AMIRA ABDALLA XAMBAAR - CADNAN FOWSIA DHIMBIL HAB SII - SUNYAHA ISKA XIIR 10 XABO TUUN XUKUN & LACAG

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 сен 2024

Комментарии • 860

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 8 месяцев назад +211

    Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ❤😢❤❤❤😢😢😢 1️⃣❤

  • @masbal9180
    @masbal9180 8 месяцев назад +145

    masha Alllah ❤wiiilkan qof ka ixtiram badan lama ciyaarin amira masha Alllah jecliya wiilasha gabadhaha xushmeeya Alle haxafido Adnan respect boy ❤❤❤❤❤Amiro wiilkan dadka kadhawayso wlhi wa nin rageeeed

    • @mohammedmukhtaar2895
      @mohammedmukhtaar2895 8 месяцев назад +6

      Aad waa wiil dagan

    • @sulekhacabdilahi
      @sulekhacabdilahi 8 месяцев назад +4

      Masha allh Aadaab badan baa ka muuqato ilhy haw siyaadiyo

    • @MaxamedCabdulahi-fn6yz
      @MaxamedCabdulahi-fn6yz 8 месяцев назад +1

      Abdalaa xambaar xushmad miya wabaa ninki ugu adkaa amira la ciyaaray kii ugu roona waxow ahaa ceyda wllhi 😂

    • @masbal9180
      @masbal9180 8 месяцев назад

      @@MaxamedCabdulahi-fn6yz ceyda aaaa.waba kii ugu muranka badna isaga iyp zakisomali.ani ahan.waxa ugu ficna.gamekan Adnan io koko si ixtiram leh ayy kudhamaty

    • @MaxamedCabdulahi-fn6yz
      @MaxamedCabdulahi-fn6yz 8 месяцев назад

      @@masbal9180ceyda sooma daawan ee ku laabo iga badan aaba la dhaahye asow bedalaaye

  • @MalyaDhore-lo6uu
    @MalyaDhore-lo6uu 8 месяцев назад +123

    Wllhi bllhi Ben ma fcne cadnan saaid ayuu uu ixtirama Amira ❤❤❤

    • @AniisaCabdiraxman-ob5rf
      @AniisaCabdiraxman-ob5rf 8 месяцев назад +5

      Jacayl jirah malah😂

    • @LaylaZahiid
      @LaylaZahiid 8 месяцев назад +8

      Haaa walaal nimadoodah saa id ah mnsha Allah cadnaan and amiira waan jeclah❤

    • @Nimconuura12
      @Nimconuura12 8 месяцев назад +2

      @@AniisaCabdiraxman-ob5rfwax kasta ma jacaylba 😂😂

  • @habsaabdi6396
    @habsaabdi6396 8 месяцев назад +79

    M.a cadnaan waa wiil ixtiraam badan Amirana sa.iid u xushmeeya noo keed adna markasta adnan waa codsi yaa igu raacsan farta taag 👍

  • @Zakari2
    @Zakari2 8 месяцев назад +63

    "Prophet Muhammad's wisdom, compassion, and guidance have left an enduring impact, inspiring countless lives with his remarkable legacy."

  • @user-ld3zs1kj8t
    @user-ld3zs1kj8t 8 месяцев назад +63

    Mansha alaah wiil kan Yar waa wiil xushmad badan walahay waan kahelay ilahay haku daayo wll quruxow waliba Dagan fariid weeye

  • @abdihakimmoustaphaosman9138
    @abdihakimmoustaphaosman9138 8 месяцев назад +11

    🇩🇯🇩🇯Meesha ha laga daayo izku dayashada.
    Nin iyo xukum cusup ha la yimado.
    Amira iyo Cadnan ha lagu so celiyo piila izku dayasho. Mahadsanid 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @qadanmaxamed5615
    @qadanmaxamed5615 8 месяцев назад +23

    Masha alllllh inta qof ee amiira laso ciyaartay waa wiilkii ugu ixtiraamka badnaaa ee ugu dacadsanaaa hambalyo hambalyo amiiradeena ❤❤❤❤

