somali sidee loo mideynaa puntland oo farmaajo kasoo horjeeday hadana hassan shekh kasoo horjeeda oo rabta in ayaga lee laga dhigo r/wasaare bal adiga mideey?
Runtu waxey tahay dhamaan madaxda 4-ta maamul goboleed ee kala ah Soomaaliland, Puntland, Jubaland iyo Galmudug iyo Dowlada Federaalku Soomaaliya waxey ka soo kala jeedaan jabhadihii SSDF, SNM, USC iyo SPM ee ay Itoobiya u soo hubeysey burburinta Soomaaliya ilaa iyo hadana waxey ka shaqeynayaan ciribtirka Soomaaliya.
Dalkeena waxaa dumiyey kursi jacayl M,siyaad barre AuN dalka wuu dhigay meel Sarana Waa gaadhnay lkn kursi jacayl dartii ayuu u dumiyey Oo Xal wuu keeni waayey markii la mucaaraday aan ahayn dil Iyo xabad jabahadihii ka soo horjeedayna xal aan ahayn xabad iyo inay cadowga la soo saftaan ma samayn Maanta Xasan caqli iyo nidaam uu dal ku maamulo Ma hayo kursiga uun baa muuqda Maamul goboleedyada cadowga soo jireenka ah Hor boodayana Waa la mid xasan Maxay ka Nuugtaa ama ku Nuugtaa Naado iyo faruuryo toons ma lahee
iyaga ayaa is duleeyay kooxda gurguurte kitaabka ilaahay haday qaataan maxa ka xumaani lahaa bal waxay dowladaha shisheeye ee hada dhulkoodi ka qaadaniya ugu yedheen inay kitaabka ilaahay la dagaalamaan lakiin way ku guul daraysteen qof ilaahay la jirana ma cabsaniyo Alshbaabna ilaahay ayaa la jira wlhi
Ware wamahadsanyahay lakin xassan oo manta Somaliya hagaanka u haya ma umadax banana yahay oo maleeyahay karti ku sameeyo Somaliya meel isugu keeno mase leeyaha in u dadkale ka dhageesto.Tawfiida Allah hawafiyo Somali Mohamed Abdi Warena ku mahadsanyaha xusuusunta
Barrow warkaagu wuxuu udhowaan jirey qorshaha burburka ee dawlada xasan wado laakiin xaqiiqada waare hadalkaagu ha u leexdo nin wax kordhiya xaqiiqda u dhow noqo
Itoobiya iyo msar in laysku cabiro waa khalad aad u wayn oo dhinac khaldan u raran. Itoobiyaan ka waan is haynaa cidkasta oo midh rasaasa Somalia siinaysa waa u qayshan itoobiya Israel bay kalmo ka heshaa
Warehouse wuu qalldan yahay dalka cider qaadsn karta male Mr. Waare maasheego xasuuqii Itoobiya ay u geysatay umadda soomaaliyeed. Hanoo bunbuunin waare warkiisii qaldanaa
Waarka waare ma noo sharaxeesa, Somaliya dulaan ma ku aha Ethiopia iyaada dulaan nagu ah Dowlaadii na tageereysa waa soo dhoweyneyna sii aan wadankeena u difaacano.
