maxan kala kulmay dhaqtaradii Istanbul

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 ноя 2024

Комментарии • 356

  • @fatoomali2571
    @fatoomali2571 3 года назад +27

    You don't need gastric surgery..just reduce you calorie intake and walk daily 40 minutes..also drink good amount of water and you will loose weight

  • @jhussain1507
    @jhussain1507 3 года назад +12

    Walahi qof aqlibadan oo dacad ayaa tahay masha allah warkaada waana ayeey u tahay dad badan ku socday Turkia thank abaayo

  • @MrMiiry10
    @MrMiiry10 3 года назад +10

    Asc , thanks for sharing your experience, wax yar baa rabaa ina ka hadlo aniga qof caafimaadka kashaqeya ahaan. Honestly adiga horta overweight baa tahay obese ma tihid saas darteed maba u baahnid those procedures, waxa badana u baahan procedures kaan dadka obese ka. Runti anigoo qof difaceyn inta sheegtay oo diet advice waa inta all doctors ka ay recommend gareyan after this procedure simply because caloshada uma baran waxan ku dhex jera soo waa ina gradually ula qabsata, cunada culusna waxa dhakhso qofka logu bilabin waa saas, xata liquid ka badso waxay ku dhahayan because cunada ku dhagta baloon ka mar mar so liquid waa muhim specially 1st 2 weeks. Last mantaga after this procedures waa comon also ila 10 days even 2 weeks. That is why ey those procedures u yihin last resort oo dadka diet loogu encourage gareya always.

    • @amiiradkhadrapodcast2785
      @amiiradkhadrapodcast2785  3 года назад +3

      Waa runtaa wlaal lakiin liquid kii baan qaadan wayy qof an liquid iyo cuno toona cunihiisa marayn suu noqon waad og tahay. Liquid hadan qaadan laHaa wa ii dhacan lahayd And thanks your advice

    • @MrMiiry10
      @MrMiiry10 3 года назад +1

      @@amiiradkhadrapodcast2785 You Welcome.

    • @Jamalosman665
      @Jamalosman665 3 года назад

      Asc walal hore usoco Inshallah

    • @Jamalosman665
      @Jamalosman665 3 года назад +1

      Guriceel 1990 official my youtube pin 📌🙏🙏🙏🙏🙏🙏 I respect you

    • @zakimohas
      @zakimohas 3 года назад

      Asc walal aabaheey overweight maahan lkn caloosha ayaa saaid usoo baxday marka procedure kaas magaciisa iisheeg midakale wax dhib ah ma ukeeni karaa diintasa maxeey ka qabtaa plz iisoo jwb India ayaan joohaa

  • @umucabdikhadar5069
    @umucabdikhadar5069 3 года назад +6

    Masha allah khadra qurux sifecan baad ugu Sharax day umada somaliyed

  • @maryanmohamed1386
    @maryanmohamed1386 3 года назад +5

    Thanks sister for sharing very important information.

  • @sharafhanduleh8116
    @sharafhanduleh8116 3 года назад +4

    Walee somali uun baa turkiya u qabta inay dhakhtar leeyihiin.walee sanad iyo bil baan joogaa walhi baan ku dhaartee dad iyagoo lugahooda ku socda taga dhakhtarka iyagoo mayd ah baa laga soo celiyaa waar somalaay turkiya ka saara maskaxdiina yaa subxanallaah

  • @zammyali3047
    @zammyali3047 3 года назад +11

    True ilaahay yaan BAc iyo tuyuub caloosha ha iga gelin

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 3 года назад +9

    khadra abaayo wax fiican baad noo sheegtey aniga anaa intaan gym aadey ayaan 8 kilo iska jarey qofka asaga is caateyn kara

  • @warsamaosman-Sool
    @warsamaosman-Sool 3 года назад +1

    wallahi waad sigatay oo marbay aakhiro kuu dirigaadheen. waxaas oo dhiba maad marteen hadaad qof saxibul caqliya la tashan'lahayd.

