Kaalinta culimada iyo wacyiga bulshada

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 дек 2024

Комментарии • 309

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Год назад +13

    Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena 😢

  • @nuuradiinmo6238
    @nuuradiinmo6238 3 года назад +41

    إنما يخش الله من عباد العلمؤا

  • @HaldhaaChannel
    @HaldhaaChannel 3 года назад +17

    Cajiib
    Runtii ninkani xaqiiqda kama gabado meegaartiisa aragtiyedna aad bay u fogtay masha allah
    alle ha ino daayo isaga iyo kuwa la midkaaba

  • @fosiyamahmed2390
    @fosiyamahmed2390 3 года назад +23

    Diinta& madigu isma diidana waxaad kaga marakacaya Sh,mustafe we la soco kuna Xisabtan in Culimadu kuu Tlmaanto sidaad u noolan lahayd oo ku dhan kitabkan Samawiga ah🧠✍⚖⛹️‍♀️🙏❤❤

    • @franskafka5913
      @franskafka5913 3 года назад +1

      Sheekh mustafe aa!! Sheekh Mustafe waa mufti maaha caalim wllo

    • @abdihodan8498
      @abdihodan8498 2 года назад

      Saxiix wllo

  • @amiinboos7632
    @amiinboos7632 3 года назад +13

    Agaasimaha Tv .
    Wariyahan Meesha ka qabta oo wax kale u dhiiba waa uu dhex fadhiistay

  • @faadumomaxamed4298
    @faadumomaxamed4298 2 года назад +3

    Macalimiinta quraankabudhigta carruurta masha allah illaahay haydin xafido laakiin wax’s idinkadhiman inyar xaga tarbiyadooda ah wax usheega caruura oo jeclaysiiya diinta iyo kitaabka aadxafidsiinaysaan

  • @bederkeyse8771
    @bederkeyse8771 3 года назад +29

    Manshllah,,, I'm extending my sincerely gratitude all mmtv somali who organised such spiritual debate about how sheikhs and youths can be well connected ❤,,, wishing to share with us more videos like thissss
    Greetings from burco

  • @omarabdinasir3509
    @omarabdinasir3509 3 года назад +17

    Ninkan wariyaha ihi malaha khibrad fcn oo uu ninka uu waraysanayo ku dhagaysto barnaamijkan oo kale kuma haboona ee cid kale ha loo dhiibo oo ku haboon soo jeedin ku socoto mmtv

  • @axmedyusuf5540
    @axmedyusuf5540 3 года назад +10

    Waxaynu doonaynaa waa wanaag horumar iyo guul wadada loomarayaana waatii ayumareen rasuulkeenii salalaahucaleyhi wasalam iyo saxaabadii taasoo kuqotonta waxyigan inna dhexyaala allaah haina fahansiiyo

  • @apdyrizaqzayid7994
    @apdyrizaqzayid7994 3 года назад +26

    Aniga Aragtidayda Aadan Waa ku raacsanahay waxa uu ka hadlayo lkn se kuma raacsaani heesaha waa xalaal
    Horta eray iyo music waa kala laba eray waa afsomaligeena waanu saxsanaan karaa waanu qaldanaan karaa balse
    Music waa xaaraan maqdac ah hada ka hor waxa jirtay markii diintena islaamka ay gaaladu dadkii dhinac walba ay ka soo mareen ay waxba ka badali kari waayen ayaa waxay yodhahden War nio nimankan islaamka maxaan ka yeelna xataa diintooda inay u dhintaan diyaar ayay u yihiin markaa waxa ay soo saareen music wax la yidhaa waxaana ka danbeeyay diinta maansuniyada saa laajigeed waa taas ay maanta islamki iyo diimaha kaleba ay music fahmi l.a yihiin macnihiisa iyo meesha uu ka yimi
    Allah khayrka iyo wadada xaqa ah ha Ina waafahiyo alxadulilah
    Wabilahi tawfiiq 💛👋

