QAYS CIRIBEY - MAXAY TAHAY SABABTA LOO BADDALAY XUNDUBEY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024

Комментарии • 231

  • @abdimohammed6068
    @abdimohammed6068 3 года назад +8

    Listen...until whole somalia gets justice one person is not gonna change, when you tribalist people don't speak on a person who is killed for how Allah created him and when you have degraded many people....Allah will show u amongst yourselves. You suffer in this world and the akhira questions await you...

  • @HANOOLAATOTV
    @HANOOLAATOTV  3 года назад +5

    Dhammaantiin waa idinkaga mahad-celineynaa rayigiina qiimaha leh.

  • @ibrahimgararoowibrahimgara519
    @ibrahimgararoowibrahimgara519 3 года назад +3

    Ilahaye towfiiqda ha waafijiyo

  • @amiirabiin7054
    @amiirabiin7054 3 года назад +7

    Hambalyo cabdulahi mahamed nuur sodhawow mudane nin culus hambalyo👍👍👍👍👍👍👍👍❤❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏

  • @mohamedmohamoud2448
    @mohamedmohamoud2448 3 года назад

    Ha noolaato.... dardaaran caadil ama dhexdhaxaad in aad noqoto waa muhiim..sidaadana sumcadaada uma fiicno in aad hal dhinac wareysato. Mar walba Waa wax laga fiicanyahey noqo walaal dhexdhaxaad sida wariye cabdi xafiid. .... mahadsanid oo soomaalinimada hakula weynaato.... somaliya somali baa leh...

  • @alihayle3374
    @alihayle3374 3 года назад +5

    Lately I look forward to hearing from you guys every night while I'm at work, you guys are doing a great job thank you 👍🏿

    • @ggtl304
      @ggtl304 3 года назад

      Absolutely 💯

    • @HANOOLAATOTV
      @HANOOLAATOTV  3 года назад +2

      Mahadsanid Ali. waan soo wadnaa waana ku jecelnahay hadaan nahay bahda Hanoolaato

  • @safiawarsame7120
    @safiawarsame7120 3 года назад +2

    Alloow ha isku dhajin Alloow qabooji Buyo qobow ku shub Aamiin

  • @balgisamusa7359
    @balgisamusa7359 3 года назад +7

    Hanoolato 🇸🇴💪

  • @waajilcabdikariim6409
    @waajilcabdikariim6409 3 года назад

    masha allaah mudane qeys ciribey soo dhawoow mudane nin waxa tahay oo aad wax ufahansan mudane siyaasi yar aatahay oo maskax leh mudane

  • @hiranstate9407
    @hiranstate9407 3 года назад +1

    Good Point.

  • @lglg6781
    @lglg6781 3 года назад +3

    Thanks hanoolato

  • @bayaxowaaran2176
    @bayaxowaaran2176 3 года назад +4

    Habar gider sheekadeeda waa soo dhamaaday qof dambe oo aaminayo majirto

    • @love-yq4ib
      @love-yq4ib 3 года назад +1

      Baravo!!!
      Waxaad qarsato waa ku qarsaan lakin waxaad tahay ciilqabe adigaane is sheegay bal qabiil maxaa keenay ileen sisaad ayaa laga hadlayaa e olow caafimaad ku sii war hooy dib isku eeg

  • @podcast4516
    @podcast4516 3 года назад +1

    ninkan wa qualified political analyst

    • @HANOOLAATOTV
      @HANOOLAATOTV  3 года назад +1

      Aqoonyahan Qays iyo Hanoolaato way kuu mahad celinayaan

    • @abobasement346
      @abobasement346 3 года назад

      kani ma moryanbah?

