CAALIN: 'MAGACAABISTA ASAD WAA BILOWGA BUR BURKA PUNTLAND' KG

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 окт 2024
  • IDF calls up reserves brigades for northern front; security cabinet set to meet
    Army general threatens Lebanon ground op * 2 injured, 1 seriously, as Hezbollah fires multiple rocket barrages at northern towns * US calls rocket at Tel Aviv ‘deeply concerning’.
    ( The US State Department designated Hizballah as a foreign terrorist organization in October 1997. More than 60 other countries and organizations, including the EU, the Arab League, and the Gulf Cooperation Council, have also designated Hizballah-either in part or in its entirety-as a terrorist group.)
    IDF says drone launched at naval base south of Haifa caused mino r damage, sparked fire
    www.timesofisr...
    Lebanese Health Ministry: At least 492 killed, 1,645 wounded in Israeli strikes
    The Lebanese Health ministry says that at least 492 people have been killed and 1,645 wounded in Israeli strikes across the country. The death toll includes 35 children and 58 women, according to the ministry.
    Israeli army chief: IDF has launched Operation Northern Arrows against Hezbollah in Lebanon
    IDF: All 24 rockets launched by Hezbollah at northern Israel overnight were intercepted
    IDF: All 24 rockets launched by Hezbollah at northern Israel overnight were intercepted
    By Emanuel Fabian
    According to the IDF’s latest assessments, Hezbollah only managed to launch 24 rockets at northern Israel overnight, all of which were intercepted by air defenses.
    Large pieces of shrapnel fell in the Jezreel Valley following the interceptions, causing damage to a barn in one area and slightly wounding a man in another. The IDF says there were no direct rocket impacts in the attacks, claimed by Hezbollah.
    14 Killed, Over 450 Wounded in New Hezbollah-targeted Radio Device Explosions, Lebanon Says.
    95 wounded from Lebanon transferred to Iran for treatment
    The Iranian Red Crescent reported that 95 people who were wounded from the explosions of communication devices on Tuesday and Wednesday in Lebanon have been transferred to Iran to receive treatment, according to reporting by the Saudi news channel Al-Haddad.
    Only Gaza ceasefire will delay retaliation, say Iranian officials
    Only a ceasefire deal in Gaza stemming from hoped-for talks this week would hold Iran back from direct retaliation against Israel for the assassination of Hamas leader Ismail Haniyeh on its soil, three senior Iranian officials said.
    Iran has vowed a severe response to Haniyeh's killing, which took place as he visited Tehran late last month and which it blamed on Israel. Israel has neither confirmed or denied its involvement. The U.S. Navy has deployed warships and a submarine to the Middle East to bolster Israeli defenses.
    One of the sources, a senior Iranian security official, said Iran, along with allies such as Hezbollah, would launch a direct attack if the Gaza talks fail or it perceives Israel is dragging out negotiations. The sources did not say how long Iran would allow for talks to progress before responding.
    With an increased risk of a broader Middle East war after the killings of Haniyeh and Hezbollah commander Fuad Shukr, Iran has been involved in intense dialogue with Western countries and the United States in recent days on ways to calibrate retaliation, said the sources, who all spoke on condition of anonymity due to the sensitivity of the matter.(Reuters)

Комментарии • 323

  • @MaamacaashaXuseen
    @MaamacaashaXuseen 5 дней назад +31

    Cabdi xafiid kan wax dhaama ma weysay waqtigu waa muhiime ogow bro c/xafiid

    • @Michealfot
      @Michealfot 5 дней назад

      Meeshaan lacag uu ku soo fadhiista si dadka isu baro tv ga Waa comercial

    • @fahima6186
      @fahima6186 5 дней назад +3

      Pro Xassan baan kuu arkaa! Runta uunbuu sheegay professor ka runta miyaa kudhibeysa?

    • @Michealfot
      @Michealfot 5 дней назад

      @@fahima6186 professori hala soo boodin ee Ninkaan horta personal ma u taqaan war wax uu professori iyo Ambasedor midna maaha walahi

    • @SadaqAhmed-p9l
      @SadaqAhmed-p9l 5 дней назад

      Runta.miyaa ku dhibto

  • @ibrahimyusuf6408
    @ibrahimyusuf6408 5 дней назад +9

    Fadlan wax kale randsonen.kan wareysigiisa cidna uma baahna

  • @NorAreys114
    @NorAreys114 5 дней назад +20

    Cxaafidow kan oo kale dadka lama hor keen koley aniga iyo inta ila rayi ah dib dambe kuu dhageysan mayno kan oo kale hadaad na hor keentid

    • @Michealfot
      @Michealfot 5 дней назад

      One year aan. Lahaa ninkaa. Naga daa xitaa walahi maaha Ambasedor

    • @june6206
      @june6206 5 дней назад +1

      Runts nags daylong bee ale boo keen dhe😂😂

    • @ugaskawadanka2623
      @ugaskawadanka2623 5 дней назад

      Runta ayuu ka hadlaa Hon Caalin.
      Ma aqaan laakiin xaafadaha uu runta sheegay ayaad ka mid tihiiin

    • @fuaadabdalle7331
      @fuaadabdalle7331 5 дней назад

      Runta ayu shegay waxad rabta inu been sheego!Xassan inu qabyaladiste yahay ayu shegay wana run!#

  • @MrSultaan99
    @MrSultaan99 5 дней назад +2

    KANI WARIYE MAAHA, MANA GAYO WARAYSI IN LASIIYO, DADKA RA'YIGIISA INAY KU SHAQEEYAAN BUU RABAA.😂😂😂

  • @omarosman619
    @omarosman619 5 дней назад +4

    Puntland Miskiin iyo munaafaq midna ma burburin karo ee Abdihafidow wareysigan waa kaa khasaaray.

