Heestan Waqtigeda Wa hadda wa in dadka lagu gubaabiya la xasuusiya wixi dhacay 1977 dadka ma baraarugsana 😢💪🏽💪🏽💪🏽🇸🇴🇸🇴 waan so laban doona anago sidi hore ka awod badan insha allah Wadani Ha Quusan Somali way midoobi doonta mar insha allah 😢😢❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✊🏽❤️❤️💯
Heestan markan dhagaysanyo wlh wan ilmeeyaa waxana dareemaa somalinimo iyo dareen gooni ah somali alle ha mideeyo I.a nolosha waa macaan 16.Dec.2022 ayaan dhagaysanayaaa
Rer afgoye wa wa danin 😢 cadanka walalahena e nugu so direne allah dhaxdena baraf dhigo beriyow legend lafogale 20 sano ayaa gumestaha la dagalamayi ila hada gesinimadas wa wan hasta lkn walalahegena hawiye ayan uturaya 😢
Heestan Waqtigeda Wa hadda wa in dadka lagu gubaabiya la xasuusiya wixi dhacay 1977 dadka ma baraarugsana 😢💪🏽💪🏽💪🏽🇸🇴🇸🇴 waan so laban doona anago sidi hore ka awod badan insha allah Wadani Ha Quusan Somali way midoobi doonta mar insha allah 😢😢❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✊🏽❤️❤️💯
Waa ereyadii AUN abwaan Maxamuud Cabdullahi Ciise Singub iyo laxankii Shidaad iyo codkii halaasiga ahaa ee hoboladii Waabari. Intii dhimatay Allaaha u naxariisto ameen.
Aamiin❤
Aamiin walal allaha soo hanuuniyo inta nool fanka mgc lee laga dhxla moye waji alle laguma helo
Dhulka soo.anigu malihi dadka.so.anigu malihi ints micnowayn.bayledhy
Wllhena yahuda nagu so dirtay lkn insha allaah lugahena ku istagena anago ah cidanka xogg dalka somaliyed
waa hees cajiib ah waxana fahmi kara qofkii wax garad ah somalia o israacday baan rajeynayaa❤❤❤❤ weynu somarnay xili aad u macaan
mar kalana waan sugeynaaa
F
Reer laascaanod guuleysta🦁✊
Heestan markan dhagaysanyo wlh wan ilmeeyaa waxana dareemaa somalinimo iyo dareen gooni ah somali alle ha mideeyo I.a nolosha waa macaan 16.Dec.2022 ayaan dhagaysanayaaa
Anigaa kaa daran walaal qaranimo iyo soomaalinimo allow Somalia oo nabad itusi shisheeye ayaa wadanka xukuma hadda
❤
Kula mid baan ahay apyo wlhi wan la qiiroodaa🤗
Anigu hees qarami waligey maan dhageysan balse midaan bilaaw ilaaa dhamaaad waa aan dawade
Waxana daremaye wadaniyad iyo kalsoni dad
Ogaden balse somalinimada ku weyntahy
Heestaan waxaah leh xoogga dalka soomaaliyeed sna guulaysta geesi yaal
😢mhssnid
Rer afgoye wa wa danin 😢 cadanka walalahena e nugu so direne allah dhaxdena baraf dhigo beriyow legend lafogale 20 sano ayaa gumestaha la dagalamayi ila hada gesinimadas wa wan hasta lkn walalahegena hawiye ayan uturaya 😢
26 june maalin boqoran hambalyo hambalyo Somalia hanolato.dhuulku so anagu malihin dalku so anagu malihin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤
😁😁😁somalia malinta 26juun adoomo ayey u ahaayeen talyaaniga
Hees qaaliya, MIcnaha ayka hadlayso iyo halka maanta lajoogo, waa kala haab
Abdiwahab Shieksaed Masha alah
Faqash iyo snm
Ninki dhoof ku yimidbey geerido dhibeysa💪💪💪
Somalinimadu macanaa❤🇸🇴
Guul iyo gobaninmo shabaab waa la sayaa baqtigoooda la jiidaaa kkkkkkkkk 💪🏿🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
L love this song inkastoo
