- Видео 40
- Просмотров 1 414 944
cabdi faarax
Добавлен 27 мар 2012
Видео
saar waamo
Просмотров 381 тыс.5 лет назад
ciyaartaan waxaa la yiraahdaa saar waxaana laga ciyaaraa jubada hoose iyo gedo
GARISA GUBAAY
Просмотров 3075 лет назад
waa shacabka ku dhaqan reer gaarisa oo si joogto ah loogu xasuuqo gobolka NFD
Somaliyeed bal video daawada Gabadha meherkeedii la isku haysto
Просмотров 3305 лет назад
Somaliyeed bal video daawada Gabadha meherkeedii la isku haysto
ninkii dhoof ku yimid ayey geeridu dhibaysaa
Просмотров 131 тыс.6 лет назад
dhulka sow anigu ma lihi ninkii ku soo gardarooda ayey geeridu dhibaysaa
heesta xasuuqii wagalla
Просмотров 8 тыс.6 лет назад
dawlada kenya ayaa marwalba xasuuq balaaran ku samaysa soomaalida ay gumaysato ee ku nool GOBOLKA NFD, xasuiuqii u xumaa ee ay kenya kula kacdo shacabkaas soomaaliyeed waxaa uu dhacay 10 February 1984 waxaana isku goob lagu dilay in kabadan 5000kun oo soomaali ah oo hal qoys ka soo wada jeeda waa arin murugu leh waxaana loo baahan yahay inuu qofwalba oo soomaali ahi ogaado foolxamada ay kenya k...
hambalyo sanad cusub
Просмотров 1527 лет назад
hambalyo sanad cusub umada soomaaliyeed meelwalba ooy joogaan waxaan u rajaynayaa khayr iyo barwaaqo, i sanadkaancusubna uu noqdo kii ay ku heli lahaayeen dawlad caadil ah iyo madax caadil ah dhibaatana ay uga bixi lahaayeen
gabaygii tiih ee xaaji af qalooc
Просмотров 8537 лет назад
gabaygaan waxaa tiriyey allaha u naxariistee xaaji af qalooc waxaana ii tiriyey 1966dii waxaana uu kawarameyey musuqa iyo cadaaladarada
alahayoow nin daacad ah iyo nin daalin ah deeqdaada ha u simin
Просмотров 4927 лет назад
alahayoow nin daacad ah iyo nin daalin ah deeqdaada ha u simin
xabashida oo xasuuqday shacab soomaaliyeed
Просмотров 787 лет назад
xabashida oo xasuuqday shacab soomaaliyeed
safiirka talyaaniga soomaaliya carlo companile
Просмотров 1217 лет назад
safiirka talyaaniga soomaaliya carlo companile
iskiin wax u qasada carays ciise kaarshe
Просмотров 2 тыс.7 лет назад
iskiin wax u qasada carays ciise kaarshe
Waan iska ooya markasta oo aan dhageysto ilahayow madaxdaan naga qabo adaa cadil ahee 😢😢😢
Guulayso sxp tanks
Scw scw scw scw scw scw scw
Allah Allah scw scw scw scw
hada dalka shabaab aya hesta saar waalaga xarimay cakuu ciil weyna
Mashaallaah tubarakallaah jasakallaahqeer❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Salallaahu caleyhi wasalam❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waxaaan Kujiraa Dhalinyarada Usoo Kacaysa Soomaaliya Waxna Ubaranaysa Siday Dalkooda Wax Uga Qabanlahaaayeen I.a Soomaali Waaan Midayn doonaaa ❤
Kuwa dalkeygi dumiyay gata wa wada jogna insha allah kuwa gumestaha so garab kacay ano maxkamada xogga dalka sarin ha idilin 😢
❤❤❤❤❤❤❤ Allaahuma salli wa sallim calayhi❤️📿📿📿📿📿🎵📸
Waa saar daarood
Waxaa saarkaanu ka xiranyahay qoolugud
Dhiladii somali diida iyo fartaag laga maaran
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Allaahuma salli calaa sayidinaa muxamad❤❤❤❤
❤❤❤
Sax viva mr sade aabahy beey dhalern dad fiican weeye waxa ka dhashay bare aadan shire
Dhulka aniga soo malihi dalka aniga soo malihi qofkii dhoof kuyimid baa geeridu dhibeysaa Somali is raacday meelwalbo aduunka kajoogno❤
Asc
Soomalinidu macaana🇸🇴 heestan waxn dhagysanay 26/9/2024 saacda 00:15 hbeenimo ❤
Deqa afween waa dagodiya libaan
❤
Soomaliyeey qabiil joojiya
Dhulka so aniga malihi😢😢😢
Xiradan gal xiradadana aniga galaay elatare qabil mase doowlad itobiya ogaden qabil mase dowlad soomali