  • @cibaadocabdikulane2443
    @cibaadocabdikulane2443 3 года назад +2

    Ma shaa Allah waa sharciyaqaan nolaada hanolaato💯👌

    • @HANOOLAATOTV
      @HANOOLAATOTV  3 года назад +1

      Mahadsanid Cibaado. Taageeradaadu waxwayn bay noo tahay. Hanoolaato

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 3 года назад +1

    Wasiirka cusub garabkiisa Allaha galo

  • @burhanomar9694
    @burhanomar9694 3 года назад +2

    Guul Mr Rooble

  • @btsjunkook2831
    @btsjunkook2831 3 года назад +2

    hanolato keep going

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 3 года назад

    Aqoon yahan qaaliyah maashaa allah 💯💯💯👍👍👍👍👍💥

  • @aliyadigriyow4455
    @aliyadigriyow4455 3 года назад +2

    Rooble illaahey ayaa noso diiray somaliya hanolaato

  • @abdif1256
    @abdif1256 3 года назад

    Wasiir Xundubey waa halyeey qaran mooryaan iyo xaraashqaran waxba ugama baahna, qarankiisa iyo shacabkiisaa jecel wuuna soo noqon inshaa Allaah.

  • @abdulaahicabdi4246
    @abdulaahicabdi4246 3 года назад +1

    ASC RW ROOBLE.
    TALADU ADIGA AYEEY KUJOOGTAA.
    XILKA AAD HEEYSO ALLE AYAA KUU
    GARTAY KUUN DHIIBAY. TAARIIKHDU WAAKU XUSIDOONTAA
    GUUL AYAAN KUU RAJEEYAY.

  • @cabdikariimsharmake5953
    @cabdikariimsharmake5953 3 года назад +1

    Viva ayaanle waa nin jira oo xaqiiiqda jirta ka hadla horen u soco

  • @waajilcabdikariim6409
    @waajilcabdikariim6409 3 года назад

    Mahadsanid mudane qeys ciribey nin halyeey aatahay

  • @somalitvv70
    @somalitvv70 3 года назад +3

    Hanoolaato maxaaad xaaji ingiriis ku marti qaad Maalmahaan xasaasiga ah

    • @HANOOLAATOTV
      @HANOOLAATOTV  3 года назад +2

      Professor Mohamed Ingiriis waan gaarsiinay xogtaada, dhawaan markuu howlaha shaqada ka soo laabtona waan balaminay.

  • @gacalo1507
    @gacalo1507 3 года назад +6

    2bo neef BAAD tihiin ee dad dhexdhexaad ah meesha keen ama 2bo fikir oo kala Duwan lkn waad Isla jiibineysaan beenta waan arkooynaa

  • @abdikasimawilmahamed1421
    @abdikasimawilmahamed1421 3 года назад

    m.a experience hanoolaato

  • @mahadahmed6375
    @mahadahmed6375 3 года назад +2

    Exceptional analysis and break down of the actual situation well done indeed, Farmajo am sorry to say has been a big dissapointment after this I can not see how a government will emerge, so I would propose we have multiple independe nt states as they do in the gulf region and have some umberalla somali speaking corporation council, New approach is needed this is not working people, i can not see one man one vote happening in somalia any time soon, yet somalilnd domenstrated it can b done if there is willingness and system in place honestly each state should just be independent country that way we are sure things will actually progress.

    • @HANOOLAATOTV
      @HANOOLAATOTV  3 года назад +1

      Suaashan waxaan beri ku falanqeyn doonaa barnaamijka waxaana wax ka waydiin doonaa aqoonyahay Qays Ciribey oo ah khabiir ku takhakusay cilmiga bulshada, falanqeeyana siyaasada gobolka geeska africa. Mahad soo dhawoow, waad ku mahadsantahay daawashada iyo taageerada. Hanoolaato

    • @dltllc3788
      @dltllc3788 3 года назад

      THAT IS INDEED WHAT THEY WANT...THE "OPPOSITION &CO" ...... it will BACKFIRE!!.... B.A.D.L.Y!!