  • @asliimuur5024
    @asliimuur5024 3 года назад +1

    Maashaa allah guulayso waad mahadsan tahay soomaali waad u digtay haddii wax maqlayaan

  • @MomentumwithBiancaheyle
    @MomentumwithBiancaheyle 3 года назад +5

    Thank you sis . Walaahi gabar aa shalatdaan ii amaaneeysay. Maantoo dhan ayaan raadinayay. Subxaana allah.

  • @nawalofficialchannel8023
    @nawalofficialchannel8023 3 года назад +5

    Allah haku xafido wallal actaradeena qaaligaa ❤️💐🙏

  • @swdmaxamud8557
    @swdmaxamud8557 3 года назад +1

    Maanshaa allaah walaal qeyr badane allaha ku siiyo sida wanaagsan eed noogu soo gudbisay

  • @dunyaali7412
    @dunyaali7412 3 года назад +5

    Mahdsanid gabadh aan saaxiib nahay ayaa u socota Waan u sheegi inshallah haday iga yeesho

  • @amiiradkhadrapodcast2785
    @amiiradkhadrapodcast2785  3 года назад

    ruclips.net/video/Zur5EBYcB2c/видео.html maanshalalh. Like ta share Ka iyo subscribe kaba ku dadaal a

  • @ifrahabi4834
    @ifrahabi4834 3 года назад +3

    Have you seen the UK news, a year ago, two Britons they went to turkey for tooth whitening but unfortunately they lost their life on the process, something went wrong badly. So Somali’ye be careful walaalaayal

    • @ifrahabi4834
      @ifrahabi4834 3 года назад

      Turkish and Egyptian are the same, it’s all about Money, they are not god fearing people

  • @idman-bt3tf
    @idman-bt3tf 3 года назад +3

    MASHA ALLAH Abaayo mc jzkq Ilaahay ha ku xafido xaqa u hiili

  • @amiiradkhadrapodcast2785
    @amiiradkhadrapodcast2785  3 года назад

    ruclips.net/video/Zur5EBYcB2c/видео.html like share iyo subscribe kaba ugu roonaada

  • @ahmedyaremohammed1563
    @ahmedyaremohammed1563 3 года назад +7

    Wax ka khayr badan Allaha kuugu badalo lacagtaas kaa khasaartay

  • @maqsudisse1946
    @maqsudisse1946 3 года назад +1

    Inta umad u cararaysay turkiga ma kaas un baa lagu sameyey khadra walaal mise options kale ayaa jurro??

    • @amiiradkhadrapodcast2785
      @amiiradkhadrapodcast2785  3 года назад

      waa dhawr nooc kan gastric balloon ba la dhahaa waxa jira gastric sleeve oo calooshada 75% la gooynayo oo la tuurayo hadaa ku xanuunsantana alle haku naxariisto gabdh madow oo reer britain ah way u dhimatayba midna waxa la dhaha paypass oo waa la xiraa caloosha inkastoo isna xanuuno xun xun laga qaado waxa jira tomytuck mid la dhaho oo isaga caloosha kaliyaa baruurta lagaa dhuuqayaa kadibna maqaarka ayaa la jiidayaa oo calioshaa dhuubanaysa bes sadexda kale waa jidhoo dhan ba mar wada caatoobaya kanse waa caloosha bes kanaa plan B gayga ahaa isna wa ka baqay madama 4ta caruuraba laygu qalay oo caloosha 4 jeer la jeexay inay wax iyeelan ban ka baqay waxa jira mid kale oo magaciisa ig amaqan oo isna jidhkoo dhan marba meel la dhuuqayo kasna halis teeday leedahay oo mudo badan baad suuxsanaysaa marka wa dhawrkaa nooc

  • @zamiiraabdirahma7211
    @zamiiraabdirahma7211 3 года назад +6

    Salaamat alx hadaad nabad qabto abayo ilaahay u mahad celi

  • @marthayilma2349
    @marthayilma2349 3 года назад +3

    well said sis. God bless u

  • @umumansur3930
    @umumansur3930 2 года назад +1

    masha aallah

  • @leilaomar8966
    @leilaomar8966 3 года назад +6

    Somalidu maba sheegaan .mahadsanid amiirat qadra

  • @Dheemanluul903
    @Dheemanluul903 3 года назад +1

    Abaayo mahadsanid saad wax noogushektay aniga waan lugeeya malinkasta 30 minutes and l feeling good masha Allaha

