Prof Samater, yuu dhisayaa doorashada madaxtooyada ?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024
  • Gallaydh Media kala soco Warar, Barnaamijyo iyo xogo kale oo xiiso leh.
    Kala Soco Gallaydh Media Barahan
    FB : / gallaydhmedia
    FB : / hassangallaydh
    TW : / hassangallaydh

Комментарии • 48

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 2 дня назад +5

    MAANSHAALLAH GUUL HILAAC WA HILAAC ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @anwarfowziismaciil1040
    @anwarfowziismaciil1040 2 дня назад +1

    Guuuuuul iyo.gobanimo somaalilland ìnsha alleh somaaaliland ilaahow cadowga jabi bidmilahi karim ❤❤❤❤❤❤❤

  • @hamzaaar80
    @hamzaaar80 2 дня назад +2

    Guul iyo gobonimo waad soobaxaysa insha allah guul Hilaac

  • @Mo_hakiimidaadar
    @Mo_hakiimidaadar 2 дня назад +3

    Hilaac Guul Guul Guul✊️

  • @Mo_Daud.2
    @Mo_Daud.2 2 дня назад +3

    Axmed ismail samatar guul Hilaac GuuL Guul

  • @axmedcali-h3z
    @axmedcali-h3z 2 дня назад +2

    Samatar waa in cod siino burco iyo berbera ha kafurto xafiisyo shaqeeya oo firfircoon isaaq waa xiisaynayaa xisbi REER AWDAL AH🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @M_IzzoMAME
    @M_IzzoMAME 2 дня назад +1

    Reer Somaliland hadayicina maanta jaaniska kafaa iidaysta o doorta prof Axmed samatar waayo aqoonteedii iyo kartideedi u leeyahay

  • @Sparta112
    @Sparta112 2 дня назад +1

    Aad ayay maanta Sln u xiisaynaysa in Hogaan reer awdala u hogaamiyo Sln😊

  • @HibaadHibaadhabane
    @HibaadHibaadhabane День назад

    Masha alaaah guuul hilaaaac❤❤❤❤❤

  • @xasanmuxsin2306
    @xasanmuxsin2306 2 дня назад +2

    Prof Dalka iyo Dadkuba Waykuu Baahanyiin
    Udedaal in Ururkaagu soo Baxo

  • @khalidmahamud1756
    @khalidmahamud1756 2 дня назад

    Dr guul hilaac

  • @saidb6881
    @saidb6881 2 дня назад +3

    Hadal macaan ficil macaan ayaa ka wanaagsan.........

  • @IbrahimAhmed-yk5ls
    @IbrahimAhmed-yk5ls 2 дня назад +1

    Calankii Somalind miyaa la bedelay waa maxay buluugu ?

  • @Mo_Daud.2
    @Mo_Daud.2 2 дня назад +1

    GUUL AYAANU KUURAJAYNAYNA ANANA WAANU KUGARAB TAAGANAHAY PRO

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 2 дня назад

    Pro.axmed waxa aanrabnaa inuu gobolada bari yimaado waansoodhawaynayanaa xafiisyana hafur oo dhalinta awdal iyo togdheer iyo sanaag doodo haqabto 7sano oo dub udhac ah hasoodhigo.

  • @saffsuff
    @saffsuff 2 дня назад

    Car muuse biixi ha dhisi waago prof ku

  • @slandprince7210
    @slandprince7210 День назад

    Aayaha JSL Waddani, Kaah iyo Hilaac guul dhamaantood.

  • @cabdiwahaabmaxamed2699
    @cabdiwahaabmaxamed2699 2 дня назад

    madaxwaynaha ayuu dhisayaa hilaaq

  • @Abdikadirheegaale99
    @Abdikadirheegaale99 День назад

    War naftaadarun usheeg kadaa naftada been aad ogtahayha usheegin please been waxaa uxun adigoo cimriya inaad naftada bulshadaba been usheegto