  • @abdurahmanhaji2946
    @abdurahmanhaji2946 5 дней назад +4

    UDEEG LAND PUNTLAND ma burbuayso somalidu waxa ay dhahaan indho quraanjo iyo sir majerteen ladada lama arkayo

    • @fahima6186
      @fahima6186 5 дней назад

      Taas waa uun faankii maryeey 😂lkn puntland balaayo Alle matusayo insha Allah ❤

  • @IsmailBile-xr3op
    @IsmailBile-xr3op 4 дня назад +1

    1/ qoor iyo w arimaha dibada fiqi waana isku mucaarad
    2/ w gaashindhiga iyo lafta green waa mucaarad
    3/ w arimaha amniga iyo ahmed madoobe waa isku mucaarid
    Flaaqayn caadil ah ayaan ahay ayuu dhahay tan kale isimada fake ah oo xoosh waday mawuxuu kawada islaan ciise Ileen isbuucan Isaga madaxweynaha lasawirnaay isbuucan
    Flaaqeeya caadil ah ?

  • @AliAhmed-qt4iy
    @AliAhmed-qt4iy 5 дней назад +2

    C/xaafid màhaaysìd in xàsan masajid yiri puntaland 24 saacad àyey ku burburi.

    • @fahima6186
      @fahima6186 5 дней назад

      Weliba kuwa kasta oo dhiiga kudaadiyey ayuu promoting ama dallacsiin usameynayaa waxa uu kahelaayo manaqaano❗️

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 5 дней назад +2

    Waa Run Amp Caalim Qudbadii MD Farmaajo Yiri Dastuurka Hadii lafara Geliyo oo Guud Ahaan la isku Raacsaneen Ruuxkasta Tuuladiisa Ayuu Aadayaa Maadama Aanku Jirno Chapter 7

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 5 дней назад +3

    Shalay wuxuu ku dheganaa farmaajo maantna xasan allow caafi.siyaasiga careysan walaal naga daa.

    • @saja9892
      @saja9892 5 дней назад

      War xasan tuug saaxir maxaa wanaag ah oo aad ka sheegaysaa caalin wixii jiruu sheegaa

    • @khada917
      @khada917 5 дней назад

      Gurguurte kii geela qalayay ee isbaarada mirinaayo dhigtay miyuuna ahayn

    • @Professor4555
      @Professor4555 5 дней назад

      ​@@khada917farmaajo iyo Fahad miya rabtey iney dilaan madaxweyne hore, inu iska difaaco doqon ta waajib ba aheyd laxyahey

    • @khada917
      @khada917 5 дней назад

      @@Professor4555 siduu shalay ciidanka u lahaa dhiiqo musqul ha galina ayaa maanta loo haystaa waliba banii aadam caadiya maaha waa baahi caga leh waa xabaalaquf waa tuug maxishoode ah.

  • @Ahmed-tu5wm
    @Ahmed-tu5wm 5 дней назад +1

    Hayaaaay, cabdixafid Xoolohii Baa Wareysaneysa Kan Cid Dhageysaneysa majirtee Xooga Views Ah Ku Hel

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 5 дней назад +3

    Walee aakhiro waraa jiro ..

  • @ahmedhanshi2422
    @ahmedhanshi2422 5 дней назад +1

    Kan uma qalmo in wax la weydiyo dhex dhexad ma aha. umada somaliyed ayu kala fogeya

  • @ashajimale6888
    @ashajimale6888 5 дней назад +3

    ASC Abdulxafid Caalin waa kheyr ma sheege ee iska jir wareysiga uu dhiibayo Thanks

    • @jaallebulsho3367
      @jaallebulsho3367 5 дней назад

      Maye wa run sheege mq xassan culusow inu dagaal kula jiro nolasha dad rer puntiland bq been ah

  • @jirojogow
    @jirojogow 5 дней назад +5

    abdhafidow wad na maqli weydey hadalkena inad ninkan wareysigisa aad iska deyso, sida darted waxan u aragnaa inad qabyaliste aad thy oo afka kala xishoneysid oo nin kuu hadlo oo qalbi xun qabyaladna ka shaqeyo kuu hadlo, qabyaliste daha dabadiisa aya thy umada somaliyedna wey ku aragtey, waxba ha is qarin !!!

