Puntland Caynshe Part One Video, Heestii Calanka Puntland

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • Waa Erayadii & Laxankii Abwaan Abdirashid Yusuf Jibriil iyo Codadkii Macaanaa Ee Maxamed Kaban, Aamina Dhool, Abdirisaaq Alteso Iyo Maxamud Amoore, Soosaaristii Sanaagpost.com
  • ВидеоклипыВидеоклипы

Комментарии • 307

  • @mohmetobsiye8945
    @mohmetobsiye8945 Месяц назад +5

    Way hees dhaftay runti Hanbalyo walalahay reer Puntland Horomar iyo Amni wanagsan ayan idin rajenya marwalba From Hargeisa❤

  • @Farayare451
    @Farayare451 7 месяцев назад +19

    2024 yaa ila daawanaya heestan ereyada iyo laxanka macaan leh hamblyo puntlnd oo 26 jirsaty coming soon 😢❤

  • @muusesiciidmulaax5767
    @muusesiciidmulaax5767 3 года назад +54

    Waa hees aan aad u jecelahay. Putland waa dhul Soomaaliyeed. Nabad ku caweeya mar walba. From Hargeisa

  • @queentanya3787
    @queentanya3787 5 лет назад +31

    Waan u hambalyaynayaa deriska
    Sanad guuro wacan 21aad
    Nabad iyo caano iyo horumar Fiican abidkiin ku sugnaada Walaashin from Burco ♥️

  • @Iqra-abduwalliAbduwalli-lg8uj
    @Iqra-abduwalliAbduwalli-lg8uj 7 месяцев назад +7

    Heees la qaado heesaha ugu jecelahy waa heesaha dowaladydii puntland🇸🇱

  • @abdishakumohamed3314
    @abdishakumohamed3314 3 года назад +32

    Heestan goortay sobaxday waxan jirey 9sano waxana calssk 5aad maanta jamacada sanadkana dhameyay puntlano jirta iyadona jirta wax bartay soona barbaray iyoodana jirta hada kashaqaysta
    Puntland waa deeq rabi bixiye halagu faano🇸🇱🇸🇱🇸🇴❤

    • @maryanaxmed9494
      @maryanaxmed9494 3 года назад +2

      Ina Adeer Puntlandr dhaba baa tahy waqtiga heesta la qaaday ma xasuusto balse maanta waxn ku farax sanahy inan dhulka uduga ka dhashay waliba waxku baranayo waliga dhinac u dhaafin hampalyo dadki layga beery🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿

    • @ishwaaqcabdi4002
      @ishwaaqcabdi4002 Год назад +1

      Inader mcn puntland heesaheeda kama daalo wlhi indho aan calanka ahayn ma lihi

  • @duraanmedia
    @duraanmedia 6 лет назад +28

    Reer puntland , ka tashada cadawgo isku tiirsanaada, allow dhowr shacabka puntland Duriyada xalaasha ah from cerigaabo to galkacyo, 1-warsangeli, 2-Majerteen , 3-dhulbahante, 4-dishiishe, 5/leelkase, 6-awrtable, 7-geesi gule , 8-kaski qabe , 9-libaan gashe , 10-carab saalax, 11-ogayslabe, 12-kabtanle, 13-hinjiye, 14-ciise darod , 15-dir, 16-gabooye, 17-fiqishine, masha Allah , beelaha dega puntland waa 1/3 shacab ka Somalia , oo midnimo Iyo horumar ku dhistay Puntland. horaa loo soconayaa inshllh

  • @xubudhe1262
    @xubudhe1262 Год назад +15

    Maamuulkii harti weyne Puntland state of Somalia
    Iyo Khaattumo State of Soamlia allah harti landheersanaaa🥰

  • @abdihakiimsaed6834
    @abdihakiimsaed6834 4 года назад +38

    Puntland waa astaanta dowladnimada iyo wada-jirka Soomaali weyn. 🥰

  • @ChristopherAdams123
    @ChristopherAdams123 10 месяцев назад +4

    Puntland waa ssckhathatumo
    Ssckhatumo waa Puntland ❤ One Love Harti Nation

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 23 дня назад +2

    Ilaahow adaa mahad iska leh igadhaliyey somaliya iga sii dhaliyey reer buntland lakin kan calankaan cawaalaan ka jeclahay hore usocda guuleeysta my blood ❤❤❤❤❤buntland❤❤❤❤

