KOKO JACEYL U SHEEGO ADNAN 5 XABO UKUN ISTAAGA KA CAB - FAWSIYA SANKA BISBAAS GASHO XUKUN & LACAG

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 сен 2024

Комментарии • 465

  • @AmalMumin-wv4gm
    @AmalMumin-wv4gm 7 месяцев назад +141

    Dhaqanka islaamka aan ilaalino dhalin yaro, oo Aan raacna wadadi rasulkena suubanaa scw.♥️

    • @samiirahmed-en5pi
      @samiirahmed-en5pi 7 месяцев назад +1

      Scw

    • @zedrigacal2743
      @zedrigacal2743 7 месяцев назад +2

      Scwscwscwscwscw❤❤❤❤❤❤❤❤❤scwscwscwscwscwscwscw❤❤❤❤❤scwscw❤❤❤

    • @faizamohamedabdi2847
      @faizamohamedabdi2847 7 месяцев назад

      Haa wallahi wixii diinta nagareebtay yaanlagadhiganin wax laguciyaaro oo laiskuxujeysto sababtoo ah wixii caafimaadka udaran waadkareebteen oo barnaamijka waadka mamnuucdeen sidookale halagasaaro wixii diinta inagareebtay nin xambaar gabar xambaar waa dhaqanxumo iyo sharcidaro halajoojiyo aqyaareey

    • @NasteexaIimaan
      @NasteexaIimaan 7 месяцев назад

      Scw scw scw scw scw ❤

    • @muqtaaribraahin2611
      @muqtaaribraahin2611 7 месяцев назад

      Scw scwscw

  • @Uqtimuslimah
    @Uqtimuslimah 7 месяцев назад +72

    Cadnan yare waa waa reer magaal legend kan youtube ka u baahan cadnanow so dheere🤩🤩🤩

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 7 месяцев назад +34

    Caawa laba qof ixtiraam leh ayaad keenteen cadnaan iyo fawzia dimbil ❤❤❤❤

  • @hibaqcabdale4485
    @hibaqcabdale4485 7 месяцев назад +44

    Cadnaan waaa wiil akhlaaq wanaagsan mansha allaah team cadnaan❤

    • @afnaanmohamed9765
      @afnaanmohamed9765 7 месяцев назад +2

      Saxiix masha allh wiil aad udagan misana akhlaaq leh waaye

  • @user-dz5zt1rc7d
    @user-dz5zt1rc7d 7 месяцев назад +35

    Ku salin nabigena the best person verer The most knowledgeable able and the most shine all creatures prophet Muhammad scw scw scw ❤❤❤❤

  • @hodanqaali4919
    @hodanqaali4919 6 месяцев назад +13

    Cadnan waa qof dagan oo akhlaq wanagsan masha alkah❤

  • @yasmin933
    @yasmin933 7 месяцев назад +35

    Wiikan yar wu akhalaaq wangsanyhy MashAllah

  • @user-jg4kq4qh5i
    @user-jg4kq4qh5i 7 месяцев назад +25

    Cadnaan mansha Allah ixtiraam ayuu ciyaarta ku dhameeyey ❤❤ Waa wiil ixtiraam Dulqaad badan

  • @CllaahiAlii-tj1sy
    @CllaahiAlii-tj1sy 7 месяцев назад +65

    the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhammed scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Juneydiboy123
      @Juneydiboy123 7 месяцев назад +1

      صلي الله عليه وسلم ♥️

  • @user-qh4qr6nc2r
    @user-qh4qr6nc2r 7 месяцев назад +21

    An kuwada salino nabiga scw❤

  • @user-ld3zs1kj8t
    @user-ld3zs1kj8t 7 месяцев назад +15

    Wiilkan jecliyaa walahay ❤❤❤❤❤❤❤❤ inkastoon aad uga waynahay lakiin qofka dhaqankiisu iyo siduu dadka ula dhaqmo jaceel bay kuberaan ❤❤❤❤❤ love so much yang man