    • @TufaaxMarket
      @TufaaxMarket 5 дней назад +1

      Adeer ninka hadaad ka fakar duwantahay micneheedu ma dembiila horta dadka qaar cawaansana

    • @jaallebulsho3367
      @jaallebulsho3367 5 дней назад

      ​@@TufaaxMarket wa moryantii xamar oo runta diidan

  • @farahkeinan3289
    @farahkeinan3289 5 дней назад

    xasan waa tuug waashaytaan waabeenale waa tuug ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ caafimaad baan kuurajaynayaa aamiin aamiin mahadsanid

  • @CabdiXaashi-gy6fv
    @CabdiXaashi-gy6fv 5 дней назад +1

    Xasan shiikh dani wa ubadheedhay

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 5 дней назад

    Wa Beentiin Puntland Asad Burbur Iskadaye Xita Matabayso Shacabka Puntland Wa Shacab Isqoo U Askareysan Oo Iskasaara Dhukooda Puntland

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 дня назад

    Allahayoow nabad iyo Nasteexo ummadda Somaliyeed dhamaantood iyo ummadda islaamka dhamaantood.

  • @jibriiljessow6783
    @jibriiljessow6783 5 дней назад

    Weriye.Abdixaafidow.Arimaha uu ka haddlayo .caalin.waa xaqiiq

  • @abdallasonkor4769
    @abdallasonkor4769 5 дней назад

    Cxafiidow Dani iyo Reer puntland cid waqti isaga dhumineyso ma jirto ebow

  • @noorbisin2761
    @noorbisin2761 5 дней назад

    By Tv Waxaan u sheegeenaa Haddii Aan Nahay shaCabka jecel BS TV ? Waa Nin jeCel Soomaali isku Diro سبحان الله

  • @MaalimabdiQadir
    @MaalimabdiQadir 5 дней назад +1

    c/xafit wan kusalamey runbuu shegey hasan calanka colaada ayuu uqatey buntilan&kgbed meeshey lagaarto aan aragno mahadsinid

  • @cabdullaahiismaaciil5708
    @cabdullaahiismaaciil5708 5 дней назад

    Abdixaafid iyo Xasan Sheekh way ka simanyihiin cadowtinimada Puntland. It’s impossible that Abdihafid does not understand that that Hassan is the number one enemy of Puntland

  • @Salugla
    @Salugla 5 дней назад +3

    Abdihafid qofka kaliya ee uu afka qabtaa waa Amb.Caalin sababtuna waa runtuu abaaraa Abdihafid ninka ha keenin hadaadan warka u daynayn falanqeeyuhu isagaa masuuliyada hadalkiisa qaadaya

  • @hanasheikhdon2808
    @hanasheikhdon2808 5 дней назад

    Suxufi Mohamed Ali Runta Ayuu Ka Hadlay !! Yaan La Diidin runta & Xaqa!! Tan Kale Xasan Sheikh Colaad Xun Ayuu U Qabaa Puntland Madaxweyne Soomaliyeed Hadii Uu Yahay Madaxweyne Wax Qabad Leh Ayuu Ahaan Lahaa ?? Xasan Sheikh!! Intaas Waxa Uu Ku Mushquulsan Yahay Hagardaamada Somalia 🇸🇴 Meesha Ethiopia Ay Rabto In Ay Ka Qaadato Meel Cidla Ah Bada Somalia 🇸🇴!! Xaq Daradii & Cuqabadii Ay Ka Galeen Madaxweyne Mohamed Abdulahi Farmaajo Ayaa Soo Baxday!! Dawlada Xasan Sheikh Uu Hogaansho Dawlad Ma Ahanee tan Dhinac Allah Noo Dhaafsho!!!

  • @abdulkadiryousuf7395
    @abdulkadiryousuf7395 5 дней назад

    Aqoonta & Siyasada Waa Kala Caqli 😂 Aqon Yahankan Xaga Siyasada Wuxu Ka Yahay Cug Yar An Qangarin😂 Xasan Manta Haduu Magacabi Lahaa Sicid Dani Xasan Sheikh Putland Muu Dhisi Lahaa Ninkan Waa Dhagool Indhool Asad Waa Nin Uqalmo Taliyaha Police ka 😂 Darood Doqomada Hor Kacayo 😂

  • @YassinFaye
    @YassinFaye 5 дней назад

    Ninkan wa suaale muxu Dawladnimada Somaaliyeed ugu tufa mar walba? ayu u Shaqeeya ?Shaley Mdx weyne Farmajo u liidaayey hadana wuxu diidanyahey Mdx weyne XSM. Odaygan Xanun ba ku jira Negative o u faafinaya. Wa jaajus shisheeye hala daba galo.