  • @abshirdagel5135
    @abshirdagel5135 4 месяца назад +3

    Aduunka Dhulkayga Ugu Jeclahay Puntland For Ever Waxaan Go'aan Ku Gaaray in Dadka U Shaqeeyo Waan idin Jeclahay Reer Puntland❤🎉

  • @aymiabdi7573
    @aymiabdi7573 5 лет назад +30

    2019 yaa ila daawanaya anago sugayna maalinti calankeena la saaray##viva Putland🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱

    • @seniormalaaq4406
      @seniormalaaq4406 5 лет назад +4

      Aniga Baayo diyar Garow Ayn kujirnaaa viva puntland

  • @xubikayf7721
    @xubikayf7721 6 лет назад +40

    guuuuul puntland yaa ila dhagaysanaya😍😍

  • @amiirsheikhgole9159
    @amiirsheikhgole9159 3 года назад +12

    2020 wixi igadanbeeyo 👍 iskumuujiya viva puntland 🇸🇱🇸🇱💪❣️❣️👍

  • @janagale3407
    @janagale3407 10 месяцев назад +3

    Anoo ilmaa bn dhagaysan jiray viva puntland my home ❤

  • @hodanlovedhalintareerogade3295
    @hodanlovedhalintareerogade3295 11 лет назад +40

    nice song ilmaa adeeryal jiira oo joga

  • @edebsansidihoyaded8398
    @edebsansidihoyaded8398 Год назад +3

    Heestan anoo Yar Ban Dhagaysan Jiray Oo Buhodle Jooga Dhiiga Ikacay Caawa markaan arkay Guulaysta Rer Putland ❤❤❤❤❤

  • @sandheereelmi5612
    @sandheereelmi5612 4 года назад +9

    Calanyohow curashadaa cidla kaama helino
    Halyeyaa codkoodiyo caqligood tohoo
    Dhiig cas kuu shubee🙏😙❤

  • @Mohaazjama
    @Mohaazjama 6 месяцев назад +2

    puntiland waa meeshaan ku dhashay kuna soo barbaaray guuleysta marwalba dadkeyga 5/3/2024

  • @omarpraatiko6620
    @omarpraatiko6620 6 месяцев назад +3

    2024 intii dhageysaneysa salaama🤛

  • @haykalyare8981
    @haykalyare8981 7 лет назад +29

    RER PUNTLAND SIBA MJ HADAN ABTIYASHY CALI SALEEBAN KU JIREERN DADBA MA NOQDEEN I LOVE YOU RER ABTI WANGSN ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamudmohamed8165
    @mohamudmohamed8165 6 лет назад +4

    ONE LOVE MY PEOPLE AND SOMALI PEOPLE WAAN IDIN JECLAHAY HABEN IYO MAALINBA PUNTLAN CADOWGA JABYO CALANYAHO HA DICIN

  • @maxamudsalad6855
    @maxamudsalad6855 9 лет назад +12

    Amina Dhool dad ka dhaadheer ayay dhaxda ugashay lkn cod ayay isku soo saartay Viva maamulka puntland

  • @omarfaarah
    @omarfaarah 11 месяцев назад +3

    Heestaan Markaa Dhagaysto Dib Baa Usii Jeclaada Puntland Ilaahow Hormarka U Siyaadi Waalideenteen Io Aabayaasheen Usoo Halgamay Qabrigooda U Qabooji❤❤❤❤❤❤

  • @shukriahmed1571
    @shukriahmed1571 6 лет назад +14

    Viva puntalnd my home mother

  • @user-ku5pq6bb9c
    @user-ku5pq6bb9c 28 дней назад +1

    2024 dib udaway❤puntland 🇸🇱 ♥️

  • @hodanlovedhalintareerogade3295
    @hodanlovedhalintareerogade3295 11 лет назад +10

    we love you guys viva darood aya tihin yaa idin nici kara ilma adeeryal nabad kuwara waligin