  • @hodanadan7255
    @hodanadan7255 3 года назад +5

    Fahad iyo farmaajo waxeey isku baheesteen ineey dil iyo qarin ayeey ikuugu dareen gabar yar kuwoodiina dibada ayeey ugu raaxeey,sanayaan ilaahey ayaa soosaari doono dulmiga

    • @HANOOLAATOTV
      @HANOOLAATOTV  3 года назад +2

      Hodan soo dhawoow, waad ku mahadsantahay daawashada iyo taageerada. Hanoolaato

  • @ayatollahmahmood6243
    @ayatollahmahmood6243 3 года назад +2

    Soomaali hanoolaato

  • @deeqaahmed2607
    @deeqaahmed2607 3 года назад +3

    Hambalyo Wasiirka Amniga Cabdulaahi Maxamed Nuur

  • @lulali6059
    @lulali6059 3 года назад

    I am very great full to hear these two guys. Si fiican ayey u falanqeyen. Well said👍👍👍👍❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴

  • @xareed1
    @xareed1 3 года назад +4

    reer xamaraw ijiid aan ku jiide waa gacmo dalis war cad ka keena inantii arinkeeda

  • @zubairmohamoud3008
    @zubairmohamoud3008 3 года назад +1

    ASC hanoolato waxaan Kula talon lahaa wareysiga qeys inuu dhinac aad utageerayo marka waxa fiican iney Ka noqoto hanoolato dhex dhexaad asc

  • @user-sr86ui3xsuexi
    @user-sr86ui3xsuexi 3 года назад +1

    ROOBLE waxaa moodaa in wixii la sheegay ay wax ka jiraan oo Rooble ku milmey mucaaridka sida hada kamuuqata magacaabistiisa.

  • @zeinabelmi2076
    @zeinabelmi2076 3 года назад +2

    Qiila waa qaala ayuu ninkani sheegin subxaana Allah

  • @deeqaahmed2607
    @deeqaahmed2607 3 года назад +4

    Congratulations RW Rooble iyo Teamkiisa . Hanoolaato🙏🙏

  • @mahadhussein4157
    @mahadhussein4157 3 года назад +2

    Masha Allah waa sideey tahaye

    • @HANOOLAATOTV
      @HANOOLAATOTV  3 года назад +2

      Mahad Hussein soo dhawoow, waad ku mahadsantahay daawashada iyo taageerada. Hanoolaato

  • @suldaanabdimuceys159
    @suldaanabdimuceys159 3 года назад +2

    Dad siyaasada wax kayaqana iga dhehh keep going

    • @HANOOLAATOTV
      @HANOOLAATOTV  3 года назад +2

      Aqoonyahan Qays iyo Hanoolaato way kuu mahad celinayaan

  • @luuljaamac2023
    @luuljaamac2023 3 года назад +2

    Hanoolato🇸🇴👍💪

  • @fadumoaddow5228
    @fadumoaddow5228 3 года назад +1

    Haduu wanaag wado rooble ma keeneen 30 jiro 30 melyan

  • @abdulaahicabdi4246
    @abdulaahicabdi4246 3 года назад

    ASC BAHDA HANOOLAATO.
    MEESHAAN DOWLADNIMO MATAALO. EE NIMAKAAN UMMADDA HALAGA KHABTO.
    DHIB WEY GEYSTEEN HALAJOOJIYO. WAA INLAGA FIIRSADAA. RUUXA XIL LOO DHIIBAA. QABYAALADANA HALA
    ISKA DAAYO. (Buuga farmaajo qoray
    Akhariya dadoow)

  • @abdihakimgaraad
    @abdihakimgaraad 3 года назад +2

    Hanoolato

  • @mohamedibrahim7653
    @mohamedibrahim7653 3 года назад +4

    Hanoolaato Idaacad war lagu kalsoonyahay soo tabisa iyo warar xaqiiq ah wariye daacad hanoolaato

  • @mahamedabdihussein1471
    @mahamedabdihussein1471 3 года назад +2

    Qeys wa sharci yaqaan dulmi diid ah nin jeeleysi ka fog ayaane hanoolato inoo soo badi barnaamjiyadan 2:0 ciyRta maraysaa

    • @HANOOLAATOTV
      @HANOOLAATOTV  3 года назад +2

      Mohamed waxaan gaarsiinay fariintaada Aqoonyahan Qays Ciribey wuuna kuu mahad celiyey, caawa wareysiga soo socda ciyaartu waa 3: 0 ee yuu ku dhaafin. Mahadanid. Hanoolaato