  • @fuaadabdalle7331
    @fuaadabdalle7331 5 дней назад

    Xassan dowladi waxuka dhigay meel rerkisu leyahay!Rer pl wakhti badan weyku dhumiyen xamar iyo dowlad ku shegta,Xiligas sibuxda loga tashan laha, wala garay!#

  • @noorbisin2761
    @noorbisin2761 5 дней назад

    Waxaan waa Qabiil Daarood Ayaanahay warQabiil waa lagatagay Muqdisho ? Joog meeshaad a joog war aamuus muxuu Ahaa wuxuu leeyahay waxaan Ahay Nin waxbartay matihid ? Kkkkkk

  • @Raho339
    @Raho339 5 дней назад

    Rabi Sharkiisa HakuCiliyo Xasan Sheekh Insha Allaahu oo Hoostiisa Halahelo Bidmilaahi Kariim Yaa Allaah

  • @abdideeysane2372
    @abdideeysane2372 2 дня назад

    Mustaqbalkaaga wariyenimo waxbadan ayuu u dhimayaa ninkan isku sheegay falanqeeyaha uu qabiilku dhuuxa ka dagay

  • @sarmaansanka2065
    @sarmaansanka2065 5 дней назад

    Cabdixafiidow xassan waa cadowga koobaad ee Puntland waakii masaajidka kalahaa Puntland 24 jirta waxayna kudumaysa 24 saac waa xassankii 10m dollars kusiinayay xassan Shire abgaal ee sxb alle kacabso oo runta hadiidin

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 5 дней назад

    SAX WAXGARADKA BUNTLAND WEEY OGYIHIIN INUU XASAN NECEBYAHAY WAXGARADKOOD WAAYO WUXUU XASAN AFKIISA KA YIRI BUNTLAND 24 SAAC BEEY KU BURBUREEYSAA SHACABKA BUNTLAND INTA FIKRADAAS QABTAA WEXEY LEEYIHIIN XASANOOW ILAAHAY MAORANE ADAA YIRI QABUUREHEEY KASHIDANTAHAY XASANOO HOOSTAADAEY KASHIDANTAHAYE UTALI BANAADIR

  • @AbdiAziizTogox
    @AbdiAziizTogox 4 дня назад

    Cabdi.xaafid.ninkani.waa.xanuunsan.yahay.waana.fayras.xun

  • @FatmaOmar-c8m
    @FatmaOmar-c8m 5 дней назад

    Waanin xanuunsan Dani ayaaka dhaxhadlaya doowo maleh ninkaani saaxiib adiga iyo Dani warkiina waalaga gudbay sorry asad guuuuuuuuuul🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @MohmdAhmd-xx1ln
    @MohmdAhmd-xx1ln 5 дней назад

    Abdi-xaafid iyo Caalin
    Waxay ka mideysan yihiin
    Ma jeer teen kaliya
    Ayaa xaq u leh Prime ministerka Somalia.?

  • @muktara.9989
    @muktara.9989 5 дней назад

    Ina Diyaano Aabihii waxa uu uhalgamaye sharafta dadkiisa iyo puntlande Asadna noqonmayo sida Xasane moodayo wa haduu Calileeyahaye mustaqbilna rabo 1sano iyo bilo ku mabaabinayo Asade mustaqbilkiisa

  • @muktara.9989
    @muktara.9989 5 дней назад

    Waryaa Abdifitaah Intaad isleedahaye iska dhis vila soomaaliya amaba mooyaane Xasane haduu lacag kugu siiyo Caalimkumasiiyo lamagadankaro eeafka hagoosane Runbuusheegayaa

  • @AdamAli-s5g
    @AdamAli-s5g 4 дня назад

    Puntland wiil yar oo dabadhilif ah ma burburin karo, waa dhammaadka jogitaankiisa puntland haddi uu isku dayo wax ka soo horjeeda maamulka puntland

  • @muktara.9989
    @muktara.9989 5 дней назад

    Xasane waa Cadowe 1waade Cadowe 2 Cadowega 3 waa mooryAne waxaane qabaahe inla gatashado sida Somaalilandi puntlande hakagoosato villa soomaaliya ama villa wardhiiglaye

  • @abdullahimjimale-um9vo
    @abdullahimjimale-um9vo 5 дней назад

    😂😂😂😂 walaahi falanqeeyah waa Runtiisa adiga ku ekaaw wariyo nimadaada

  • @aliidrissyacin5629
    @aliidrissyacin5629 5 дней назад

    Wuxu u muqda mw Hasan sheikh nin uxub siibtey kala geynta midnimada umada somalied.
    Wa nasib daro hosti daye harerti ma dayo. Qaran iyo qabil isma qaadi karan.
    Bal ureysate waxay umusho wan sugeyna.
    Allow qaranka noga badbaadi inu qabil gacanta u galo...amiin

  • @Raho339
    @Raho339 5 дней назад

    Rabi Sharkiisa HakuCiliyo Xasan Sheekh Insha Allaahu Yaarabi

  • @CaliMaxamuud-l3h
    @CaliMaxamuud-l3h 5 дней назад

    Ninkani Maaha Falanqeeya Dhexdhexaada Markastana Wuxuu Dhaliilaa Dhinac Haday Labanin Isqabtaan Iyagay Utaalaa Siday Uheshiinayaan Ama Ukala Adkaanayaan Sargaalka Lamagacaabay Waa Nin Soomaliya Waanan Soo Dhawey Nayaa Maaha Inaad Noqoto Qof Dabka Shidi Yaqaan Oo Aan Garanayn Sida Waxloodaweeyo

  • @cabdullaahiismaaciil5708
    @cabdullaahiismaaciil5708 5 дней назад

    Ambaasadoor nacastaan sanka weyn waxba ma fahmayso ee waqti hayskaga lumin.
    Xasan sheekh waa cadowga Puntland laakiin ilaahay mahaddiis Puntland nin caano dameer lagu soo koriyay waxba uma dhimi karo.