  • @mohameddaher6752
    @mohameddaher6752 6 лет назад +47

    Qofkii heestan dawanaya 2018 like saaar

  • @user-dj6dz2bp9s
    @user-dj6dz2bp9s Месяц назад +1

    Abtigeey macaan guuleeyso amoore❤

  • @Abdi34
    @Abdi34 4 года назад +29

    Tonight is first of August happy anniversary my state Puntland ♥️✊🏻🇸🇴🇸🇱🇸🇱

  • @ubaxiinacali6517
    @ubaxiinacali6517 6 лет назад +9

    Heeatan kamadaalo 8sana kasoowaregtay viva puntland dhulkayga

  • @aliquruxali925
    @aliquruxali925 4 года назад +7

    HEESKAAN YAAA DAAWANAYA ISAGOO DHULKIISII UDUGA U XIISEY
    WALAHI WAN U XIISEY MAGALADEYDI XASUUSTEYDU KU DUUGNEYD BOSASO DEEQO / QARDHO GAROWE BURTINLE GALKACYO ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @marisacillahi1537
      @marisacillahi1537 4 года назад +2

      aniga dawanaya Glkio ka soo salamaya ❤

    • @aliquruxali925
      @aliquruxali925 4 года назад +1

      Marisa Cillahi malaaig haku salaanto wll

    • @zuhaybaapdi1831
      @zuhaybaapdi1831 4 года назад +1

      Alla aniga wlhi wn u xizy dhulki hooyo Gar ahan Bosasa Deqa 😭😻🌟💫👑🇸🇱

  • @foox4080
    @foox4080 2 года назад +3

    05 dec 2021 heestan ayaan dhagaysanaya xasuus waaga heesta lasoo saaray caruur baan ahaa noloshana waxbadan kama ogayn.
    Maanta 27 sano ayaan jiraaa dhul badan oo africa ah ayaan soo maray meel puntland kawanaagsan oo naftaydu ku xasisho maa arkin.dhulka hooyo waa dahab.

  • @puntlandallowdhowr8183
    @puntlandallowdhowr8183 7 лет назад +5

    Manshaa allah alow dhowr dadka somaila melkasta ey dunida kajogaan amin

  • @Mo_jama
    @Mo_jama 9 месяцев назад +4

    Puntlandnimo wax badan baa kusoo caano maalnay Lkn hada xaalku ma sahlana🥺

    • @wacan698
      @wacan698 8 месяцев назад

      I.a ina adeer sidii wacan ban ilahay ka barinay❤

    • @Zharmarkemohamett
      @Zharmarkemohamett 13 дней назад +1

      Ader anaga joogna puntland waxa aad sheegaysana mahayno, ogow ader aduunka intuu jiro puntland waa jiraysa

  • @yusufgaban7460
    @yusufgaban7460 7 месяцев назад +1

    Masha Allah , Hees Qiiro Leh, Feeling like Goosebumps Beautiful Song

  • @CabdifataaxChannel
    @CabdifataaxChannel 8 месяцев назад +3

    2024 wixii iga dambeeyow like iisaara

  • @kaamilcade214
    @kaamilcade214 3 года назад +4

    Viva puntand🇸🇱❤❤ nin aan kadhalan muxu ciil qaba

  • @muudinhomoha6329
    @muudinhomoha6329 5 лет назад +5

    axsan hees Xasuus azxpey anigoo yar ayaa dhegeysan jirey 😀😀😀please like sara 27/6/2019

  • @yaxyedaad6875
    @yaxyedaad6875 5 лет назад +5

    Mnsha allh alow dhowr buntlnd 💙💙💙💜💙💙

  • @queenyismail5158
    @queenyismail5158 6 лет назад +6

    Si mug wayn uciida my blood puntland1.8.2018❤❤❤❤😘

  • @sayidhaaji381
    @sayidhaaji381 5 лет назад +10

    Qofkii dawanay heestan 2019 please like ku muuji🔥🔥💯💯💖💖

  • @MrJamhuuri
    @MrJamhuuri 13 лет назад +27

    woow nice puntland guulaysta anigu rer puntland ma ahi laakin waxaan nin darood ah dhulkaasna waa dhulkii awoowgeykuduugan yahay marka idinka hada matalayaa al of as waadna kumahadsantahiin la,aantiis waa abaar cadowgiinu hajabo waxaa haysaan dhul lugu fanikaro iska hees looma faano waxan maqrati ka ahay in aad dad jira tihiin dad aad u badana la dhalateen kabiloow mudug sool sanaaag galgaduud jubada hoose gado jubada dhexe kenya Nfd soonka shanaad ethiopia all those ppl way ku farxen aragina