Soomaliya Dal Burburay Oo Hada Soo Kabanaya Hadana Dowlad la Derisa Oo Weliba Ciidama Ka Joogan Ayaa Lah Badadn Goog Ku Qaadana Dowlad Somaliya Waa Ku Saxantayhay Inay Cadawgeda U Ciidan Doonato
Siyasi waxa qasbi karan wa shacabka iney ku banan baxan somalida shacabka ah ma arkan miya in dowladahoda ay ku qasbayan in ganacsiga laga xero hubka laga jojiyo israiil shacabka somalida maxey u qasbi wayen ragga xukumo in itobiyo ay ka haran shacabka somalida wa marodi an xoggiisa ogeyn oo kale waxeyba modan awododa in uu leyahay siyasi
NO waare runta masheegin ee Ethiopia ayaa kasoo ureyso haduu runta sheegaayo muxuu u canbaareyn waayey ileen waa Ethiopia cida soo duushaye IGAD na waa naqaan in ay Ethiopia ushaqeeyaan
Soomaali Waxay Wadada Nawadda Ka baxday Markii farmaajo joogay Waagii Maamulgobaleedyada Oo Axmed Madoowe isugu yeeray jubba Alan Waagaas haddu talaawo Uu Ka qaadi lahaa Oo Wasaarada arimaha gudaha Oo Aan fasax Ka haysan Wax shir la qawan Karo Ma jiro
Runtii waare.wuu hadlay balse warkiisu.waa caydiid gar leh calina gar leh loomana baahna taas waayo sheeg dhaliisha waxa.leh kaba soo qaad masar maxay kutimid waxay ku timid dhul boobka itobiya oo kuwo an xil kaseen ahayn ay heshiis le.galen.ay ku dhabar.jabinayaan dawlada oo alshabaabka ku bacriminayan bal muu.sidas ucadeeyo
Waryaa barrow dalkaan ma ul baad isaga celineeynaa. Midda kale cadawgaada cadawgiisa maxuu kuu yahay?dowladdii ineey hub soo gadato ma rabto waxii hub lagu so gedi laha waa la kala boobayaa.intee lagu huraa in ciddi hub ku siineeyso wa lala saaxiibayaa.nin qaadan karo ma jirto dalka dad baa u dhashaay mana la qaadan karto. Daba dhilif oo dhan ha soo raacaan ethiopiaka.
masar danbaa keentay hadalkaasi maanta inooma yaalo masar danteeda ayaan kujirta inay difaacdo soomaaliya
Masar danteda ayey difaca neysa
Waarun hadalkaas ilaahay hanawaafajiyo sida saxda waaru hadalkaas soomaaliya dalkeeda hautashato dawlad dawladkale dal umadhisto balse waykadanaysataa waxayna kashaqaysaa siday danteeda uga fushan lahayd❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Somalida 🇸🇴. itoobiya 🇪🇹
Umada somaliyeed guul cadowgeena cagta kahoos awoowe yasheen dadkeena iyo dalkeena waa noso dhifaceen dadkeena iyo dalkeena manta waa malin teena wana dhifaceeyna dadkeena iyo dalkeena 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁
Waa runtii,xasan sheekh Soomaali haduuna midayn dawlad kale difaaci mayso
somali sidee loo mideynaa puntland oo farmaajo kasoo horjeeday hadana hassan shekh kasoo horjeeda oo rabta in ayaga lee laga dhigo r/wasaare bal adiga mideey?
Prof Sanqaryare- waan la qabaa Mr Waare.
Waa su,aal daweynee dalka yaa iska leh
Somalida Mar hore you dhawac gaaray ismana caawin karto waa qasab in xoog lagu maa mulaaa.
Waa xaqiiqda dhabta oo aad uqaraar
Mudane waare hadalkiisu waa halkay u dhimatay somaliya ❤❤❤
Waa maye
Waari waa masuul sare oosiyaasi ah ❤
Hassan Sheekh baa siyaasad, musuq, qabyaalad, Haa iyo maya meel walba ka hoogay
Maxaa keenay in Ethiopia Cadaw weeye dhaho Hassan Sheekh hadana diyaaradaha qaadka uu in yar oo lacaga ka qaato ?
Maxuu hawada uga xiri waayay ?
Diplomacy Maxamed cabdi waare waa runtii wlhi hadalkiisanu waa dhaxal gal soomali iyadaa danteeda garan la waana waaqica dhabta ah ee shanta soomaaliyeedba wajahayan ❤
C/casiis Barow, codsi; jaajuusinta iyo munaafiqiinta sida jiiskan bakhtigaa naga daa o ha inoo buunbuunin, naga daa walaalow!!! Khudbadiisa wuxuu si ganbad laheyn ugu tageeray itoobiya, kuna cambaareyay Egypt.
Legend Waare waa runtii wlahi qofki fahmi laha aya rabaa
Yaaaaaaaaahuuu jiis kaas ma warkiisa noo sheegeeysaan.
