Gabar Caan ah oo Dahab Qal Qal Galiyay Nolosha Gurigeed Ka Heshay Qolkeeda Jiifka Cid Lehna Lawayay.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024

Комментарии • 228

  • @AyaanAbdirashiid4631
    @AyaanAbdirashiid4631 Месяц назад +23

    Qisadaan cml Gurigeena ayee ka dhacday ugu tabeen waa ogaanay halka nalaka heystay Alxmdulhi haddasa waa ka caafimaad qabnaa 😢😢😢intii Muslim Allah haka haayo xasadka

  • @user-bw4rp3ih7w
    @user-bw4rp3ih7w 12 дней назад +1

    Bismillaahi Raxmaani Raxiim

  • @AyaanAbdirashiid4631
    @AyaanAbdirashiid4631 Месяц назад +12

    Subxanallah walaleey Guriga qur aan ku aqri adiga quraan isa saar waxii Guriga iyo jirkaaga ku jiro way soo baxayaan dunidaan manta xasadka ayaa ku badan 😢😢😢ilaahay haku gargaaro

  • @sareedo8184
    @sareedo8184 Месяц назад +11

    Waa wax dhaca wall dhib ma laha konkan waa la wada deganyahy adkarta akhriso haysku mashquulin Allah ayaa ina kala xafiday Alxamdu lillaah

  • @amnaali8642
    @amnaali8642 Месяц назад +3

    SI JINKA UGA CAAGO DAMACA QOYSKAGA ASAGO MUSLIN IYO GAALBA AH AYA DAMAC GALI KARAA AH NINKAGA INEY GURSATO AMA CANUGA YAR ALLAHA KA XIJABO WLL ADINKA IYO INAGABA AMIN❤

  • @sucdihussein7533
    @sucdihussein7533 Месяц назад +4

    Asc Alle ayan waxba ka qarsoneyn ,Alle aya kugu filan ee amin Rabigaaga kuna kalsonow☝️🤲☝️🤲🤲

  • @shamsoali4540
    @shamsoali4540 Месяц назад +2

    Suratul baqara ha aqrisato ayada iyo xaajiga baqarah hakaqadin guuriga iyo naftina ba ❤❤❤❤

  • @DeeqoTaqal33
    @DeeqoTaqal33 28 дней назад +3

    Wa sheeko cajib ah shiib iska dhah 😂😂😂😂😂❤❤❤❤subxanaalaahi ya raaaaabi adiga awoda iska leh ❤❤

  • @dahirgedi7018
    @dahirgedi7018 Месяц назад +17

    Raga qaar wey ku dhacdaa waa qisa iska caadi ah shkiga iska saar ninkagana cafi gabdhi laheed loo celiyay dahabka wallhu aclam

  • @zahrasaney7843
    @zahrasaney7843 Месяц назад +6

    hamoogaan suura baqara aniga hadaamba shidin warmajiro ayadoo ishidan ayaan canjeerada kudubtaa caado ayeey inoqotoy in/ aanshido❤❤❤❤❤❤❤

  • @osmano3177
    @osmano3177 24 дня назад +1

    Saaxibkeey? Ma saaxib ayaa cunug ka dhallay? Subhaana laah. Arinta meshaan ayaa ka qaldan tahay

  • @hodannuur4191
    @hodannuur4191 19 дней назад +1

    Hadii baati ayaan lahaa maxaa
    Dhici lahaa😂😂😂

  • @AminoHussein-c3e
    @AminoHussein-c3e 28 дней назад +1

    Subxanallah subxanallah subxanallah
    Waxan isleyahay masljinbu aha ilahaybana kaqabtay inaysanba gelinqadan jirkeda.
    Alla kaqabtay walle rukumo
    Quraanka katiimka.ah insha allah.