  • @kadra9957
    @kadra9957 8 месяцев назад +58

    Cadnaan Legend ayaa tahay , sida ad u xushmeysay masha Allah
    Qofkii ugu adkaa ee ay la tartanto. ayaad aheyd , strong man .
    Amiira wiilka xushmee , sadex tuun cun ayuu ku dhahay, adigana toban xabo ayaad ugu dhigtay, wax fiican ma ahan , suniyaha iska xiir diinta ma ogala , iyo gabar la qabo hab sii , waxaas wax fiican ma ahan , ha u sameen wax an illaahay ogaleen gameka dartiis.
    Keep going 👏 adna ❤❤❤

    • @marwadasoodhaweynta
      @marwadasoodhaweynta 8 месяцев назад

      Hh waxas inuu samey karin bey utiri iyo iney ka guuleysato mesha naxariis mataalo iyo jiljeleec😂😂

    • @ruqiyaruun2526
      @ruqiyaruun2526 8 месяцев назад

      Haa wax yaabo aan diinta ogoleen bey ku amree qofka intey is leedahay ka badi asaga suu u. Xushmeenooyo uma xushmeyneyso teeda kale qofka gamekaan tabinaayo waa saxaaf inuu kahadlaa laga rabaa wax yaabahaas oo kale

    • @fardowsomohamed878
      @fardowsomohamed878 8 месяцев назад

      Saxix ✌️

    • @WalalFazu
      @WalalFazu Месяц назад

      Amiira qurux 😂😅​@@marwadasoodhaweynta

  • @anzalmaxamuud778
    @anzalmaxamuud778 8 месяцев назад +33

    Cadnan saaid buu amiiro u ixtiramaaa wlh m.a❤

    • @mohansayid7233
      @mohansayid7233 8 месяцев назад +2

      amiira kaliya maahe de gabadhaha wax kasta laguma xukumi karo markasta guulaystuhu waa gabadhab 😂😂

  • @user-lg4gi9ny5d
    @user-lg4gi9ny5d 8 месяцев назад +92

    Kusali nabigena scw❤❤❤❤

  • @XafsaQaali
    @XafsaQaali 8 месяцев назад +43

    Jah labadan saan ujeclahy❤❤❤ adno waan ku baryaa cadnan marwalbo noo keen❤❤❤❤❤

  • @xafsocismaan-zr2ff
    @xafsocismaan-zr2ff 8 месяцев назад +20

    Cadnaan score buu dhigay wllhi waa wiilkii ugu ixtiraamka badnaa ❤dabecad low waaye m,a

  • @safaaalpi6942
    @safaaalpi6942 8 месяцев назад +264

    Cadnan isn't easy ❤😂

  • @TahliiLAhmett
    @TahliiLAhmett 8 месяцев назад +81

    Allah is One☝️PropHeTt moHaMeD sCw❤😊

  • @Nadarey
    @Nadarey 8 месяцев назад +58

    Amiira yes 🎉❤ dumarland adaa naga masuula naga difaac farah lugu basto😂

  • @faadumoqaali7578
    @faadumoqaali7578 8 месяцев назад +15

    Intay amiira qof la ciyaaraysay ninkii ugu ciyaarta fiicnaa weeye cadnaan respectigii oo qofa

  • @Ayaaat.Abdullahi
    @Ayaaat.Abdullahi 8 месяцев назад +102

    Cadnaan isn't easy😂

  • @aarkamudugofficial28
    @aarkamudugofficial28 8 месяцев назад +22

    Team Queen Team27 Amiira Qurux ismuujiya Akhyaarey

  • @FaraxXuseen-bz8pb
    @FaraxXuseen-bz8pb 8 месяцев назад +27

    Cadnaan wa wil respect badan m.a❤

  • @MushtaaqXuseen-yo7wn
    @MushtaaqXuseen-yo7wn 8 месяцев назад +8

    Cadnaan wuu dadaaaly wlhy ❤️❤️❤️😂😂😂qosol wlhy lknse amira marki hore waa waty hdda wa inalaga badiya waxna kabdin kara asad plz codsigaayga no tix galiya cameka mcn ayu yeelna mrka asad keentan wlhy 😂😂❤️❤️