Waxmaka.bedekaa.dhabka.wadanka.soomaaliya.hayta.waxaan.isleeyahay.hAdal.wamabedelikaro.ficil.mamul.mareeny.midnimo.intagatoobad.keeno.wixiixumaaeelasoosameeyey.alla.loonaqdo.xalkale.soomaali.umayaal
Asc waa sax haleysdifaaco in shaa allaah
waa dabadhilif itoobiya maxamad waare
Ware waa runti
Ee xalaqato
Asc xasan isagaa soomaali isku diray kalan diray eex iyo qabyaaladeeyey xasan sh
Oromo itobiya waa bur burtay ee halkeed ka tuugsan
Dr.ware:-hadalkisa ,waxaiga mid :-waafaringudbiye,2aad:-waxaykusocota,villa somaliya
Runtu waxey tahay dhamaan madaxda 4-ta maamul goboleed ee kala ah Soomaaliland, Puntland, Jubaland iyo Galmudug iyo Dowlada Federaalku Soomaaliya waxey ka soo kala jeedaan jabhadihii SSDF, SNM, USC iyo SPM ee ay Itoobiya u soo hubeysey burburinta Soomaaliya ilaa iyo hadana waxey ka shaqeynayaan ciribtirka Soomaaliya.
Masar kuwa wata kawaran kuwas na maxey yihiin
Xasan sheekh wacba dawladiisu tarimayso ilamaa odayga doqonkaa ee fiqi uu badalo
Ethiopia wan is kaga filanahay anago intan ka tabar yar ayado dhisan noo timid ayado wato mujrim kii weynaa ee madaxweyne shega nayay oo watay kas kensaday 3000kun cidan kabadan wana ka adkanay asaga muj rimkas manta qabriga ku jiro ilahey agtis xisabta utalo manta wuu arkaya asaga kii resal wasarah u ahay wali nool lkn balmadow tariqda uga jiraan
Waa laynaga shaqaystay ee lahay hayno sahlo
Nin Naagtaada Rabo Gabadheyda ayaan kusiina ma kaayelaayo waare Maskaxda owka jirran itopiya waxaay rabtaa Dhul
MARABTA INAAD FANTO XISAABTA DHAMAANTEED channel KAN KABARO XISAABTA DHAMAANTEED
Dalkeena waxaa dumiyey kursi jacayl
M,siyaad barre AuN dalka wuu dhigay meel Sarana Waa gaadhnay lkn kursi jacayl dartii ayuu u dumiyey
Oo Xal wuu keeni waayey markii la mucaaraday aan ahayn dil
Iyo xabad jabahadihii ka soo horjeedayna xal aan
ahayn xabad iyo inay cadowga la soo saftaan ma samayn
Maanta Xasan caqli iyo nidaam uu dal ku maamulo
Ma hayo kursiga uun baa muuqda
Maamul goboleedyada cadowga soo jireenka ah
Hor boodayana Waa la mid xasan
Maxay ka Nuugtaa ama ku
Nuugtaa Naado iyo faruuryo toons ma lahee
Guusha somaliya wexey kujirtaa meel fok aan cidna garin waana waxan anaga kasbanay qof & 2wo ma,ahan dhaman muslimka oo dhan xasuusta rabi waxaan kahormarinay qawiil xaqa waxan kubedelnay xaqdaro madaxda kaliya yanla eedin manta guri farxad laguwada nool majiro 2wada dhalatay xalkooda maficna wlhi rabi aan xasuusano guusha halkas ayey kujirtaa WABILAAHI TOOWFIIQ
Guul isha,alaah
Madaxweyne Hassan wuxuu yiri masar iyo soomaaliya heshiiskooda waxuu ku dhisayahay “mutual interest”.
Maha.ed abdi waaro wuxu u shaqeeya itobiya
Waa. Cadowga. Soomaaliya
Waare
Yayahay mahamed abdi ware ayo
Aniga waxan qaba somali wadani ha noqdano oo hoos ha fiiriso ee yan lagu mashqulin madax aan noqda iyo dawlada ajnabi yaan lagu mash quulin
iyaga ayaa is duleeyay kooxda gurguurte kitaabka ilaahay haday qaataan maxa ka xumaani lahaa bal waxay dowladaha shisheeye ee hada dhulkoodi ka qaadaniya ugu yedheen inay kitaabka ilaahay la dagaalamaan lakiin way ku guul daraysteen qof ilaahay la jirana ma cabsaniyo Alshbaabna ilaahay ayaa la jira wlhi
runta ayuu usheegay waana qodob larabey inlaga hadlo
Mr. Barrow,
Sida aad maanta wax u fahantay dib ha u noqonine mar kasta sidaas runta u sheeg. kana waantow taageerada HSM oo Somalia iibinaya.