  • @user-bz6jc8cb5l
    @user-bz6jc8cb5l Месяц назад +1

    Wa xoolo jini ee quraan ha akhrisato welwelkana ha iska dhaafto

  • @nasroabukar7487
    @nasroabukar7487 Месяц назад +1

    Lahowla walaaqubat ilabilaah yaa rabi naga badbadi waxii matibo nala raba anga iyo inti muslin ah yaa rabi 😢😢

  • @ayanmohamud3401
    @ayanmohamud3401 Месяц назад +2

    Subxaana allaah quraan haku aqrisato guriga iyo iyadaba bisinka ❤❤❤❤❤

  • @amuunabdi5554
    @amuunabdi5554 Месяц назад +9

    Mar walba in guriga albaqra lagu shido waa fiican tahay meel albaqra ka ahidan tahay sheydaan ma soo galo lot of love from toronto

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 Месяц назад +6

    Xasbuna allah wa nicmal wakiil

  • @RahmaGedi-hp3fb
    @RahmaGedi-hp3fb Месяц назад +6

    Xasbunalaah wa nicmal wakiil

  • @FaadumoAadan-iq7tr
    @FaadumoAadan-iq7tr Месяц назад +17

    سبحان الله لاحول ولاقوة الابالله العلي العظيم

  • @user-gh4kf5jg5s
    @user-gh4kf5jg5s Месяц назад +1

    Waa shedhaan oo rabay in uu galageeyo labadaan isqabo ee dhageeso quraan insha alaah weey dhamaandootaah in sha alaah

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 Месяц назад +2

    Walaaley quraan isasaar adigana aqriso salaada subax iyo salaada maqrib ee Allah qalbiga ha kuu dajiyo walaal

  • @ayanfarah9301
    @ayanfarah9301 Месяц назад +1

    Subxanallah dahabka ma fiicna mudo 3sano kabadan ku riyoodaa dahab badan anoo xiran ama gacmaha ku hayo ama lai siinayo waliba dad aaan aqaano ay isiinayaaa lkn waa xolo shaydaan baaa ladhahaaa mana fiicna saaas ayaaan maqlay markaaan dadka waydiiyay allow naga najeee mar walba waan ka ducaystaaa

  • @FarhiyaAbdulle-k6k
    @FarhiyaAbdulle-k6k Месяц назад +1

    Subxaanalaah waasheeko uguba Allah baa naga og balse labo uun beeymidtahay inow jinguriga kujiro amannkeedu oowsa runkudhaaraneey Allah ayaagaranaya xaqiiqada subxaanalah

  • @abu-ff8ws
    @abu-ff8ws Месяц назад +2

    Waa iskacadahay waa jinn weeye wll. Muqdishana aad bee ugubadantahay maadama ee dhulxeebeed ee tahay. Taladaa kusiinaayo waa inaa quraan adiga afkaada kaaqrisid.

  • @Jamadjano
    @Jamadjano 10 дней назад

    Ninka qaaday

  • @shukrishuulaanka8595
    @shukrishuulaanka8595 Месяц назад +4

    Subxaanallaah. Allaah baa wax walba og, waxay ila tahay nimanka qaar wey qiyaano badan yihiin wey iska dhaartaan Allaah kama baqayaan ayagaa gabdhaha tushuush ku fura. Waxay ila tahay ninkeeda baa qiyaaneeyay oo naag keenay guriga katiinkana naagtaas baa leh. Markii danbana isagaa xaday oo naagti lahayd u geeyay. Gabadhaan inuu waalo buu rabaa ilmahiisa yar iyo xaaskiisa kama fekerayo. Allaah talo saaro hana ka fekerin howshaas wey iska cadahay cardigan badi hana aaminin nin dhanba please😮

    • @fariidoxaaji8738
      @fariidoxaaji8738 27 дней назад

      Waa sidaas jin kulahaa waaba gabar miskiina

  • @maryammaxamuudnuur
    @maryammaxamuudnuur Месяц назад +21

    Ninka looma dhaafin katiinkas asi Lee keenay asi leeqaday

    • @user-dw4bv9hz8w
      @user-dw4bv9hz8w Месяц назад

      Dumarku WA carur farax lewaye xabadu kensanjiray Ka tagtay umalena shekada walobadalay miskin fadlan cabdi casis nabarkeda luqa igisodir

  • @munaabdi9351
    @munaabdi9351 Месяц назад +5

    Asc walaal gabareey cadow ayaa jira xumaan kula damacsan adiga iyo reerkaada ayaa la iskudiri rabaa arimuhuna waa barbilow oo weysii socondoonaan marka waa inaad fadhiga kakacdaa oo aad isku hubaysaa quraanka iyo adkaarta waayo cadowgaan waa midkugu dhow weyna adag tahay saad iskaga ilaaliso dadkaa ku xasdaya waa caadi oo casrigaan jinka baa xaasidku adeegsadaa si uu adiga ama gurigaada ugeeyo wixii laguugu soodhiibo sheekada ciyaar ciyaar ha u qaadan ee isdaafac suuratu baqara waa hubka ugu culus eed iskaga celin karto weysada haka tagin adkaar sabaax wal masaa haka tagin dadaal walaal oo alaah ka hoosgal.