  • @suldaanupthiali1325
    @suldaanupthiali1325 3 года назад +61

    Nin raged baad keenteen walahi😂😂😂😂😂😂😂

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 Год назад +2

    You are the lucky view edo! But you are right we shouldn’t diminished our man . There a lot good man out there Masha Allah ❤

  • @user-sg8zz6me2s
    @user-sg8zz6me2s 3 года назад +24

    Wariyuhu zi pu u didinyHy aadan
    Xita dhola cadeynti wariyinimo malaha
    That's personal attack 🕌👑

    • @zensei7479
      @zensei7479 2 года назад

      Waa reer miyi nacas ah oo reer nimo lagu keenay meesha

    • @hoodocali421
      @hoodocali421 Год назад

      @@zensei7479 aniga garanaya mustafe weriyanimada uukusoo boodey bilaaa khibrad

  • @somalicitizen5933
    @somalicitizen5933 3 года назад +7

    Aadan khadar cali aadan sahan waa dheerigiye wayn

  • @suldaanupthiali1325
    @suldaanupthiali1325 3 года назад +17

    MM TV maan daawan jirin lkn markaan arkay aadan sahan arkayban soi cararay🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗

  • @yahyemouza7769
    @yahyemouza7769 3 года назад +53

    Hala so badiyo mawduucyada noocan oo kle ah runti❤

  • @cabdijibaar6528
    @cabdijibaar6528 3 года назад +7

    54:24 war ninkaazii waa legend wlhi su,all aduun buu waydiayay si yaroo koobana u fahansiyay

  • @camaarsomali4168
    @camaarsomali4168 3 года назад +29

    KAN WARIYE MAHA DADKA HADALKA AYUU KA BOOBAYA

    • @zhbarre641
      @zhbarre641 3 года назад +1

      afkaaga caano lagu qabay
      guuleed cunaaabi halgu badalo

  • @hormarinbulsheed7729
    @hormarinbulsheed7729 3 года назад +4

    Aadan waa wiil aqoon yahana
    alle ha barakeeyeee

  • @abdirahmanali315
    @abdirahmanali315 3 года назад +8

    Fadlan wariyayaasha inaga tayeeya oo halala eego waxa ay waydiinayaan iyo sida ay u waydiinayaan qof ka inta aan wareesiga la bilaabin. waxan dareemaya in wax badan oo ka faaìdo badan la waydiin kari lahaa hadii wariye inanka dhama joogi laha barnaamijkan.

  • @adnaanalsharaapi6506
    @adnaanalsharaapi6506 3 года назад +9

    Wariyahan sibuu umadhaxyahey mmtv
    Barnaamijyada noocan ah nin khibrad leh haloo dhiiibo✍️

  • @Dayr12
    @Dayr12 Год назад +3

    Aadan khadar cali AADAN SAHAN guul

  • @lacag-lacag
    @lacag-lacag 2 года назад +9

    War physics iyo math iyo diintaba ilahay baa lehe hala wada barto guulaysta dhalinyaro

  • @cabdixuseen2033
    @cabdixuseen2033 3 года назад +3

    Waa warkii gaalkii kishki

  • @Callaydh
    @Callaydh 3 года назад +6

    Naqdi la,aantu waa mushkilada ugu wayn ee haysata xalka iyo xornimadaba

  • @hamzaabdi1848
    @hamzaabdi1848 3 года назад +7

    Mm TV waxay rabaan cid daawata lkn ma rabaan cid ay wax u faaideeyan Aadan khadar cali Aadan sahan weerar cad bay ku hayeen lkn waa wax dhacay
    Dadka suaalaha waydiiinaya laf baa ku godan waa dad diyaarsan
    Aad bad u mahadsantihiin

