshar janada allaha kugeeyo

  • @dambarsamemedia
    @dambarsamemedia 5 лет назад

    Mahadsanid walaal sida qiimaha leh ee aad noo dhiirigalisey

  • @housseinomar1992
    @housseinomar1992 3 года назад

    Wlh mashaa alah Omar thank you ruundii waxad dahy gof eed uu wanagsan

  • @nimoabdi8659
    @nimoabdi8659 5 лет назад +13

    Cumar inshar aaad ayaa umahsanthy Nolasheydana wxbadan ayaa kabadashy marka aan rawo inaa isdhirigiliyo hadaladada ayaa dhagestaa

  • @abdirahmansied200
    @abdirahmansied200 5 лет назад

    Aad iyo aad bad u mahadsan tahay sxb ilahay haku barakayo

  • @مباركبنعبدالرشيد
    @مباركبنعبدالرشيد 5 лет назад +2

    Maasha Allah wll khayr allahakusiiyo ilaahay dartii baan kuu jecly sababtoo ah video badan oo aad soo galisay aadbay wallahi nolashayda ubadaleen.farxad kunoolaw.

  • @MohamedOsmanAden
    @MohamedOsmanAden 5 лет назад

    Thnks wlky Omar inshar

  • @salmaanloveysn3041
    @salmaanloveysn3041 5 лет назад

    Mahadsanid walal Omar runtii waxaad tahay walal ku qaaliya somali oo dhan haddii la heli laha kaliya 100 qof o adoo kale ah waxba maanta somali kama xumaaden hore inoo wad waynu guulaysan dhamanten insha allah 🤝

  • @elhaadifarahdan4098
    @elhaadifarahdan4098 5 лет назад +1

    الف شكر اخي العزيز

  • @somaliwood137
    @somaliwood137 5 лет назад

    Walahi waxad tahay qol naga kasbaday in la jeclaado oo hadalkiisa aanan ka maari karin wllky omar inshar ku nolow nolosha boqortooyada iyo janatul fardawsa aamin

  • @ccaziizmaxamedcalasow1211
    @ccaziizmaxamedcalasow1211 5 лет назад

    Aad iyo aad baad u mahadsan thy barnaamijka aad soo dhigto ogaasho wax badan ayaa ka faaida alle ha jir ka siiyo wll

  • @walaalmaankaofficial9712
    @walaalmaankaofficial9712 5 лет назад +1

    hal mar aan soo xasuusano saliga nabiga
    scw scw❤❤

  • @mohamedmohamud5161
    @mohamedmohamud5161 2 года назад

    Jazekallaahu qeyran brother

  • @xafzayar5322
    @xafzayar5322 2 года назад

    Marka hore alxamdulillah marka xigtana mahadsanid manta ubahna inan erayada maqlo wana maqlay noso badi😊

  • @talisonaasir8038
    @talisonaasir8038 5 лет назад +1

    masha Allah wuu i anfacay moduucan aniguu sifiican ii taabay wlhi qof waxku sheega mawesidahadsanid

  • @abdirahmanomar2940
    @abdirahmanomar2940 5 лет назад +1

    Aad iyo aad umahadsantahey sxb qaliya Omar inshar

  • @muftiabdulrahman3417
    @muftiabdulrahman3417 5 лет назад

    Manshallah dhiira galin aad u qiimo badan weeye walalkeen omer mahadi ha kaa gaadho

  • @abdifataahmoha5900
    @abdifataahmoha5900 5 лет назад +1

    Talooyin badan iyo dhiirigelin badan ayaad igu soo kordhisay wll Omar .
    Waan rajaynaya in maalin maalmaha ka mida aan kugu gudoonsiiyo shahaado mahadcelin ah hawshaa wanaagsan eed umada u qabatay.

  • @drsrk447
    @drsrk447 5 лет назад

    Mash allh omr ishar xif dulaaa

  • @maryamahassan377
    @maryamahassan377 5 лет назад

    Mnsh alh rabi hakaa raali noqdo Omar wll