HOOYO OO LA OYSAY XUSUUSTA DHIBKII AY KU SOO KORISAY ADNA IYO AMIRA || SORRY MOM ||

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024

Комментарии • 2 тыс.

  • @ayaangobdoon3254
    @ayaangobdoon3254 2 года назад +708

    walee hooyooyinkeen inaysan dheel dheel nagu soo korin naftooda ayay noo horee rabi jismigooda naarta haka xoreeyo ilmada waan ceshan waayay walaaahi😭😭😭

  • @MaryanAbdi0021
    @MaryanAbdi0021 2 года назад +184

    Dhamaan hooyo yaasheyna ciimri dheer iyo cafimaad taam ah Allah siiyo. Aduunka intee ku noolyihin muruug iyo diibato Allaha ka haayo. Inta ka dhiimatey Allaha unaxariisto oo qalbiga udajiiyo insha'Allah. Amiin Amiiin Amiin.

  • @asturanbosslady8752
    @asturanbosslady8752 2 года назад +26

    Oh sorry wllhi wey ilmeysay Runtii 🥺😰🥺 Cimriy dheer oo cafimad lehy ayan KU rajeynaa Hooyo MCN ❤️💯🥰

  • @amenaabdia4363
    @amenaabdia4363 2 года назад +13

    الام تضحية اللهم احفظ لنا أمهاتنا ❤️😍😍🌹

  • @khayrebulshaawiofficial4431
    @khayrebulshaawiofficial4431 2 года назад +127

    Haddi aad ujeeddo
    Magaca Allah love saar
    Subscribe isaar alle dartiis hayla dhaafin
    الله❤

    • @ayaancalicismaan9761
      @ayaancalicismaan9761 2 года назад

    • @aweysmaxamedamiin6462
      @aweysmaxamedamiin6462 2 года назад +1

      الله اكبر الله اكبر الله اكبر
      الله اكبر الله اكبر الله اكبر
      الله اكبر الله اكبر الله اكبر

  • @faatmachannel7717
    @faatmachannel7717 2 года назад +85

    😭😭yaarab hooyooyinkena Allah no xafido intii hoyooyinkoda dhimatay janatal fardosa Allah kawarawi

  • @aishamohammed1646
    @aishamohammed1646 2 года назад +150

    No one like mother 😘❤may Allah bless all our mothers 🤲

  • @somaligirl6440
    @somaligirl6440 2 года назад +64

    Wlhi anaka hooyadeena dhib nagu so korisay aabahy wuu furay ayada nin camal noogu shaqayn jirty 😭 aabahyna dan iyo heelo nagama lahayn
    Hooyo awaalkeda wax aan ku gudo magarnaayo allah ayaana ku gudi karo
    Hooyo mcney aad iyo aad ayaan ku jeclhy 🥰🥰

    • @drayaanmohamed9877
      @drayaanmohamed9877 2 года назад +3

      Hooyo abaalkeda alllah janatul fardowsa ka dhigo abaayo adna inte noshahy ka duceso

    • @arwoali563
      @arwoali563 2 года назад +1

      Sdo kle🙄🙄

    • @sowdaahmed863
      @sowdaahmed863 2 года назад

      Wllhi isku midaa nahay aabayasha aaqira illahey la xisabtama

  • @sakariyekhadaraxmedtaani5449
    @sakariyekhadaraxmedtaani5449 2 года назад +14

    Manshallah adna iyo amiira nasiib ayey leeyihiin waayo hooyo fiican oo sharaf leh ayaa agtooda joogta maanta alle haynoo daayo hooyoyinka amiin amiin 😇👍😇

  • @saj4117
    @saj4117 2 года назад +34

    Please and please don't remind your parents about the hard times they went through. 😭 May Allah bless our parents

    • @nafiseomer1290
      @nafiseomer1290 2 года назад +1

      Hooyo dheel dheel ma aha Dimbigeeda iyo Kan waalidkeed Allaha Dhaafo ❤️❣️

  • @mkafamily6700
    @mkafamily6700 2 года назад +35

    Caawa waala la’ooyay😢 hooyo. Waa soo samartay walahi. Kaduceysta hooyadiin InshaAllah