    • @Abdifatah3
      @Abdifatah3 Месяц назад +1

      Boqolkii boqol fikirkaaga saliim ah waa kugu raacsanahay alle caqliga iyo caafimaad kaba hakuu barakeyo wllo

  • @nadiifoiftin7722
    @nadiifoiftin7722 Месяц назад +1

    Allah ayaa ka badbaadiyay katiinadaas iyo sharkeeda marwalba shido baqara

  • @maandeeqmaankauroon1278
    @maandeeqmaankauroon1278 Месяц назад +4

    Allow nacafi cafis ayaan ku weydiisanayy

    • @umusumaya-mq5ms
      @umusumaya-mq5ms Месяц назад

      Dahab kale lagama qaadin ee katsina bes ayaa laga qaatay

    • @Kheerto-un5cy
      @Kheerto-un5cy 22 дня назад +1

      Waasax wax maqan mallaha aan katiinka aheen

  • @abdullahimohamudjama8437
    @abdullahimohamudjama8437 Месяц назад +5

    Jini Soomaaliya ma joogo sacuudi kuwait ama ciraaq tag dheh caadi aala isku kaa tusaa adiga oo u jeedid aa ficil la sameenaa "أعود بكلمات الله التامات من شر ما خلق "

    • @munamahmed1572
      @munamahmed1572 Месяц назад

      Waa iska hadashey walaaloow jinku meel soomaliya uga badan yahay majirto. Sababtoo ah soomalia dulmi badan aa ka dhacey dhiig xaq dara ayaa ku daatey. Waana wuxuu quuto

  • @heerqaran580
    @heerqaran580 22 дня назад

    Waa sigaayay dahabkeeda markey dhaxgaliso in keeda lala qaadan doono Jin ayaa keenay wuxuuna sugaayay inuu midka kale uu ku qaato

  • @alibisinnuur2706
    @alibisinnuur2706 Месяц назад +24

    Jimi ma,ahan ee waxaa xaday
    Ninkeeda hala baaro.bari taan dab ah halabaaro wax jini ah majiro
    Ninka.wax buu ka ogyahay dahabka.10 garaan ah.asga ayaa.keenay asaga ayaa qaatay wax jini ah majiraar

    • @maryanruunahmed9132
      @maryanruunahmed9132 Месяц назад

      Sax wuxu dhihi laha kow saldhiga geey hado wax ka ogeyn

    • @maryamadam6932
      @maryamadam6932 Месяц назад +1

      Waa ninkeeda naagti laheed buu u celiyay.

    • @nursebilan1368
      @nursebilan1368 Месяц назад +2

      Dadka haysku dirina, ninku in aanu waxba ka ogayn laa dhici karta,

    • @osmano3177
      @osmano3177 24 дня назад

      Nin maqabee ee waa saaxibkeeda

  • @fadumomohamed8284
    @fadumomohamed8284 Месяц назад +6

    Allahu aclam wax aan ka sheego ama talo aan ka dhoho ma aqaano sharta Allah ka haayo familka

  • @aminayusuf4899
    @aminayusuf4899 Месяц назад

    Gabadhaan suratu baqaro hadeesan aqoon habarato hadeey taqaane ha aqriso inteeybaranetsane gashidato

  • @user-dk8yp6kx4n
    @user-dk8yp6kx4n 24 дня назад

    Saaxiib muxuu yahey war ileyn balo😊

  • @khadrahayle6594
    @khadrahayle6594 24 дня назад

    Wa xoolo jin quran aqriso adkaarta

  • @MalikaAbdoAliAbdoAli
    @MalikaAbdoAliAbdoAli 28 дней назад

    Wa Jiin wll

  • @MohamedYussuf-h8l
    @MohamedYussuf-h8l 26 дней назад

    Walal wa jin

  • @ashaismail713
    @ashaismail713 18 дней назад +1

    Wax wayn maahan shekadan qoyska ma dhaafsiisna sister caadi iska dhig katiinka. Qofkii lahaa baa hada haysta
    Waa malo???