  • @abdirashidaseyr8711
    @abdirashidaseyr8711 5 дней назад

    Waaruntiis ambaasadoorka waxaa is haya shacabka puntland iyo xasan shiikh cadaawad buuna uqabaa xasan reer puntland

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 5 дней назад

    Waa run shacabka puntland Xasan shekh ayay kasoo horjeedaan.
    Maxaa Raisal wasaare lanoga dhigi waayay booowe ayay ku leeyihiiin

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 5 дней назад

    Waa run shacabka puntland Xasan shekh ayay kasoo horjeedaan.
    Maxaa Raisal wasaare lanoga dhigi waayay booowe ayay ku leeyihiiin

  • @abdullahifarah610
    @abdullahifarah610 5 дней назад

    Fashilka iyo faham darrada hogaanka somalida ee heer federal iyo D/gobbled oo kusiqaya in ciidamo shisheeye tababartay siiyana musharka dalka ku sii badanayaan lagana filan karo wixii Sudan 🇸🇩 ka dhacay

  • @TheAlishire
    @TheAlishire 5 дней назад

    Abdihafid intaad puntland ka carareyso ha ku dhumin saxaafadaan Aad jeceshahay laakiin Aadan ehelka u aheyn
    U ogolow Aqoon yahanka in uu sheego waxa jira

  • @aamirofficial589
    @aamirofficial589 5 дней назад

    Nin careysan ayad wareysatay
    Ee falanqeye maaha puntland dowlada dhexe waxa u joogo senators iyo xilibaano waziiro
    Marka puntland waa hoyadi federale ka
    Ee waa dani vs xassan qilafkan
    Ee ninkan xanaqsan dadka kicinta kadaa dheh

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 5 дней назад

    Muxuu bur_burin karaa waxaa loo keenay in xamar mucaaradka Ku laayo nin mj ah si hawiye dhexdooda isku leen mucaaradow ninkaas puntland shaqo kuma lahan Isla cesha

  • @faisalhersi5681
    @faisalhersi5681 4 дня назад

    Hhhh ninkan la waraystay puntland aqon uma laha puntland miya cunug yar oo taliye police lo magacabay ku burburaysa war mel ayad puntland iyo dadkeda uga dhacday haday puntland diyano taliye police lo magacabay ku burburayso maba ahayn in puntland dowlad samaysato. Ninka burburaya wa xasan iyo koxdisa.

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun3368 5 дней назад

    Waxaan maqli jirey cimri tagey ceebkusagooti nin kusheega cireystey ee wax iskuma fale ah oo niicda haya hana horkeenin walaal keen qof wax laga faaiido hakeenin qof dib usocd ah soomaaliya waxay ubaahan tahay dad aqli iyo cilmi u saaxiiba. Ha keenen qof xanuunsen 😮

  • @husseinabdirahman5173
    @husseinabdirahman5173 4 дня назад

    Abdixaafit nin dhax dhaxaaf nookeen ideecad reer leeyahay yeeysan noqonin

  • @moabdullahi5707
    @moabdullahi5707 5 дней назад

    A s c
    Mudane madaxweyne xassan sh
    Ayaa hurinihayaa dabka gobolada lakiin
    Shibirtu marbaay dabqade markina gurigeeyda ayaay gubtay xassan waa lamid jeclaaw ama necbanaaw

  • @cureji7877
    @cureji7877 4 дня назад

    Abdi xafid hadii butlan ay illaalin Ayana mid nimadooda Farah ayey ka baxdey Xassan Sheeq waa nin xun oo dhiig yacab please pls please haka kaco reer butlan doldolelo ayey yee latay

  • @amalabdi2011
    @amalabdi2011 5 дней назад

    Xasan waa munaafaq xun puntland wax uu ka qaadikaro majirto cidkasta oo mucaarada xitaa haduu magacabo waxba usoo kordhin mayso Xasan shiikh keliya in uu maryaha dhigto mahee

  • @Ahmedmahadcaruus
    @Ahmedmahadcaruus 5 дней назад

    Nin xanusan ba abdihafidow nokentay kan okale hanaso horfadhisin nin weyn ixtiramno batahee

  • @AliMohamed-ub6ob
    @AliMohamed-ub6ob 5 дней назад

    Magacaabista asad waa bilowga dowlad wanaaga iyo rajada dhalinyarada somaliyeed guuuuul dhalinyarada somaliyeed oo dhan reer moqdisho waxay ku leeyihiin soo dhawaaw taliye asad well come moqdisho