  • @Zeitun-binti-xubiya
    @Zeitun-binti-xubiya 8 месяцев назад +44

    Amira in the building ❤

  • @Ayana8181
    @Ayana8181 8 месяцев назад +26

    Masha allah Wiilku waa ixtiramki oo qof ah amiiro Hanblyo

  • @farhiaabdikadir1673
    @farhiaabdikadir1673 8 месяцев назад +11

    Amiira iyo cadnaan cwa masha allah game jawi dagan oo aan ku raxeesana ayay sameeyeen allah xafide❤

  • @aliyare228
    @aliyare228 8 месяцев назад +43

    Cadnaan is not easy😂😂❤❤

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 8 месяцев назад +62

    inta daawneyso muuqaalkaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay 👋❤❤ inta ka heshy muuqaalkaan Amira is Not Easy ❤️🫶

  • @haniabdulahi5883
    @haniabdulahi5883 8 месяцев назад +17

    Waxas qalad waye qofka wuxu dhoho inlaga daba dhaho barnamishka xiiso kuma laha xukunki mardhaco inlaguso celiyo mahan👍

    • @sadoali8138
      @sadoali8138 8 месяцев назад

      Yes Haa lo jojiyo intas saxaf

  • @meymuunally6663
    @meymuunally6663 8 месяцев назад +16

    Ciyarta waxa adkamabnuucday wali wawada ee waxalashego qofkakale yuusam kusoocelin wiil io gabarna yeey dhelin😊

  • @sucdiahmed5370
    @sucdiahmed5370 8 месяцев назад +16

    Game wa qiyaano yaahuu Amiiro wiilasha kama xishoon uf saxaaf Amiira la jirtaa wxas ciyaar ma ahan😢

    • @user-ze1uo9fh1l
      @user-ze1uo9fh1l 8 месяцев назад +2

      Ma ila araktay wuxu shekto waa halis la dhahaa wxey shegatana samee la dhahaa lacagte ceshanoyiin iska fahan😮

    • @sadoali8138
      @sadoali8138 8 месяцев назад +1

      Sowta iyadaba imisa jeer lagu hiri wa halis saxaf amira runta ayo uu shega sidi wll ka weyn cml

  • @najmocali-ob6ef
    @najmocali-ob6ef 8 месяцев назад +44

    Team amira is no eazy❤

  • @anisodahir7015
    @anisodahir7015 8 месяцев назад +10

    Habeen walpa waaan wadan jirey amiiro lkn cawa zaaid u qiyaantey cadnaan 😏😏😏😏 cadnaan respect man 👨♥🙌cadnaan 😮❤

    • @Zakari2
      @Zakari2 8 месяцев назад

      Suashe waye tas

  • @ikrandaahir6174
    @ikrandaahir6174 8 месяцев назад +32

    Amiira qurux is not easy ❤❤❤

  • @user-ik1kj7qx8o
    @user-ik1kj7qx8o 8 месяцев назад +18

    Amiira doqon waaye wiilasha way kaxishoodaan iyadana mafahmayso waykutumaneysaa lacag jiclaa ish gaajo may jusookortay waxan waan kudaalaye kasaara meesha waa bilaa dhaqan lacag waalahelaa sharftaada ilaasho qofwayn baad tahaye wiilasha ixtiraam saxibtinimada waxkamataqanidi way kaaxishoonayaane kaxishoo😢😢😢

    • @farxiyamaxamed3419
      @farxiyamaxamed3419 8 месяцев назад +4

      Muhiimadu waa inaadan adigu dheelayn

    • @asmanor9016
      @asmanor9016 8 месяцев назад +4

      Lcgta mesha taalo 50. Xitaa ma dhamo only guul aa la rabaa. Lacg maloo tartamooyo

  • @mohamedbashir8781
    @mohamedbashir8781 8 месяцев назад +11

    Amiira caadi iskadig hal haween guusha walalha udaa😢😢
    Kabadbadiska saidka mafiicno

    • @user-xz4us1wx6w
      @user-xz4us1wx6w 8 месяцев назад +1

      Hadii laga badayo wax mataqaano haday badisana dadka udaa 🙄

  • @Drssacaada
    @Drssacaada 8 месяцев назад +26

    Waapa daaleee kulahaaa 😂😂😂😂cadnaan is not easy 😂😂😂

  • @faizaelmi3556
    @faizaelmi3556 8 месяцев назад +6

    Lkn Amira Coppy elka hari wesay Plz saxaf Coppy diid Saas qalad waye 😊😊 Cadnan forever ❤❤❤❤