  • @nimanabdi7032
    @nimanabdi7032 3 года назад +9

    Adan sahan Waa legend hore u soco walal

    • @yaxyeaxmed7766
      @yaxyeaxmed7766 3 года назад +1

      Waxba maaha run ahaantii

    • @lighthousefilms7554
      @lighthousefilms7554 3 года назад

      @@yaxyeaxmed7766 waa seef la bood aad u dag dag baddan😡

    • @franskafka5913
      @franskafka5913 3 года назад

      @@lighthousefilms7554 he’s a liberal muslim

  • @abdiqanikadar9918
    @abdiqanikadar9918 3 года назад +11

    Shay معلم من الدين بالضرورة khilaaf maba galaba, diintaada ku dedaal ayaan usoo jeedin lahaa wllky, inta aad caqliga dib dhigto cilmiga ka horeysii.
    Waa ta kalee waxaan odhan lahaa iska isku qaadidda masaa'isha cilmiga u baahan, rag iska celisna laguma helo xaqqa, Allh ayaa la weydiistaa.

    • @SacuudSomali
      @SacuudSomali 2 года назад +1

      بارك االله فيك

  • @falkiye3775
    @falkiye3775 3 года назад +9

    Maasha Allah. Aadan waa nin bisil qodobkaa heesaha muusiga leh ayuun baanku diidanahay .

  • @clmaalikmukhtaar5145
    @clmaalikmukhtaar5145 3 года назад +8

    Maxamed sharmaake legend

  • @cumarcabduwalixasancali4719
    @cumarcabduwalixasancali4719 3 года назад +6

    Qofkan neefka wariye mahan anshaxa wariye nimada waa in loo soo barah adan sahan waa aqoon yahan runtii aan ku xirnahay guul sxb

  • @muhamuhmed2555
    @muhamuhmed2555 Год назад +5

    Aqoonyahan yar ❤
    Aqoontu waa akhriska

  • @suldaanupthiali1325
    @suldaanupthiali1325 3 года назад +7

    Lkn ninkan wariyaha ah hal wax baan ku dhaliilaya Marka aad dadka waraysamayso hadalka haka boobin xumaan igama aha wax isu sheeguna ceeb maha

  • @azmadiamond835
    @azmadiamond835 3 года назад +3

    Aadan khadar Ali aadan zahan alle haku xafido macalinkaygii❤

    • @RiYoole
      @RiYoole 2 года назад

      Muxuu dhigaaa wll

  • @alishire2125
    @alishire2125 3 года назад +6

    Diintu dariiq cusub iyo qorshe uma baahna illaahay baa jeexay dariiqeeda

  • @nasirfarah2676
    @nasirfarah2676 2 года назад +1

    Macliin maxamed Alle haku sharafo

  • @abdimawel2078
    @abdimawel2078 3 года назад +1

    Second #54 wiilka hadlaya ayaaa intaan odhan lahaa yidhi
    Waa nin macquul ah.

  • @geeleweyd3561
    @geeleweyd3561 3 года назад +5

    Dadow diintiina barta,maadi barashadii lay idin tilmaamimaayo.

  • @khalidoday8943
    @khalidoday8943 3 года назад +7

    Dhibaatooyinka jira ayaa ah In culimaduna caraboowday
    Nimankii maadiguna af english bay qaateen
    Waxaa yaraaday qof weedh somali ah oo badhax tiran ku hadla

  • @ahmethkaderofficial1639
    @ahmethkaderofficial1639 3 года назад +6

    Ninkani Anigoo Maalin Istanbul Qaar Reer Xamara iz Hayzana Oon Ka XanaajiYay AYuu izna Ila Xoojiyay Waa Dhamac Wlhi Adke Weeye

  • @abdiqanikadar9918
    @abdiqanikadar9918 3 года назад +8

    Aftahannimo waxba kama tarto qofka aqoontiisa, ilaahow na sug.