Nin kastao somaliya.ah.wuokyahayin somaliya arintedaxalsan kartobalse dowlado Sha sheye.aya lukta nagudhakan
Ware wamahadsanyahay lakin xassan oo manta Somaliya hagaanka u haya ma umadax banana yahay oo maleeyahay karti ku sameeyo Somaliya meel isugu keeno mase leeyaha in u dadkale ka dhageesto.Tawfiida Allah hawafiyo Somali Mohamed Abdi Warena ku mahadsanyaha xusuusunta
Barrow warkaagu wuxuu udhowaan jirey qorshaha burburka ee dawlada xasan wado laakiin xaqiiqada waare hadalkaagu ha u leexdo nin wax kordhiya xaqiiqda u dhow noqo
Itoobiya iyo msar in laysku cabiro waa khalad aad u wayn oo dhinac khaldan u raran.
Itoobiyaan ka waan is haynaa cidkasta oo midh rasaasa Somalia siinaysa waa u qayshan itoobiya Israel bay kalmo ka heshaa
WARE LAIKIN XASAN EEDISA WAUQARIYEY XASAN DHIQO FARIHIISA AYAY KUBURTAY HALKI UDABAYSAY AYAMARAY
Somalia weyn 🇸🇴 Ayadada isku Fa dhisa ah Yadu Hadeey is xalina Cid Xalineesa Malah??? Soomaaliya Isxale
Madhaceyso in somali hishiiso Maxayelay ninkasta walalkiis ayuu kacaraa waxa uu ucaraa shisheeye allah is jeclesiyo dhamaan toda
Magacegu Maxamed deeqe hadalka aware warun runtuna dadka wakahadashisaa EE somalidu matahay dadki kahadlilahaa runta
Warehouse wuu qalldan yahay dalka cider qaadsn karta male Mr. Waare maasheego xasuuqii Itoobiya ay u geysatay umadda soomaaliyeed.
Hanoo bunbuunin waare warkiisii qaldanaa
ASC,Hadalka Waare waa dhab,lkn boqol afar iyo toban ayaa aqaanaa yaa kaa akhrisan ayaa ka horeysa.
Dowladda Maanta Muqdisho ka Talisa waa loo joojin maayo.
Waare waa laga dhax hadlayaa isaga mahadlayo
Dad lagu heeysto dalkiisa dalkaas oo hada kasoo kabanaya 40sano oo doowlad la aan ah muxui kaloo sameyn lahaa
Waare muwaadin sax ah ma ahan ayaan leeyahay
runta hadi lasheego dhibka wuxuu ka jira Md Hassan iyo Deni, in laga dheereyo Dalka iyo tanta laga leyahay
Fadlan baroow show warkaan koormaat tabisay jimco ama sabdi ama axat ama maatoo ah isniin waakug wareernay mahadsant ❤❤❤
Soomaaliyeey hadalka waare waarun dooraleh waxay ahayd inuukadigo markii ayhaboonayd
Aniga Rayigeyga,Dr.ware,si ,siyasadeysan,Ayu ujawabay,Asagomasar,edeyay,itopia nasicaqliyeysanugahadlay
Hadalkui kaxishooday Amxaarkii kasarreeye Ayuu asaga udhahay
sxb Ethopia ayadaba marooco eey oroday fransiiska eey oroday odayayaasha iya siyaasiyiinta soomaalida waa nacasyo. Mareykanka markuu dagaal gelaayo xulafo ayuu soo wataa
Waryaa rajiim waa maxay
Ali husen abdi ware ayan ahay adalka aderkey waarun halis la arko
Dowladu Waxaay Isku Daye Inay Maamuul Goboledada La Heshiiso Balse Cidi Dowlada Diida Mudane Waare Haloo Diro
Uusaxanyahay masar waxba umahayso somalia
Asc ware hadalkiisa waa sax lkn somali mafahmi Donan allow umuuraha sahal
Dad aan la hubsanin wadaniyadooda xil matalaad qaran yaa loo dhiibin, haddii kale sida “Waare “ ayuu isku xaaraa.
Waarka waare ma noo sharaxeesa, Somaliya dulaan ma ku aha Ethiopia iyaada dulaan nagu ah Dowlaadii na tageereysa waa soo dhoweyneyna sii aan wadankeena u difaacano.