  • @inaahmedmaliza6456
    @inaahmedmaliza6456 6 лет назад +6

    muwadinad👸 #puntish ah inan ahy ma shaki ba ku jira 💋💙💬💚
    🎧2018 😍

  • @khalednor8154
    @khalednor8154 Год назад +2

    Inta dhagaysaneysa 2023 gacanta taaga💙🤍💚 hambalyo dadkaygiiyow

  • @sharafeyyusuf4869
    @sharafeyyusuf4869 6 лет назад +3

    Viva puntland cadawga jabyo calanyahoow ha dhicin🌷👏❤💋😍😗

  • @Hanuuuniye4024
    @Hanuuuniye4024 Год назад +2

    2023 inta daawanaysa like 👍 haila dhaafin

  • @user-tl4ww3gx9v
    @user-tl4ww3gx9v Год назад +2

    12yrs ago wali waan dawan allow cimriga no barakeee ano 13jir ayaan daway hadana rubuc qarni ban jiraaa

  • @axyawadani
    @axyawadani 13 лет назад +2

    calanyohow ha dhicin calanyow calanyow curashadaa cidla kama helinoo halyeeyaad caqligood tahoo dhiig cas kuu shubee wooooow viva puntland cadow ha jabo

  • @qamarbintcabdulahi6422
    @qamarbintcabdulahi6422 4 года назад +2

    My magalo Puntland ha nolato somali oo dhan illahey ha isku soceliyo

  • @maymuunabdullahi4084
    @maymuunabdullahi4084 3 года назад +5

    2021 baa dib udhageysanyaa Puntlandernmo 😘💋

    • @maxamedgalgale
      @maxamedgalgale 2 года назад

      2022 ayaa soo booqday anigune guul alle hanabadee

    • @maymuunabdullahi4084
      @maymuunabdullahi4084 2 года назад +1

      @@maxamedgalgale puntlandermo igadheh

    • @maxamedgalgale
      @maxamedgalgale 2 года назад

      @@maymuunabdullahi4084 ayadaa naga badan 🙏

  • @HindihindiSimba-dx4hf
    @HindihindiSimba-dx4hf Год назад +2

    Punt land,is now KINGDOM of PUNT SOMALIA

  • @Samiira87
    @Samiira87 14 лет назад +6

    calanyoow calanyoow buluugee 5ta gees ku culantee dusha lagu cidaadee nabad lagu cawaysimay somali ciirsan baa cawa dhalatayo farxad igu curtoo cafimaad helee p/land somaliwayn ceeshihii cimrigii jiryoow cadawgaa jabyoow calanyoow ha dhicin calanyow calanyow curashada cidla kama helino halyeeyad codkiyoo caqligood tahoo dhiig cas ku shubee viva calanka bluega ah

  • @florenceamiiinamiin1541
    @florenceamiiinamiin1541 8 лет назад +10

    masha Allah waa hesa ada umacaan. mideeda kale waxana dadaka Ku sasaya majeerteen waxaana leyahaay hangu masha quliina dadka dhahaya puntland Somaliland. bay Ku danbayna yada nagu dhaldaysan hulbantee iyo warsangali baa puntland majeerteen ba iska leeh qabsa shaada ka hadlaysane taxaa uma sodhawankartaan hadada waxa qabsanaysan. markana abwaanka haysanay oo uku xirna garowe mada utimadaana waa idina odayasha sodir sanayaaye adeeryala dadakala yala manihiin hadaba geesa lokaxaysto. waanu isku dubanahaay iska. NACA NACA dhahaa dadaka afka kala baxa waxa dhiintaa tihiine farteena magari kartiine. puntland yana lagu khaldamiin iska hubiyaa dadaka iska leeha horaa loqabsana wayaaya hadana lama qabsana karo