  • @Booldil2024
    @Booldil2024 5 дней назад

    Kooxda faroole oo an harti difacayn dumarka iyo caruuta qaxiyay laascanod kaso cararay oo an dastuurka puntland ilaalinayn sida Kan muqdisho ujooga Cali xoosh Shaqa tagay baa raba inay bahdir oo Asad beeshisa iyo madaxwayne dani isku diran
    Hada kahorna iyaga weeraray 2021 oo Dani ku diray oo rabaay inay mesha kala Waregan .
    Madaxwayne dani iyo Asad horumar ka dal udug bay kawada hawlgalin kooxda faroole iskuma diri Karan.
    Bahdir hayska ilaaliyen in kooxda faroole madaxwayne dani isku diran
    Gobolka bari nabadisa Hala ilaaliyo.
    Dani nabad haku dhameyqn wax kasta dadka raba inay cisman beelah kamida islayan oo kursi ku koran hayska ilaaliyen.

  • @JigjigaNewsChannel
    @JigjigaNewsChannel 5 дней назад

    Wa nin jahil oo dhintay way, Asad ma adow la magacabay Puntland miyu yahay???
    Dani oo dameer aya sababta numbar 1.

  • @SooYaal-f1z
    @SooYaal-f1z 5 дней назад

    Wakaa aqoonyahan qabiileedka daacadaa
    Soomaaliya kalasoocbay ubaahantahay

  • @AbdirashidAli-x5o
    @AbdirashidAli-x5o 5 дней назад

    Ninja hadlaya Magaciisa ma'aqaan lkn waxaan dhihi lahaa is qararas bixi Dani iyo Diyaano waa ilmo adeer isaguba hooray ayuu usoo maray wasiir DWLD U Hogaan u yahay XSM

  • @zinasisle5045
    @zinasisle5045 5 дней назад

    Britv maanta Somalia lagu kala qeybinaaya Caalin wuxuu la soo shaqeeyey qoloyinkii somaliya burburiyey dagaal oogayaasha ma aha falnqeeye iyo mucaarad ee waa burburiye qaladkana kuma taageeraayo dowlada hada jirta

  • @mohamed88466
    @mohamed88466 5 дней назад

    Abdihafid zxp waa kugu sharaf dhac in channel-kaagu uu noqday sidii maqaaxiyihii fadhi-ku dirirka oo aad ku casuunto nin aan cilmi iyo caqli midna ku dhisayn doodiisaa oo aad umadda ku fitnayso Isaga fikirkiisa mala'awaalka ah adiga ayay sharaf dhac weyn kusoo jiidhay burbur aad umad idil oo Muslim ah aad la jeclaateen hawl sahlan maaha

  • @soraya.a7956
    @soraya.a7956 5 дней назад

    Asc cuna qabateyn lasaaray shacab Puntland majirto taasna waxaa cadeeyey madaxda DFS ee ka soo jeeda isla Puntland iyo xildhibaanadooda marka wax aan jirin in lagu cel celiyo waa laga wanaag san yahay dadka waaku caajisayaan, week gaan gudahiisa ayuu Dani aqbalay mashruucyadii miiska u saarnaa uu isaga diidanaa markii hore taa waxaa dheer Dani wuxuu qaatay lacagtii kabka oo gaareysa millions tan ah Gen. Asad Diano waa muwaadin xil hadii loo magacaabayna looguma magacaabin Puntland oo kaliya ee waa wadanka Soomaalia oo dhan xaq ayuu u leeyahay iskadaa taliye Police ilaa madaxweyne ayuu noqon karaa waxaana sii yey xaqaas Soomaali nimadiisa, Hadii Dani ama xatee maamula kale yiraahdaan ninkaan waa mucaarad keyga xilna kama qaban karo ciida Soomaaliyeed taas macnaheeda waa kali talisnimo!! teeda kale Dani wuxuu mas'uul ka yahay shacabka Soomaaliyeed ee Puntland wadankana waa wadan Soomaaliyeed sidee ku keenay in uu Ethiopia oo qabsaneyso wadankeena oo waliba Puntland u malaf saneyso in uu orod intuu ku tago isla soo sawiro walibana cadowga dadkiisa lasafto oo tabashadiisa gudaha ku saleeyo khayaano kharan? Gen. Asad Diano iyo Dani waxaa duulaan dadkiisa ku ah Dani Tusaale ileen qabiil iyo Hawiye iyo Daarood adeeg sadee Dani wuxuu la kul may Qoor qoor maalmo kadibna Dani hub ayuu kala yimid cadowga Ethopia yuu kula dagalaa ma Hawiyuu kula dagalaa? Ileen gar islaam ayaan u nahaye CAALIN adaa adeeg sanaayo Hawiye iyo Daroode Dani ma hawiyuu u keen saday hubkaas? Caqliga ha shaqeeyo Danina fitnada haka daayo dadka, mucaaradna xataa haday is baheys taan waa Dimoqradiyada hadii M Hassan Sheikh uu siyaasad lawadaago siyaasiyiinta kale waa Dimuqradiyada muhiimada waa in la ilaaliyo Danaha dadka iyo dalka..