    • @Zakari2
      @Zakari2 8 месяцев назад

      Hhhh

  • @mohameddakane
    @mohameddakane 8 месяцев назад +24

    Game kan waan ku xiranahy ilaa bilaawgii lkn waxaan ila qurxoon in laga daayo wax diinteenta fara gashanaayo😂❤ thanks for reading my writing 😢😮

  • @user-rs9cr5qg1o
    @user-rs9cr5qg1o 8 месяцев назад +25

    Cadnan is not easy❤❤❤❤

  • @anisodahir7015
    @anisodahir7015 8 месяцев назад +9

    Cadnan respect 🙌man 👨 wlhi mid kale ciyaartaan wa ku celis cadaan wa la qiyaamey😢😢

    • @azuu774
      @azuu774 8 месяцев назад +2

      Haa wlhi waa qiyaamo
      Iyadoo layiri in lis dabo raaco waa la joojiye ayay dabo raacdy
      Roosetada iyadaa loo dire asine wey u dirty😢

  • @khadijamohamed9420
    @khadijamohamed9420 8 месяцев назад +18

    Wllhi amiradayda waa fire Wllhi 🔥💯

  • @Mineyyyyyyy
    @Mineyyyyyyy 8 месяцев назад +9

    😂ayyyy cadnan m.a❤wiil xushmad leh m.a ninka kliya teamka e ceyda ku xigsankro😂

  • @kedrashifow9780
    @kedrashifow9780 8 месяцев назад +5

    Masha Allah inta aan daawanayay waa wiilkii ugu adkaa uguna dagana miskiina aha waan huba inuu badin haduu ula dhaqmi lahaa sidii kuwii horo kale walaalkaan yar he’s very respectful person gulayso walal meel walbood aduunka ka joogto 😊❤

  • @fardowsaisse6194
    @fardowsaisse6194 8 месяцев назад +5

    Mashalaha koko asad waa qof qalbi fcn waayo si u ku rali galiyo ayuu kugu soo celiye gamka ilaahowo asad kor u qaad ciida ka xuna iyo cadowaga ka qabo🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤ keep going Brother

  • @Salee-hh4tb
    @Salee-hh4tb 8 месяцев назад +4

    Halka qofa ee Amira kuadkeye wa cadnan gar iyo gardaro wa idinwata team 27.love u All my people

  • @halimamohamed7431
    @halimamohamed7431 8 месяцев назад +50

    Asc dhamaantiin game ka waa mid xaraaradiisa wato aniga ahaan waxaan ku dari lahaa qofka wuxuu dhaho qofka kale in uusan ka daba dhihin oo uu la yimaadaa mid taa ka duwan inta igu raacsan like ta saar amiira congratulations waxaad tahay qof adag mashaallah we love you guys ❤