  • @cusmanaadan4649
    @cusmanaadan4649 3 года назад +4

    Heesaha music ka wataa waa xaaraan quraankaana sheegey ilaahay ugatoobadkeen meelahaana hakasheegin inaad heesaha dhageysato oo hala jahrin yaadan ka midnoqon mujaahiriinta

    • @Kamal-mb9vz
      @Kamal-mb9vz 3 года назад

      Beenaale Qur'aan ku sheegin

    • @cusmanaadan4649
      @cusmanaadan4649 3 года назад

      @@Kamal-mb9vz ilahay saw ma odhan ومن الناس من يشترى لهو الحديث ليضل عن سبيل الله بغير علم anigu beenaale maihiye waxay culimadu kumicneysay inaytahay heesaha xataa culimadii saxaabada ee uu kamid ahaa cabdilaahi bin mascuud رضي الله عنه

    • @Kamal-mb9vz
      @Kamal-mb9vz 3 года назад

      Sorry wan kula caadifad hadlay brother, laakiin mid an kuu sheego, aayadaas micnaceedu ma'aha sida la inoogu micneeyey.
      لهو حديث : Hadalka intiisa xun
      Aayadu waxay kusoo dagtay mar uu nebigu meel banaan ah ka waday dacwad, nin iskugu yeedhay dumar jaasaya oo loo tumayo wixii berigaas la tumi jiray (si uu dadka uga leexiyo wadada xaqa) |ليضل عن سبيل الله|
      Walaal hadii Hadal intiisa xun lagu macneeyo waa heeso, imisa heesood baa ka wanaagsan muxaadirooyin argagixisadu ku gaalaysiiso mu'miniinta, halkay Heesaha qaarkood Alle xusayaan, ummadana isku jeclaysiinayaan.

  • @honestman4046
    @honestman4046 3 года назад +9

    MASHA ALLAH WAA BARNAAMIJ QURUX BADAN...👍👍

  • @maxamedmaaweel1871
    @maxamedmaaweel1871 3 года назад +8

    Maxamed sharmaarke aad ayaan u salaamay
    Si aqoonaysan ayuu fikirkiisa u cabiray

  • @mohamedcali7120
    @mohamedcali7120 3 года назад +5

    War nio kan waryihii wuxuu isku haystaa mohamed Abdi ilig😀😀

  • @abdirashiidali8692
    @abdirashiidali8692 2 года назад

    Caqli iyo diintu makala maarmaan Culimaduna caqli uma baahna ayay ku odhanayaan.
    Quraankuna. Qowm caqli leh ayaan la hadlayaa ayuu dhahay
    (ULuL ilbaab). اولل الباب

  • @abdimajiidofficial9070
    @abdimajiidofficial9070 3 года назад +4

    Su aalaha ma TV ga ayaa usoo diyaariyey mise isaga wata su aalaha
    Midakale qofka la waraysanayo biyo ama sharab aya lo Soo dhaweeya si uu marba uu ukabado wYo doodahaba waa la isticmala madaba uu waraysigu dheer yahay halkana iska habeya mmtv

  • @zakiskyofficial7872
    @zakiskyofficial7872 3 года назад +1

    M, a Ustd aadan sahan

  • @abdiali8517
    @abdiali8517 3 года назад +3

    Wariyahan ixtaraam maleh.

  • @muwahipmohamed9788
    @muwahipmohamed9788 3 года назад +5

    Mustaphe maclin machalh maclinkii ii dhameeyay quranka kariimka ah hada arkay

  • @ahmethkaderofficial1639
    @ahmethkaderofficial1639 3 года назад +3

    Anuu Reer Haragiza AYaan Ahay Huunada Waan Kazoo Hor Jeedaa Markaa Naga Daaya Huunada Hargaiza Lagu ShaanbadaYnaYo Aniga Dadka Markan iz BaranaYno WaxaY Igu Idhaahdaan Reer Burcaa TahaY Mahiye reer Hargayzadii Caadi Ahayd AYaanu NahaY AYaana idhaa Markaa Waa Galbeedka Huuno Wax Fahma Reer BariYow

    • @abdisaleammohamed7359
      @abdisaleammohamed7359 3 года назад

      Waar adeer huuno walaal boowe waxani waa culture umadna dhaqankeeda ha ku qabsan

    • @Mina-pu8pi
      @Mina-pu8pi Год назад

      You right brother

  • @fadxiyaibro6434
    @fadxiyaibro6434 3 года назад +3

    Ninkanna.walagahadlidona.oo.walaradindona

  • @abdullahisyousuf973
    @abdullahisyousuf973 3 года назад +3

    50/50 weeye arintu waayo dhalinyarada badankeeda caadifad baa ku jirta culimadana yare iska caabin baa kujirta laakin mawduucu waa muhim in laga hadlaa

  • @alishire2125
    @alishire2125 3 года назад +1

    Dalal badan iyo dad badan baa kaaga horeeyey waana la ogyahay halkay ku dambeeyeen....

