Iran & Gurigii Lagu Dilay Ismaaciil H.|Gantaalka meeshu ka yimid| Israil O Shacabkeeda cabsi u sheeg

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 окт 2024

Комментарии • 334

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  2 месяца назад +43

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

    • @SahraRuun-j4y
      @SahraRuun-j4y 2 месяца назад

      Wax shacab ladhahaa majiro murtadiin ayaa meesha kudhamaaday hudheelka murtadiintu degen yihiin maxaa shacabka geeyey

    • @SahraRuun-j4y
      @SahraRuun-j4y 2 месяца назад

      Shacabka soomaaliyeed cadawgoodu waa murtadiinta dalka shisheeyaha kusoo hogaamiyey

    • @Rimaas-6659
      @Rimaas-6659 2 месяца назад

      ​@@SahraRuun-j4yhadaad Run sheegaysaan sida dhaalibaan cml maad noqotaan kaliya waxay beegsanayeen shisheeyaha maad shisheeyaha beegsataan

    • @Rimaas-6659
      @Rimaas-6659 2 месяца назад

      Waxaasoo dhan waxaa iga daran waxaad beegsaneysaan waaa dhalin yarteena soo ifbaxiina ilaa hadda wax meesha ku baaba'a waa dhalinteena
      Fadlan hana beegsanina
      Fadlan hana qarxina
      Fadlan Ixtiraam hooyooyinka soomaaliyeed

    • @Muscabchenal
      @Muscabchenal 2 месяца назад

      Waa luu wasaa adaa gal eh hadaad rag tahy is soo bandhig

  • @FeysalA.Mahamud
    @FeysalA.Mahamud 2 месяца назад +11

    Sh.Dulmididow Allaha ku barakeeyo, sida aad somalida ugu damqato. Iyo sida aad uga hadashid xaqa xumahana u diido. Runtii waxaad u qalantaa in Madaxweyne aad ka noqoto. والسلام عليكم ورحمة الله

  • @mahamedabdimajid1038
    @mahamedabdimajid1038 2 месяца назад +7

    Allah ha unaxriisto janatul firdowsa allah haka warabiyo inta ku dhimtay qarax ka dhacay xeebta liido inta ku dhawactay Allah ha caafiyo 🤲🤲

  • @missdeka
    @missdeka 2 месяца назад +4

    Aameen sheekh muuqaal walba sida u habaar shabaab anagana waan aamiinsan🤲🤲🤲

  • @hirabmimiHii-nl1ui
    @hirabmimiHii-nl1ui 2 месяца назад

    Cadowga somaliyeed waa dawlada, sheickow runta waye😢 shacabka ALAHA uu naxaristo dhamantod 🤲😔🇸🇴

  • @korshesmk6180
    @korshesmk6180 2 месяца назад +1

    Ustaad dulmi diid waad mahad santaha wlahi runtaad kahadashy cadaw shabaab kaweyn malihin❤

  • @alkheyr4
    @alkheyr4 2 месяца назад +15

    اللهم أنصر نصرا عاجلا غير آجل، ،اللهم بدلهم خوفهم امنا، ،اللهم إرحم موتاهم وتقبل شهداء هم، ،ياإله الاولين والآخرين

  • @CANABADANJIMALI
    @CANABADANJIMALI 2 месяца назад +4

    Sheikh ilhy haku barakeeyo damiir aya kugu jirto shukrn

  • @HamzaRashadMussa
    @HamzaRashadMussa 2 месяца назад

    Ustaad waa mahadsanthy ilaahay khayr haku siiyo

  • @nadifayassin5984
    @nadifayassin5984 2 месяца назад

    Allahumma aamiin JisakAllah khair Sheekh

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 2 месяца назад +6

    Allow wadankeena Amni Noga dhig Yaa Rabi

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 2 месяца назад +3

    Allow unaxariiso inta dhimatey inta ku dhawacanteyna Allow boksii Yaa Rabi

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 2 месяца назад

    ALLE HAW NAXARIISTO AMEEN ALLAHAYOOW 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @SiaAbdi-e9x
    @SiaAbdi-e9x 2 месяца назад

    Aamiin aamiin ilaahay masiibo dag dag ah iyo balo xagiisa kaahaatay haku salado

  • @HamzaRashadMussa
    @HamzaRashadMussa 2 месяца назад

    Waa runtaa shikh Haddi As laysugu tago oo maamul goboleedyadda iyo dawladda dhexe intii ciidan Laga Soo u ru riyo sow lagama adkaa Deen As

  • @ءامينة___شريف
    @ءامينة___شريف 2 месяца назад +2

    Amiin yarabi sidee umada u qal qaliyeen ayaga alaha qal qaliya🥺🥹

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 2 месяца назад

    Shiikh Dulmi-diid Kheyr Alle HAKUSIIYO sifiican baad uga hadashay xasuuqii aay u geeysteen kooxda argagixisada ah khawaariijta arxanka daran. Intii kudhimatay Ilaahay ha u naxariisto intii kudhaawacantayna Caafimaad dag dag ah HASIIYO Aamiin Aamiin Yaarabi.