Lakiin turkey wax bu uqabanayaa somalia
Dantiisane wuu wataa ha iloobin taas.
dadkan qaar waxay leeyihiin masar soomaaliya wax uma qabankarto hadaba runtu waxaytahay itoobiya haday badda cas degto masar way udhamaanaysaa sidaa darteed masar danteeda kujirta inay soomaaliya difaacdo
War hanoo sheegin war dabadhif.
Mahamed abdi ware yuyaha
Waare waxay kadhex hadlaya xoghayaha igad ee itoobiyanka ah
Soomaliya Dal Burburay Oo Hada Soo Kabanaya Hadana Dowlad la Derisa Oo Weliba Ciidama Ka Joogan Ayaa Lah Badadn Goog Ku Qaadana Dowlad Somaliya Waa Ku Saxantayhay Inay Cadawgeda U Ciidan Doonato
Siyasi waxa qasbi karan wa shacabka iney ku banan baxan somalida shacabka ah ma arkan miya in dowladahoda ay ku qasbayan in ganacsiga laga xero hubka laga jojiyo israiil shacabka somalida maxey u qasbi wayen ragga xukumo in itobiyo ay ka haran shacabka somalida wa marodi an xoggiisa ogeyn oo kale waxeyba modan awododa in uu leyahay siyasi
NO waare runta masheegin ee Ethiopia ayaa kasoo ureyso haduu runta sheegaayo muxuu u canbaareyn waayey ileen waa Ethiopia cida soo duushaye IGAD na waa naqaan in ay Ethiopia ushaqeeyaan
Waare xilka uu hayo wuxuu ku matalaa dowladda soomaaliya, mana oho in siyaasadda dowladda uu naqdiyo iyadoo aysan qasab ku ahayn.
J😊
Waare wuxuuleeyahay labaatan kiiloomitir ayaaladiidanaa ???makahadlay Labaatanka kiiloomitir xaggee kumaqnaa
Warun,horta,hadiadan,adugu,daneysan,cidkudaneyneyso,majirtolkn, hadawaleysku,daneysta,qofkad,dantada, kaarkto,ayakudanah
Waare hadda ka hor wuxuu si fudud ugu gafay wasiir Jaamac marki dambe gafkiisa aqoonsaday raali gelinna bixiyay. Markaasba wuxuu la jiray Laftagareen iyo itoobia.
Aniga,Dr.ware,hadalkisa,waxweynuma arko,wayo ,Waxaw ueka,mid,dahagadashisa,lagahagayo?hirshabele ayankubaranay,waxow,yahay
Hawiye dowlad soomaaliyeed marabo waddanka ismaaciil cumar geelaa hogaamiya-xasanow dadka kala qaybi, caano ka dhan.
Waare ithopian ayuu la socdaa
MASAR DAN NOOGUMA JITO EE IYADAA DAN NAGA LEH MASAR HADEY WAX TAREYSO FALASTIIN WAX HA TARTO
Aragtidayda horay ayaan kugu shegay masuul hadla ayaad qemaysaan fariimaha lagusodiro maskaxda fireshta ah aqriso horay ayaan ushegay Masar iyo itobiya dan nagu majiro
Ware hirshabele ,into,ushaqeyay,iyointow,xamar,fadhiyay ayabadneyd,ninjiro,hadow,yahay,hirshabele, ayalaga,arkilaha,
Soomaali Waxay Wadada Nawadda Ka baxday Markii farmaajo joogay Waagii Maamulgobaleedyada Oo Axmed Madoowe isugu yeeray jubba Alan Waagaas haddu talaawo Uu Ka qaadi lahaa Oo Wasaarada arimaha gudaha Oo Aan fasax Ka haysan Wax shir la qawan Karo Ma jiro
waare waa qabyaaladiiste la sahtay xawaadle ethiopia raba inoo soo dhaweysto laakiin xilka igad waalaga qaadaa maa daama uu iska gadaayo p/l iyo s/l
Ware, waxow somamulay hirshabele, wax,dhaxalgalahnaumasameyn,,lacagihi ,mashrucyadi ,xagowgeyay,maladaptive,xisabtamay
War nin waalan Waare ha noolsato MASAR
Waare madax kama tihid soomaaliya ee warkaaga qabad ma lahan.