  • @dalmar8431
    @dalmar8431 Год назад +1

    WAXA JIRA DAD LOO SOO DIRAY LA DAGAALANKA DIINTA, AYADOO LOO MARAYO AF LAGAADAYNTA CULIMADA

  • @aadanmuusexuseen8907
    @aadanmuusexuseen8907 3 года назад +7

    Run ahaantii eeddaa wadaadada loo jeediyay ee ah in aanay jawiga cusub la jaanqaadin oo aanay aqbalin
    Waxan leeyahay wadaadadu ma aqbali karaan waxaan ilaahay aqbalin

    • @abdirashiidali8692
      @abdirashiidali8692 2 года назад

      Miskiin ayaad tahay culimadu waa dad. Wax lagu. Duubtay inta cajaladooda ku duuban haday dhaafto Denbi ayay u arkaan

  • @hudayuusuf111
    @hudayuusuf111 3 года назад +14

    Aadanoow hargaysi huuno ma adeegsato ee waa gabilay anigoo reer hargaysa waan ka xanaaqaa😂😂

    • @abdiazizhassan7326
      @abdiazizhassan7326 2 года назад

      Maxaanunu kudu samaynay wllzhyeey😅

    • @husseinyousuf8111
      @husseinyousuf8111 Год назад

      Anba ma yidhaahdo lkn dee cida tidhaahda waan ku ixtiraamaa. Bowe qofka kugu yidhaahdana moyaad ka canaaqdaa

    • @garaadsi
      @garaadsi Год назад

      ​@@husseinyousuf8111bwe mxa mesha keeney huuno LGA hadlayey

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 Год назад

      ​@@garaadsibowe waa dhedignimo lakin huno waa la odhan karaa oo waa afsomali sax ah hhh 😂

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 3 года назад +3

    Mnzha alh
    Aadan sahan

  • @xalimoyarta6234
    @xalimoyarta6234 3 года назад

    @sahanka xogaha horumar wacan ustaad

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo 3 года назад +3

    Www nin adag bad keenteen masha allh

  • @User847
    @User847 3 года назад +3

    Lkn aadan wll wax kasta oo nolosha ummadda qayb ka ahaa Dee ma xalaalbaa

  • @hankoriyechanal6844
    @hankoriyechanal6844 3 года назад +5

    Sheeko sheeko waxay ninkan
    Iskala qabwayn erayga huuno‼‼‼
    ............Manila yabayaa waa dad Runtii
    Been ushegtee waar waa eray jira sida walal .. yeel AMA did ujiraa hortana uu jiray.

    • @buraale134
      @buraale134 3 года назад

      Jahilad go to school 🎒

    • @SomaliTv.
      @SomaliTv. 3 года назад

      Reer Burco 90% Waa Reer miyi
      Reer Burco 70% waa jaahiliiin .....marka waxan kula talin lahaa in ay wax bartaan oo jahli nimada ka baxaan.

    • @hankoriyechanal6844
      @hankoriyechanal6844 3 года назад

      IMKA NINKAN SUU UHADLAYO HUUNO
      UU QUDHSANAYAA ...........
      NIN XIKMADAYSAN UHAYSTAA LKN MARKA UU RERO DHAN AFKODII AY KA MID AHAYD HUNO UU QUDHSADAY CUMAMADAA KA DHACDAY.

    • @MRSTATUS-m5o
      @MRSTATUS-m5o 3 года назад

      @@hankoriyechanal6844 wll imika maaha sida uu aadan inoo sheegayo, bal is deji waa xiligii aanu cilmigu ku dhibcin

  • @ilyesibrahim787
    @ilyesibrahim787 2 года назад +4

    Ninkan ALLAH hanoodaayo.

