WAR DAG DAG AH DHUL GARIIR KADHACAY XAAFADA ISLII & SAMEENTA OO UGEESTAY QAAR KAMIDA XAAFDAHA QAXA 😳

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024

Комментарии • 50

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed668 3 месяца назад +5

    Ilaheey idinkuma Soo cesho midlabaad aamiin

  • @gobeyluul1122
    @gobeyluul1122 3 месяца назад +3

    SUBXAANA ALLAH GARGAAR DAGDAG ALLAH SIIYO DADKA MUSLIMIINTA AH

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 3 месяца назад +7

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @Hibanuurayusuf
      @Hibanuurayusuf 3 месяца назад +1

      SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @z-1il
    @z-1il 3 месяца назад

    Ameen yaraab

  • @143-k1d
    @143-k1d 3 месяца назад +4

    Dhul Gariir Markuu Dhaco Wiishka Ama Left Ama Elevator Lama Raaco, Korontada Aa Tagi Karta Waxaa La Raacaa Janjarada Narkuu Dab Dhaca Xataa.

  • @masbalali7820
    @masbalali7820 3 месяца назад

    Kkkk walahi Aniga xitaa dadka hoostagan ayaan ahaa 😂😂😂

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 3 месяца назад +4

    Guri dheer saarnow ama guri gaaban ku noolow ama tuuladaada haddaad rabto malag ku mowdka iyo geerida way kuu imaanayaan

  • @SaidOsman-ob9ek
    @SaidOsman-ob9ek 3 месяца назад +5

    Dabaqyadaas intii xaaraan lagu dhisay wey dumayaan

  • @امعبدالله-و5ف6م
    @امعبدالله-و5ف6م 3 месяца назад

    Wax caadi ma aha dhulgariir turki soo xasuusta guryaha islii waa Qatar waayo deg deg ayaa lagu dhisay

  • @shukriali4796
    @shukriali4796 3 месяца назад

    Xasbunallaahu wanicmal wakiil

  • @bashirxaaji1119
    @bashirxaaji1119 3 месяца назад +3

    Dadka usheega ine istiq faarta iyo salliga xabiibka ay badiyan

  • @MaxamedAli-v8c
    @MaxamedAli-v8c 3 месяца назад +1

    Adba ugu mahadsan tahay bro wararka ad noso gudbisid

  • @mohamedolad7707
    @mohamedolad7707 3 месяца назад

    Alle ha ka badbaadiyo amin

  • @zainabmahamed1042
    @zainabmahamed1042 3 месяца назад +1

    subxan alah runtii sariirtii aya ila ruxantay aniga iyo hoyaday yaanugu ruxaya ana hooyo yayguruxaya kutee hoyaday😅

    • @Aaminashariif7
      @Aaminashariif7 3 месяца назад +1

      😂😂😂😂😂ar istiq faarta badiya

  • @lulahmed4611
    @lulahmed4611 3 месяца назад

    Aamiin aamiin yarab

  • @Abdi-uy2jj
    @Abdi-uy2jj 3 месяца назад +1

    Thank you

  • @masbalali7820
    @masbalali7820 3 месяца назад

    Mahamed noir Mohamed warkaas waa sax hadii laguu shegay waxaa dhacayo si aad adiga u taxadartid ninkaan waad u mahadcelisaa

  • @MohamedNoormohamed-lc4rg
    @MohamedNoormohamed-lc4rg 3 месяца назад +6

    Why are u always spread negative information about easlegh,,,,we live Eastleigh and we have not seen this problem

    • @AbdullahiMohamed-k2b
      @AbdullahiMohamed-k2b 3 месяца назад

      waalo

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 3 месяца назад

      Walhy gabar ayan weydinaya Islington degan haday been noqoto unsubscribe dhahaaya

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 3 месяца назад

    Allaha ka bad baadiyo

  • @Bintuxaji629
    @Bintuxaji629 3 месяца назад

    Wcs Namanga ayan joga hali wan cabsani alhamdulilah alhamdulilah

  • @143-k1d
    @143-k1d 3 месяца назад +1

    Dowlada Kenya Aa Loo Baahan Yahay Guryaha La Dhisaayi Tayadooda Inee Hubiso Guryahana Dhaqso Lagu Dhisin

  • @abdikalaqmohamud7120
    @abdikalaqmohamud7120 3 месяца назад +1

    This is not an earthquake. However this is going to be a common occurrence in eastleigh for the next 20 years.
    Eastleigh was originally a swamp area and the soil or the bedrock is not the best for building tall and heavy structures. But right now what causing the earthquakes is the unlimited and unplanned numerous boreholes in every neighborhood. They are pumping a lot of water from the ground therefore causing the pressure to drop and the land to sink afew centimeters each year. Once the land sinks , the tall buildings will lean , leading cracks and collapse of buildings.