    • @salah.19
      @salah.19 8 месяцев назад +1

      Hadey oo san sharciga jiri laheyn amiira goor horaa la cuni lahaa

    • @halimamohamed7431
      @halimamohamed7431 6 месяцев назад

      Ma tiri i😀😀😀

    • @salah.19
      @salah.19 6 месяцев назад

      @@halimamohamed7431 😂😂 haa hbbti

  • @just_souheib
    @just_souheib 8 месяцев назад +16

    Cadnan full respect bro✊🏽

  • @queennadia4390
    @queennadia4390 8 месяцев назад +9

    AMIRA QURUX AQWAN HAMBALYO GUUSHADA. WAA ANAGA GUUSHEDA DUMARLAN🎉🎉❤❤❤❤

  • @faizaahmed5
    @faizaahmed5 8 месяцев назад +16

    Cadnaan is not easy 😂😂❤❤

  • @shukrimohamed4808
    @shukrimohamed4808 8 месяцев назад +17

    Team amira isn't easy ismujiYa❤😊

  • @liiactive7941
    @liiactive7941 8 месяцев назад +9

    Saxaaaf waxaan laiska daba sheegaayo gameka halaga reebo🙏🙏🙏😥🤟😎

  • @user-my8fw1gd7p
    @user-my8fw1gd7p 8 месяцев назад +11

    Amiira saxaf wayqadarisa wllhi hado hadal dhaho hadalkale maso dulsareso 😥😥😂😂😂

    • @Ayana8181
      @Ayana8181 8 месяцев назад +6

      Kos waa Wallkeed ka ween cml asiba Dumashi kama dhigo 😢

    • @user-my8fw1gd7p
      @user-my8fw1gd7p 8 месяцев назад

      @@Ayana8181 haa abayo umaheesto dumaashi waxo uheesta walshis cml 🥰

  • @MissNalka-nq5ly
    @MissNalka-nq5ly 8 месяцев назад +10

    Masha Allah wiil ixtiraam badan waaye adnaan Masha Allah ❤❤❤❤❤❤

  • @ashleyy9745
    @ashleyy9745 8 месяцев назад +9

    Amira xaasidnimda iska daa acuudibillah wiilka mxa ugu diidee inu mobelka ka bixiyo ha I soo marin 🙄

  • @user-kh4wb8ll3l
    @user-kh4wb8ll3l 8 месяцев назад +3

    Saxafow amiiro ciyaarta ka fadhisi wll waxan xaq maha saxaf amiiro ayu lajira qof walba wey kuqararesa ciiyarta wey xumeysay wlhi

  • @user-tr3hd2ds5b
    @user-tr3hd2ds5b 8 месяцев назад +34

    Cadnan isn't easy 😂😂😂😂

  • @maxamedqadaribraahimdaahir9324
    @maxamedqadaribraahimdaahir9324 8 месяцев назад +8

    Amiira qalad wye willa wey daba socotaa maanta dhan😂

  • @user-ie6ux5pn4h
    @user-ie6ux5pn4h 8 месяцев назад +11

    Cadnan is not easy❤❤ sister amiro brother keep going

  • @Teamasadhaji27
    @Teamasadhaji27 8 месяцев назад +13

    Amira guulayso abidkaa insha allah ❤❤❤❤

  • @MaanoAbdukadir-kx9om
    @MaanoAbdukadir-kx9om 8 месяцев назад +13

    Cambuulo is not easy 😂😂😂😂 Cadnan caadi matihid wlhi

  • @xilkaskhalif
    @xilkaskhalif 8 месяцев назад +38

    Amiiro io iamk rabna inta igu raacsan 👍 like 😂😂😂

    • @user-vg1pl9cj2o
      @user-vg1pl9cj2o 7 месяцев назад

      Gabadhaan dadkan cadcadka waye naxriis malaha video.walbo ufiirsada yanan loo naxriisan ciyaarta naga adkeya hal ukun cun marka kadhaho iyada 30xabo ayey cun kudhahee mida kale xujadii halmar baxday yaanan qofkale loo ogolaan ineysan kudaysan qof walba maskaxdiisa hafuulo kulaha hadan intan qorayay ayan wxn malayaa ilig iska jabi please fartey donto halala qoro xaasida waa idin baryaa ciyaartan wa ok lkn inantan kudayashada hadeyso xaasidnimada kujirto acuudubillaaah

  • @MohamedIndho-j6c
    @MohamedIndho-j6c 8 месяцев назад +5

    Hore amiira uma taageerayn laakinse Hadda wanku taageerayaa

  • @sumeyaabass8886
    @sumeyaabass8886 8 месяцев назад +3

    Wiilasha ayaga weyy ixtirami hayan but ayaadha wexxey kuhadli mx waye kulaha ilik iska jabi Subxannallah 😊

  • @nadraali0448
    @nadraali0448 8 месяцев назад +4

    Maasha Allah akhlaaq wacaan cadnaan markasta noo keena plz❤🎉

  • @istahilmoahmed5014
    @istahilmoahmed5014 8 месяцев назад +4

    Alaaaaa thanks amira wa ka qaba nabarka

  • @mohamedbarre6819
    @mohamedbarre6819 8 месяцев назад +4

    Asc cadnaan waa laqiyamay waayo marku fadhiyey miska labo mar muqaadan lacagtisa sas aya lagu gaday

  • @user-rz7og4mg2x
    @user-rz7og4mg2x 8 месяцев назад +21

    ❤❤ amiir qurxu waan ku jecelhya ❤❤

  • @idilmohammed6873
    @idilmohammed6873 8 месяцев назад +4

    Saxaaf amiira waad oga hiilineysa wiilka all cadaalada waa muhiim

  • @cfitaxdj1919
    @cfitaxdj1919 8 месяцев назад +1

    Uf amiiro muranka kunacay uf uf waanacay tan ee saxaaf qoftan naga cun😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @TuneyMaxamed
    @TuneyMaxamed 8 месяцев назад +11