Mic naheda kaaenin somali hanoo laato 🇸🇴🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Waxaaan Kujiraa Dhalinyarada Usoo Kacaysa Soomaaliya Waxna Ubaranaysa Siday Dalkooda Wax Uga Qabanlahaaayeen
I.a Soomaali Waaan Midayn doonaaa ❤
Kuwa dalkeygi dumiyay gata wa wada jogna insha allah kuwa gumestaha so garab kacay ano maxkamada xogga dalka sarin ha idilin 😢
Ha walhi mantana badii saylac xabshi siyen muse uso maren
Adeey na xabshi ba lagu sinaya is diyari
Old is gold❤
Dhulka aniga soo malihi dalka aniga soo malihi qofkii dhoof kuyimid baa geeridu dhibeysaa
Somali is raacday meelwalbo aduunka kajoogno❤
Ilaaahoow dadkyga dhulkoooda jecleysii oo quluubtooda isku fur somali midowday oo is jeclaatay hormarkee gaari lahaayeen aduunka kayaabi laaa
Soomaliyeey qabiil joojiya
NINKII DHOOF KU YIMIDBAY GEERIDU DHIBAYSAA❤guul SOOMALI WAYNE
Inta heestan dhagaysanayso 18Agust 2020 wallhi waxay wadabdaa qiiro heesdan
19/8/2020 dhagasenyo
Likn Manta waxan Shegabs m aqaan
m.alllh waan jcllhy heesahaan❤
Waqtigi dhamayo wuu dhaqaqi dona ninki dhof kuyimi bay gerisu dhibaysa🇸🇴🇸🇴❤❤❤
woww hees cajiib ah
Waan iska ooya markasta oo aan dhageysto ilahayow madaxdaan naga qabo adaa cadil ahee 😢😢😢
Old is gold😭
Heestii unisom lagu jabshay.
Cheers for this Cabdi.
Anagoo Taagan Furinta Dagaal Budbud Ayaan Dhagaysanayna hadaan Nolol Kuqabano Ceelbuur Comment wa usoo Noqon Dona i.a
Ma dhimaate 😢
Xiradan gal xiradadana aniga galaay elatare qabil mase doowlad itobiya ogaden qabil mase dowlad soomali
Hers iga dheh❤❤❤❤
XL POWER FULL GUUUL SOMALINIMO DIFAAC
😢😢😢 heeskan aad ayaan ugu qiroday
Ano kala tahay
@@xidig3833😢
Waqtigii dhamaayoo wuu dhaqaaqi doonaa
Wllee hees fiican
Listening 2024 jan 16th
Wan ka xorene in.alh shawab somali
❤
Dhulka so aniga malihi😢😢😢
Wallee live ayaan u daawaday
Axyaa hees
Alla yaa U Sheega Laascaanood Baayo Boowe Laascaanood Harti belon
Somaliland illaahay ha waariyo
Cuqdadland *
@@soproduction99 qarax muqdisho qarax amisom
heestaan qiirad beey leedahy walhi
Ilahow sool dulmiga logu hayo ka dulqad 😪
Heestaan maanta waxaa yutubka an ugu radiyey waxaan ka taagan Laascaanood
Ninkii dhoof ku yimid bee geyrida dhibeysaa✅
Haday taagantahay, ar farmaajo moxoow macalin ahaa
Maxo samayay miskino bada berbera wa lakirayay hadana wa lakirania Farmajo iyo somalia hadi wax samyn karto barigas ayay wax joojin lahyd 😂😂😂
M
Jeeylaani.rooki.abti.
😢😢😢
❤️🇸🇴🇸🇴
Dhulka so anigu milihi🙄🙄
1977 😢
kenya haquusato .💪💪💪💪💪💪📫📫📫📫💪💪💪👈
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
RadWqaqauarrr reer i try
Ilen 2018 saas ayay wuu barorton 😂😂😂 Somailand socotay dhuso somalia ka imanysa laguma joojinayo Guul somaliland fxuck Zoo-malia Amisom iska xorya dumarkin kufsada
soomaliyA hanoolato
Hees qabiil oo siyad bare looqaaday
Looma qaadin qaranka loo qaaday ee ha u gafin hobolada wadanigaa
Sangub baa heeskn Iska leh Qaran buu u qaday yaan been laga sheegin
Shame on you xooolo
Barre Guulane xoolaha kudhama oo ka aqli wanagsan aqliga dabadu kaga jira!
war heestaxabishida ayaa looqaday oo soomaali galbedd dishay
❤❤❤
M