  • @ugeihussein9837
    @ugeihussein9837 3 года назад +1

    Sheekh mustafe

  • @مكتبةالإسلامية-ض4ش
    @مكتبةالإسلامية-ض4ش 3 года назад +7

    نقاش راقي جدا جدا

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 16 дней назад

    Waa dood muhiim ah

  • @zagalapdyahmet1260
    @zagalapdyahmet1260 3 года назад

    Maye wllken waa uu fcnyahay balse heesaha iyo fataawaadka culumadaa iska leh iyo wixii.cilmi diineed leh oo dhami
    Marka heesahana mabanaana in ladhagaysto ee yuusan banayn
    Culumadana yuusan waxba kasheegin ma uu gaaro dadkaase
    Diintana wax haka barto dagdagana ha iska dhaafo
    Waa iga nasteexo

  • @adnaanalsharaapi6506
    @adnaanalsharaapi6506 3 года назад +2

    Adan dhiirigaliye 🙏🏻🙋‍♂️

  • @Kmjk1258
    @Kmjk1258 2 года назад +1

    Wariyaha waa wariye waxgarad ah oo xirfad leh lkn maaha mid ku haboon wareysiyadan okale sababto ah maba uogola aadan hadalka inu dhamaystirto

  • @cabdijibaar6528
    @cabdijibaar6528 3 года назад +1

    Maanta un baa legend keenteen

  • @mukhtarmahamed7929
    @mukhtarmahamed7929 3 года назад +3

    Culumadeenu marka ay wax carabi inoogu sheegan somali ayay inoogu macneeyan wixii uu carabigaku sheegay

  • @kaarshearyan3789
    @kaarshearyan3789 3 года назад +3

    Wariyuhu mrkuu wax wareesanyo yuu qofka ka dhex galin qofka

  • @csimustaqbal1779
    @csimustaqbal1779 3 года назад +1

    Aadan Khadar Cali ❤️

  • @muhammedsaedhassan2914
    @muhammedsaedhassan2914 3 года назад +2

    Imika ciwanka iyo nikanad mesha kenteen ismalaha e mxd culimada ukeni weyden se mawduuca lojeedyba wu ka horyimi

  • @apdirizakaden2711
    @apdirizakaden2711 3 года назад +3

    Adan Sahanka Xogaha legend

  • @zamiir.
    @zamiir. Год назад +4

    Nacaskan wariye maahe mesha ka kaxeeya 😂

  • @ibraahiiyoismaaciil9774
    @ibraahiiyoismaaciil9774 2 года назад +1

    Waa sax

  • @abdirashiidali8692
    @abdirashiidali8692 2 года назад

    Culimada. Sayniska markaan maqlo berigaan yaraa. Waayo culimo diinta uun baan u aqaanay. Toban jeer ayaan astaaq furulaah ayaan odhan. Jirey

  • @hadafbeegsade
    @hadafbeegsade 2 года назад

    Khamiisku waaa astaam diineed, waana curfi.

  • @bukhaaribade2776
    @bukhaaribade2776 Год назад +1

    Asalamu calaykum waxaan qabaa anigu in qofku diintiisa horaantaba barto , kadib buugaagta aw aqriyo isgoo shaandhada awku shaandheynayo noqoneyso diintu waxay ka qabto ,waayo islaamku markuu turjumanayey buugtii iyo cilmigii dawaladihii faariz iyo ruum iyagoo tuuraya khuraafaadkii ku dhexsugnaa buugaagtaa iyo qaadanaya inta aydiintu sheegtay sida quraanka ama xadiiska kadib waxay islaamku lawareegeen cilmigii aduunka .

  • @SacuudSomali
    @SacuudSomali 2 года назад +3

    20 qalad oo gaf ah aya ki sugan muuqalkan
    Wiilka nasteexoyin wacan waa leeyahy lkn waxa kubadan gaf gafka uu ka galayo diinta iyo culimada

    • @hadafbeegsade
      @hadafbeegsade 2 года назад

      20 gaf walaalo soo qor si uuu uga faa'idaysto.

