Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa aqoonsatay Maamulka KMG ah ee SSC-KHAATUMO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay warsaxaafadeed rasmi ah oo kuwajahan Aqoonsiga maamul ee deegaanada #ssc_khaatumo.
    Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay aqoonsan tahay bayaanka Isimadda SSC-Khaatumo ay soo saareen 6-dii Feb, kaas oo sheegayay in aysan katirsaneyn maamulada Puntland iyo Somaliland, balse ay hoostagaan dawladda Federaalka.
    Mawqifka dawladda Federaalka ayaa ah aqoonsiga maamulka KMG ah, taas oo faa’iido weyn u leh dadka deegaanada SSC-Khaatumo, tani waxay soo afjaraysaa doodihii. #somalia #laascaano #laascaanood #goojacade

Комментарии •