  • @mohayarevshawalul561
    @mohayarevshawalul561 2 года назад +132

    Hooyo macan walahi we crying mama we are with you ❤ we love you 😍 so much and keep going ❤ Hooyo

  • @aminaahmed2508
    @aminaahmed2508 2 года назад +196

    Alxamdulilah iigu duceeya hooyadey macaan waa dhimatay ilaahey janada ha ugu bishaareeyo aamiin 🤲

    • @ilkacasinackarim4635
      @ilkacasinackarim4635 2 года назад +3

      Ilhy ha ubaxaristo wll qliy

    • @aminaahmed2508
      @aminaahmed2508 2 года назад +1

      @@ilkacasinackarim4635 shugran jasaakalahu qeer

    • @ilkacasinackarim4635
      @ilkacasinackarim4635 2 года назад +1

      Wan isku leenahay wll.adigana allh qalbiga hakaga rebo inshalh

    • @ayaanabdimusse9273
      @ayaanabdimusse9273 2 года назад +1

      Allahuma Amin abaayo,Allah unaxaristo hooyo mcn jannatul fardowsa na Allah kawarabiyo.

    • @habonmuse9150
      @habonmuse9150 2 года назад +1

      Ilaahey ha unaxariisto

  • @shukriahmed7395
    @shukriahmed7395 2 года назад +15

    Maamo ilaahey ha ku caafiyo cimdheer allaah ku siiyo waa qiiroday culeys nagu soo koriyeen hooyoyinkeen adunka farxad allaah ku nooleeyo ankhirina janadiisa allaah geeyo 🤲

    • @najmayare7516
      @najmayare7516 2 года назад +1

      mama ilaahey ha Ku caafiyo Amiin yaa rabi 🤲🤲🤲

  • @sulekasiman4005
    @sulekasiman4005 2 года назад +6

    اسال الله العظيم رب العرش العظيم ان يشفيه
    شفاءا لا يغادر سقما.
    اللهم رب الناس أذهب البأس واشف انت الشافي لا شفاء إلا شفاؤك شفاء لا يغادر سقما.
    ويشفي جميع مرضي المسلمين .
    اللهم اميين يارب العالمين.

  • @hanasheikhdon2808
    @hanasheikhdon2808 2 года назад +45

    Masha Allah Hooyo Macaan Xaqooda Lama Gudi Karo Xataa Hadii Aad Hooyo Dushaada Ku Qaadid Oo Aad Xajka Ama Cumuro Ama Xaj Ku Dawaafisid Hooyo Macaan !! Adna Hooyo Allah Xafido Sis!! Hooyo Macaan Oo Dhan Allah Wada Xafido!! Ameen 🤲🤲🤲/❤️💯🥰✅

    • @mohasiad6639
      @mohasiad6639 2 года назад +2

      Aamiin ya allah wll hooyoyinkeena sidee noogu naxariisteen ilaahey ha ugu naxariisto aduun iyo aaqiraba

    • @gidhowkpp2562
      @gidhowkpp2562 2 года назад

      @@mohasiad6639 m,a hoyo abalkeda mala gudi karo love ❤ you mommy

  • @makoislaw
    @makoislaw 2 года назад +78

    Allow hooyoyinkeen janatul fardowsa geey yaa raxmaan 🥰

  • @zu7729
    @zu7729 2 года назад +23

    Allaaa hooyoyinkeen maxey dhib nagu so koriyeen waliba amni xumo naftooda qatar u gashay janada Allaha idinku arzukho cimri dheer rapi haydin siiyo abaalkiina ma Gudi karno wax walbo sameyno❤️❤️❤️

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 2 года назад +9

    Asc walalalhey chanelkeen Soo booqda qeer Allah Idinsiiyo Inshaa Allaah🙏🙏🙏🥰 Eid Mubarak💜

  • @saadiyamohamed8703
    @saadiyamohamed8703 2 года назад +7

    Allah hakuxiftiyo hooyo hana ku cafiyo. Insha allah cafimad wara ❤️❤️❤️

  • @ifrahahmed4290
    @ifrahahmed4290 2 года назад +85

    MashaAllah TabaarakaAllah waan qiiroonay wlhi beautiful ladies bless you all mothers out there ❤️