    • @SacuudSomali
      @SacuudSomali 2 года назад

      @@hadafbeegsade nio wll koley hadii aad muqaalkan aad dib ugu noqto waad arki kartaa lkn wiilkan wan dhageysta lkn malinkan muuqalkan dhageystey bn iska daa ayay qodobada awgeed

    • @hadafbeegsade
      @hadafbeegsade 2 года назад

      @@SacuudSomali walaalo cilmiga ayaan wali ku raasukhin, Diinteenu waa nuur qalbiga gala oo kugu hagaya dariiqa toosan eee Rasuulkeena suuban, hab dhaqanka oo dhana waxa laga qaadanaya Quraanka, dhaqanka iyo tusaalaha Rasuulka SA, wixii intaas dhaafsan khulafada, taabiciinta, iyo ijtihaadaadka culumada waawayn. Maxaa loo sameeenaya waxa soo dhan si aynu aakhiradeena ubadbaadno, Allah na camalkeeena u aqbalo.
      1. Dhagaysiga Alladaha miisikadu waa xaaran iyo lahwi, khayrna kumajiro oo cida ugu badan ee isticmaaha waa Ahlu shaydaanka, waana adawaadka fudaydiya macsida.
      2. Khamiisku waa astaan muslim, waana calaamad lagu yaqaan muslimiinta hadda joogta. Polisku uniform ayuu leeyahay, baadariga christankii calaamad ayuu leeyahay, raabiga, buudiga, . Markaas dharkaad xidhanaysaa waa inuu astaan muslim yahay waa markaad diinta faafinayso.
      3. Labada go ee cad ee awowyaasheen xidhanjiray, miyaanay dirayska xajka ahayn. Waxaa inanka ka maqan in umad waliba leedahay hidiyo dhaqan dharka ah, cuntada, Suugaanta iyo habkanolosha.
      Inankaasi mustaqbal aaad ufiican ayuuleeyahay haddu majaalka culumada faraha ka qaado, Waayo shaydaanka ka faa'idaysanaya oo uqurxinaya aragtida aadyar aadyar ayuu jar kaaga talaabsanaya.

  • @xamsemaxamuud3504
    @xamsemaxamuud3504 3 года назад +5

    Ereyga Culimada in uu adeegsado may ahayn e Culimada qaar kamid ah ayuu odhan lahaa,
    Qofka culimada si Guud u eedeeyaa waa qof diinta eedaynaya lkn Culimada qaarkood in qaladkooda la sheego waa gar sax ah.
    Qof dhalin yar ahii inuu mawduucan ka hadlo ayaan iyaduna haboonayn

    • @guleedyare8437
      @guleedyare8437 3 года назад +1

      Maxaa culimo iyo diin iska galay qofka haduu khaldamo waa la eedaynayaa waana khasab diin buu sidaa iyo waxaasi waa waxa dadka la hadha.
      Bulsho furan oo xor ah baan nahay haddii wadaad yar laga gabanayo dictators baan aqbali lahayn oo noo tali lahaa

    • @xamsemaxamuud3504
      @xamsemaxamuud3504 3 года назад

      @maxamed cabdikariin haa wall uu saxsanyahay lkn isagii fahansanaa ayaa hadana markasta oo uu hadlayo odhanaya Culimadu wa sidaas iyo waxaasi ku qaldan yihiin, inuu culimada qaar kamid ah adeegsado weeyaan marwalba

    • @xamsemaxamuud3504
      @xamsemaxamuud3504 3 года назад

      @@guleedyare8437 anagu muslmiinbaanu nahay o culimo iyagaa diinta noo sida waxbadan baana iska galay.
      Culimadu dhaxalkii nabigay sidaan o sharaftoodu way dhawran tahay,
      Lkn sheekhii qaldama in isaga la saxo o laga hadlo waa sax balse Culimo qofka isku wada dara ayaa Gef ku dhacay.