  • @user-zm6ie7tw2g
    @user-zm6ie7tw2g 7 месяцев назад +15

    Cadnaan waa wiil Degan oo aqlaaqleh masha allaah

  • @user-li4mb3iq1l
    @user-li4mb3iq1l 7 месяцев назад +29

    masha allaah Cadnaan si akhaaq kujirto bu ula ciyaaaray gabdha

    • @safiyajama5223
      @safiyajama5223 7 месяцев назад +4

      2 mar bay weediisay burka 2 mar shaawir

    • @hony5804
      @hony5804 7 месяцев назад +1

      Iyadana si xasidnimo ulaciyaree

    • @Uqtimuslimah
      @Uqtimuslimah 7 месяцев назад +1

      Waa xasidad 4 xukun oo same bey weydisey

    • @Qa.70
      @Qa.70 7 месяцев назад +3

      ​@@Uqtimuslimahxaasid maxa waye mesha suuro majirto caadi iska dhiga sxbyal😂😂

    • @Uqtimuslimah
      @Uqtimuslimah 7 месяцев назад +2

      @@Qa.70 sidadaba dumarka dumar in lagu aadiya fican ama zaki lo daayo asiga shaqadoda yaqaane😂😂😂

  • @kadra9957
    @kadra9957 7 месяцев назад +48

    Cadnaan waa legend, si dagan oo ixtiraam ah ayuu ula ciyarey .
    His is the best 👌
    Keep going adna channel ❤❤❤

  • @sahromudey6415
    @sahromudey6415 7 месяцев назад +18

    Yaa cawada geymku waa ka adag yahay habeenadii hore horey usoco adna channel 1m insha allaah

  • @Naxariis_lugaleh
    @Naxariis_lugaleh 7 месяцев назад +6

    inanka m.a inodhaha wax yaroo million ka ixtiraam badan❤

  • @najmacadey5159
    @najmacadey5159 7 месяцев назад +7

    Aan kuwada salino xabibkena Muhammad sallalahu caleyhi wasalam

  • @shafaarmoha9479
    @shafaarmoha9479 6 месяцев назад +6

    Mnshalaah Fowsiyo dhinbil gaber Dagan xishood badan akhlaaq leh ixtiraam badan 😊❤ wiilkuna kama dhaco jawi dagan gamekan lagu ciyaaray jaq jaqdii amiira laga reystay 😅

  • @hamzeahmetahmet622
    @hamzeahmetahmet622 6 месяцев назад +4

    Adnaan waa wiiil wanaagsan, dagan,ixtiraam badan ❤isaga ayaa na maTala haddan nahayy team ragg❤🎉

  • @siciidomacalin5628
    @siciidomacalin5628 7 месяцев назад +6

    Dad kas ayaa larabaa daganan aqlaq iyo jawi sharfan. Guul fawsiyo 🇸🇱❤️👍

  • @faadumomohamed-kx5bb
    @faadumomohamed-kx5bb 14 дней назад +1

    Cadnan waa wiil daganan akhlaq ixtiraam isku darsady m.a mala iga darema inan from cadnan ahay❤❤❤❤

  • @aymanahmedaymanahmed3222
    @aymanahmedaymanahmed3222 7 месяцев назад +9

    Labadii qof oo ugu dagna teamka yaa siin lahayd❤

  • @abshiroabukar7694
    @abshiroabukar7694 7 месяцев назад +12

    Mansha alaahu 2 qof aa da sharaf leh noo dod no qeylo adnaan wuu dadaalay

  • @saadiasiman2875
    @saadiasiman2875 7 месяцев назад +4

    Mansha Allah cwo Gemka waa shedanyahy wlh sana ayan rabna Adno❤

  • @MubaarigCismaan-yo8kh
    @MubaarigCismaan-yo8kh 7 месяцев назад +24

    Nabiga ku sali scw❤

    • @Juneydiboy123
      @Juneydiboy123 7 месяцев назад

      صلي الله عليه وسلم ♥️

  • @hothanmoha5282
    @hothanmoha5282 7 месяцев назад +6

    Wil akhlaq wanagsan manshalah cadnan wanku wata❤❤❤❤❤❤❤

  • @Faadumo238
    @Faadumo238 7 месяцев назад +8

    Alla cadnan cade waa u xiisay ❤cadnan youtupe halo furo

  • @hibaaqfaysal3653
    @hibaaqfaysal3653 7 месяцев назад +6

    M.a wlhi cadnan ree maagalnimo xushmàd iyo deganiba wuu isku darsaday❤

  • @elmohazaj4833
    @elmohazaj4833 7 месяцев назад +4

    Aan ku Salino Xabiibkeena SCW The best person ever. The most knowledgeable and The most shining amongst all creators Prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋💯❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-tg4gp2xt4b
    @user-tg4gp2xt4b 7 месяцев назад +3

