ARIMAHEENA IYO DHAMAAN RER HAGIO OO U HANJABAY IKRAAN | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 окт 2024

Комментарии • 50

  • @CabdirisaaqMaxamed-qx6wd
    @CabdirisaaqMaxamed-qx6wd 2 месяца назад +3

    Gud daahir calasow wlhi adi iyo maxkamadaadaba ilaahay ha idin xifdiyo gabadha shurunshuurbaa helay

  • @نونيمحمد-ض1ر
    @نونيمحمد-ض1ر 2 месяца назад +2

    Waxaan kaa codsanyaa in loo diyaariyo banbax weyne oo lagu taageraayo sihaam tahliil iyo sacdiyo galmudug iyo naraash fadhiga ka kaca hg insha allah viva hg guuleysato waligiin hg insha allah❤❤❤❤❤❤

    • @Haffyy
      @Haffyy 2 месяца назад

      Suro badana nagahas qabil melaha iskaga ceynayay maxaa lagu banan bixi,,,,,maxkamada somalia waxey kumarsisoneysa gabdho is caye dadki qaraxa somalia lagu laye bay kadhumanayan wadanka cadalad matalo alle haino hagajiyo 🤲🥹

  • @Maryama_H
    @Maryama_H 2 месяца назад +1

    Waa la soo fariisanaa waana laydin ceebaynaa

  • @نونيمحمد-ض1ر
    @نونيمحمد-ض1ر 2 месяца назад

    Ascmadaxweynah shanta soomaliyeed dahir abdule calsow xafidulaah❤❤❤❤❤

  • @Nura.Nalka114
    @Nura.Nalka114 2 месяца назад +3

    waaba yaab cid aan waxba kugu inkirin aa naga dhaadhicinee waa laygu inkiray BEEEEEEN BADANAAAAAA

  • @anisaabdle1272
    @anisaabdle1272 2 месяца назад

    😢duni waxaynu joogna sino markhati la inoga dhigayo naa hadaad farafdoonausid maxa aabaha iga don udhihi wayday midakale ninka biilna kumalihid ilmahaguna kuma abtirsankaro marhadaanu meher xalaala kudhalane ceebahaga qarso

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 2 месяца назад +1

    Ikraan aabaheed halala hadlo reer hajio isla weynida daaya wiilkiina eega korsada beri marku weynaado calool xumo ayuu u qaadaya wiilkayar 💚🤍❤

  • @safiyohussen9969
    @safiyohussen9969 2 месяца назад +3

    Aabaha hada sharaftiisa rabto waxad ku gursan laheday rali ahansha hiisa hadii kun dollar loo diray waabo lagu sharfay ee isdaji abaayo mida kle waxad u hadlesaa ina xoog ku ledahay waxan bashiir hadalkiisa ka darema inu sax shegayo sababto ah

  • @Nura.Nalka114
    @Nura.Nalka114 2 месяца назад +1

    Sharafta wiilkaga ilaali iyo taada qaylo badan waa laga fiican yahay hooyo kastp iyadaa korsato ilmaheeda sax inaad biil cunuga ku leedahay wixi lagu siiyo iimanso

  • @malyuunaxmed7459
    @malyuunaxmed7459 2 месяца назад +1

    Walaalahaa ilmaxaayi ee isjecel amaan halasiiyo allaah hadhawre

  • @Degaliah
    @Degaliah 2 месяца назад +2

    Hortaa ree xamar dhaqan xumaa😮😮😮 indhoo adeeg ay laso taagntahay 😂 kulahaa wa la imeher xaday

  • @AsmaAbdikariim-k1j
    @AsmaAbdikariim-k1j 2 месяца назад +1

    Ka qaata wiilka naagta urtada

  • @bintiyusuf1590
    @bintiyusuf1590 2 месяца назад +1

    Gabadhan waa ladulmiye dahir raga ha u hiilinin 😢

  • @sahidaabokor-cp6qj
    @sahidaabokor-cp6qj 2 месяца назад +1

    Ninkani hadalyaqaan maha wuu iska hor iyo dabo labanaya

  • @moderninformation7931
    @moderninformation7931 2 месяца назад +2

    Ninkani nin weyn oo caqli maaha . Maaha hal qodob uu macno leh oo uu ka hadlay ma jirto oo ku saabsaan cunuga biilkiisa, caafimaadkiisa, waxbarashadiisa . Afar sano ka hor ay ahayd ayuu ku leeyahay . Wuxuu ka dhigaa wax laga soo gudbay.. sheekada meesha ku xir ayuu ku leeyahay isago aan balan qaad samayn inuu biil fiican bixinayo

  • @drsaaliyaali8386
    @drsaaliyaali8386 2 месяца назад

    Qas macid ragooda saan uhadlaayaan caanaw xaalkaa ba,🙄😳😳😳😳😳

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 2 месяца назад

    Gabdha yeetahay ninka yuuyahay?