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 2 месяца назад

    Waxaa islii dumiyey waa sinada iyo macaasida lagu dhexhayo

  • @najma649
    @najma649 3 месяца назад

    alle hadin badbaadsho

  • @Dasher10158
    @Dasher10158 3 месяца назад

    Subxanllh alle ha ugargaaro

  • @kamal171
    @kamal171 3 месяца назад

    Somaliyay ninkaan waa benale weyin

  • @MaxamedAli-v8c
    @MaxamedAli-v8c 3 месяца назад +3

    Mina anaga dagan hadaba jooga ee waxba kamanan dareemin. Ee melaha kale aya laga sheegayey wn maqlay un

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 3 месяца назад

    MEESSHE XAARNYE GAASHO WEEYE WAALTE

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 3 месяца назад

    Qumanyo kuqaday benbadana dhulgariirku wuxukadhacay melkabaxsan magalada nayrobi cabar ujirta magalada walagadaremay okaliya markasu kuleyahay islii bukadhacay

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 3 месяца назад

    Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh yaab subxanllh subxanllh subxanllh

  • @SudiKhalid-z5e
    @SudiKhalid-z5e 3 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdurahmanali4374
    @abdurahmanali4374 3 месяца назад +1

    ninkaan Somali miyaa mise Boran afka somaaliga bartay markasta ISLII wuxuu ka sheega negativ ama akhbaar xun mise dadku ku soo jiitaa. Dhul gariir xaafad ama 4 guri kumma dhaco.

    • @anisahaaji9248
      @anisahaaji9248 3 месяца назад

      Subxanallaah ma ila aragtay negativ ka islii caruurteyda jogah anah qurbaha jogaa naxdin marka wax ka maqlo islii

    • @haniaden2700
      @haniaden2700 3 месяца назад

      Ninkan wàa benale islii anaga Dagan Malin kasto been lee shega bisinka

    • @Aaminashariif7
      @Aaminashariif7 3 месяца назад

      Walee aaqiro wara jira rabi jahana ciyar ciyar uma aburin 😢😢

    • @Bintuxaji629
      @Bintuxaji629 3 месяца назад

      ​@@anisahaaji9248walal nairobi iskadafe ilaa Hududa kenya iyoTanzania ayu kadacay namanga ayan joga lakin wali kan camal wali ma arkin albaabada iyo kurika dahan ayaa ruxmay

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 3 месяца назад

    ilahay ha iniga badbadiyo

  • @143-k1d
    @143-k1d 3 месяца назад

    Ninka Hadlaaya iidle Ma'aha

  • @malakaaay
    @malakaaay 3 месяца назад

    tolow dhul gariirkani ma sixir baa ?? walle waa suuragal.

  • @MohamedNoormohamed-lc4rg
    @MohamedNoormohamed-lc4rg 3 месяца назад +1

    Stop this reckless information nonses we will report u the nearest police station with this false statement usesless

  • @amaaladem3486
    @amaaladem3486 3 месяца назад

    Ma wadkaad ka baxsan kkkkk

  • @tolmoon693
    @tolmoon693 3 месяца назад

    Been ku xoog badnidaa, dhul gariir hal qol kamdhacaayo maa jiraa. Sxb meel ayaa la duminayaa ee cabsida iska yareeya. Haduu dhul gariir dhaco wiilka lama raaco waad xirmi kartaa

  • @zulfamoha9899
    @zulfamoha9899 3 месяца назад

    Isli kali maaha melkasta ayu kadace

  • @SaynabmohamedAli-js3un
    @SaynabmohamedAli-js3un 3 месяца назад

    Been badanaa accuudubillhi

  • @MohamedNoormohamed-lc4rg
    @MohamedNoormohamed-lc4rg 3 месяца назад

    Waryaa nacalad kugu dhacde beenta umada kadhaaf we will arrest u nonses hata hauna kitambulusho ya kukaa Kenya na unaeneza habari ya uongo useless stop this nonses warya

    • @calicabd.717
      @calicabd.717 3 месяца назад

      Walaal cayda faido aan dembi aheyn ma laho, qofka waa walalka si cilmiyesan wax u fahansi, dadka isku garasho ma ahan. Mahadsanid