  • @CabdirahmanxasaXasanmankey000
    @CabdirahmanxasaXasanmankey000 5 дней назад

    Hawiye turub Baray yaad qiyaano uun la dabo tagan tihiin
    Ilo meereyso dhamaatay

  • @sunari8818
    @sunari8818 5 дней назад

    Waxaan la yaabana hay Cabdixafidow sida aad isu yeelyeleysid adigoo waxba ka qarsoneyn lakin adigu isdidsinaaya xaqiiqda ka jirta Somaliya sida Xasan Shekh uu u dhaqmayo waxey keneysaa in la kala burburo oo xogaagi yara oo ummadda Somalinimada jecel isu keneen la waayo,marka Allaha weyn waxaan ka baryayaa in Xasan Shekh shacabka Somaaliyeed ka qabto allahuma aamiin.

  • @MahamedHassan-k2o
    @MahamedHassan-k2o 5 дней назад

    Abdi xaafidow sidaas inaad karoontahey ayaan u heystaye waxaad nookeentey nin cuqdad ka buuxdo mahadsanid

  • @MashaAlllahAlhamdullilah
    @MashaAlllahAlhamdullilah 5 дней назад

    Caalimow allah ku caafiyo.
    Doraad Dani,shalay Farmajo, Maanata Xasan.
    Waamaxay Dawlad nimada Somalia cadaawadda aad u qabto?

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 5 дней назад

    somali waxa halkaa dhigey deni Iyo gurubkisa ama kuwa calin ka mid yahey anagu darood beynu nahey kuwani Waa hawiye waa waxa wejiga xun somali u yeley iyadoo shisheeye loo shaqeynayo mjerten mamatalo darood kumana oor kacsan karo shaley faramaajo weey la shaqeyn Waa yeen

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 5 дней назад

    Asadow ha qaxin reer butland
    Maato xoolo haku raadsan inta
    aad Dani ka adkaaf is leedahay
    Reer butland Deni maaha
    Xal kale raadi.

  • @abdideeysane2372
    @abdideeysane2372 2 дня назад

    Akhii wareeyso dad cilmi iyo aqoon u saaxiib ah kana fog wax yaabaha xasaradaha kicinkara

  • @hersijama6742
    @hersijama6742 5 дней назад

    Ssc.sbdi xaafid. Show gaagu waa mid muhiim u ah ummada somalia.
    Marka waxn jeclaan lahaa inaad ku cusunto qof wadani ah oo aan waxka faaiidaysan karno.

  • @muktara.9989
    @muktara.9989 5 дней назад

    XASANE BURBURKA PUNTLANDE GEED DHEER IYO GEEDGAABANE UFUULAYE QOFKA REER PUNTLANDE OO TAA OGAYNE WAA DHUUNI WALIBA CAAQ AH KALIYA YAQAANE MAXAANE CUNAAHE

  • @abukhalid3022
    @abukhalid3022 5 дней назад +1

    للأسف من هو في موقف خبير دبلوماسي يتكلم بالفاظ لاتليق حتي ادنئ الناس من المعرفة

  • @micraaj6621
    @micraaj6621 4 дня назад

    Waa ku sugtay ambassador Caalin Abti xafid mar mar buu iska dhigaa nin aan waxba kala ogayn kumalahoo shacabka puntland iyo xasan sheikh isma hayaan kkkkk

  • @dhanaanechannel4185
    @dhanaanechannel4185 5 дней назад

    Caalim Uma hadlo sidii nin professor ah ee wuxuu u hadlaa sidii ciyaal dhigto year 2 primary school ama oday dabaal ah

  • @mursalharare1001
    @mursalharare1001 5 дней назад

    Falaqeeye matihid dhexdhexaadna ma tihid adiga kan kuwareysanaayaba dhinac ayaad ka rarantuhiin

  • @AbukarXaji-vk2ci
    @AbukarXaji-vk2ci 5 дней назад

    Ninkan tuug waaye faroole iyo xasan waa far iyo faraanti Kan mardanbe hawareeysan tuug waaye gumeysi kalkaal wadanka dan kama laha

  • @AdenMohamed-fw1vq
    @AdenMohamed-fw1vq 5 дней назад

    ASC Abdixaafid ninkan marwalba u hadlaaya sida qabiileysan iyo burburinta dawladnimada Soomaaliya ee aad wareysaneysid ma waxaad la'dahay cid kaloo waxgarad ah oo aad wareysated.fadlan haddii aadan qayb ka aheyn burburinta dawladnimada Somaliya ka joogi wareysiyada aad la yeelaneysid ninkan iyo kuwa la midka ah.