  • @caqligaadaadeegso751
    @caqligaadaadeegso751 3 года назад +1

    Qeys ciribeey wa nin qabir ah

  • @ahmedwarsame1550
    @ahmedwarsame1550 3 года назад +3

    Garuupka waa f oo kale fahad ,farmaajo,fareey,

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 3 года назад +1

    Hambalyo wasiirka amniga cabdullaahi maxamed nuur geesi badbaado qaran

  • @ayanjama4133
    @ayanjama4133 3 года назад +1

    Ninkaan hanoolaato isku sheegaya waa Qaran dumis

    • @hodan3084
      @hodan3084 3 года назад +1

      Adiga ah farmaajo iyo fahad al shabaab

  • @ibnrushdaverroes7633
    @ibnrushdaverroes7633 3 года назад +3

    Farmaajo waa shaqsiga amray in la khaarijiyo ikraan Tahliil hadii kale sidaas indhacadeyska ah inuu u daafaco

    • @AliAli-uh5bu
      @AliAli-uh5bu 3 года назад +1

      Farmajo waa in uu wajahaa xaaladdii Qadaafi oo kale

  • @sahro200msah9
    @sahro200msah9 3 года назад

    Madaxweynihii hore allaha u naxaristo reerkiisuna ceeb ma leh ayaanlana waa ceeb KA saliim laakiin fargaajiyo kabaqaadyadiia ilaahoow dalka nooga qabo

  • @cimraanyarehasan6924
    @cimraanyarehasan6924 3 года назад +3

    Rooble guul

  • @rodahmohamed7946
    @rodahmohamed7946 3 года назад +1

    Hanoolatto wax xaqiiqa ah kaama fileyno maxaa yeelay mar aad wareysi ka qaadeysay nin hore mas'uul u ahaan jiray ayaad ku sheegtay inaad Faramaajo mucaarad ku tahay marka hadalkaani wax misdaaqiyad ah ma sameyeynaso ,su'aalahaagana wey ka muuqataa.

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 3 года назад

    Hanoolato waa barnamij qaaliyah marwalba nookeeno wax garadka soomaaliyeed kuwa ugu fiicnaa siwanaag san umada wax ufahamsiyo

  • @fay6834
    @fay6834 3 года назад +1

    Qays keligiis ma garan siyaasada Ee Somali Oo dhan baa siyaasada baratay, hanoolaato maga daa cayaarta Ee Anagana nasii fursada 😄😂

    • @HANOOLAATOTV
      @HANOOLAATOTV  3 года назад +2

      Sahra waan kuu ogolnahay fursan ee nala soo xiriir oo ama Studiyeheena nagu soo booqo ama emailkan nagula soo xiriir: hanoolaatotv@gmail.com si aad noola wadaagto fekerkaaga. Mahadsanid. Hanoolaato

  • @mahadhussein4157
    @mahadhussein4157 3 года назад +2

    Qeys si fiican ayaad u faah faahisay

    • @HANOOLAATOTV
      @HANOOLAATOTV  3 года назад +2

      Aqoonyahanku wuu kuu soo mahad celiyey isna, wuxuu na soo faray inaan ku soo gaarsiino mahad naqan. Hanoolaato

  • @awilabdi7558
    @awilabdi7558 3 года назад +2

    Hanoolaato dhax dhaxad ayad ehedeen lkn maxa waye ninkan o qabiirka iska dhigayo oo mesha waxbo ku heyn

  • @emmettaliaaron6536
    @emmettaliaaron6536 3 года назад +3

    Falaqeyn qabyaaladeysan iga dheh.

    • @xareed1
      @xareed1 3 года назад

      comment qabyaladaysan iga dheh

  • @cabdallamaxamedcalideyfall6475
    @cabdallamaxamedcalideyfall6475 3 года назад

    HANOOLATO Waxaan uqabey dhexdhexad hada Waxaan u arka iney dhinac u badan tahey ILAHOW Somalia jidka Tosan ku Hanuuni Aamin

  • @yusufomar9587
    @yusufomar9587 3 года назад +1

    Qaysciribeey ciribeey waa nin taageersan kooxda xaraash qaran
    Ee miyaad weydeen qofkale oo dhexdhexaada?