    Cadnan is not easy 😂❤

  • @Shamsabdule
    @Shamsabdule 8 месяцев назад +3

    Wad ukala exaty saxaf markasta amiro udanaanisa tas waa qalad wilka wuka badin laha xujadisa ma sameynenin amiro ciyarteda marabno

  • @abdifatahmohamedabaas8402
    @abdifatahmohamedabaas8402 8 месяцев назад +8

    Game-kaan waxa xamaasada ka qaadayo waxaa waaye qof maskaxdiisa xukun adag uu ka keensaday inuu qofka kalena isla xukunkii samee uu dhaho qof wuxu kensado yaan la keensan si game-ka uu xamadad u yesho xujoyin bdn oo kala duwana lagu ciyaaro

  • @Dr.Muhiyidin
    @Dr.Muhiyidin 8 месяцев назад +3

    War yaa ilahay iyo rasulkisa yaqano maxaa lacagta qofkale lama rabtin miya maxa Amiro lee nagaduwa wadan ani allahey ka alla bye bye rer Saxaf 👋👋👋

  • @dahawocali
    @dahawocali 8 месяцев назад +22

    Cadnaan is not easy😂😂

  • @faizamohamedabdi2847
    @faizamohamedabdi2847 8 месяцев назад +5

    Wiil gabar yaay wada dheelin sababtoo ah wiilka ayaa ixtiraamay maogiye ayada waa bilaa xushmad🤔 waa ayada feera qaawi lehe haduu adiga feeraha qaawidhaho maxeysameyni tankale waxkasta oo wiilka uudhaho waaykadaba dhehee yaahuudeed maxaakaqaldan qofta

  • @Guledmahmad
    @Guledmahmad 15 дней назад

    Amiiro wlhy way Adagyahay Amiiro ciyaarta kufiican markasta udaaya❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sacdajaamac-ck5qt
    @sacdajaamac-ck5qt 8 месяцев назад +2

    Way aqli yar tahay amiiri Waa qof Bilaa xushmad ah walhi

  • @HaniCabdi-t4x
    @HaniCabdi-t4x 8 месяцев назад +2

    Uf ani ciyaartan waa nacay hakala haraan markasey xiiso leedehe qof uxuu sheege qofka kale wax udhow xitaa masheegi karo mida kale amiira iney badiso ee jeceshehe ee waxey ayada kagubane esame kuqasbee ciyaarta naga macaaneeya plz

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 8 месяцев назад +1

    Waxaan game maaha amiiro dadka ayada way qaraar badan tahay ,Waayo wiilka ha koobinin buu dhahey way samaynaysay.Saxaaf amiiro minankiineedeey joogtaa miyaa .Waayo ayada dadka dhaqseey dhihi .Ayadana waa iska xasjoonee .Maasha'Allaah wiilka .

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 8 месяцев назад +9

    Tem amira ❤❤

  • @farahsos
    @farahsos 8 месяцев назад +2

    San xaq ma ahan amira manta dhan ey daba socotaa

  • @sundusmaha6485
    @sundusmaha6485 8 месяцев назад +3

    Masha allh cadnan naxariis iyo wanaag kamuuqda wllhi

  • @user-ir9nx3nn4q
    @user-ir9nx3nn4q 8 месяцев назад +1

    Wallhi cabdalle m.a maskin weye sase tahay wodatalay amiira is not easy 💪 macab sano mana cararno 🔥

  • @user-kt5sm5rv3s
    @user-kt5sm5rv3s 8 месяцев назад +2

    Amiira qalad badan ku aragnay saxaaf banmijka qofki wax sheego yaaa laga daba dhihin ku dheh niyahow amiira qaraarka ayaa ka batay taliye

  • @RidwaanDaauuf-wj3vn
    @RidwaanDaauuf-wj3vn 8 месяцев назад +3

    Saxaaf ciyaartaan waa qalad sababtoo ah su,aasha ugu danbeysay tankuxigto oo cadnaan lahaay ma maqlin