  • @aminajafar1987
    @aminajafar1987 2 года назад +1

    Naftaa i qabata 🤣🤣🤣🤣🤣 Khadra is funny- keep going "" ina adeer🥰

  • @dhoofmedia2195
    @dhoofmedia2195 3 года назад +4

    Masha allh wllo ramadan kariim

  • @fassan4745
    @fassan4745 3 года назад +7

    Thanks for your sharing

  • @ayangass9501
    @ayangass9501 3 года назад +1

    Khadar naasaha naasaha fikir malagaasiiyay nasahaan rabaa inan giijiyee

    • @amiiradkhadrapodcast2785
      @amiiradkhadrapodcast2785  3 года назад

      Taas waa inaa 80 kiilo iyo Ka yar tahay markaasa laguu giijin kkkkkkk waxaa anaa raadiyay

  • @Ahmedkacabchannel
    @Ahmedkacabchannel 2 года назад

    AamiinAamiinAamiinA Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin habo

  • @bluerain3282
    @bluerain3282 3 года назад +2

    Subxanallah maxa dumarka somali walay? Gastric bypass is not an easy surgery and it could cause problems when you get older .

  • @shukrihussein1043
    @shukrihussein1043 3 года назад +3

    Ilaahay ayaa mahadaas leh sister hadaad iska saartay but baruur weyn kaama muuqdo you have beautiful body Abayo mcn you not that fat adiga ayaa sameyn karo lose weight with out those things ha sameyn thanks ilaahay caafimaad buuxo ha ku siiyo my lovely sister be safe ❤️

  • @khadroh446
    @khadroh446 3 года назад +1

    Subxana lah maxaa leyska caaten maa jinka iyo cuntada ilaalisan ilaahey nimcadiisa laguma kibro

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 3 года назад +6

    Ilaahaay hakuu fududeeyo sweden waa bilaash qaliinkaasi laakiin dad badan baa ku halaagsamey majirto wax kafican cuntadoo layska kantroolo

    • @amiiradkhadrapodcast2785
      @amiiradkhadrapodcast2785  3 года назад +1

      Waa runtaa maado bini aadnka alle u sameeyay ayaa dadka qaar high ku Ah qaarna low kuwa high ga iyagoo cunto badnayn ayay cayilaan kuwa low ga uu ku yahyna iayoo cunto badan bay cayilin qaarna cuntaday ku cayilaan. Waa sadex daa human Ka

    • @marianali9559
      @marianali9559 3 года назад +1

      Dhaqtarkeygaa igu dhahay waa dhib iska daa.

    • @uhadalchannel7418
      @uhadalchannel7418 3 года назад +1

      Caloosha miyaa

    • @amiiradkhadrapodcast2785
      @amiiradkhadrapodcast2785  3 года назад

      @@uhadalchannel7418 haa Qaali calooshaa lagu galin

  • @anabnur2179
    @anabnur2179 3 года назад +1

    Subxaanallah subxaanallah subxaanallah subxaanallah Wax laga cabsado waaye Thanks sis

  • @munaahmed372
    @munaahmed372 3 года назад +2

    Amiirad khadra ina adeer waad rafaatay salaamatak iska ilasli waxyaabaha ay sameeyaan ee,aan fabiiciga ahayn

  • @rodaabdi890
    @rodaabdi890 3 года назад +1

    War somaliyay sonka badiya hadii aad catoydaan.
    Sonka catada:
    2 cisho wegii
    2 cisho wegii + 3 cisho 13,14,15 ee cadada la dhaho bilwalba =11 cisho
    Waxaad sameyn kartaa soonkii nebi Muse hal malin cun hal malina afur.
    Sonkan waad catobaysaa bila lacag iyo waliba cafimaad iyk ajar badan.