    Aan kuwada salino xbiibkena muxamed scw scw scw scw ❤

  • @chouchouchoukri1211
    @chouchouchoukri1211 7 месяцев назад +6

    Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah adna

  • @user-ef4kz6vz4b
    @user-ef4kz6vz4b 5 месяцев назад +2

    كلمتان سبحان الله وبحمده 🩵 سبحان الله العظيم ❤

  • @yaasirabdirahmaan7180
    @yaasirabdirahmaan7180 6 месяцев назад +2

    war legenkaan waan wataa kulhaa 5 ukun hadaad isiisid hawen waliba walidkey ku ducaynayaan tiktok ka imaaday sii salaame❤

  • @user-xk5yk9lc5j
    @user-xk5yk9lc5j 6 месяцев назад +3

    Reer boosaso vidioga inta dama noshidan apyo alha nokdayo fawsiya❤

  • @user-gy9rk8jv4l
    @user-gy9rk8jv4l 7 месяцев назад +14

    Alla adnan wn uxiiisy❤

  • @fatimayasin3178
    @fatimayasin3178 7 месяцев назад +27

    Cadnaan Is the beast❤

    • @najmaaxmed2736
      @najmaaxmed2736 7 месяцев назад +1

      Ukunta macalaaa xabka muu cabay

  • @MaryamoKhaliif
    @MaryamoKhaliif 2 месяца назад +2

    Team cadnan one like❤❤

  • @nastehomahamud-4841
    @nastehomahamud-4841 7 месяцев назад +9

    masha allah wiilkan aqlaaqdiisa waa 💯

  • @user-sc9vu6jj3p
    @user-sc9vu6jj3p 7 месяцев назад +3

    Wlhi wilkan waa Wil ixtiram badn wye❤😢 yutub furo wllkeyyy

  • @safamaxamed967
    @safamaxamed967 7 месяцев назад +8

    Cadnan waa wiil fiican walahi

  • @maryansiidow7276
    @maryansiidow7276 7 месяцев назад +4

    Gamkean intuu socdey this vedio ugu shidan hal mar ma anaan mootin❤❤🎉

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 7 месяцев назад +11

    Allaha Mideeyo Muslimiinta 🌹🌹

  • @user-fz4cg4fb5k
    @user-fz4cg4fb5k 7 месяцев назад +4

    Waw boqorayashey wanixisay walakey cadnan iyo walashey fosiyo wanijeclo habo adna hori usoco wankujeclo ee habo macn

  • @user-ph7ze9dc3y
    @user-ph7ze9dc3y 7 месяцев назад +8

    Cadanan the best❤

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz 7 месяцев назад +20

    Mashaallah congratulations 🎉🎉❤ team fosiyo is not easy ❤

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 7 месяцев назад +7

    Maashaa allaah cadnaan iyo fawsia caar jawi dagan ah waa kuwaas dadkii aqoonta ku dhashay

  • @Hayad-13478
    @Hayad-13478 7 месяцев назад +3

    Cadnaan akhlaaqdiisa top masha allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @warsamealimumin4001
    @warsamealimumin4001 7 месяцев назад +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ isha alah before ramadan u rich 1million family happy we love you keep going ❤❤❤❤❤