  • @alimuse9541
    @alimuse9541 3 года назад

    HANOOLAATO QOF WAX TAXLIILIN KARA,XOG OGAAL AH,AQOON SHARCI IYO MAAMUL LEH OO SI MACQUUL AH DHEXDHEXAAD AH MEESHA KEEN,,,,,KANU WAA QAAQLAYAASHA OO KALE,,,,,

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he 3 года назад +3

    Fahad, Farmaajo, Beyle, Jamaal, Xundubeey, Khadar xabsiga u dhaadhiciya deg deg.

  • @farxaankulmiye4645
    @farxaankulmiye4645 3 года назад

    Asc Hanoolaato group fadlan ka daaya Farmaajo inaad ugu yeedhaan madaxweyne, waa against Conistitutional waa madaxweynihii hore
    Waa iga xusuusin
    Mahadsanidin

  • @omargasleshop
    @omargasleshop 3 года назад +1

    Asc
    Waxaa guulaystay hebel
    Maaha laakiin khal khalka amniga iyo siyaasadeed
    Waa in roble doorasho dalka gaadhsiiyo
    Xil gaadhsiin maaha inuu wax kale ku mashquulo
    Oday

  • @ahmedmirebotaanmirebotaan2973
    @ahmedmirebotaanmirebotaan2973 3 года назад +1

    Wariye Ayanle,
    Hawl wanaagsan

  • @user-sr86ui3xsuexi
    @user-sr86ui3xsuexi 3 года назад +1

    SOOMAALIA uma baahna
    Madaxwene & Raysalwasaare & gudoomiye barlamaan.
    Waxey UBAAHAN yihiin Gumeysi in lagu celiyo.

  • @alikuliali7979
    @alikuliali7979 3 года назад

    Madaxwaynaha haduu waqtigiisa dhamaaday Rooble waqtigiisa waa dhamaaday wariye yaal qabyaaladaysan

  • @deeqaibrahim4134
    @deeqaibrahim4134 3 года назад

    Laayer weeye will see

  • @sacaadajibriilchanel
    @sacaadajibriilchanel 3 года назад +2

    Ninkan magaranayo siyaasad

  • @hassanmahamud5411
    @hassanmahamud5411 3 года назад +3

    Guul guul farmaajo 👈

  • @habibaabdalla8264
    @habibaabdalla8264 3 года назад

    Hannoolaato dhaxdhaad majiraa? Isqabadsiiya bal madaxweynaha xasaanad maheysto iyo raisulwaha ayaa xasaanad heyso

  • @mohamedmumin9720
    @mohamedmumin9720 3 года назад

    Ayaanle wariye weyn waraysigiisa marnaba aa kadaalin noolow Sxb

  • @jamaaloromo3698
    @jamaaloromo3698 3 года назад +5

    This propaganda RUclips channel!!
    If you guys want Farmaajo to go out hold an election.

    • @مريمسالمين
      @مريمسالمين 3 года назад

      Oromo meeshaan loogama hadal
      Fadlan soomaalida ka aamus

    • @jamaaloromo3698
      @jamaaloromo3698 3 года назад

      @@مريمسالمين stop spreading lies and misinformation dabadhiilif.
      Oromo is a nickname

    • @HANOOLAATOTV
      @HANOOLAATOTV  3 года назад

      Waad ku mahadsantahay fekerkaaga Jamaal, waan kugu tixgelinaynaa. Hanoolaato

  • @MohamedAbdi-di6ie
    @MohamedAbdi-di6ie 3 года назад

    Nin kan qabilesth ah

  • @bareasden2212
    @bareasden2212 3 года назад

    Tuugii raashinka.qaxootiga iibsadey ayaa wasiir ah Somalia denbe ma imaanayo.waxoo than waa tuugo

  • @abdinasirmohamed4739
    @abdinasirmohamed4739 3 года назад +3

    Hanolato waxaa lugu adeega hal reer
    Ayaanle adunka waxuu unicibyahay farmaajo iyo reerkiisa
    🤣🤣🤣🤣🤣🤣 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
    Sikaste oo ladhaho ninkaas waa halyeey marka ugu danbaysaa qabiilku kadhasha la waynada .
    Ayaanle wakaas
    Siyad bare iyo farmaajo waxaan ahayn iyo reerkooda inlugu caayo mahee hanoolato waxkale lugumasooqato
    Go and re watch all his interviews
    They are based on insulting siyad bare and farmaajo clan
    Nothing more, nothing less.
    Farmaajo isku qabiil manahin lakin
    I watch always carefully.