  • @zahrasahin8145
    @zahrasahin8145 3 года назад +4

    Subxaan alalh ilahy baa ku badbaadiyey hooyo qaali

  • @yusrahajihassn5413
    @yusrahajihassn5413 3 года назад +4

    Bismilha alle aya mahad leh hadad cafimad baa qabto alx alx alx

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 года назад +1

    Walaley ka carar waa qasab iney sun ku siiyeen shacabka malinkasto lagu dilo muqdisho o ku dhinta ospedalada ayago jiro yar qaba ayey dilaan wexey kala baxaan kiliyaha wadnaha berka indhaha war somaliyey mel kasto ad jogtiin ha adinina dhaqatiir turki kii ada ha diyarsado qabrigii la geyn laha turkiga wuxu ogadey sida carabta inu somalida dilo xubnaha kala baxo dhulka somalia sun ku dugo somali dhurwa kasto ey walal ka dhigane

  • @farxiyomaxamuudkahyie7844
    @farxiyomaxamuudkahyie7844 3 года назад

    Qadraay allah baa ku bixiyay subxanalaah cayil dhib malahan ee sida caadiga isu caateey

  • @rawmo7336
    @rawmo7336 3 года назад +1

    Asc wlaalo waad mahad santhaay marka hore. lakin walalo maad nooso sawirtid cunada lagusoo qorey, si aaanu uga faaideysano fadlan walal. Shukran

  • @fatoomali2571
    @fatoomali2571 3 года назад +2

    The balloon surgery is very painful and not effective

  • @nimoomar8519
    @nimoomar8519 3 года назад +3

    Masha allha wad iga gaadhay mahad sanid

  • @horiyo2491
    @horiyo2491 3 года назад +3

    Mar hadaad caasimada qabto khadra caato kuma qurxanaanaysid
    Meel dhexe ayaa fiican mana buurid hada

  • @monaahmed6119
    @monaahmed6119 3 года назад +5

    Khadra qurux Waa ku salaamay

  • @dolaalxoogsade6428
    @dolaalxoogsade6428 3 года назад +1

    Geesiyad indr horuu soco ilbaxnimadu waa dhalashee

  • @farduusahmed6171
    @farduusahmed6171 3 года назад +6

    Mahadsanid in aad nala wadaagtay maxaa ku dhibay baruur weyn oo ku saaranba ma lihid'e

    • @amiiradkhadrapodcast2785
      @amiiradkhadrapodcast2785  3 года назад

      WAali ma maqli jirtay

    • @marianali9559
      @marianali9559 3 года назад

      Sax wallaahi ma buurnid.

    • @Jamalosman665
      @Jamalosman665 3 года назад

      Asc sister ❤️❣️❣️❣️

    • @Jamalosman665
      @Jamalosman665 3 года назад

      Guriceel 1990 official my youtube pin 📌🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏 I respect you sister ❤️❤️❤️❤️😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @omhajar69
    @omhajar69 3 года назад +10

    SubxaanaAllah
    Dadku kala nafjecel anigu irbada la isku duro uma dulqaadan karo ma bac caloosha ha laguu galiyaan u dulqaadan lahaa😭!
    AlxamduLiLlaah inaad hada caafimaad qabto
    Hadaad cuntada carbohydrates leh iska yareysid protein-ka cuntada lehna badsatid 2bo galina bes wax cuntid sida quraac iyo qado hal saacna socotid ama aad dhaqdhaqaaq bandan suubisid adoo qaliirey qac noqotay baad is arkeeysaa In shaa Allah

    • @Jamalosman665
      @Jamalosman665 3 года назад

      Asc walal

    • @Jamalosman665
      @Jamalosman665 3 года назад +1

      Guriceel 1990 official my youtube pin 📌🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏 I respect you

    • @razmi4568
      @razmi4568 3 года назад +1

      Biyaha cad hadaa badsato xitaa 2 liter maalintii miisaanka wuu dhacaa

  • @sahrasaid140
    @sahrasaid140 3 года назад +6

    ASC Ramadan mubaarak abaayo

  • @Ruunbashiirofficail
    @Ruunbashiirofficail 3 года назад +6

    Amiiradii hablaha somaliyedey alla kusoo bad baadshay walashey wax ku dhibo alle kuma tuso

