Wehel Tv
Wehel Tv
  • Видео 460
  • Просмотров 833 132

Видео

Wali ma aragtay Geri?Wali ma aragtay Geri?
Wali ma aragtay Geri?
Просмотров 52221 день назад
Madaxweyne, Deni oo amray in Gaalkacyo amnigeeda la sugo.Madaxweyne, Deni oo amray in Gaalkacyo amnigeeda la sugo.
Madaxweyne, Deni oo amray in Gaalkacyo amnigeeda la sugo.
Просмотров 2092 месяца назад
Mudug: Mashruuca waddada oo la joojiyo, wuxuu noola mid yahay...Mudug: Mashruuca waddada oo la joojiyo, wuxuu noola mid yahay...
Mudug: Mashruuca waddada oo la joojiyo, wuxuu noola mid yahay...
Просмотров 572 месяца назад
Fursadaha maalgashi ee dekadda GaracadFursadaha maalgashi ee dekadda Garacad
Fursadaha maalgashi ee dekadda Garacad
Просмотров 4052 месяца назад
Dayactirka waddada Wadaagsin ayaa maraya deegaanka Buubi.Dayactirka waddada Wadaagsin ayaa maraya deegaanka Buubi.
Dayactirka waddada Wadaagsin ayaa maraya deegaanka Buubi.
Просмотров 1582 месяца назад

Комментарии

  • @aliabdisalan139
    @aliabdisalan139 2 дня назад

    Maasha’alaah

  • @FaaraxAwcilmi
    @FaaraxAwcilmi 21 день назад

    Doqoni.waa.doqon

  • @wilkiriyada
    @wilkiriyada 23 дня назад

    diriroow geella dhaama caana ka lisanaysaa,

  • @ibrahimshuib934
    @ibrahimshuib934 26 дней назад

    Hi how much for two person

  • @Pro-justice
    @Pro-justice Месяц назад

    Masha Allah

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 2 месяца назад

    MashaAllah TabarakaAllah waa lo bahan yahay

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 2 месяца назад

    MashaAllah hore u soco wll guul iyo farxan baan ku rajeyn

  • @mohammedabdirrahmanrubblei9141
    @mohammedabdirrahmanrubblei9141 2 месяца назад

    Imaaraadka ma siiseen ..yaa meesha lagu dhacayaa

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 2 месяца назад

    Alle ha unaxariisto aamiin yaa rabbi

  • @MohamedAdam-nc6qe
    @MohamedAdam-nc6qe 2 месяца назад

    Maansha. Allah. Allah. Ha idiin. Barakeeyo

  • @qassimyusuf9694
    @qassimyusuf9694 2 месяца назад

    guulaysta sofura akoonka

  • @baburo101
    @baburo101 2 месяца назад

    Runtii aad baan ugu farxay sida wadankeena wax soo saar u leeyahay. Waana layaab in video gan intaan oo kaliya oo dad ah daawadeen.

  • @SaciidShiiqow
    @SaciidShiiqow 2 месяца назад

    Masha allaah waa waan kugu hambalyaynayaa

  • @salmacabdiqani6466
    @salmacabdiqani6466 3 месяца назад

    Kulaahaa 2035 tii

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 3 месяца назад

    Garoowe to jigjiga hala furo aad bay muhiim utahay

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 3 месяца назад

    Masha allaah Allaahu Akbar alxamdulillaahi rabicaallaamiin Allow idin xifdhi idinkana raali noqo Allaahu ma aamiin yaarabalcaallamiin 🤲🤲😭❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴❤️❤️

  • @SomaliPeaceAssociation
    @SomaliPeaceAssociation 3 месяца назад

    Alxamdu LiLLaah. ALLaha Nabad kala dhex dhigo. War Soomaaliyey kala Nabda oo Naftiin Naar ka Badbaadsh. Qof kasta oo gacan ka geystaa Nabaddaa ILaahay baa ka Abaal marin Insha ALLaah, SPA. Shukran.

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 3 месяца назад

    Fitnada waxaa masuul ka ah doowlad goboleedyada iyo doowlada dhexe oo isku dirka wadaan si ay isugu xumeeyasn. Wiilasha dhimanayo ma aha dhashii madaxdan idin hor boodaysa ee isku tashada nin walba dhulkiiisa ha ku ekaado oo ha iimaansado oo ha nabad geliyo dariskiisa

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 3 месяца назад

    (MASHA”LLAH TABARAKA”LLAH)(ALHAMDULILAH )🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲GUUL iyo GOBANIMO💞💕💕💕💞💓💓🌹💕💕💞💞🎊🙌🎊❣️❣️🥰🥰💝💝💞🎊HORUMAR🤲♥️♥️❣️💕🌹💝iyo BARWAAQO💝🥰💘💘🎊♥️👏👏💖💓💓🌹💕♥️💘🥰💖💖🎉🙌👏💘💘(RABBI) haydin Barakeeyo(ALLAHUMA AAMEEN)🤲🤲🤲🤲