  • @farisfaris7500
    @farisfaris7500 14 дней назад

    Asc habo Awalan Allaha ku dhowro tankabaad markii aad argtey wax aadan leheyn cid walbana iska ber yeeshey waxaa ila habooned in aad gurgaada ka saarto oon wax hungiri ahi kaa gelin ileen dad islaam ah ayaan nahey wax kastana Alle ayaa na suaali doona maalinta qiyaame sidii ey nagu soo galeen Markii aad weydey inaad Quran aqrisatid ood Alle kamangasho wixii shar ey leedshey. Laba mar ayaan waxaa waaweyey Dahab aan meel dhigey markii aan kasameryan waa heley isla gurigii intaa laga raadinayey
    Say xasbiya Laahu wanicma wakiil weligaan haqaadan wax aadan aqoon raadkiisa WSC

  • @AminaXashi-eq1zw
    @AminaXashi-eq1zw Месяц назад

    ASC. WAXAN. U MALLAYIYAH. WAXA. KEENAYI. JIIN. WAXA. QAATAYI. JIN. EE. QUREEN. AKHRESO❤❤❤❤WALAASHEYEYI

  • @anisaali5020
    @anisaali5020 Месяц назад

    Subxanallah wlhi waba cabsi cabsi

  • @hodannuur4191
    @hodannuur4191 19 дней назад

    Cadicasiisoow kama cabsan jini laakiin waxaan ka cabsaday ninka Soomaaliga ah OO kanoo kale ah😂😂😂

  • @ayanfaraha6377
    @ayanfaraha6377 Месяц назад

    Waa jin baan u malaynayaa quraanka badso insha Allah

  • @faadumaabdulle5876
    @faadumaabdulle5876 Месяц назад

    Gabadhan ha sabarto oo ninkeda marna yeysan ka shakinin dahabkanwaa werar lagu so qaday qoska oo lagu dumin rabo marka qoysas badan ayaa sidan cadawgu shaki iyo qilaf lagu abura inta badan guryuhu wey ku dumiyan ee quranka qarista allaha ku xafido qoyska is ilali

  • @user-hq9jk9hj6r
    @user-hq9jk9hj6r Месяц назад

    Xasbiya allaahu wa nicmal wakiil allha naga qabto sheydaanka

  • @nuurocabdule7662
    @nuurocabdule7662 Месяц назад

    Quraankuarigura

  • @XaliimaAadan-k5n
    @XaliimaAadan-k5n 25 дней назад

    Walaal aniga waan arkay arrinkaas waayo dahab aan aniga iska leeyahay ayan marne waayaa marne helaa anigoo waliba qof ila joogin marka walaal arriinkaa waa sixir laguugu sameeyey si adiga iyo ninkaada la idin kala shakisiiyo
    Fadlan Quraanka ku dadaal

  • @alisheikhey6628
    @alisheikhey6628 Месяц назад

    Sedex habeen after magrib akhriso 1 surat Yasin inshallah الله معك walaal

  • @hodannuur4191
    @hodannuur4191 19 дней назад

    Koonkaan waa lagu wada noolyahay lakiin nin soomaali ayaa ku nool😂😂😂

  • @fatimaibrahimfatimaibrahim3214
    @fatimaibrahimfatimaibrahim3214 Месяц назад

    أعوذ باالله من الشيطان الرجيم 😱

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur1058 Месяц назад

    Subaxaana Allah

  • @soraya.a7956
    @soraya.a7956 22 дня назад

    Riwaayadaha raga yaan lagu katsoomin Gabadhaan ninkeeda ha cafiso ani waxaan isleeyahay ninka ayaa qaaday waxba cabsi.ha is galin teeda kale meel uu ogeyn ayaan ku qarsaday ayey tiri waa xagee guriga dhaxdiisa sow maaha iskadaa quraafaad.kiisa

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 Месяц назад

    Guriga Jin baa keenay Jin baana qaatay allahu waclan albaqro Guriga ha ku shidato habern walbo

  • @user-dw6qy9ev1m
    @user-dw6qy9ev1m Месяц назад

    Maqan alahu aclam

  • @SeynabGahnug
    @SeynabGahnug Месяц назад

    IlaHay baa og bisinka

  • @saidaahmed2361
    @saidaahmed2361 29 дней назад +1

    Subxaana llaah ilaahay baa og lakiinse wax waliba quraanka kariimka ayaa ka adag😊