  • @raxmamohamed8612
    @raxmamohamed8612 3 года назад +3

    Alx mar hadaad ado nabada ilaahay kaso ceshay sidaad nola wadagtay ilahy haka abalmarsho quruxey lcg waxba mashegto mar hadi ad ka badbaaday dhibti ulahaa

  • @sahrayusuf9539
    @sahrayusuf9539 3 года назад +4

    Waad ku suxneyd hadaadba iska saartey lakin UK baabad ka heli kartaa ama si iskaaga ah baad isku caateyn kartaa caloosha suun baad ku xiri orodkana waad badsan cutada badana wad joojin runtii xabiibti waad sigatey sadaqo baxi

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 3 года назад +1

    Bizinka ilaahayow aan bac lagu ridin waar dumarkii maxaa waalay

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 года назад +1

    Somaliyey isjira turki carab wea cadawga somalia gabadhaan hadey noshahey waa muhiim isbjira

  • @bluerain3282
    @bluerain3282 3 года назад +5

    Sharci baa jabisay wayo adigoo UK citizen ah aya wadan kale tahrib kugashay. Anyways Ilahi baa Mahad iska leh hadad ok tahay

  • @muhammedsefa1564
    @muhammedsefa1564 2 года назад

    Ma Sha Allah

  • @marianali9559
    @marianali9559 3 года назад +1

    Jzk khair abaayo Khadra alle hakaa ajar siiyo talada iyo arinta waanba rabey alle hakaa abaal mariyo.

  • @shamsaabdirahim4114
    @shamsaabdirahim4114 3 года назад +3

    Mansha Allah rabi baa ku garnsiyey alx

  • @suadahmed9126
    @suadahmed9126 3 года назад +1

    qof kasta waxay i dhahee maxa samaysay

  • @hooyomcnto6493
    @hooyomcnto6493 3 года назад +6

    Amiirad Khadra Alle U Mahad Naq Qaali Tan Kale Adigu Dadka Uga Fa ide Taloyinka Cuno ee Ay Ku Soo Siyen

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 3 года назад +4

    Bisnka Eedo mcn Allah baa mahadlaeh ku socelyiya cafimadk

    • @mahadcali9679
      @mahadcali9679 3 года назад

      Asc

    • @Jamalosman665
      @Jamalosman665 3 года назад

      Asc sister ❤️❣️❣️❣️❣️❣️❣️

    • @Jamalosman665
      @Jamalosman665 3 года назад

      Guriceel 1990 official my youtube pin 📌🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏 I respect you sister ❤️❤️😍

  • @makohersi5856
    @makohersi5856 3 года назад +1

    Illaahay waxa uu kuu kaamilay xubnaha jirkaaga. Adigu a waxaad raadisay wax extra ah Marka danbiga aad gashay illaahay uga too bad keen mar danbana haku noqon

  • @osmanwarsame5404
    @osmanwarsame5404 Год назад +1

    Asc aadbaan kuu salaamayaa.waadmahadsantahay.Lawyerada runtii,waxaadtahay halyeeyed,somali u soo kacday

  • @يمكنانا-ط3ز
    @يمكنانا-ط3ز 3 года назад +3

    Alxamdulilah hadii aad iska bixisey

  • @zakiyaali9739
    @zakiyaali9739 3 года назад +3

    asc xabiibti qadra waxaad tahay qof daacad ah alaha kubad baadiyay
    ayaa mahad leh

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 года назад +1

    War hurdada ka kaca turkiga waa cadaw waa tugo wexey gurtaan qeyradka somalia maleyga wexey kenan ayaga iyo qadar imiratiga hubka shabaabku isticmalo o ey u dhiiban shabaabfohad turkiga wuxu gurta xubaha shacabka somalida waa xasid iska jira turkiga wadankoda waxa ku dhaca dhul gariir guryo haka gadanina

  • @laylacadey9358
    @laylacadey9358 3 года назад +5

    Allah gabadhu faduul badanaa
    Maad isniin iyo salaasa soontid

  • @uhadalchannel7418
    @uhadalchannel7418 3 года назад +4

    Qadrooy anigaa hadakahor lacagteeyda xanuun kuraadsaday sidan ushalaaye qaliinkale angalay