somalida ayda cawaan ah xoolo ah dad nabad rabo mahan waa jahiliin ayaa nahay aniga I aamin dad Ficn manihin dad 40 million ah ayaa nahay Lkn dowladnimada somalida dhexdeed aye diidan wadaniyiin manihin ismna xukumi karno kale damben malihin sida cawaanti oo kale aan isdilnaa waba la arkaa somalida ma cid ayee ku sodushay mise u diidan dowladnimida waa maya somalida ayda kooxo qabiil iska dhigay somalida sharci malhan kale damben mlihin waa xaqiiq warkeyga ninkaas waa sax somalida wlh anka ayaa isku gumeyneno oo isku sodulo xita mamul gobaleydada bal firi ninkasta waxaad umaleysa inuu madax weyno yahy dowlada dhexe lama dhageysto somalida ayda nasab aheen cawaan ayaa nahay waliba jahiliin ah ninkaas wa sax war Adiga hadad israbtid cidne kuguma sodoleyso somalida ayda isku sodusho 40 sano somalida dhexdeed aa isdileyso somalida dad cadi ah manihin I aamin car wakaas labo ruux somali ah dowladnimadoda sificn ah tageraan
Runtii waare.wuu hadlay balse warkiisu.waa caydiid gar leh calina gar leh loomana baahna taas waayo sheeg dhaliisha waxa.leh kaba soo qaad masar maxay kutimid waxay ku timid dhul boobka itobiya oo kuwo an xil kaseen ahayn ay heshiis le.galen.ay ku dhabar.jabinayaan dawlada oo alshabaabka ku bacriminayan bal muu.sidas ucadeeyo
Waare.xaqiiqda.ayuutaabtay.kuwa.itobiya.maciinbiday.markalagayimaado.dadaalka.xasan.ma.aha.mid.waddaminimo.kusaleeysa.ee.wAxa.qiyaameeyay.muuse.biixi
Waare waa Ethiopian
Somalida etobiya taqano kaliya xukumi karto wey ku socoda etobiya u kale cararyaan aqli dhan malihin somalida waa jahiliin taas qofka somali ah wuu iska fahmi karaa waayo bulsho kasto adunka sinbad ah ayaa ku wada nolyihiin aykoo kale qomiyad ah kale Diin ah Lkn anka iskuma ogalin si kale damben ah ama sharci ah inaan kuwada nolaano wali manan arkin taas waa sax mamulada Marka aad eegto goboleydad qofka kasto waxuu isku heysta inuu madax yahy garsho mlhn cawaan adi waye sidi waxuu u dhaqami inuu asga dalka dhan madax ka yahy dowlda dhexe waxbo awood malahn heerkas yaa ka dhigay waa somalida dhexdeed sabbto dad cawaan ah aya nahay waliba bahalo ah waxuu isku heysta ninka mamulka haayo inuu dadka asga leyhay iyo dalka aqli aad u xun waye kaligiis sabbto war adiga fahan mesha aa dagto iyo reerkaga ayaa madax u tahy dowlada dhexe waye tan xoog iyo amarka ugu dambeyo leh oo dalka ka gaari karto Lkn taas uma sii deynayo dowlada dhexe armerkeda waa liska deynaa waxaas miyaa dad ah dad is xukumi karo manihin cawaa baa nahay wlh jahilin ah dowlidnimda sida ey u shaqeyso iney somalida labaro waye kuwa madaxda ah horta Marka hore ayka laga bilaabo ayka
Waare wa la yaqaana ee adiga aya hadda lagu baranaya.
Sax
Waryaa barrow dalkaan ma ul baad isaga celineeynaa. Midda kale cadawgaada cadawgiisa maxuu kuu yahay?dowladdii ineey hub soo gadato ma rabto waxii hub lagu so gedi laha waa la kala boobayaa.intee lagu huraa in ciddi hub ku siineeyso wa lala saaxiibayaa.nin qaadan karo ma jirto dalka dad baa u dhashaay mana la qaadan karto. Daba dhilif oo dhan ha soo raacaan ethiopiaka.
Barrow,,,nin qabiil ayaad tahay,,markastana af qabiilaysan ayaad ku hadasha,,wxn rajeynayaa inu ilaahay ku soo hanuuniyo,,mxmed cbdi aware,,cida u lahad laayo wA dawlada xamar fadhida,,wax kasta danguud qabiil ka dhigtey,,aware waa muwadin sax ah oona hadal cad