  • @RuqiyoMahamed-op7cu
    @RuqiyoMahamed-op7cu Месяц назад +1

    Ani waxaan dhihi lahaa haduu jin yahay suratubaqaro ayaa ka Adag
    Hadii qof ey katagteyna weyba katagtey
    Kor uga bax Adkaarusabaax walmasaa Aqriso
    Guriga hadaa cabsi kadareento kaguur haduu kiro yahay

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Месяц назад

    Subxaana Allah

  • @Abdi-uy2jj
    @Abdi-uy2jj Месяц назад

    dhibatada cabdi casis wa guryaha qabuurada laga dul dhisaaya waa qatar

  • @user-xw4iz1nl9k
    @user-xw4iz1nl9k Месяц назад

    Wax lagu sixri rabay ayuu ahaa kadibna quraanka markii lashiday alle ayaa kaxijaabay

  • @mamaduaa477
    @mamaduaa477 28 дней назад

    Ascwb marka hore ALAAH AYAA OG iska iloow qalbigaaga ka Saar sidii in aadan Arkin qeer Hadey ku tahay oo Alaah ku qoray waa helaysaa hadii kale shar keeda Alaah ka magangal Subxaanaka yaa waduud

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 Месяц назад

    ASC C/CAZIZ WLLOW NIN SOMALI LAMA AAMINI KARO DHAARTIISA NAAG UU QABO AYUU GURIGAAN KEENAY KATIINADA UGA TAGTAY SI AY 2DOODA ISUGU DIRTO OO AY GABADHAAN GURIGEEDA U BURBURISO OO AY NINKA ULA WAREEGTO NINKAAN WAA BEENAALE QAA,IN AH GABADHAAN UMUSHA AH YUUSAN WAALIN HA WAASHO ISAGA IDAM ALLEE RUNTA HA SHEEGO SHEYDAAN IYO JIN AAN ISAGA AHAYN MA JIREE

  • @adontiallah6637
    @adontiallah6637 Месяц назад

    wey dhacdaa ieka samir ilmahada korso

  • @abdullahiomar4313
    @abdullahiomar4313 Месяц назад

    Ilaahey talo saaro gurigana qur aan halu aqriyo

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Месяц назад

    Dahabkii wuu dhintay wuu baxsaday miya.
    Waxa laga yaabaa inay dhigtay meel khaldan anagaa aragnay hawenka meel khaldan intay dhiga an alaabtta ama lacagta ayaa mar danbe lahaaa

  • @ZeinabJimaale-tu3mf
    @ZeinabJimaale-tu3mf Месяц назад

    Katinkan waxa kenay ginni ee
    Malin.kasto ha.shidato Suratul baqra

  • @ubahmalin4736
    @ubahmalin4736 24 дня назад

    Alxm abaayo illahey ayaa kujecel mar hadii lagaa mashquliyay oo adan xiran hada kadibna korkaada hasaarin waxaadan hubin ducana ka aqarso wasax in jini wax keeno waxna qaado

  • @aminaali2334
    @aminaali2334 Месяц назад

    Nimanku been ayay ku dhaartaan aarmuu Ninkeedu waayay I Thinks so

  • @aminahassan1957
    @aminahassan1957 Месяц назад

    Subxaana llaah

  • @ayanmohamud2638
    @ayanmohamud2638 Месяц назад

    Aniga wxaa kula talin lahaa abayo, inee suratu baqra ayada aqriso malinti afar goor salad subix kahor iya ka danbe, salad casar ka dib iya maqrib ki kahor in mudo ah ayado weeso qabto. Istiqfaar bilow arintaan ha wadwadin. Ilahay weydiso inu so saaro katinkaan mesha ka imadaay inu ku sheego. Waad helo abayo. Lakin ibnu adam hadaa dhahdo icawiyo wallahi ayagaa waali kugu darayo. Suratu baqra aqrinteeda waxyabo badan ee ifisaa qisas so dhagayso. Allah wixi shar wato ka bad baadiyo qofkasto muslim imankana Allaha nagu sugo amiin ya Allah

  • @Cabdiraxmanka
    @Cabdiraxmanka Месяц назад

    War ninka qaday awal na sxb kalu lahaa iyada laheyd malaha waa macquul

  • @user-gh4kf5jg5s
    @user-gh4kf5jg5s Месяц назад

    Asc

  • @marianahmed5331
    @marianahmed5331 Месяц назад

    Jinka yaa la nabin Jin waa ninkaaga ee indhahaaga fur

  • @Nimco-ej5hd
    @Nimco-ej5hd Месяц назад

    Asc illahy bari isaga ku tusayo cid ku kentay

  • @maryamadam6932
    @maryamadam6932 Месяц назад

    Ninkeeda.