  • @Nura.Nalka114
    @Nura.Nalka114 2 месяца назад +1

    Hadiiba reerkaga lala xariiray oo aad qiranysid in laag la siiyay wax la qariyay maba jiraane gabar yahay adigaa wax kale damacsan hana galaafan dad sharaf leh waaye qabiil haday noqoto labada dhinac adaa i xiga laakiin dulmiga yuusan kugu noqon ilaahay ka baqa soomaaliyeey maxaad u ogolatay qudbisiri marki hore laguma dhahayo calaf aa jiray

  • @Hasan-h2o1r
    @Hasan-h2o1r 28 дней назад

    Hadey aabe heed wax ka qareyso leef ma imaanleheen ee beenta joojiya reer xaajiyow os difaaca joojiya

  • @Kamacgure-ex2sb
    @Kamacgure-ex2sb 2 месяца назад +1

    Waaba dad fiicane haday adoo qubo siro lagu aroosay ay aabahaa kun dolar siiyeene

    • @Rimj-ur4be
      @Rimj-ur4be 2 месяца назад +1

      Qudbo siro ma xaqabey tirtirta mise xuquuqde qofka kaqaada

    • @xumeyraqaali
      @xumeyraqaali 2 месяца назад

      @@Rimj-ur4bewaa xaaraan qudba sirada

    • @Rimj-ur4be
      @Rimj-ur4be 2 месяца назад

      @@xumeyraqaali kuma dhihin waa xalaal iyo xaaram balse xuquuqda gabdhuleedahay ka qaadimeyso oo waa qudbeesataye wax xaq ah oo leedahay la dhihayo waa Qof bini Adam ah oo xor ah Waal islaama qudbasiro kugudhaleen waa caado dadkeeyihin.
      Guurka waa iclaamid sida saxda in ehelkeeda usheegto hadiidan ama hayeelanba wajibka laguleeyahay unba sidasa. Balse cunugani umada waceldhaheaso miyeysan ogeen in xalaal yahay gabdhu diinta kumaxag gudbin haday zino rabaan mana isqudbasireesteen. Ee waatuman laaheyeen dambiyada darajooyinbeeleeyihin ee umada hala xaqdhowro somalida xaq showt ka kuyar

  • @amalomar380
    @amalomar380 2 месяца назад +4

    She just want be famous lol

    • @MaryamaHassan-f6n
      @MaryamaHassan-f6n 2 месяца назад

      4 sano oo dhan ayay aamusned adna caan Ba ka hadle uff waxa kala tag caan hadey Rabto tiktok so dhigi lahayd oo arimaheena wiilkisa ayayba dhashe ma caanimo ayay dad ka rabtaa

  • @youngingace2674
    @youngingace2674 2 месяца назад +9

    Reer xamar wa wasaq, they are very bad people don’t trust him

    • @ShamisAli-r3u
      @ShamisAli-r3u 2 месяца назад +3

      Adiga wasaqa bastar yahow rer xamar mahan dadkan marke ka soo jeedan ee maxaa umad dhan ku aflagadey say

    • @Rimj-ur4be
      @Rimj-ur4be 2 месяца назад

      Reer xamar maxaa kawada oo magaalodhan dad dago kucaayeysa?
      Mise kuwa jareer cadcad ka ayaa sheegeesa?

    • @Rimj-ur4be
      @Rimj-ur4be 2 месяца назад

      Reer xamar maxaa kawada oo magaalodhan dad dago kucaayeysa?
      Mise kuwa jareer cadcad ka ayaa sheegeesa?