    • @maryamasiyaad9340
      @maryamasiyaad9340 2 года назад

      alxamdulaaahi dheh aqwaan waalasoowada marry hadii igdheertahayne ma iga oohisiihee wllshey qaaaliya tahayee

    • @naimamaslah7838
      @naimamaslah7838 2 года назад

      ❣️

  • @zamzamali5785
    @zamzamali5785 2 года назад +29

    Ilaahay maama hakucaafiyo awlaadaadana ilaahay hakuuxifdiyo hooyo waa lamahuraan ilaahay hooyooyinkeen cimridheer iyo caafimaad taama ooaan cudur kadanbeynin hasiiyo allahuma amiin

  • @-zahraabdalla969
    @-zahraabdalla969 2 года назад +57

    ماشاءالله عليك تسلم ايدك يا ام الحبيبه الله يسعدك ويحفظك ويسر امرك يا رب إن شاء الله ماتشوف شر ربي يعطيك الف عافيه يا خاله،🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @msshibak1111
    @msshibak1111 2 года назад +2

    Waxan xasuustay markay hooyaday isoo korisay wakhtigii aan ugu baahida badnaa aya iga tagtay waxn rajaynaya wall in aad ugu soo ducayso😭😭😭😭😭

  • @ashanimo2584
    @ashanimo2584 2 года назад +18

    Mashallah May Allah bless your mother and all of our mother’s they all raised us with all that and more.❤️❤️❤️❤️.May Allah give them jannatul firdhows Inshallah

  • @asliabdi8045
    @asliabdi8045 2 года назад +68

    Masha Allah you have amazing mother ❤❤❤❤❤❤❤

    • @raxmoxuseen9744
      @raxmoxuseen9744 2 года назад +2

      sorry hooyo mcn

    • @inaxaajicumar4010
      @inaxaajicumar4010 2 года назад +1

      Adna xabiibti wlh mama calwiyo wlh dagaladii dhib walasomaray alx hadane walaga baxay mama calosha ihurisay Ilaahey gabdhaha ga iyo wiilashada ilaahey haku dhafo hooyo calwiyo insha allaa ❤❤❤🥰🥰🥰🥰🌹🌹🌹

    • @llulyusuf6618
      @llulyusuf6618 2 года назад

      Hey sorry

    • @nadiirasiciid3988
      @nadiirasiciid3988 2 года назад

      Alle ha inii caafiyo hooyo macaan

  • @jamilafashe5629
    @jamilafashe5629 2 года назад +14

    Maasha Allaah Maama Calwiyo Ilaahey cimri dheer cibaado Iimaan saadaq iyo arzaaqad waasac ah ku siiyo jawaabta caafimaadka Ilaahey ha kaaga dhigo jawaab kheyr qabto oo aad ku faraxdid Aamiin Yaa Rabbi

  • @Ahmeddhago
    @Ahmeddhago 2 года назад +16

    Hooyo calwiyo waad iga oy siisay walahi😭😭 Allah ku xifdiyo Hooyo mcn❤❤❤

  • @filsanjamac9553
    @filsanjamac9553 2 года назад +6

    Ilaahay Hooyooyinkeen hanoo dhaafo oo janadii fardowso ha ugu bishaareeyo😊😊😘😘😘❤❤
    Hooyo dhib yar Nagama soo marin.

  • @MohamedAli-kq3fy
    @MohamedAli-kq3fy 2 года назад +17

    Ma sha Allah very proud of you mum we love 💕💕💕you 💕may Allah make you recovery ❤️‍🩹 very Quickly and Allah give you shifaa
    Ameen yarab

    • @Hana_cake
      @Hana_cake 2 года назад +2

      Asc wllo waxaan rabaa inaan soo gudbiyo diinteena suuban ee wllo subscribe bis igu caawi waxba ma kaa dhibayso wllo anna waan ku farxayaa sidaad iga farxisay alle kaaga baryayaa inuu kaa farxiyo aamin