  • @Aviationpinzz
    @Aviationpinzz 3 года назад +1

    Asc Qadra waa Bakiin xabiibtii allahay baakubadbaadshay Ramadaan Kariim xabiibtii ❤💯

  • @katraquen6684
    @katraquen6684 3 года назад +3

    Alxamdulilah anigo 78k ah ba iska jaray 20k 58 ban ahay gym ma aadin wax kaleh ma samayn kaliya socod iyo shaqo ban iskaga jaray iyo cuntada oo aan cabir ku cunay marka waxaas ha isku daalina somaliyey khadra taladedin qaata

  • @Layla6793
    @Layla6793 3 года назад +2

    Walal waxaan daganehay America. Anigaa sidaa oo kale noqon Jeremy mark aan gaajoodo oo aan dawakhaad yeelan Mireya Ilan aan faddists oon wax cuno mooyee caadi man noqon jirin. Waxaan u Taney doctor waxa igu tidhi dhiigaaga cad baa low ah markka Walal waxaan sameeyey oo hooyadey igu tidhi cun beer waan cuney seven days Alhamdulilah had a caadi ban ahay. Wish you all the luck Walal qaali

    • @amiiradkhadrapodcast2785
      @amiiradkhadrapodcast2785  3 года назад +1

      Thanks sister taasna waa maqlay waa runtaa. Hadaa cunayA beerka inshallah

    • @sadiamohamedhassn4124
      @sadiamohamedhassn4124 3 года назад +2

      Aniga xitaa Saas noqdaa waa yaabay wax aan isdhhy ma naftaa kaa bixi rabta insha allh waa cunAa

    • @Layla6793
      @Layla6793 3 года назад +1

      @@amiiradkhadrapodcast2785 insha Allah Walal

    • @Layla6793
      @Layla6793 3 года назад +1

      @@sadiamohamedhassn4124 insha Allah Walal

  • @siraadadan5497
    @siraadadan5497 3 года назад

    Alxamdulilaah adoo caafimadqaba allaha ku soo ceshay ee iga faaiidee dadka isdala isku caataynayo

  • @AminaLuckyOfficial
    @AminaLuckyOfficial 3 года назад +1

    mashaAllaah Khadra khayr Alle haku siiyo sidad nooga digtay,channelkaygana waan kugu soo qaatay mahadsanid.

  • @abdirahmanahmed3599
    @abdirahmanahmed3599 3 года назад +1

    That true you don't need to do that carbohydrates count use

  • @nasramohamed616
    @nasramohamed616 3 года назад +1

    Inabti mahasanid information wacan ood na siisey

  • @ramloxussen658
    @ramloxussen658 3 года назад +1

    Madonna.waa.waxay.ku.galiyeen.sawirkiisa

  • @zainabhassan20112
    @zainabhassan20112 3 года назад +3

    Alaha kubad baadiyo gacantada ayad isku caatey kartaa

  • @heyfaiyohelan9865
    @heyfaiyohelan9865 3 года назад +2

    Alh rabigey ku jacel had ka lawtay Laga bixiye aax waa qatar

  • @suadahmed9126
    @suadahmed9126 3 года назад

    Abayo maxa iila tashan wayday
    aniga waan is caateyay lacagna igama bixin
    waxan cabay Apple Iced iyo cuntada oon iska yareeyay

    • @amiiradkhadrapodcast2785
      @amiiradkhadrapodcast2785  3 года назад

      Waxaas waan Cabaa anba ee waxan rabay wax degdeg Ah anmaa rabay wax mudo qaadanaya kkkkkkk thanks

  • @foziaelmi9120
    @foziaelmi9120 3 года назад +6

    Allah nabar gardaro Haa kaga dhiigo abaayo khadra sorry macanto

  • @shamsoali4540
    @shamsoali4540 3 года назад +2

    Mashaa Allaah wallaahi fine ayatahay good

  • @hodanilfa549
    @hodanilfa549 3 года назад +1

    allah kubarakeeyo maamo khadra mhdsnd wlshy qaali ah dadka wixi kudhaca xumaan ama samaan mashegeen allah ka abaal mariyo insha allah lkn diga qurux ayaad tahay maxad kadoontay xulus weeyn mabalihidde warqada nala socodsii si aan kaaga faiidno insha allah adna cimri dheer iyo cibaado suban