  • @khada917
    @khada917 3 месяца назад

    Bahashu miyay kululaatay maxay yihiin biyaha lagu rusheynayo

  • @XAWOAbdullahi-z1r
    @XAWOAbdullahi-z1r 3 месяца назад

    Waa jirgad casri ah manshaaa alaaah

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m 3 месяца назад

    Biyaha ladabo eedo maxay tahay way kululata

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m 3 месяца назад

    Somali airlan mad ku qortan

  • @ahmedjama8152
    @ahmedjama8152 3 месяца назад

    Masha allah soodhowaada

  • @ahmedjama8152
    @ahmedjama8152 3 месяца назад

    Bosaso baladweyne ku dar

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 3 месяца назад

    Somalia Dowlad kama jirto waa meel mooryaan dhiigyocab ah ku hardamayan hantida shacabka iyo mida qaran xooga lagu heysto 32sano

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 3 месяца назад

    Somliairlane meesha waa ka baxdey mafio tuugo ah ayaa dhaxda u gashey

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 3 месяца назад

    Mooryan dhiigyocab ah oo diyaarad baan leeyahey kuhaya waxa uu ahaa baalshle Bar Shabeele Diini maxuu kabo tirtirey maantana hantida shacabka uu dhacey ka faaidey

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 3 месяца назад

      Ma Hawiyaa Ninku? Haddal Hawiyu Leeyahay.

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 3 месяца назад

    USC AIRLINES WAA DIYAARADO GABOOBEY ISKA JIRA WAA DIYAARADO LA SOO TUUREY SCRAP AH REER PUNTLAND ISKA JIRA INEY INKU LAAYAAN BEY RABAAN

  • @Aden-gt1vl
    @Aden-gt1vl 3 месяца назад

    Masha Allah

  • @kamalmire7420
    @kamalmire7420 4 месяца назад

    😢😢😢😢😢 subxaanaAllah

  • @MohamedMohamed-u1d6o
    @MohamedMohamed-u1d6o 4 месяца назад

    Halkee kala xiriri karaa please tell number

  • @cabdulqaadircalixeyle5852
    @cabdulqaadircalixeyle5852 4 месяца назад

    Mansha Allaah❤

  • @HINDA-mh8sf
    @HINDA-mh8sf 4 месяца назад

    Alle waxkabadan hasiiyo

  • @HINDA-mh8sf
    @HINDA-mh8sf 4 месяца назад

    Waxkabadan alle hasiiyo

  • @أحمدناصر-ظ6ع9ز
    @أحمدناصر-ظ6ع9ز 4 месяца назад

    This is nonesense .just have one exam for the whole of Somalia.........

  • @FarhanSalad-u4p
    @FarhanSalad-u4p 4 месяца назад

    Dhinaca puntland miyaa mise galmudug

  • @QadroMxamed
    @QadroMxamed 4 месяца назад

    Maasha alaah❤

  • @shantagees9425
    @shantagees9425 4 месяца назад

    Way ku mahadsanyihiin hawsha ay ahayaan.

  • @Ladansalat-jk1if
    @Ladansalat-jk1if 5 месяцев назад

    Ninka komidka soqoray hadu wadankas joga hala iskaqabta cara illahay baa inkudhacday su uhadlay gaal xita uma hadli.wallaahi tan.way.rontahay

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 5 месяцев назад

    Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu Akbar ilaahay hakudhowro

  • @faizahassen4725
    @faizahassen4725 5 месяцев назад

    Illaahay baa bad baadiyey Dadka Alxamdulillah Aduunyo waa la heli

  • @SaMiyocumarCali
    @SaMiyocumarCali 5 месяцев назад

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @MohamedMoallimomar
    @MohamedMoallimomar 5 месяцев назад

    واصبر وا ان الله مع الصابرين

  • @sakariyeboyaction
    @sakariyeboyaction 5 месяцев назад

    Xagee kuyaalan wllo😊

  • @Ruun-h3y
    @Ruun-h3y 5 месяцев назад

    Allahu akbar allaha u gargaaro

  • @adenmohamed4053
    @adenmohamed4053 5 месяцев назад

    Hees geel baa aheed sida geesiga gaado lugu dilay geeri kululeey

  • @adenmohamed4053
    @adenmohamed4053 5 месяцев назад

    Badal khayr qaba allaha siiyo ninkii yaqaan baa garan kara geerida geela aad beey u xanuun badan tahay

  • @SacdiyoAbdullaahiAbdi
    @SacdiyoAbdullaahiAbdi 5 месяцев назад

    Allah Akbar

  • @abdirizakali3506
    @abdirizakali3506 5 месяцев назад

    M.allh