Geel Danab ama Biriq ku dishay Mudug.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 окт 2024
  • Gudoomiye ku xigeenka labaad ee gobalka Mudug iyo duqa degmada Gaalkacyo, ayaa gaaray deegaanka Qorile, halkaas oo biriq ku dishay Geel tira badan.
    Deegaanka Qorile ayaa qiyaastii Bacaadwayn bariga uga beegan 14 KM, waxaana la sheegay in Geella le'day ay ku tiirsanaayeen dad naafo iyo danyar ah.
    Maxamed Xassan Waloore iyo Saahid Maxamuud Cali ayaa dadka Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan u jeediyay iney caawiyaan dadkaan xoolulu ka le'deen.

Комментарии • 144

  • @P.Y.L1998
    @P.Y.L1998 3 года назад +20

    Kheyr baa ku jira inshallah aamin 🤲🏽

  • @adoontiialle8270
    @adoontiialle8270 Год назад +5

    Allxamdulilah hadii ilmihii iyo adigiiba idinka badbaadiyey. Khayr baa kujira

  • @omarhassan677
    @omarhassan677 Год назад +19

    Alaha ugu badalo wax qeyr qabo Al xamdulilaah dheh

  • @naciimaabdirahmaan2145
    @naciimaabdirahmaan2145 Год назад +7

    Laa xawla walaa quwa ilaa bilaa ilaahay badal khayr qaba hadeyn siiyo🤲😭

  • @aminaamish242
    @aminaamish242 Год назад +6

    😭😭😭🤲🏼geel waa xanunbadanyhy badal kheyr qabo ilhy hakusiyo 🤲🏼

  • @maxamedcanshuurxassan7538
    @maxamedcanshuurxassan7538 Год назад +16

    inaalillh wainà ileehi raajicuun 😭 waa maal adoonyo waan qadar illaaheey wato asigaana wax kheer qabo ugu bidile doona insha'Allah samirka Hala badiyo ilaahow ugar gaar rabiyow raali Naga nuqo 🙏 😭🤲🤲🤲🤲

  • @bisharxassan424
    @bisharxassan424 Год назад +5

    Subxaana laah waa musiiba weyn

  • @asmaabdikadir3065
    @asmaabdikadir3065 Год назад +7

    Subxanallaah ale nimcada nusqaanteeda naga hay😢

  • @fadumomohamed619
    @fadumomohamed619 Год назад +3

    Asc wall wa qadar ilaahey keenay wa inaad ku sabirtaa muminka wa la itixaama

  • @asliimuur5024
    @asliimuur5024 Год назад +2

    ALlah baa mahad leh haddii aad ka badbaadeen adiga iyo wiiladhii

  • @abdullahiahmed5903
    @abdullahiahmed5903 3 года назад +8

    هذا قدر وقضاء وربنا يعوضكم

  • @adenmohamed4053
    @adenmohamed4053 5 месяцев назад

    Badal khayr qaba allaha siiyo ninkii yaqaan baa garan kara geerida geela aad beey u xanuun badan tahay

  • @abshircaato9858
    @abshircaato9858 Год назад +2

    Wllhi waa dhacdo murugo leh alle naguma keenee

  • @tailandetef4188
    @tailandetef4188 Год назад +1

    Bisinkah alleh hakusiyoh risiq kheerqabah🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @faizahassen4725
    @faizahassen4725 5 месяцев назад

    Illaahay baa bad baadiyey Dadka Alxamdulillah Aduunyo waa la heli

  • @malakaaay
    @malakaaay 8 месяцев назад +1

    26 irmaan iyo 14 dhalaya waa 50 neef 😢😢😢 cawil khayr qaba allaha idin siiyo

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq Год назад +5

    Sooo sad😢 plz Somaaliyeey Xoolaha intaad haysataan, Sadaqo kabixiya, hadii kalle Carada ilaahba Qatar loogu jiraa, ilaahay wuxuu quraanka noogu sheegay waxkabixiya waxaan idinku irsaaqay👈