  • @ifraaxabdulkadir3917
    @ifraaxabdulkadir3917 8 месяцев назад +2

    Amiro waa qiyanoley saxafna wow garab sina muranley waye ayada ingiris kushegtay asaga simali kusheg ladhaha lambarka

    • @yahyeajab8841
      @yahyeajab8841 8 месяцев назад

      Adiga mataQanid.Englishka😂 sheeko

  • @Comendy0786-m3
    @Comendy0786-m3 8 месяцев назад +3

    amiira inta ciyarod een dawaday khiyamo ayay samaysay
    khiyamadu waxay tahay xukunka ayay laboo jeer ku ceshatay cunuga kamay badiseen walhi intaa uu danbaysa way ku ceshetay xukunka waliba sualaha na wax ay mar ku xukuntay ayay mar labad ku cisheetay vaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaar vaaaaaaaaaaaaaaaaaaaar vaaaaaaaaaaaaaaaaar gudidu waxba ma arkayan okiyalaha ha lo kordhiyo hadii ay qaban hadi kale uu qora okiyale please ciyartan waaa celis waaaaa celiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiis

  • @faadumoqaali7578
    @faadumoqaali7578 8 месяцев назад +2

    Amiira caw cadnaan waa qiyaanty wayo su,aasha mobilka laba jeer waydiisay su,aasha numberkn laba jeera waydiusy plz saxaaf xamaasadu yay ku qaadin barnaamijka u fiirso si aan qofna loo sirin

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 8 месяцев назад +4

    Tem amira gar iyo gardaro wa wadana❤❤

  • @aishadeef
    @aishadeef 8 месяцев назад +3

    Ciyarta amiiro aya bilowdy waxa la la rby in cadnan ay ku dhamato isla ayada ayay ku dhamaty saxaf sdan myad garsore ku thy

  • @Yuslim_somali_CR7
    @Yuslim_somali_CR7 8 месяцев назад +10

    Keep going walaalayal allah ha'i noo danbi dhaafo aamiin insha allah 🕋🇸🇦💚🇸🇴💙🇲🇾❤️✅

  • @hudaonline7507
    @hudaonline7507 8 месяцев назад +2

    Ameera way khiyaantay shandad ay awalba dan kalahayn ayay u soo qaaday inuu isaga ka soo doorto ayay ahayd

  • @user-bn8ii3st9w
    @user-bn8ii3st9w 8 месяцев назад +1

    Abowe ilahy iso bariyi inan dimana yo moda dimashada wa xaq isooo doceya waxanun saniyehe❤

  • @UbaxHasan
    @UbaxHasan 2 месяца назад +1

    Amiiro cadnaan waa ka xishoo haayaa ka xishoo😢

  • @samaronchenal7198
    @samaronchenal7198 8 месяцев назад +2

    Saxaaf wixii cafimaadka waa kabixisay amiirana way sameesaa

  • @sharmaakeabshir9008
    @sharmaakeabshir9008 8 месяцев назад +1

    Horta hore mid aan kuwaydiina saxaaf Yada isqaawi ma ogalee oo waba dumare sidee ugu ogalaatay in aydhahdo feerahaga qaawi war cadaalad kadhiga meesha

  • @user-us1dd6sw1b
    @user-us1dd6sw1b 8 месяцев назад +3

    Cadnan maskiin umaley jiray be waba musii bo socoto kwrn😅😊

  • @MaxamedCabdulahi-fn6yz
    @MaxamedCabdulahi-fn6yz 8 месяцев назад +7

    cadnaan caadi ayaa loo qayaanay amira 2 suaal isku xigto ayey weydiisay marka hadana laba suaal isku xigta ayaa weydiisay mase amiira loo camirooya waxaan challenge ma ahan

  • @user-fz4cg4fb5k
    @user-fz4cg4fb5k 8 месяцев назад +1

    Mansha alahu wilkan camal balaraba walahi walashis Amira adbuuixtiramay Amira cadey cadnan cadey

  • @Nastexocabdulalhi
    @Nastexocabdulalhi 8 месяцев назад +6

    Amiiro qurux is not easy 😊

  • @idilmohammed6873
    @idilmohammed6873 8 месяцев назад +3

    Amiira nagnag badnida subxanallahiye