    • @MohamedAli-kq3fy
      @MohamedAli-kq3fy 2 года назад +1

      In sha Allah

    • @Hana_cake
      @Hana_cake 2 года назад +1

      @@MohamedAli-kq3fy haye walaalkayoow

    • @Amineta.0
      @Amineta.0 2 года назад

      Waa 91dii xiligaas

  • @shukriiman6196
    @shukriiman6196 2 года назад +39

    maashaa allaah adna janada waxaan heysanaa inta hooyo nooshahay qofkii hooyadiis dhimato waxaa dhamaada ajirkaan ka heleyno hooyo macaan ka duceysta adiga iyo amiira hooyadiin kuwii jano ku muteysto allaah idiinka dhigo mamo adigana caafimaad taama allaah ku siiyo maxamed saciid adigana guuleyso waxaa tahay aabe ku dayasho mudan

  • @drsrakiaabdullahahmed6206
    @drsrakiaabdullahahmed6206 2 года назад +23

    😭😭😭 waan la oyey wlhi hooyo mcn alow ha ku dhowro 🤲❤️

  • @abdihakiimabdallaaadam3789
    @abdihakiimabdallaaadam3789 2 года назад +13

    Insha Allah hooyo cfmd aan ku Rajena iyo inta Muslim oo xanuunsan ya Rapbi 🤲❤

  • @user-od7dj2zx7g
    @user-od7dj2zx7g 11 месяцев назад +4

    Mama we love you ❤️ wllhi waan oyne 😢ilahay hakucafiyo inshallah ,ilahay hakaaqabto shar o idil inshallah amiin ya rabi 🤲😪

  • @natashaabdi9503
    @natashaabdi9503 2 года назад +17

    😭😭😭😭May Allah bless our mother's

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 года назад +31

    Manshallah 😍 hooyo mcn ilahay ha ku xifdiyo adna iyo Amiira janadi mama calwiyo lugaheda idin taala ducada qaata 🥰❤😢👍

  • @keefali2864
    @keefali2864 2 года назад +10

    Masha allah illohow waalidka muslimiinta Noo xafid🤲

  • @nasteexosaidmohamed2303
    @nasteexosaidmohamed2303 2 года назад +34

    Allaha nooxifdiyo hooyooyinkeen😭😭🤲🤲🥰

  • @dekahassan4090
    @dekahassan4090 2 года назад +6

    Sorry hooyo macan walahi you really made me she'd tears, we love you hooyo❤️❤️

  • @leilaahmed4322
    @leilaahmed4322 2 года назад +8

    Mashallah mama Allah ino xafido 🤲 adna qurux iyo amiira Cadey ❤❣

  • @kamayare
    @kamayare 2 года назад +45

    Hooyo allaah kudhaafo cawada waan qiiroday qoraalka xataa dhibaan kusooqoray wallaahi Hooyo I love you so much maamo calwiyo 🫀❤🇸🇴💘allaah kucaafiyo qeyr kurajeena maamo insha allaah by ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @adoonalahinaaadan3202
    @adoonalahinaaadan3202 2 года назад +40

    Maansha Allah.
    Ilaahay caafimaad degdeg ah ha ku siiyo mamma Caaliya. Qof iimaan iyo wanaag ka muuqda ayaad u egtahay.

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 2 года назад +17

    It was a very touching story 😢 Alxamduli'Allah in maantey gabdhahaaga labada dhinac kaa fadhiyaan. Allah ha idhiin xifdiyo Ameen yaa Rabb.

  • @sulekasiman4005
    @sulekasiman4005 2 года назад +6

    الهم ارحم امي كما ربياني صغيرا
    اللهم ارحم امهات المسلمين🤲

  • @suumi2
    @suumi2 2 года назад +7

    Allow cafimd taama ku sii mama Allahuma Aamin🤲 Inshaallah 🥰🥰❤

  • @marianuuh7868
    @marianuuh7868 2 года назад +11

    Mama Allah ha ku barakeeyo hooyo kasto nolol adag la soo martaa ilmaheeda wadnahana Ilahy hkuu caafiyo wax ma qabtid Inshaa allah kaliya exercise samee hooyo