  • @Somaliwayn7
    @Somaliwayn7 4 года назад +6

    Bedel Kheer qaba Alah siiyo amin yarabii🤲🤲🤲🤲

  • @faadumoawil2827
    @faadumoawil2827 5 месяцев назад

    Alle badal khayr qaba hakaa siiyo aamiin aamiin

  • @cbdiqadiraadn1828
    @cbdiqadiraadn1828 6 месяцев назад

    Subxaanl Allah wax hker Qabo ugu badlo in sha Allaha

  • @alisharif1997
    @alisharif1997 8 месяцев назад

    Yaa Allah ugubadaal boqool halaad.🏘️🏘️🏘️🏘️🏘️

  • @alisharif1997
    @alisharif1997 8 месяцев назад

    Yaa Allahah Caafiimaad sii Geela oodhaan🇸🇦🕌🏫🏗️🏫

  • @RixiinKamas
    @RixiinKamas 5 месяцев назад +2

    انالله وانا اليه راجعون

  • @muhyadinmuhyadin3902
    @muhyadinmuhyadin3902 Год назад +4

    Innalillah wainnaileyhi rajicun Allah badal kaqerbadan hanigugu badalo

  • @shahidashahid1668
    @shahidashahid1668 Год назад +3

    Ameen ya allah 🙏

  • @CabdikariimMaxamud
    @CabdikariimMaxamud 7 месяцев назад +1

    Samir kahela insha akaah

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 4 года назад +1

    Badal kheyr qaba ilahay ugu baryeynaa.

  • @HodanMusa1
    @HodanMusa1 8 месяцев назад

    Xooluhu maxaaran bay ahaayeen⁉️⁉️⁉️⁉️😳 bal dib wax baadha wall insha allah

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 Год назад +1

    Waa dhiiga qabiileed ee aad kala galaysaan joojiyay dhiiga reer galmudug oow

  • @cafiifo5224
    @cafiifo5224 4 года назад +5

    Badal khayrqaba Allaha siiyo

  • @nadifoxaredxasan2500
    @nadifoxaredxasan2500 2 года назад +5

    Waxka qeyr badan alaha siiyo

  • @fadumomohamed619
    @fadumomohamed619 Год назад +1

    Badel qeyr qabo ilaahey ha ku siiyo

  • @YahyaAbdi-z9s
    @YahyaAbdi-z9s 7 месяцев назад

    Usheeg sxb sadaqada kutadaala kudeh bedel qeer qabo alxm

  • @happyprofessional2100
    @happyprofessional2100 Год назад +4

    Yaa allaah 😭😭😭 rabi yoow u garaagaar oo so riisiiq 🤲🤲🤲😢😭😭

    • @AbdullahiAhmed-z4l
      @AbdullahiAhmed-z4l Год назад +1

      Allaah asagaba Biriqda ku soo riday ,
      Allaah mar marka qaar Weershe cml ayuu u dhaqmaa .
      Ninkas daruufta ka muqatay ayuu Biriq ku soo turyay😢
      Awalba wax dadka masiiyo hadana tuuryo weeyn 26 neef dishay yab had haduu Wershe aheyn Gaalada ayuu ku dhafan lahaa waa doqon waxba ha baryin najiska Carbeed waxu Oday Carbeed naqan kisu leyahay Allaah hh wax ka dabalsan abid key man arag

  • @mahadabbidaahir8020
    @mahadabbidaahir8020 5 месяцев назад

    Walaa xaaw la quwati illaahi-l cadiim ! Soomaali yeey Ninkaas maqaadiir tu Geela kaga dhac day ,Halloween gur made, war la due baackuma filla ,meel hoo u baahan ,haye wax ka tarto, ugu yaraan waa in lala raadiyo ,Birtii Magnad ka danab ku ka tegey,iyada ayaa laga iibsan ee lacag u good ne

  • @BariisSamatar
    @BariisSamatar 7 месяцев назад

    Walahi in qaraamo ay naga mudanyiihin inla iskugu gargaaro wa wajiib

  • @sakeenaatkaber2797
    @sakeenaatkaber2797 Год назад +1

    سبحناالله ياربى يستر عليكم

  • @maxamedabdixashi409
    @maxamedabdixashi409 Год назад +1

    Inaalilaah wainaa ilahi raajucun Alle wax ka kharbadan haydinku badalo

  • @zahramohmeth7677
    @zahramohmeth7677 3 года назад +5

    Sumxaanalaah alxm hadaan dadka kaga dhiman ilaahay na cawed khayr qaba hakugu bedelo insha allaah

  • @1junior11
    @1junior11 4 года назад +1

    Badal khyr qabo hasiiyo

  • @ismailh6518
    @ismailh6518 7 месяцев назад

    Sorry, oday maxamud see.weye hada xaladiisa?