  • @user-bo9hy9oh9q
    @user-bo9hy9oh9q 7 месяцев назад +4

    dadki gameka lahaa hadey imadeen buuq la'an excelent

  • @user-tz2ri4oe7h
    @user-tz2ri4oe7h 6 месяцев назад +2

    Adna abaayo blz taliye kaashey iyo asad hagio soo qabo🎉❤

  • @Miliondhaan
    @Miliondhaan 7 месяцев назад +4

    Wiilkan wuu ixtiram badanyahay miskiin waaye m.a

  • @user-ld3zs1kj8t
    @user-ld3zs1kj8t 7 месяцев назад +3

    Cadnaan legend ❤❤❤❤ love you brother

  • @hafsomuun9978
    @hafsomuun9978 6 месяцев назад +1

    Cadnaan iyo fowzi labo ka ixtiraam badan meshan maso istaagin ma. Allaaah

  • @Nalkanur1234
    @Nalkanur1234 7 месяцев назад +6

    5 xaboo ukuna labolabo badanaayeey 😂 inta ukunta neceb 😂

    • @faizamohamedabdi2847
      @faizamohamedabdi2847 7 месяцев назад +1

      Ayadoo lakariye xataa macuno wallahi. Dadkaan wadno adkaa bisinka

  • @zamzampretty7871
    @zamzampretty7871 7 месяцев назад +2

    Cadnan respectfully mansha allah ❤❤

  • @user-my8fw1gd7p
    @user-my8fw1gd7p 7 месяцев назад +4

    Qofka ugu horeye ukun caby finanada goy ladhahy cadnan ka arky😂😂

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 7 месяцев назад +1

    Keep going adna 👑 m.a cadnaan waa ixtraam midhan❤

  • @Meja.fatiiz
    @Meja.fatiiz 7 месяцев назад +3

    😂Oh noo... (waxaan suugaa cumeer vs zaki somali ) ones to watch

  • @queennadia4390
    @queennadia4390 7 месяцев назад +2

    M.a congratulations faziya❤❤

  • @amalgamjama4613
    @amalgamjama4613 7 месяцев назад +2

    Caqligaba kaluunkas bukayimi kawaran Fowsiya yariisey ❤❤❤good job

  • @user-ik3wr5ik7x
    @user-ik3wr5ik7x 6 месяцев назад

    Masha allh cadnaan waa wiiil dagan oo aqlaaq wangsn❤

  • @hamdanadif1232
    @hamdanadif1232 7 месяцев назад +4

    I don’t know why but lkn kn yre cadnan wn tgeera 😂❤

  • @MuniiraAadan
    @MuniiraAadan 2 месяца назад +2

    Cadnan is not easy 😂😂

  • @cabaasjeejeey4813
    @cabaasjeejeey4813 7 месяцев назад +1

    Hor mar wacan waxaan rajeynaa gawadhii ugu horesi oo 1 milyan garta I A

  • @hanihassan460
    @hanihassan460 7 месяцев назад +4

    Amiira Qurux koko ❤

  • @Ilyaascadceed-sp9ob
    @Ilyaascadceed-sp9ob 7 месяцев назад +1

    Congratulations🎂🎂 1.0m👑👑👑 team adna channel is muujiya💓💓💓💓💓

  • @user-il4tw1sj4m
    @user-il4tw1sj4m 7 месяцев назад +4

    ❤❤❤❤❤ walashay alle hakudayo❤❤

  • @ShacbanNmouse-lp4vk
    @ShacbanNmouse-lp4vk 7 месяцев назад

    Masha allah barnamijkn iyo ki hore kala degen oo kala qurx badan

  • @Zabrin23
    @Zabrin23 7 месяцев назад +2

    Wlhi adnan legnd wye zaki somali cml mahan gabdhha kuxad Gudbayo nolow wlll guil io guldaro wako tartama ❤cadnan plz so labo yxisay

  • @mohamudhassanmamo427
    @mohamudhassanmamo427 7 месяцев назад +2

    Taliye ❤iyo hanan❤

  • @SahalSalahAli
    @SahalSalahAli 6 месяцев назад +1

    Cadnaan ubalimi Amiro 🎉😮

  • @nimcoibrahim419
    @nimcoibrahim419 7 месяцев назад +2

    Qalad wye iyado suaal waydisay inay badalato waayo labo xukun wye shuruucda kudar midas🙌

  • @AishaMahad-du3vw
    @AishaMahad-du3vw 7 месяцев назад +2

    M.a adnaan &fawsiyo ❤

  • @fartuunfantastic5455
    @fartuunfantastic5455 7 месяцев назад +1

    28February insha allh 1m waan galnay 🎉🎉🎉❤hampalyo malintaasna sana kugu soo qoraa adna boqran 👸🥰🫶