  • @nimcodheeman6902
    @nimcodheeman6902 2 года назад +21

    Masha allah naxariista hooyo ayad ka raacden🥰😍

  • @user-hj5si8ep2e
    @user-hj5si8ep2e 2 года назад +20

    ماشاء الله تبارك الله ربي يحفظكم ويسعدكم يارب العالمين

  • @fadumoaddow8552
    @fadumoaddow8552 2 года назад +2

    Gabadha yarna waan ka qiirooday Ilaaheey jannadii ha geeyo Adigane ilaaheey hakaa samirsiiyo 😓😓😓😓😓

  • @naciimacabdirashidibraahim4035
    @naciimacabdirashidibraahim4035 2 года назад +1

    Hooyoo yinkeena alle Janada Hakucasuumo dhib way inala soomaren say inoogu koriyaan walahy alle cimriga ha uparakeeyo inta Nool inta dhimatyna allow unaxariiso😥😥❤❤❤❤❤

  • @Ayub_252
    @Ayub_252 2 года назад +35

    Hooyo Allh ku naxariisto 29 October 2021 hbenka aan waaye hooyadey wll igu duceey hooyo🥲🥺

    • @falastiinwil9845
      @falastiinwil9845 2 года назад +1

      Abwe alh unaxariisto hooyo mcn janadii alh ka waraabiyo adina samir alh ka siiyo🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🥺🥺🥺🥺🥺

    • @asmamahamuud8343
      @asmamahamuud8343 2 года назад +1

      Allaha unaxristo hooyo mcn qabriga allaha uwasiciyo kuwa kukulmo janada allaha idin kadhigo ,uducee salaad kasta hooyo I.a

    • @nacimohassan2582
      @nacimohassan2582 2 года назад

      Allah unaxariisto hooyo mcn

    • @mariaismail7508
      @mariaismail7508 2 года назад

      Hooyo lantu waa xanunu walhi aniguba hooyo lan ba kuso korya walhi 20/8 baan waye walhi ilahay naxarsti jano hakawarabiyo

    • @ilkacasinackarim4635
      @ilkacasinackarim4635 2 года назад

      Allh unaxaristo hoyo wll adna allh qalbgag hakaga rebo

  • @maryamoyusufwaheliye6924
    @maryamoyusufwaheliye6924 2 года назад +18

    اللهم رب الناس اذهب الباس اشفي انت الشافي لا شفاء الا شفائك شفاء لا يغادر سقما اللهم امين يارب

  • @user-ll9pl3lh2l
    @user-ll9pl3lh2l 2 года назад +14

    ما شاء الله تبارك الله ربي يحفظ لك ويطول عمرك يا رب🤲

  • @samiirakamil6996
    @samiirakamil6996 2 года назад +1

    Wlhi wan ilmeyay hadane waxa xasuuste inu ilahay qofku jecelyehe nolosha kuimtixamo ilahay jannada hageeyo hoyoyinkena amiin

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 2 года назад +7

    Mashaa Allah hooyo Macaan 💜guuleyso weligaa🥰

  • @faadumohussein1216
    @faadumohussein1216 2 года назад +27

    Maaha Allah tabarakallah beautiful family Illaahay haa idinxifdiyo Allahuma amiin yarabiil calamiin ❤️😍🥰😍🥰❤️♥️

    • @Hana_cake
      @Hana_cake 2 года назад

      Asc wllo waxaan rabaa inaan soo gudbiyo diinteena suuban ee wllo subscribe bis igu caawi waxba ma kaa dhibayso wllo anna waan ku farxayaa sidaad iga farxisay alle kaaga baryayaa inuu kaa farxiyo aamin

    • @shamsojaamac6932
      @shamsojaamac6932 2 года назад

      Hooyo wax lola simo malahan I love you mom

  • @sultanahb.sultan4086
    @sultanahb.sultan4086 2 года назад +11

    Anoo sii seexan rabo ayaan arkay Title ka waan dhaafi kariwaayay Nolosha waxa heer gaadha qof uso rafaaday rabbi haydin guleeyo mamo ❤️