  • @zahradahir2811
    @zahradahir2811 Месяц назад

    Subxaanallah

  • @Jamadjano
    @Jamadjano 10 дней назад

    Jini haduu dahab keenaayo dadka kanaa lookeenlahaay

  • @user-rd2wb5ci3s
    @user-rd2wb5ci3s Месяц назад

    Anig waxaan u malaynaa nika ayaa keenay hadana asagaa qaaday

  • @jamiiloabdule8236
    @jamiiloabdule8236 Месяц назад

    Subxaana llaah o

  • @NajmaGuled-ii3ze
    @NajmaGuled-ii3ze 16 дней назад

    wlle arinaa. Waa lagarnayaah
    waxaa katagay naag ninku guriga keenay hadana naagrii
    baa loceliyy warku waa cad yahay

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 Месяц назад

    Horta Ilaahay aya og runta.labo feker aya igu so dhacay,Mid wa in ay kamero guriga ku xiran tahay la arkayay meesha ay galisey oo Xaajigeeda uu yhy,Mida kale wa waxyaalo an la arkeyn Ilaah an ka magan galnay.Qalbiga qeer u sheeg.Gurigada furihiisa qof haysto hadu jiro xata,Wa laga yaaba inu kuwaalayo.

  • @aminaali2334
    @aminaali2334 Месяц назад

    Ninkaagu meeshaad wax dhigtid wuu ogyahay

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 Месяц назад +1

    Mum Waxay ila tahay inay tahay Xool shaydaan Ilaahay Talada saaro Salaadaa tuko wax dhib ah ma arkaysid.

  • @hadiyamohamed2732
    @hadiyamohamed2732 Месяц назад +1

    Oo waba jin wacane 😂

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 Месяц назад

    Subxanalah

  • @Abdi-uy2jj
    @Abdi-uy2jj Месяц назад

    bisinka halaga qabsado

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 27 дней назад

    KPLEY NINKAA LAGA YAABAA INUU XAJIYAD UU KEENSADEY KA DHACDEY KADIBNA U CELIYEY KOLEY NINKAADU WUU OHYAHAY MEESHAA WAX DHIGATIDEE MISKIIN WAALAGUU QAYILEY

  • @maryanruunahmed9132
    @maryanruunahmed9132 Месяц назад

    Maseer aa ku haya abyo wax kle ma jiraan

  • @safielmi4115
    @safielmi4115 Месяц назад

    Asc hooyo albaqra guriga haka damin halkaa kaga hadh ilaahayna talada u dhiib ninkaaga haduu dhaartay u samir ilaahay hakaa qabto wixii xun

  • @user-tw1cj7yl9j
    @user-tw1cj7yl9j 17 дней назад

    Abaayoy ninkaan kuu dhaa dharanya uunbaa kenay oo qsday

  • @hodannuur4191
    @hodannuur4191 19 дней назад

    Jiniga muu xanaaqo markii aad dhabkiisa xiratay 😂😂😂.
    Jiniga dhaaranaayo labo jeer ayaa lahaa😂😂😂
    War naagta aqli yaraa😂😂😂.

  • @amnaali8642
    @amnaali8642 Месяц назад

    QUR, AAN KA HAKU SHIDNADO24SAAC SALLAADANA HAKU DHOWRNATO

  • @fathimaahmed5689
    @fathimaahmed5689 18 дней назад

    Nag asaga u imatay armey kadhacdey markey meldhigtay inu asaga xaday malagayaba

  • @ifraxmaxamud9617
    @ifraxmaxamud9617 Месяц назад +1

    Xasbiyulaahu.wanicmalwakiil walaalo guriga haka jiijin suuratil baqara adigana isku aqri ubadka ku aqri

  • @XXx-xp8ll
    @XXx-xp8ll Месяц назад +1

    Ninka gabdha qabo waa ogoyahay katiinada xaalkeeda. Maxow xaaskiisa u wareerihaa.

  • @abdiweliabdullahi2032
    @abdiweliabdullahi2032 Месяц назад +1

    Timir laf baa kujirta!!?

  • @suaadd5788
    @suaadd5788 16 дней назад

    Saaxiibku waa maxay katiinku ha ii danbeeyee