  • @MaryamaUmabdirizak
    @MaryamaUmabdirizak 3 месяца назад

    Masha Allah labadan qoof way dagn yihin ❤❤

  • @saraakeyf
    @saraakeyf 7 месяцев назад +2

    Cadnan mar,hora kashikiyay in uu koko jecelyahy❤❤😅

    • @Uqtimuslimah
      @Uqtimuslimah 7 месяцев назад +4

      Yaahu ma bilowdey this is a game sxb riyada iska dey😂😂😂

    • @afnaanmohamed9765
      @afnaanmohamed9765 7 месяцев назад

      ​@@Uqtimuslimah😂😂😂😂

  • @asmaadan5830
    @asmaadan5830 7 месяцев назад +2

    First ahey 😂adna qurux badan reply coming soon 1 million ❤❤❤

  • @AminaAcademy
    @AminaAcademy 2 месяца назад

    Alla cadnaan qosolka iga dhameeye😂😂😊

  • @JamiiloCabdulaahi-l5p
    @JamiiloCabdulaahi-l5p 6 дней назад

    maqoryo cadnaan ❤❤❤❤

  • @steamfeisal13
    @steamfeisal13 7 месяцев назад +2

    Masha aliha ❤️🤙

  • @user-vd9rq9zo8x
    @user-vd9rq9zo8x 7 месяцев назад +4

    Abayo Adno cawodhana kusugaayey maxaa yelay talefonka hooyo ayaa iskale hada Anoo laigaqafirabo ayaa waxsoodhigtey mahsanid😢😢😢😢

  • @user-qm1uq3ne6s
    @user-qm1uq3ne6s 7 месяцев назад +2

    Subxanallah xasid gabadhan

  • @kadra9957
    @kadra9957 7 месяцев назад +2

    Hambalyo fowsia dimple ❤❤

  • @user-ni4uz4bp7w
    @user-ni4uz4bp7w 7 месяцев назад

    Masha Allah wiil ixtiram leh

  • @sucdisiman2925
    @sucdisiman2925 7 месяцев назад +3

    Fowsia guul wacan ❤❤❤❤

  • @teehaaak1061
    @teehaaak1061 7 месяцев назад

    Cadnaan so respectfull m.a legend

  • @user-cu3gf2ou2x
    @user-cu3gf2ou2x 7 месяцев назад +2

    Cadanaan waan u xiisnay wlhi video kle hanuu soo sameeyo asaga iyo abdal

  • @user-ww8gq2bb7k
    @user-ww8gq2bb7k 7 месяцев назад

    Masha allah wiilka aad buu u ixtiraam badanihi say masha allah ❤️💞

  • @galadyare620
    @galadyare620 7 месяцев назад +1

    Cadnan Wlhi Nin. Raged gabdha uu u naxariisty dacad

  • @user-uh9vb8gz8d
    @user-uh9vb8gz8d 7 месяцев назад +1

    Team dhumarland is not easy 🎉❤❤

  • @Somaligamer2
    @Somaligamer2 7 месяцев назад

    Adna channel keep going wll 1m subscriber insha allah ❤

  • @user-hd2sl9nd6s
    @user-hd2sl9nd6s 7 месяцев назад +1

    Masha allaah congratulations 🎊

  • @MaxamedMuuse-ti8wk
    @MaxamedMuuse-ti8wk 7 месяцев назад +4

    ᴛᴇᴀᴍ ᴀᴅɴᴀ ᴏɴᴇ ʟɪᴋᴇ❤😊

  • @Ikranqaali9663
    @Ikranqaali9663 7 месяцев назад +3

    To night game is so crazy 🤪 is onther level❤❤

  • @idilabdi9456
    @idilabdi9456 6 месяцев назад

    Wiilka quruxlow weeye❤

  • @user-bv1rl5zi1y
    @user-bv1rl5zi1y 6 месяцев назад

    Cadnan you tube furo waa kuso dhawaynaynaa 💜

  • @hannacaliabshir3164
    @hannacaliabshir3164 6 месяцев назад

    1m coming soon my family ❤🎉

  • @najmocali-ob6ef
    @najmocali-ob6ef 7 месяцев назад +1

    Amira❤ceyda❤

  • @makuuta77
    @makuuta77 Месяц назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ridwanmohamud5134
    @ridwanmohamud5134 7 месяцев назад +2

    Amiiradii afka waynayd waan ka raysanay qaylo iyo murankeeda ayaan nasanay ba
    Game wanagsan bilaa buuqa ayaan dassnay
    Adnan big legend iyo fawsiya sharaftii oo qofa

    • @YahyeHazen-qp2ji
      @YahyeHazen-qp2ji 7 месяцев назад +1

      Ninoow Naag ba Tahay Maxad gabadha u Caynaysa Vedioga Dawo iska Bax Mise Masayr ba Ku Haya sida Dumarka

    • @ridwanmohamud5134
      @ridwanmohamud5134 7 месяцев назад

      @@YahyeHazen-qp2ji mayee siilkii hooyadaa baa ihya qabxadii ku dhashay wasee

    • @Mooiokk
      @Mooiokk 7 месяцев назад

      @@ridwanmohamud5134walal mesha kaso baxdana ma sheege sharfna maka hadlee calamadaha aaqiro samanka ka mid tahay