  • @zakiarnio218
    @zakiarnio218 2 года назад +35

    Sorry 😞 hooyo mcn wanka xumahy anaga smli hda bahay dhipka waan ku soo wada korne wallhi 😭😭😞

  • @marryanahmed2731
    @marryanahmed2731 2 года назад +2

    Ilaahayow hooyooyinkeen jantul fardouse gee Abaalkooda jandii ka dhig❤️❤️❤️❤️🤲🤲🤲🤲🤲

  • @hoyomacan8074
    @hoyomacan8074 2 года назад +2

    Maansha Allaah Illaahay ha xifdiyo hooyooyinkeen Jannatul Fardow Allaha geeyo Dhamaantood amiin Mamadz Allaha caafiyo Xanuunkanna ka d qaado amiin Wadnaha Illashay ha kuu furo dhamaan wixii xanuuna ha kaa dulqaado Adiga iyo intii kale oo Islaama oo Xanuunsan amiin

  • @bilansheikh7883
    @bilansheikh7883 2 года назад +6

    Mama Calwiyo masha Allah hakuxifdiyo Allah hoyouinken hanoxifdiyo aamin aamin yarabi mama Allah cafimad tam ah cimri dher iyo camal suban hakusiyo Allah wxn kaga barya in negative lagudhaho insha Allah

  • @burtafiqburtafiq8337
    @burtafiqburtafiq8337 2 года назад +15

    Hoyoo mcn may Allah sw grant our mothers janaah tatul fardows ,Ameen Hoyoo Allah kurumeya cafmidna kusiya mumi

  • @monaabdi3726
    @monaabdi3726 2 года назад +9

    Asc hooyo ilaahay ha ku caafiyo cimri dheer iyo caafimaad Allah ha ku siiyo aamiin yaa rabi adna hooyo ka ilaali dufanka badan maadaam ay qabto kastarol qudaarta u badi ilaahey ha ii kaso inaan waladkey nabad ku arko aamiin yaa rabi.

  • @shamsomohamed9206
    @shamsomohamed9206 2 года назад +1

    Insha allh bidinilahi Karim wd cafimdesa mma ♥alle haku barkey hoyo mcn

  • @aqoonyahan4059
    @aqoonyahan4059 2 года назад +1

    16:17 she is smart wallahi hooyo, si cajiibay u farsanmaysay islaanta guriga kirada.

  • @faizahhassan7733
    @faizahhassan7733 2 года назад +32

    اللهم امين الله يشفيها ويرفع عنها الله يحفظ لكم امكم يحفظكم حبايبي قلبي ما شاء الله تبارك الرحمن

    • @somalesomale7256
      @somalesomale7256 2 года назад +2

      msha alh alaha kuxifdiyo inbdn wlhi ilmaa isoodhafty ilahy hoyoyinken hoygoda fardosal aclaaa kadhig

    • @shamsojaamac6932
      @shamsojaamac6932 2 года назад +3

      Hooyo allah haku cafiyo

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 2 года назад +7

    Mashaa Allah hooyo qaali ah
    Alle ha idiin xifdiyo hooyo mcn
    Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin❤️

  • @fauziamohamed7185
    @fauziamohamed7185 2 года назад +11

    Mansha Allaaha hooyo mcn. Noloowa inashallaah sorry mom ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @fatimasahraabdi7312
    @fatimasahraabdi7312 2 года назад +3

    Mashaallahah tabarakaallah Hayo macaan iyo Adna cadey iyo amira qurux wan idin salaamay Hooyo macaan Allah ku cafiyo caafimad tamaam Allah siiyo aamiin aamiin yaraabii 🤲🤲🤲🤲🥰🥰🥰❤️❤️🌹🌹💯💯👍

  • @safiasaid1717
    @safiasaid1717 2 года назад +8

    May Allah bless ur mother such a nice memory

  • @queen1045
    @queen1045 2 года назад +6

    Mamii xanunka wan kula daremayaa muragada illahay caafimaad sareeca ah haku siiyo hooyo mcn 🤲🤲🤲