  • @queenyudgoonismail9313
    @queenyudgoonismail9313 7 лет назад +58

    putland is my heart

    • @africanboy8474
      @africanboy8474 6 лет назад +2

      Queeny ismail what about Somalia

    • @migil8238
      @migil8238 2 года назад

      ​@@africanboy8474 is part of somalia right

    • @HindihindiSimba-dx4hf
      @HindihindiSimba-dx4hf Год назад

      Puntland Great punt dheh.we ancient Egyptians abaayo.be Proud

    • @HindihindiSimba-dx4hf
      @HindihindiSimba-dx4hf Год назад +1

      We are great SsDF,MJ queens/kings.mj forever.even great creator made us that way

  • @khaliifxirsi6668
    @khaliifxirsi6668 5 лет назад +1

    guul qaranka somaliyed puntland waa qayb ka mid ah dalka somaliyed

  • @nasramohamed1459
    @nasramohamed1459 9 лет назад +17

    I love amina dool as well as puntland

    • @caishasaid613
      @caishasaid613 3 года назад

      Mnsha allaaaah hambalyo puntland hanolato

  • @garaadhassen06
    @garaadhassen06 Год назад +1

    Calanyahow cadankiyo cagarkiyo buluuge🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱 jecliya wlhi hees walba oo lo qaday ciiltire way izamaysa wa nin bcdyhana oo jigjiga ku dhoqaysanaya dhulkisina uxiisay😪😪

  • @abdikareemhassan7249
    @abdikareemhassan7249 3 года назад

    2020 ilaahow Puntland wax dhiba ha tusin wlhi wa jeclhy , dadkii uso halgamay o qabri ugu jira , kuwii Murti usameyay iyo kuwii so xukumay iyo kuwa hada dhaxanta ujooga iyo kuwa sxbadood ku kala fogadeen danta Puntland darteed ilahow dambigooda dhaaf inta dhimatyna unaxariiso

  • @aishaahmed5117
    @aishaahmed5117 3 года назад +2

    Dhiig igu jira waa puntilnad 💋🥰❤🦁 2021 jun 25

  • @anisaadem8661
    @anisaadem8661 Год назад +1

    Heesta 13 yrs youtubka ku jirtay ayan maanta searching gareyey intan tiktok kuso arkay 😂2023 yaa ilamida oo hada arkay

  • @ahmedabshir9185
    @ahmedabshir9185 2 месяца назад +2

    I love you dhulka udug 2024/7/7 ❤

  • @mohamudguhadbuule1070
    @mohamudguhadbuule1070 9 лет назад +4

    love you puntland

  • @daariqahmed8297
    @daariqahmed8297 5 лет назад +6

    😘😍😍😍😍🇸🇴🦁🇸🇱 viva #Darwiishland

  • @_wll____
    @_wll____ 2 года назад +1

    Viva puntland my blood🇸🇱🇸🇱🥰

  • @fathiahmed6684
    @fathiahmed6684 6 лет назад +4

    Punland I love all my people

  • @nafisahassan454
    @nafisahassan454 3 года назад +4

    Puntland mesha kliye qumati logu lado nolda dadkygi😘

  • @salmaciise6675
    @salmaciise6675 5 лет назад +8

    Happy 21st Anniversary Puntland . ❤️

  • @allaawaayn8860
    @allaawaayn8860 4 года назад +3

    Yaa daawanaya 1agust 2020🇸🇱💙💚💚🇸🇴🇸🇴hanbalyo dadkaygoow

  • @zuhaybaapdi1831
    @zuhaybaapdi1831 4 года назад +2

    Puntland wad nagu waynte wliga hadheliyin 😭💉❣️🥀🇸🇱💋👑 cadawga jabyo calanyhow ha dhicin

  • @mohamedxaaji1598
    @mohamedxaaji1598 7 лет назад +7

    viva puntland

  • @madiixaymadiixay7542
    @madiixaymadiixay7542 8 лет назад +12

    calamkaad dhamaan nuur ku caawisee jecliyaa alteeso aamina dhool amoore iyo intii jecel cadaan cagaar iyo bluug

  • @sweetyquruxsancali8394
    @sweetyquruxsancali8394 6 лет назад +3

    Waa inanta reer Galmudug viva reer pudlan

  • @makhtalnajma6602
    @makhtalnajma6602 4 года назад +2

    Calanka puntland 2020 like saar wll🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @djlucky2411
    @djlucky2411 2 года назад

    Yes , brothers/Sistas, Don't limit yrs though..GOD is Great we KNOW.. PUNT,IS My PUNT..DNA MJ DOESN'T LIE..go sista💝, enemies fall down..

