Deg Deg: Beesha Mareexaan oo jidka u gashay Hubkii ugu badnaa oo ay laheed NISA..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 26 авг 2024
  • kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

Комментарии • 14

  • @Ahmed_ali2024
    @Ahmed_ali2024 Месяц назад +5

    Cida lehba kaba sifiican goorman itobiya heshinay

    • @KUSOWQAWDHAN-f6c
      @KUSOWQAWDHAN-f6c Месяц назад

      Goormaan dagaalanay?! Sawtan ciidankoodii na dhex joogaan, oo aan isticmaalo Ethiopian Airline

    • @user-qx9rp5yn5k
      @user-qx9rp5yn5k Месяц назад

      Axmaaro xasan GurGuurte ma necba wuu jecel yahay Futaduu ka Dharqadaa wuxuu ka hinaasay Sland keliya❤

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi Месяц назад +3

    Shacabka Hartiyoow U Hiiliya Beesha Mareexaan Dagaal Hawiye Idoor Wagaashe ka Digtoona

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Месяц назад

    GUUUL GALMUDUG iska difaaca Argagixisad Dawlada xasan Sheekh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @khadiijasaid1516
    @khadiijasaid1516 Месяц назад +1

    اللهم نجنا

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi Месяц назад

    Hadii Kale Garoowe Ayuu Imanaya Dawladii Ma Jirto

  • @Onceuponatime-f7h
    @Onceuponatime-f7h Месяц назад

    Dawladi ma jirto markas waxa la rabaa in laysku kiin dhamayo ee qabsada waxa aad heshaan

  • @LibanAden-dm7ur
    @LibanAden-dm7ur Месяц назад

    LEELKASE LARABEY INI LAGU XASUUQO

  • @abdirizakabdallah2672
    @abdirizakabdallah2672 Месяц назад

    Mareexaan 5 candhameydle oo hub helay Guuleysta,

  • @maryamfarahw9773
    @maryamfarahw9773 Месяц назад +1

    Marexn waligs tuge wax sale dhawladan wax ku Allaaha shaba

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 Месяц назад

    Arrintaan waxay fadeexad kale iyo Wajigabax mar kale ku tahay dawladda Xasan Sheekh, waxaana looga baahan yahay in JAWAAB waafi ah ay ka bixiyaan. Waxaa fadeexadaan ku gadaaman su’aalo aan si sahala loogu heli doonin jawaab. Waxaase xakhiiq ah in shacab hub intaa le’eg u gacan galay ay dabka ku sii shubayso amni darradii awalba ka jirtay gobolka Mudug.

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 Месяц назад

    Maxaa ku dhaceen warkii reer Somalia iyo madaxweeynohoodii lahaa, Ethiopia waa cadowga kowaad ee Somalida?
    Sidee cadowga kowaad looga soo iibsada hub?
    Markeey Somaliland noqoto ayeey Ethiopia noqotaa cadow kowaad?
    Ilaahey Somalia wuu kashifey sikastaba. Fashiluu, Fashiluu.
    Waxyaabo badan baa soo bixi doonaa sanadkan maantana ah.
    Guul Somaliland markastaba.

  • @CismaaanNuur
    @CismaaanNuur Месяц назад

    ❤😂🎉😢😮😅😊