    • @safiawarsame7120
      @safiawarsame7120 3 года назад

      Ii wad sheekada waa intareest Arintaan ma runbaa Ayaanloow ka soo jawaab? Iiwad sheekada .........

    • @amaarrasheed2523
      @amaarrasheed2523 3 года назад

      Couldn't have agree more with u walahi . Fahadna si shaqsiyan ah uu u necebyahay waliba dad uu wareysanayo uu sanka ka galiyo su'aalo cajiib ah waliba ccw markuu wareysanayo ayaa ka mid ah.

    • @yaasir1936
      @yaasir1936 3 года назад

      Xanuun baa ku haya , siyaad iyo farmajo waa madax , so waxay haleeyaan hadii laga hadlo ma cid baa la caysrsanyaa , aduu xanuun qabiil ku hayayae Ilaahay ha ku daaweeyo

    • @abdinasirmohamed4739
      @abdinasirmohamed4739 3 года назад

      @@yaasir1936
      Adigu hada mana wacdinaysaa soo qabiil mahan waxaad difacayso anigu ku qabiil ma ihi farmaajo lakiin waxaa kasocdo Muqdisho iyo hanolato waa qabyald cad oo qayaxan

    • @abdinasirmohamed4739
      @abdinasirmohamed4739 3 года назад

      @@amaarrasheed2523
      Please watch carefully all hanoolato interviews.
      It is all about siyad bare and farmaajo.
      He has never talked about how many people were killed in Beledweyne whose were all Farmaajo's clan
      Never talked about caydid
      Never talked about qanyare
      Never talked qayb did
      Never talked muse suudi
      Never talked about xuud and dabo geed
      Never talked about maxamed dhere
      Never talked about sh sharif and Xasan sh
      Never talked about ina cabdi shakuur
      Baddi waaladay
      Gabdhihii waa la gaday
      Ayaanle iyo hanolato waxay afkagadeeyanayaan hal reer oo Soomaali wayn ugu sharaf badan

  • @hydarexpress5655
    @hydarexpress5655 3 года назад +1

    Siyaasad wax kama ogid ee qabyaalad iyo mucaaradnimo waasoo gabo gabowdey ee seexda qaadiro ayaa idiin heysa.

  • @muhanadyusuf8487
    @muhanadyusuf8487 3 года назад +1

    Mooryaanti waa jabtay

  • @ismahaanismahaan5403
    @ismahaanismahaan5403 3 года назад +1

    Aakharo maxaa war yaala madax moryaaan ayaa iskutimid

  • @ibrahim.haajihusse
    @ibrahim.haajihusse 3 года назад +2

    Ha nolato guul

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 3 года назад +1

    Raiisalwasaare Rooble halagarab istaago si cadaalad loohelo

  • @Falanqeynta_musalsalada_Somali
    @Falanqeynta_musalsalada_Somali 3 года назад +1

    Noolow Rooble

  • @cabdulaahiqaloocoow9351
    @cabdulaahiqaloocoow9351 3 года назад +2

    Guul iyo gobanimo farmajo guul qarankena hajiro ha joogo guul farmajo markali iyo mar labaad

  • @Loml-chi
    @Loml-chi 3 года назад

    Asckm eebow nabad

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 3 года назад +1

    Waa war lagu farxo in caddaalada la marsiiyo & in maxkamada qalabka sida ineey qabato gal dacwadeedkii ragga kibray

  • @mohamednour4793
    @mohamednour4793 3 года назад +1

    Haayadu waa nadiif lkn duliga damuljadiid ayaa dad xun ah marka hadaad farmaajo necebtahey dulmiga

  • @cabdulaahiqaloocoow9351
    @cabdulaahiqaloocoow9351 3 года назад

    Rooble xundubay waxa uu u bedelay la dib markii uu yiri xundubay aniga ayaa ah wazirki amiga ee iga warso amniga oo shiri golaha waziirada rooblana uu ka meermeray ayaa sababtay xil ka qadistisa