  • @abdaleali6328
    @abdaleali6328 3 года назад +4

    Inaalilaah illahay badal khayr qaba hasiiyo amiin🤲

  • @bishaaroali9877
    @bishaaroali9877 6 месяцев назад

    Subxaanallah subxaanallah allow naga badbaadi yaa rabbii subxaanallah

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Год назад +1

    Illahow wax ka kayr bdn ugu bedel

  • @yuusufsalaad7148
    @yuusufsalaad7148 Год назад +4

    Aamiin 🤲

  • @fatiman2077
    @fatiman2077 Год назад +1

    Ader ilahy ha kaa cawado

  • @MohamedMoallimomar
    @MohamedMoallimomar 5 месяцев назад

    واصبر وا ان الله مع الصابرين

  • @saabiriinahmed1773
    @saabiriinahmed1773 3 года назад +9

    Nadal qayrqaba allaha siiyo🤲

    • @abdaleali6328
      @abdaleali6328 3 года назад

      Nadal wllo afsomali ahan maxay noqonaysa an ka faidayste

    • @mateulahoz9396
      @mateulahoz9396 Год назад

      ali wa badal caml

  • @حليمةمحمود-ث3ن
    @حليمةمحمود-ث3ن Год назад +4

    Aamiin 🤲😭

  • @sahallazio3261
    @sahallazio3261 2 года назад +1

    shiiqoow qeerka ku dadaal indha alaah

  • @samiramohamed9502
    @samiramohamed9502 Год назад +1

    alle mel kale haka siyo dadka xoaha kadhamaden

  • @rahaomar8769
    @rahaomar8769 Год назад +1

    Allahu Akbar.

  • @hasanmashaallh2154
    @hasanmashaallh2154 Год назад +1

    الله اكبر

  • @ForestChannel-ip7vd
    @ForestChannel-ip7vd 11 месяцев назад

    Wax qer qawow inshallah

  • @hanimohamed2554
    @hanimohamed2554 Год назад +1

    What happen?

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Год назад +1

    انا للہ وانا الیہ راجعون

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 Год назад

    Subxaanalahi ya raaabi adiga awoda iska leh inshalaah

  • @munadagan582
    @munadagan582 2 года назад +1

    Inaa lillaah wa inaa ilayhi raajicuun

  • @lahyatahya4885
    @lahyatahya4885 6 месяцев назад

    Biriq waa maxay soo sheega pls😢

  • @ibrahimoumar9054
    @ibrahimoumar9054 Год назад +1

    سبحان الله😭

  • @SacdiyoAbdullaahiAbdi
    @SacdiyoAbdullaahiAbdi 5 месяцев назад

    Allah Akbar

  • @aminakedir5257
    @aminakedir5257 Год назад +2

    Abshiir ☝️😭😭🤲🤲🤲❤❤❤

  • @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
    @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 7 месяцев назад

    Geela Ma danabaa laayey. Arin murugoleh.