#MAHAMED#MOOGEAUN "Babaygii Jamaamiyo "Canbe Jilib Ku Yaalaay "Ubaxii Janaaliyo "Jawharad La Moodyeey "Jidhkaagaa Udgoonbaa "Isoo Jiidanaayee " Wadnahayga Jeexdee "Jeegaan Sideed Baad " Hay Odhan Hay Odhan " Jawaab Qudha!. #HIBO NUURA Hamaskayga JiiLaal "Ruuxa Uu Jil Jilayee "Jilbiskiyo Abeesada "Jiridaha ULa Hoyda Ee "Oo Soo maray Jiidaal "Dheer Lama Moodo Jawhare "Jiiftada Hadoodilan "ka jidhidhicoodee "Janno galle hay celin #MAHAMED #MOOGE AUN "Geenyadii Jaraysani "Ma taqaan Jikaarkee "Jidiinkaagu Raaxada Ma mid JaahiL ka Ahbaa? #HIBO #NUURA "Calool Jilicsanaantaadu "Ma Hal Jeel Ku Raagaa "Sideen Jawharadaydaa "Ciyaar Ugu Jajabiyaaaa #MAHAMED #MOOGE AUN "Jeertaa Gadoodoo "Jidhifta iska Kicisoo "Ruuxii Hor Joogsada "Hawl Yari Ku Jiidhee "Sida Jiir Dhalaan Helay "Ha Jirabin Naftaydeee "Waxaan Kaaga Jeedaa "Jinow inaan wadaagnee "Qarda Jeexa Qarda Jeexa iga daa #HIBO NUURA "Jilibkaan Afaystaba "Goortii Uu Jilow Gabay "Ee Jamatay Laabtii "iLlin Goonyo Haw dhigin "Naftaan Xadhig Jebaanjiba "Ku Xidh Xidhay Jahaaseee "Anoo Jidhiyo Laalays "Jilbahaa Kusoo Koray "Kuma Jixin Jixaayee #MOHAMED #MOOGE AUN "GEENYADII jaraysaay "Ma taqaan Jikaarkee "Jidiinkaagu RAAXADA "ma mid JAAHIL ka ahbaa? #HIBO NUURA "Callol Jilicsanaantaadu "Ma hal jeel ku raagaa "Sideen Johoradaydaa "Ciyaar Ugu Jajabiyaa "Jamaal Qurux wanaageey "Jaleecadaan Ku Eegaa "Jacayl igu Abuurmoo "Kaa Jeesan Waayeee "Xageed iga jiraysayoo "Jihadee baad ku noolayd? "Jeexaygii midigeey "Jidka Laysma Taagee "Jinaweey Jinaweey "Jinaweey isoo Raac #HIBO NUURA "Inanyohow Jibaysabi "Dhabarsani Jacaylkii "Jir Jiroole Weeyoo "Jiho Maleh La Raacoye "Jirid midho ka beermiyo "Jirid midho ka beermiyo "GUUR waan u Joogaa "Hadayse Jiibtu Kaa tahay "Jimicsigii Magaalada "Joog Joogsi Joog Joogsi ma aqaan!. Erayadii Xasan Sheekh Muumin AHN Riwaayadii GAARRAA BIDHAAN Laxanka Bashiir Xaddi AHUN.
1977 😢
Heestan Waqtigeda Wa hadda wa in dadka lagu gubaabiya la xasuusiya wixi dhacay 1977 dadka ma baraarugsana 😢💪🏽💪🏽💪🏽🇸🇴🇸🇴 waan so laban doona anago sidi hore ka awod badan insha allah Wadani Ha Quusan Somali way midoobi doonta mar insha allah 😢😢❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✊🏽❤️❤️💯
Cheers for this Cabdi.
Ninkaan gado ku dhalan ma Mareexaan ma Iska sheegane 🫡
Wadani dhaab ah Somali hanolaato
Mansha llaah tabarakah
منشاء الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر صح صح صح صح صح صح صح صح صح صح صح صح صح صح صح صح صح صح صح صح صح صح صح❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Deeganka somalida meela badan ba laga ciyaara saarka noocan gobolka Liiban afdheer iyo meelo kle
Deeqo afweyn miyaa mise sahro ciise
Xamasad beey sidataa 🤩
AUN deeqo afweyn waa gabar degodhiya oo miiga doolow iyo suuf Ethiopia joogi jirtay
Saar hawrarsame ❤
Abdullahi allah is one 1⃣ ❤❤❤❤❤allah
اللهم صلي وسلم على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين يارب العالمين❤❤❤❤❤❤ 0:49
لا اله إلا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم❤❤❤❤❤ 0:18
Somalinimadu macanaa❤🇸🇴
Ilen 2018 saas ayay wuu barorton 😂😂😂 Somailand socotay dhuso somalia ka imanysa laguma joojinayo Guul somaliland fxuck Zoo-malia Amisom iska xorya dumarkin kufsada
Haday taagantahay, ar farmaajo moxoow macalin ahaa
Maxo samayay miskino bada berbera wa lakirayay hadana wa lakirania Farmajo iyo somalia hadi wax samyn karto barigas ayay wax joojin lahyd 😂😂😂
😢😢😢
Listening 2024 jan 16th
Waqtigii dhamaayoo wuu dhaqaaqi doonaa
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Ha walhi mantana badii saylac xabshi siyen muse uso maren
Adeey na xabshi ba lagu sinaya is diyari
😢😢😢 heeskan aad ayaan ugu qiroday
Ano kala tahay
@@xidig3833😢
Wallee live ayaan u daawaday