  • @hardahhabhardahhab125
    @hardahhabhardahhab125 3 года назад +1

    ♥️♥️♥️

  • @MohamedAbdi-di6ie
    @MohamedAbdi-di6ie 3 года назад +1

    Ayalow infican ayad ahed

  • @nawaalhussen4529
    @nawaalhussen4529 3 года назад +6

    Walahi farmajo waxaan kulatali lahaay iscasil inteey gori goor tahay

    • @halane007
      @halane007 3 года назад

      Mooriyaan iyo tuugo qabiileystayaal ayaa Madax kuu ahaa. 90% umada Somaaliyeed wey taageersan yihiin. Sakiin laq.

    • @ggtl304
      @ggtl304 3 года назад

      @@halane007 🤣🤣🤣🤣adga Lee sheeko xarirtas iskugu shekeya

    • @halane007
      @halane007 3 года назад +1

      @@ggtl304 Waligaa ha is bar'bar dhigin - mooriyaan tuugo lagu soo koriyey iyo umad xlaaal ah

    • @ggtl304
      @ggtl304 3 года назад

      @@halane007 farmaajo waxaa so koriyay aderkii siyad barre oo xil u dhibay mrku dugsi Sare so dhameyay, waligaa maad maqashay dugsi Sare Cid so dhameyay o safarda mareykanka laga shaqaleysiyay 🤣abihi na wxu hestay gronka diyaradaha Hargeisa oo xigaal u ahaa siyad barre mrka adga ceytamayee yaa xolaha umadda somaliyeed laso cunsiyay🤣 sheeko xarirta Nagala kor tag

  • @saacidyare4185
    @saacidyare4185 3 года назад +1

    Hanbalyo hanbalyo cabdulaahi maxamed nuur guul iyo rooble inshallah

  • @kowsarabdi9357
    @kowsarabdi9357 3 года назад +2

    👍💯❤

    • @hashielmi2594
      @hashielmi2594 3 года назад

      Falanqayn wanaagsan ayaanle iyo ciribay

  • @caynteabdullah9573
    @caynteabdullah9573 3 года назад

    Markii ged lagafujiyaba ged kaluu qabsanayaa makala yaqano garta iyo gardarada alle kuceebee mantuu ugu daraa

  • @xasanfarouk1579
    @xasanfarouk1579 3 года назад

    Farmaajo Guul

  • @sammie1163
    @sammie1163 3 года назад

    Waa mooryaan kale ayaad tahey alle idin qabey. Qabyaalada naga daaya

  • @bashirabdullahi3354
    @bashirabdullahi3354 3 года назад +1

    Wll hadaad rux waray sanayso waxa la Waraysta rux dhexdhexada

  • @caliabshirtube4109
    @caliabshirtube4109 3 года назад +1

    XUDUBEEY WUU ISBADELEY KKKK

  • @highflyer215
    @highflyer215 3 года назад

    Siyaasad buu bartay baa Tiri jaamacadee ayuu kubartay, ilaa heerkii ayuu gaaray, wax cilmi siyaasadeed ahna ilaa hada mashegin ninkaan aan Ka ahayn caqligiisa iyo jaceylkiisa halka dhinac ubadan, Marka waa odayashii BBC da iyo fadhi kudirirka kabartay siyaasada hadana RUclips Ku Walashay.

  • @mrali3601
    @mrali3601 3 года назад

    PM awalba madaxweynaha keenay, marku kabinetka wasiirada xulanayeyna wuxu ku xushay inu yeelay hab dhaqanki Farmajo oo inta wasiir oo asagu rago lagu so daro liiska, marka hada wa in uu ka wada takhaluso oo ku bedelo kuwa uu asagu maskaxdisa iyo caqligisa ku keenay

  • @gomeyre6320
    @gomeyre6320 3 года назад +3

    Farmaajo waa meeyd urkiisa waa in lagubaa

  • @cabdifitaaxmaxamed171
    @cabdifitaaxmaxamed171 3 года назад +1

    Ayanlow ninkan waxa ulajira rooble