  • @CMALIKMaxamed-oj9wb
    @CMALIKMaxamed-oj9wb 6 месяцев назад

    Alaah ha ugar gaaro

  • @Abdirizackismailhassan
    @Abdirizackismailhassan 8 месяцев назад

    Rer miyugu tas hakuwana qatan zakada xolaha ayey badisa kudadalo

  • @HINDA-mh8sf
    @HINDA-mh8sf 4 месяца назад

    Waxkabadan alle hasiiyo

  • @xaawaali3755
    @xaawaali3755 Год назад +1

    Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @MaxamedMaahir-rk7el
    @MaxamedMaahir-rk7el 6 месяцев назад

    Allaah akbar

  • @fatimasoussiya1651
    @fatimasoussiya1651 Год назад +1

    😰😰😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @MamaNeymar
    @MamaNeymar Год назад

    Walaalo sadaqad ma ka bixin jirtey

  • @HindaMaxamed-e9k
    @HindaMaxamed-e9k 6 месяцев назад

    Inanila maxaa kudhacay adu yadad😢😢😢😢

  • @ziyadatube2866
    @ziyadatube2866 Год назад +1

    😥😥የኔ አባት

  • @maxamedcateyeh
    @maxamedcateyeh 7 месяцев назад

    Alah ugargara

  • @walalkepe7721
    @walalkepe7721 2 года назад +1

    Allow wax kafiican ugu badal

  • @mucaadladiye3835
    @mucaadladiye3835 5 месяцев назад

    Ilahaw badal khayr qabo

  • @HINDA-mh8sf
    @HINDA-mh8sf 4 месяца назад

    Alle waxkabadan hasiiyo

  • @Ruun-h3y
    @Ruun-h3y 5 месяцев назад

    Allahu akbar allaha u gargaaro

  • @kamalmire7420
    @kamalmire7420 3 месяца назад

    😢😢😢😢😢 subxaanaAllah

  • @BisharFarah-u4o
    @BisharFarah-u4o 6 месяцев назад

    إنالله وإنا إليه راجعون

  • @halganhalgan2112
    @halganhalgan2112 Год назад +1

    😭😭😭😭😭😭

  • @IfraahAhmed-o3m
    @IfraahAhmed-o3m 11 месяцев назад

    Laa ilaaha ila laahu ilahow unaxariiso😢

  • @PakarizaCabdi
    @PakarizaCabdi 9 месяцев назад

    Inaa lilaah😮😮😮😮

  • @Ladansalat-jk1if
    @Ladansalat-jk1if 5 месяцев назад

    Ninka komidka soqoray hadu wadankas joga hala iskaqabta cara illahay baa inkudhacday su uhadlay gaal xita uma hadli.wallaahi tan.way.rontahay

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Год назад +1

    Subxaanalaah

  • @adenmohamed4053
    @adenmohamed4053 5 месяцев назад

    Hees geel baa aheed sida geesiga gaado lugu dilay geeri kululeey

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 Год назад

    armey walba xaaaran ahaanyeen?

  • @PakarizaCabdi
    @PakarizaCabdi 9 месяцев назад

    Inaa lilaah

  • @gorgorharamcaddanab8305
    @gorgorharamcaddanab8305 4 года назад +3

    U cesha masaakiintii aad ka soo dhacdeen.

  • @MubarikCabdi-c7y
    @MubarikCabdi-c7y 6 месяцев назад

    😢😢Yg

  • @Ubax-w8p
    @Ubax-w8p 6 месяцев назад

    inali laahi wainali lahirajucun 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤚🤚🤚🤚

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 Год назад +1

    Subxaanala

  • @sadiiqqamar6202
    @sadiiqqamar6202 Год назад +1

    Allow sadqa uga dhig

  • @foosnoor7368
    @foosnoor7368 Год назад +1

    😭😭😭

  • @জীবন-র৬ভ
    @জীবন-র৬ভ Год назад +1

    ,😭😢😥😥😰😭😭😭

  • @PakarizaCabdi
    @PakarizaCabdi 9 месяцев назад

    😮😮😮😮

  • @HeeloMaal
    @HeeloMaal Год назад

    Xaaraan ayay ahaayeen

  • @NuwaalmohamedCumar
    @NuwaalmohamedCumar 6 месяцев назад

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 3:55

  • @LadnaMaxamed-k5v
    @LadnaMaxamed-k5v 6 месяцев назад

    😢😢😢😢😢😢

  • @FardosaHusseinOsman
    @FardosaHusseinOsman 6 месяцев назад

    😭😭😭😭😭♥️♥️♥️♥️♥️🤲🤲

  • @SaMiyocumarCali
    @SaMiyocumarCali 5 месяцев назад

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