  • @Iskufilanbosslady
    @Iskufilanbosslady 3 года назад +1

    Asc khadra wlle telofonka dhakhtarkaa isoo dir waan u bahnahay

  • @suadahmed9126
    @suadahmed9126 3 года назад +1

    waana socda every day at least 25 minutes waana dhuubtay

  • @maryanbelo8552
    @maryanbelo8552 3 года назад +1

    Masha Allah jizakala kheer walashey

  • @hayataden6499
    @hayataden6499 3 года назад +4

    🥰😍😍😍😍thanks u mum

  • @manaalmuse3247
    @manaalmuse3247 3 года назад +1

    Cuntada badan iyo fadhiga baa lagu cayilaa Cuntada yaree lug iyo socod ka ayaa lagula dagaalamaa baruurta wey gubaneysaa

  • @samaachannel2121
    @samaachannel2121 3 года назад +2

    Shukran taladada💯💯💯

  • @mohammeddhamac3893
    @mohammeddhamac3893 3 года назад +1

    Wlshy wllky ayaa wuxuu qabaa gastric problem waxa lagu yidhi waxa kufaaxay daloolka udhexeeya caloosha iyo hunguriga mrka badbreak ayuu leeyahay oo cuntadii uu cunay aya afkiisa kasoshiiray dalka ayuu jooga mxd kula talin lhyd qaliin mooye xalkale maleyay maadaa aad bahda cfmadka kamidtahay?

    • @amiiradkhadrapodcast2785
      @amiiradkhadrapodcast2785  3 года назад

      Sorry Qaali waxan u qaatay Ina Tiri gastric Baloon problem baad mindhaa tiri
      Waxa laga yabaa in calooshu dheecaan soo daynayso kadib markuu cuntada cuno ay si fiican usoo shiirayso
      Beerkna wa akeenaa oo xanuuna dadka markaa dhaqtaro specialist Ah la kulma inshalalh wa intasooy wax u qabtaane alle caafimaad taamila hasiiyo isagana

    • @mohammeddhamac3893
      @mohammeddhamac3893 3 года назад +1

      @@amiiradkhadrapodcast2785 sax wll inkasto anigo aan muqaalka wada fiirsan so qoray waa sida lkn beerka maaha waa calosha bay dhaheen lkn dalka drs fcn malaha wiilkina strsba dilay thank you

    • @amiiradkhadrapodcast2785
      @amiiradkhadrapodcast2785  3 года назад

      @@mohammeddhamac3893 waa daremi karaa walashay waxa dhahaa markuu wax cuno markasta xanjo ha cuno afka u carfaya markasta urtu waa yaraanaysaa inshalalh khayr

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 3 года назад +1

    Allow naga qabo maxaa kuu geeyay maba buurnide

  • @iimaanabdulle467
    @iimaanabdulle467 3 года назад +5

    Intajiran Allaha caafiyo

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 3 года назад +1

    Hhhhhhhhhhh thank you for sharing!

  • @fay6834
    @fay6834 3 года назад +1

    Somalidu sir maleh
    Waxwalba Media ula soo orda, Illaahow nasoo hadee

  • @marianali9559
    @marianali9559 3 года назад +4

    Walaahi si fiican baad yeeshay hadaad iska saartey.

  • @amranibrahim177
    @amranibrahim177 3 года назад +1

    Sorry sister allaha ku badbadiyey ku mahadceli + you don’t have to lose jirkaada wuu is heystaa Mansha allah

  • @amalahmed5315
    @amalahmed5315 3 года назад +2

    Waa ku mahadsantahay dacad nima no gosogudbisay arinkaadi.

  • @ifrahyusuf2816
    @ifrahyusuf2816 3 года назад +1

    Caafimad rabi haku siiyo

  • @honeymoney888
    @honeymoney888 3 года назад +4

    Asc umada soomaaliyeed sidawax ugu sheegtay Masha Alah 👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @garaarfay1110
    @garaarfay1110 3 года назад +1

    Guud kkhadro