    • @guleedyare8437
      @guleedyare8437 3 года назад +1

      @@xamsemaxamuud3504 culimadu waa dhaxalkii rasuulka arimaha dadka masaakiinta ah lagu manjarahabaabiyo adeer wadaadku laba taabtaan maaha dadkuu la xukunyahay haduu khaldanyahay waa la qaban ma intaas baynu ku muranaa mise wax kale

    • @Kamal-mb9vz
      @Kamal-mb9vz 3 года назад

      @@xamsemaxamuud3504 diintay noo sidaan aa????
      Oo adna maxaad sidaa bal waa yaabe, de haday sidaa tahay iyagana caabud.

  • @yasinabdirahman9394
    @yasinabdirahman9394 2 года назад +1

    waa dhibaato qofaan waxaan baabkiisa ahyn ka hadlaya ama loo keenay kan isla wacane war diinta ciyaarta ka daaya

  • @abdiqanikadar9918
    @abdiqanikadar9918 3 года назад +5

    Culimada soo qabta oo weydiiya masaa'isha diinta.

  • @zamirjama4604
    @zamirjama4604 3 года назад +1

    Hmm odayga waad lugoyseen Mm tv yaaw

  • @moustaphasaid1332
    @moustaphasaid1332 Год назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 36:26

  • @sulaymaancusmaan3918
    @sulaymaancusmaan3918 3 года назад +3

    Wariyuu waxad moodaa inu khamiiska ka cararayo sidii uu yahey Danbi

  • @zhbarre641
    @zhbarre641 3 года назад +7

    wariyaha hala badalo
    guuleed cunaabi noogu badala nio

  • @mubarakyuusufmaxamuudsoon5309
    @mubarakyuusufmaxamuudsoon5309 Год назад +1

    Diintu waa dhaqan labikana waa mid lagagadayanaa nabigeena scw khamiisku waa sune wll midakale shaadhka iyo surwaalku waa labiska dadka reer Euro iyo americaanka waa lagukaladuwanyahay dhanka dharka hadii aad somalitahay surwaalku waa mid dhunka qariya diintu ma ogala dhunka yaanu dhaafin maradaadu nabiga ayaayidhi cadaaba lagugalayaa usheeg aadan sahan

  • @flowerbomjaamac7144
    @flowerbomjaamac7144 3 года назад +1

    Waa reer miyi isla weeyn oo Isleh aqooon leeyahay. hehehe

  • @ibraahimciisealmania
    @ibraahimciisealmania 3 года назад +1

    Adan cidna lama barbardhigi karo waa caalim

  • @abdiwaliali3757
    @abdiwaliali3757 2 года назад

    Mansha allaaah adanyare ale haku barakeyo

  • @abdihafid5840
    @abdihafid5840 3 года назад +3

    Ninkan wariyaha ahi hadalka wuu boobayaaba nio

  • @cabdilaahimcawad
    @cabdilaahimcawad 2 года назад

    Arinta weriyu sheegaya waa maakhiriyiinta sanaag ee burco ma taqaano lakin burco waxay taqaanaa bedelka hadalka

  • @abibare3374
    @abibare3374 3 года назад +7

    Weriyuhu ma Adan bu weeraraya mise wu waraysanaya waban yaabanehee?!🤔🤔

  • @fadxiyaibro6434
    @fadxiyaibro6434 3 года назад +3

    Meshana.qof.culuma.mafadhiyo.oo.qabta.mustafe.iyo.aadan.oo.runta.ushega

  • @abdoulkadermohamed307
    @abdoulkadermohamed307 3 года назад +3

    Yarkani waxba Ka fahmi maayo cilmiye maxaad Ka waydiinaysaa?

  • @cabdixuseen2033
    @cabdixuseen2033 3 года назад +3

    Ilaahay kabaqo

  • @mukhtarmahamed7929
    @mukhtarmahamed7929 3 года назад +3

    Luuqada carabiga waa luuqada quranku kusoo dagay kulu sheey luuqa waxay hoos imadan luqada carabiga adeero hana walina dhalinyaro ✌️

  • @xaax44
    @xaax44 3 года назад +3

    Kan yaa meesha dhaafiya