    • @Rimj-ur4be
      @Rimj-ur4be 2 месяца назад

      Reer xamar waxaa Jamila majeerteen ee meelaha kadhileesto😂😂😂 riyaha wasa sida kii laga wahesa 😂😂 ee drugistaha darbujiifkanaha. Somali north isaaq dhulbahante somali dhan maa xamar joogto dhamaantood waa reer xamar jareer baa kamid ah jareer cadcad baa jira😂

    • @youngingace2674
      @youngingace2674 2 месяца назад

      @@Rimj-ur4be 😂😂, google it

  • @Maryama_H
    @Maryama_H 2 месяца назад

    Najaastan oo naagaha xagxaganaayo maxay ahaayeen

  • @NadaBintuxirsi
    @NadaBintuxirsi 2 месяца назад

    Waryaa wax edab daran baa tihiin ragow lkn naagta idin aaminta idin jabtay

  • @JAPHETKIVUYO
    @JAPHETKIVUYO 2 месяца назад

    Gudista ma qasaba Anaga wilasha lixjir ayan ku gudanaye

  • @jiijamohamud8139
    @jiijamohamud8139 2 месяца назад

    Wax saxaan kuma hadlooyo maleh ninkan isku shegayaa

  • @ShamisAli-r3u
    @ShamisAli-r3u 2 месяца назад +1

    Ayada qaldan ayado abehed nolyahay sidee nin uqudba sireesan kartaa inte is dayacdee ledahay ninaa idahacay wan cusba Marke ledahay hada cusub tahay maxaa ku qooq day nayaa

    • @youngingace2674
      @youngingace2674 2 месяца назад

      @@ShamisAli-r3u marka Reer xamar lee dhagaa

    • @Degaliah
      @Degaliah 2 месяца назад

      Wa yaan naagtu waaba sharmuuto ilmo farakhaa ayay biil u raadinaysaa

    • @youngingace2674
      @youngingace2674 2 месяца назад

      @@Degaliah ceeb warya she is our sister

    • @ShamisAli-r3u
      @ShamisAli-r3u 2 месяца назад

      @@youngingace2674 rer xamarka kahad leso yawaye 2 qofo qooqdo marke mirsaden mid cabadaya ujeda maxaa xamar ka galay horta dadka xamar ku hayo xanuun wali soo bixin xamara miyaa haya warnaga taga

  • @manaomar212
    @manaomar212 2 месяца назад

    Waar daahir tuur ninkaan uf

  • @MaliikaWarsame
    @MaliikaWarsame 2 месяца назад

    Ilahay ka cabsada qabari iyo qiyama danabeya gabadha yarta ha ha cabudhinina dahir maxakamadad cadalad matal miya ninka sida u hadalaya kulabo maxad u dhahaysa gadha ha dulminina

  • @alimahamud9314
    @alimahamud9314 2 месяца назад

    Hadii adi raali eheed intaa siilkaa dhiibanin maxaa udalbo weesay kundoolar hadii abahaa lasiiyi ama 100dolar lasiiyi intaa laku wasan 10kun maxaa udalbo weesay adaa udhaqan xuntah hadii cadaald

    • @Rimj-ur4be
      @Rimj-ur4be 2 месяца назад +1

      Waa caytameesa aabaha meherka gabdha maleh balse wixii uu isaga garret madama aabo labaad utahay awoowana uyahay ilmihiisa xaaskiisana dhaley wixii lasiiyo waa ihsaan balse ilaahey xaqiiqa Adeer sankumatirtirmo gabarkaste ee meher sheegato xaq beeuleedahay wixii wleesheegatey hayaraadan ama ubadnaadan diinta baro before aad caytamin Qof dhaqanxunbaatahay

    • @Rich_Motivations_top10
      @Rich_Motivations_top10 2 месяца назад

      Sambac caqli xun, nag sil*keda kawar hay oo kudigri, raga nimo hadi ladaho wad kaliidata raga facaaga, aqoon, caqli iyo wax tarba. nimanka adunka kale qurux iyo caqli iskudarsadeyn just wait for few years nag somali iskadaye too kahoyseysa in aad dadamin doonin folxumada owgeyd iyo caqligaa xun. 🤢🤮

  • @AwrkiiCirka
    @AwrkiiCirka 2 месяца назад

    Ubax gureey Ubax nacfi alla daahir calasoow muxuu sharmuuto meesha soo saartey