  • @queenmudug
    @queenmudug 14 лет назад +3

    puntlan for ever l love puntlan my states
    iyo fananiinta dada yare noolaada

  • @mohmedsiciidhimilo4774
    @mohmedsiciidhimilo4774 5 лет назад +4

    Qofki heestay dawanaya 5:8:2019 like iisar

  • @user-mv5co7fz8o
    @user-mv5co7fz8o 2 месяца назад +2

    Heestaan anoo yar baadhagaysan jiray waagay soobaxday lkin tarikhdii ma xasuustoo 11 sanojir baa ahaa tleefon niicle ah baa kadhagaysanjiray aamino maamada aadbaa ufiirsanjiray hadana caawa daawanaya puntiland iyadoo jirtaa dhashay calanka waakuhoosdhashay waana kuhoos korey waxkubartay maanto aan jamacad dhameyey baa dhagaysanaya dalkani meel dheer buu layimid wadani waa anookle io wxii dib kayimid😅😅 allow xifdii puntiland calankaasa kuhoos dhashay kuna hoos korey

  • @libinahmed3889
    @libinahmed3889 5 лет назад +3

    Guul my people

  • @foxybrown7575
    @foxybrown7575 6 лет назад +3

    PUNTILAND MAY ALAAH BE YOUR SHAPER AAMIN.

  • @gobaadinagaraad663
    @gobaadinagaraad663 Год назад

    Soomaalo ciirsan baad cawa dhalatay oo farxad igu cugtoo caimaad hele puntland ceeshihi cimrigiii jiroow cadowga jabyo calanyohow ha dhicin🇸🇱🩸💉fv4ever🦋❤❤

  • @fatimaabshir5398
    @fatimaabshir5398 Месяц назад +1

    HMPLYO HMPLYO HMPLYO
    DHAMAAN REER PUNTLAND
    MAALINTA FARXADA BADAN EE 1/82024 JIRA OO JOOGA DADKAYGIYOW 🎉🇸🇱

  • @fadumomusse2132
    @fadumomusse2132 Год назад +1

    Long life puntland Inshallah

  • @eyda6
    @eyda6 13 лет назад +2

    puntland ceshihii cumrigi jiro cadawga jabyo calnyohow ha dhicin viva puntland

  • @shukrimuse7144
    @shukrimuse7144 Год назад +1

    Maasha Allah

  • @imishphasish2067
    @imishphasish2067 7 лет назад +5

    My love to my country

  • @africanboy8474
    @africanboy8474 6 лет назад +6

    Who still watching 15/10/2017

  • @foxybrown7575
    @foxybrown7575 6 лет назад +3

    2018 JAN,9 FLAG WHITE AND BLUE SOMALI LONG LIVE AND PUNTILAND STATE SOMALI.

  • @MrBasbas50
    @MrBasbas50 14 лет назад +5

    ku dayasho wacan to all somali people. just for clarification, this flag belongs to every so called somaliwayn peoople.

  • @asiaabdi488
    @asiaabdi488 2 года назад

    PUNTLANDER NIMO ALLOW NOO DAA CADOW GANA KA QABO coming soon ❤❤❤🇸🇱🇸🇱💯💯🇸🇴🇸🇴❤❤

  • @heestanmeelitaapanaysajace8475
    @heestanmeelitaapanaysajace8475 7 лет назад +5

    Alove amino dhool and all soomaali puntland

  • @joker85acca
    @joker85acca 14 лет назад +3

    waa halyey dii somaliyeed baarakallaah walalyaal

    • @mahadnuur3268
      @mahadnuur3268 4 года назад

      Qoralkan sagal sano kahor qorty bowe mrks anu khadba mn aqn cml kkkk

  • @mohpower9619
    @mohpower9619 3 года назад +1

    Yaa daawanaya 20/7/2021 malin ciid adha oo ciida 1 augost ka dhimantahay 11 💪🇸🇱❤

  • @abdikafiahmed9832
    @abdikafiahmed9832 3 года назад +1

    HAMBALYO PUNTLAND 2021 FIRST AUGUST

  • @bushratayasiir5424
    @bushratayasiir5424 2 года назад

    Calanyahoow wow hees😭 iyo badhawaaye 🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤❤❤

  • @aishaburhan2869
    @aishaburhan2869 5 лет назад +8

    21 sano hmblyo dadkaygii putlnd

  • @naimalovely5554
    @naimalovely5554 Год назад +1

    Who is here listening this song today 2023❤

  • @nasrosharif751
    @nasrosharif751 2 года назад

    1st august is coming soon ilma aderaday rer puntland nbd alla ha nagu wada garsiyo from gbr marexan

  • @sahrasaid4933
    @sahrasaid4933 5 лет назад +2

    Masha alah