  • @aminaabdi5878
    @aminaabdi5878 День назад +1

    Uu siyasadaynaya😂😂

  • @cabdikariin718
    @cabdikariin718 2 дня назад

    habar fadhida lagdini wax uga fudud

  • @abdiasisnurtube7522
    @abdiasisnurtube7522 День назад

    Xisbigeena aynu la soo baxno

  • @HibaadHibaadhabane
    @HibaadHibaadhabane День назад

    Imika ayuu yimid Kaan u codaynlahaaa

  • @mussejama311
    @mussejama311 2 дня назад

    Prof samatar sambuuskuu utartamayaa.
    Halibka iyo bariiska ragaa iska Leh.
    Somali/African mentality

  • @AhajiFarah
    @AhajiFarah 2 дня назад

    Pr heesta yaa laxanka saaray

  • @TufaaxMarket
    @TufaaxMarket 2 дня назад

    Hilaac 💪

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io 2 дня назад

    MUUSOW HADAAD RUN SHEEGEEYSO XIR ODAYGAAN WAA KII ICTIRAAFKA LA JEES JEESAY.

    • @Mo_Daud.2
      @Mo_Daud.2 2 дня назад

      jeegantii way dhamaatay wakhtigeedi khiiftiibay idinka maraysa PRO AXMD ISMAILNA Somaliland o dhan ayaa wadata muse handaraabna ma xidhikaro

    • @KhalidDahir02
      @KhalidDahir02 2 дня назад +1

      Dee waa runtii ma been ayaan isku maawelina

  • @awmuseaw7602
    @awmuseaw7602 2 дня назад

    intaaso ficila wanaagsanayda ninkii yiri prof, axmed, Wadanka hadal buu maalgashaday , wale been muusheegin hhhhj

  • @abdikafarismail375
    @abdikafarismail375 2 дня назад +1

    Kan axmed waa xoolo ilaahay cabdi samatar ayaa nin qali leh ah

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib 2 дня назад

    MUUSE BIIXI

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 2 дня назад

    Odaygan wuu asaasaqay sida muuse biixi iyo gaboose iyo ina cali waraabe buu siyaasada ku saaqiday, muu sahra halgan mukhbaaradeeda ka heeso halkaasaa u baahane

    • @Mo_Daud.2
      @Mo_Daud.2 2 дня назад

      jeegantii way dhamaatay wakhtigeedi khiiftiibay idinka maraysa PRO AXMD ISMAILNA Somaliland o dhan ayaa wadata

    • @axmedmaxamuud2890
      @axmedmaxamuud2890 2 дня назад

      Walaahi anigoo nin Samaroon ah ayaa aragtidaa kugu raacsan, waar waxan oo dhan waa saaqidiin, waxba soo kordhin maayaan. Dhalinta ayuun baaa ku dulman!!! Dhalintu ha ogaato mustaqbalkooda iyo mustaqbalka caruurtoodu ku jiro. Waxaa na diley, Odey asaasaqa oo noo yeedhiya waxa uu mustaqbalkayagu noqon!

  • @GoudaneAdan
    @GoudaneAdan 2 дня назад

    Waar.odaygu.uu.waashay.ee.caymadiya.ama.xidh.muusow

    • @Mo_Daud.2
      @Mo_Daud.2 2 дня назад

      jeegantii way dhamaatay wakhtigeedi khiiftiibay idinka maraysa PRO AXMD ISMAILNA Somaliland o dhan ayaa wadata

  • @Saajac2024
    @Saajac2024 2 дня назад

    LUUGAA YAAR YAAR IYOO DIIFTAA KAA muqaataa reer hargessaa ayaan xasustaay😂😂😂😂

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 2 дня назад

    😂😂😂

  • @Abdikadirheegaale99
    @Abdikadirheegaale99 День назад

    Beenale beenale

  • @HRU20
    @HRU20 2 дня назад

    NINKAA QABYAALAD BADANI MA JIRO AQOONTA AAD SHEEGATO WAA EBER...
    MARKAAD HADASHO WAXAAD SHEEGATAA DHUL BALAADHAN INAAD ADIGU LEEDAHAY LAWYACADO ILAA GABILEY, MA ARAG QOF SIDAAS U HADLA?

  • @AhmedWairah
    @AhmedWairah 2 дня назад

    Tow tow uun baan u Arkaa Odaygan.

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io 2 дня назад

    ASAASSAQ MOOYEE WADANKU MAQABO DHALINYARO WAXAAN BADALO.