  • @nasramohamud1629
    @nasramohamud1629 2 года назад +15

    Allaha ku caafiyo hooyo mcn
    Cimri dheer, cafimad io cibaado suuban i.a
    Akhirana janadi allaha idin geeyo hooyoyal 🤲
    Waan daremayaa xanunka io rafadka naga soo marteen hoyadeyna sidaas okle ayey nosoo rafaadey alx hada nabad io nololba waan heysanaa alx

  • @somaligirl6440
    @somaligirl6440 2 года назад +5

    Aamiin Hooyo mcn allah ku cafiyo si niyad leh baan kgu soo ducaynayaa🥺🤲🏼

  • @user-fe8zw6ep1d
    @user-fe8zw6ep1d Год назад +1

    Hooyo waa lamaa huraan hooyo mcne Allah kuu xafido cilmiga Allah kuu dhereyo iyo cafimd tam ayaan kugu duceyay ❤❤ hooyoyiken Allah noo dayo intii dimatay Allah uu naxristo qabriga Allah uu wasiciyo amin amin yaa rabii janada Allah indiin galiyo cadabata Allah idin kaa horeyo adunka intaa ku nolyihin murugo iyo dhibta Allah kaa ahyo😢😢 I love you mama

  • @hudaamiir2494
    @hudaamiir2494 2 года назад +4

    اللهم صلي على محمدوعلى ال محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد

  • @businesstayolechannal7314
    @businesstayolechannal7314 2 года назад +8

    Mansha Allah ilahey hano xifdiyo hooyoyinkena waan qirodey wlhi 😭😭
    illahey hakuxifdiyo caruurtada hooyo calwiyo cafimad tama illahey hakusiyo hooyo mcn😘😘😘

  • @naagnool8113
    @naagnool8113 2 года назад +10

    Sorry MoM😰😭 hooyo walba ilmaheda ayadaa uso jabtay uso dhibtotay uso samirtay yaa rabbi hooyooyinkeen janatul firdowsal aclaa noogu abaal mari🤲😢😫

    • @amalismail7772
      @amalismail7772 2 года назад +1

      Exactly

    • @naagnool8113
      @naagnool8113 2 года назад

      @@amalismail7772 abyo anagana inaa karti yelano ilmahena korsano aya na sugeyso illahey hadii uu idmo

    • @mohasiad6639
      @mohasiad6639 2 года назад +2

      Amiin yarabi 🤲abayo hooyo abaalkeeda ma gudi karnee ilaahey hoygooda janatul fardowsa haka dhigo

    • @Kitkat10203
      @Kitkat10203 2 года назад +1

      Amiin yaa rabb

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 2 года назад +8

    Hard work mum Maashaa allh , adna hooyadaa baad ka keentay shaqo badnaanta Maashaa allh

  • @maryamaabdullahi3632
    @maryamaabdullahi3632 2 года назад +1

    Hooyo Mcn allow cafimaad dagdag ah ku sii iyo dhamaan hooyo walba oo canuusan allow caafi amiin hoodada waa janada aduunka allow noo cafi🥰😍

  • @mohamedbashiir7102
    @mohamedbashiir7102 2 года назад +1

    Wlhi waan ooyey hooyo macaan janada Ilaahey ha kuugu bishareyo anoo qiroday ayaa is arkay 😭😭😭hooyo dhib iyo dheef ayeey nala soo marta

  • @nurhawa646
    @nurhawa646 2 года назад +7

    Maanshallah mom Alwiya waxaad tahey hooyo sharaf badan geesiyad ah qurux iyo fariidnimo

  • @ramlaruun8982
    @ramlaruun8982 2 года назад +10

    sorry moomii❤😢😢hooyo mcn allh ku dhowro allaaah ku caafiyo maami

  • @bosteyaxirey5764
    @bosteyaxirey5764 2 года назад +5

    Masha Allah hoyo macan Allah kuxafido wllhi xasu aya galay nolashan okale aye hoyadena naku sogorosay wllhi wan quroday hoyodey Allah unaxaristo nolashu hoyo hoyoyinkena naku sogoriyen wanucay abaayo Allah nidhoro hoyadina

  • @faadumomohamedhirsi3721
    @faadumomohamedhirsi3721 2 года назад +1

    Hoyo kasto dhib caruurteda labsoo marta ugu danben Caruurtas waxy noqdaan dad lagu daydo wlhi✊🏽💯💯💯💯