  • @inaqaalli
    @inaqaalli 4 дня назад

    Kkkk war ninka aad soofariisisay, falanqeeye maahee waa taageeri Dani oo aan qarsan. Falanqeeye maaha ee waa iskahorkeene. Waxaa u qurxooneed inuu yiraahdo dadka ayaaqaba oo isagu iska leexiyo eeda6nta xasan sheekh iyo Diyaano. Farsamo yaqaan nin ah warayso sxb

  • @wamo4691
    @wamo4691 5 дней назад

    Cabdi xafiidow ninkan wu isku darsame e hada kadib ha wareysanin hadad rabto somali iney ku dhageysato

  • @cabdicali9724
    @cabdicali9724 3 дня назад

    Yaahuu yaahuu wlh waat bogtaa dhimar tagay dhanaat ku ma soo baqda xasan ku meereyso

  • @NurGacan
    @NurGacan 5 дней назад

    Reer baydhabo waxa la yidhi xabashi ayaa idin dhashay somali ma yihidin
    Reer somalind ku quusta somalinmada beenta ah in la isku gumaysto la rabo wataas cadaatay

  • @SadaqAhmed-p9l
    @SadaqAhmed-p9l 5 дней назад

    Cabdixafiif.saami qaybsiga.aad ka dhawaajisay. Caday.waxaa ku dhageysto.dad badan og.waa in aad dhahdaa.2.5.waxba ha qarin

  • @mustafesalah6952
    @mustafesalah6952 5 дней назад

    Ambassador ku wux shegayo wale waaa biyo kam dhibcan

  • @NurGacan
    @NurGacan 5 дней назад

    Run sheegaya profasarkan
    Laakin waxa ayaan daro ah dawaladnimdan la sheegaya ma xamar kaliya ah inta kale lama rabo
    Madaxwayne aqoonsi haysta xamar ooo kaleyiya jooogta

  • @mohamudabdinur
    @mohamudabdinur 5 дней назад +1

    Puntland u burburimayso, shaqsi xil dufantir ah loo magacaabay. Waana meel ka dhac inaad cinwaan ka dhigtaan "waa burburka Puntland

  • @HamdiMohamed-x1k
    @HamdiMohamed-x1k 5 дней назад

    Anigu uma maqal beel caalam ee waxaan maqley S Deni inuu yiri Somali ha isku yimaadeen Garoowe si aan u wada hadalno sidaas buu yiri ❤❤

  • @NurGacan
    @NurGacan 5 дней назад

    Reer somalind waxaan u dheegaya kuwii fadraalka as aasay ee dhulkoodi nabad ka dhigaty reer pupnad ayay daealadii xamar sidaas ku samaynysaa xalakeee ayaan inagu joogno ninkii somalinim maskaxdiisu ku jirto tusaale ku qaata

  • @ahmedhussein7804
    @ahmedhussein7804 5 дней назад

    ASC ABDIXAFIID IYO AMBASSADOR WAAD SALAAN KADIB DOWLATII HORE M X SH IYO SHEEQ SHARIIF SOO COLINTODA WAXAA KA DANBEYSEY SIYAASO KANBEEN DOORASHO. LAKIIN WAAN WAAN ARIMAHA WADANKA KU CUSUB

  • @AbdishakurYusuf-e7t
    @AbdishakurYusuf-e7t 5 дней назад

    Waa biyo kamafhibcaan warka caalin xasan shiikh wuxuu ladagaalamayaa shacabka puntland iyo ssc waa qabyaalad waxa xasan shiikh waxa uu kasameeyay puntland iyp ssc waa la ogyahay wuxuu rabaa inuu bur buriyo laakiin wuu kujabayaa ceelqabkiisa waa dhab waxa calin kahadlaayo

  • @Gureey-l6k
    @Gureey-l6k 5 дней назад

    Madaxweyne kasto kursiga haayo wa in uu so xereaa maamul gaboleed kasto o aay la shaqeyan dowlada shisheeye wa habka federaalka sakayba mareykanka waxay so xiren xilkana ka qadeen ma mul gopoleed gacan sar la.lahaa wadamo shisheye

  • @garaarwabari1208
    @garaarwabari1208 5 дней назад

    Kkkkk buntland waa maamul awood leh walba ka dhisan ina diyano waa qof kaliya xataa haduu 1000 kun diyaano ma gacaabo buntland wax kama dhimi karo hassan munaafiq wuuu kudalay burburkiisa mida kale hadaan nahay shacabka buntland xassan munaafiq wuu cuna qabateeyay waana neceb nahay

  • @muktara.9989
    @muktara.9989 5 дней назад

    Ina diyaano kama duwana Sulub wax uu kaqaadayo puntlande ama wuxuu noqone nin dadkiisa iyo dalkiisa loo adeegsane ama wuxuu noqone mid ceebooba oo waxna qaadikarin

  • @AhmedWarsame-lh8ug
    @AhmedWarsame-lh8ug 5 дней назад

    WAA MUSTAQBAL MADAW HADDII SOMALIDU AANAY WADAHADLIKARIN 2024KA

  • @AbdiAsyar
    @AbdiAsyar 5 дней назад

    C xafiid waan kutaageeraa barnaamij yadaadana waan daawadaa bal falaqeeye kale nookeen oo wax dhisaya anigoo og in Qarannimadu kugu wayntahay Qaran dumis iyo Qabyaaladeste xiisa uma qabno