  • @saharaabdirahman3079
    @saharaabdirahman3079 2 года назад +4

    Heart touchng story may almighty allah make oll our mothers tu be da dwellers of paradise

  • @nacimamohamed4637
    @nacimamohamed4637 2 года назад +6

    Wcs wr wb hooyo calwiyo dhibkas cml wan so marnay Alxamdulillah calaa kuli xaal rafaadka raaxa ka dambeysay Allow hooyoyinkena sii Naxriis Aduunyo iyo mid Aaqiraba 🤲

  • @ciiltire509
    @ciiltire509 2 года назад +8

    Maasha Allaah noloshaas waala soo wada maray qamadigii lagu qeebin jiray masaajidka bandhawoowga dhinaciisa waa u soo joognay

  • @asmacabdullahi4771
    @asmacabdullahi4771 2 года назад +7

    Hooyo mcn ilah sida jeceshahay hku siiyo cafimad taam ku rajeyna inshalah 😭

  • @janaad9933
    @janaad9933 2 года назад +1

    Hooyoyinken ilaahey naarta haka xoreyo nolol adag ayey naguso koriyen😢🥰
    Mama calwiyo alle haku caafiyo🥰❤❤

  • @bintukaafiya2814
    @bintukaafiya2814 2 года назад

    Alle hooyooyinka muslimiinta haxafido aduun iyo akhiroba mummy ku dareemayaa Rabiyow naxafid

  • @farhiyoyusuf4888
    @farhiyoyusuf4888 2 года назад +10

    Allaaha ku Caafiyo hooyo macanto 🙏🙏

  • @isxaakjabriil4518
    @isxaakjabriil4518 2 года назад +27

    May allah bless our mothers 😥

    • @Hana_cake
      @Hana_cake 2 года назад

      Asc wllo waxaan rabaa inaan soo gudbiyo diinteena suuban ee wllo subscribe bis igu caawi waxba ma kaa dhibayso wllo anna waan ku farxayaa sidaad iga farxisay alle kaaga baryayaa inuu kaa farxiyo aamin

  • @Iskufilan1
    @Iskufilan1 2 года назад +4

    Waan la ilmeeye muqaalkan walahi 🥹Ilahey hooyo yinkeena wax dhibo matuso adun iyo aqiro Aamiin 🤲🏻

  • @thestrongperson519
    @thestrongperson519 2 года назад +1

    Ilaahow umadaada inta bahan u gargaar oo nabad waarta nasii aamin😥🤲🤲🤲

  • @aminabashir2536
    @aminabashir2536 2 года назад +3

    Hadaad nooshahay waxwalba waa moodee maama calwiya awlaadaada
    Alaha kuu barakeeyo iyaagaa kuu abaal gudaayo maasha alaah adna iyo amiira
    Iyo inta kalena alaha kuu barakeeyo
    Aad aan caloosha ii gadoontay maama
    Ilmahaada aa kuu abaal gudaayo iinsha alaah

  • @shankaronmahamed7326
    @shankaronmahamed7326 2 года назад +4

    ilahow dhaman hoyoyinken unaxariso adun iyo aqirabo yarabi jirkoda cadabta ka ilaali malinta aqirin yaarabi noo xifdi dhib wanalaso mareene🤲

  • @zahrahassan1643
    @zahrahassan1643 2 года назад +7

    Maama calwiyo waa iga oysiisey allaha ku xafido 😭😭😭❤❤❤😍😍😍🙏🙏🙏

  • @kaltunkaafiya
    @kaltunkaafiya 2 года назад +4

    InshaAllah ILLAHAY Hakucaafiyo cafimaad badan salaantana waankaqaday
    Adna usheeg hooyo salaanta inan kaqaaday

  • @nastehobottan9024
    @nastehobottan9024 2 года назад +1

    Mamo mcn illaahey haku caafiyo xanunka caafimaad illaahey hakugu badalo

  • @user-sb3ec9cp3n
    @user-sb3ec9cp3n Год назад +1

    هكذا هي امي 😭😭😭😭 احبك ام والله