  • @AbdulkadirAbdi-q9c
    @AbdulkadirAbdi-q9c 2 месяца назад

    Amin amin ilahey hanaga qabto yarab

  • @A_Ibrahim57
    @A_Ibrahim57 2 месяца назад +1

    Aamin aamin aamin

  • @nassir4425
    @nassir4425 2 месяца назад

    Illaahay hau naxariisto inta dhimatay aaamiiin yarabi

  • @callidheere2600
    @callidheere2600 2 месяца назад

    Shiikh qeer alaha ku siiyo sidaa xaqa ugu hadleeso

  • @KhadraAdan-x9b
    @KhadraAdan-x9b 2 месяца назад

    You are right sheekh ilaahay hanaga qabto mujrimiintaan arxanlaawayaasha ah iyaga iyo kuwa taageera

  • @mulkiahmed313
    @mulkiahmed313 2 месяца назад

    Allahuma aamiin ,jizakumu Allaha khairan

  • @hodanahmed1456
    @hodanahmed1456 2 месяца назад

    Walaahi sheeqa waa run sida aad ka dhawaaji hadii layla xisaabtamin wax shaqeeynaayo mashaqeeyneeso.

  • @fadumoabik3545
    @fadumoabik3545 2 месяца назад

    Allahuma Aamiin Allah hana qabto intaad Wiilkaaga dhiigya cabka Qarinayso

  • @abdiali8270
    @abdiali8270 2 месяца назад +1

    INAA LI’LAAHI WAA INAA ILAYHI RAAJI CUUN. ilaahay ha’unaxariisto walaalihii ku geeriyoodey. ilaahay ha caafiyo intii ku dhaawac-matey. Soomaliyey hurdada halaga kaco, ma’fiirsan karno walaaleheen maalin Walba horteena lagu dilaayo, maantey waa Ayaga birito waa anaga

  • @halimoali9588
    @halimoali9588 2 месяца назад

    Dhamaan intii ku geeriyotey xasuuqii liiido alaha unaxariisto janatul fardows alaha ugu bishareeyo aamiin

  • @AxmadmaxamadSalad
    @AxmadmaxamadSalad 2 месяца назад

    Allaah ha unaxisto dadka la xasuuqay aamiin yaarabi

  • @aminaali8263
    @aminaali8263 2 месяца назад +1

    Illahy qawarijeta adunka iyo aqiiraba haku caadabo iyo inta qaalibiga kalajirtaba wadankena walososjaqatageye illahy cadawega Somalia iyo cadawega musilimtaba dhulika halagoyo

  • @farhiajama5556
    @farhiajama5556 2 месяца назад

    Allah ha unaxariisto dhamaan intii dhimatay inta dhawaca ah Rabi ha caafiyo

  • @abdulhajiahmed8735
    @abdulhajiahmed8735 2 месяца назад +3

    ILAHAAY ayaa og waxaase nimankaani dhaqaale siiya laga Santa dalaal khaliijka ah , ILAHAAY hanaga qabto mujrimiinta amiin

    • @ClaahiShiine-m4p
      @ClaahiShiine-m4p 2 месяца назад

      Cadha.ala.ayaa.ka.waa.jibta.macaa.sida.inta.waxaa.lagu.jirona.waa.soconaysàa.shiikhow

  • @ubaxkalafoge8668
    @ubaxkalafoge8668 2 месяца назад +2

    Allaha unaxariisto dadkii laxasuqay somaliyana Allaha ugargaaro

  • @ashaahmed7071
    @ashaahmed7071 2 месяца назад

    Allah ha unaxriisto dhamaantood

  • @kaysemohamed2004
    @kaysemohamed2004 2 месяца назад

    Maasha allaah alle haku xidiyo wll

  • @Ilhansweet
    @Ilhansweet 2 месяца назад +1

    Innaa lillaahi wainnaa ileyhi raajicuun ilaahay ha u naxariisto intii ku dhimatay inta dhaawaca ilaahay ha caafiyo 💔
    KUWA UMADA QARXINAYA ILAAHAY UMADA HAKA QABTO OO NAARTA HAKU GOGEEYO

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 2 месяца назад +1

    Inaailaahi wanaailyahi raajicuun

  • @Shukri-i3y
    @Shukri-i3y 2 месяца назад

    Ilaahayow soomaali amni iyo amaan sii

  • @ShariifxuseenCumar
    @ShariifxuseenCumar 2 месяца назад

    Allaahuma unsur nasran caziizan

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 2 месяца назад +1

    Allaha unaxariisto intii dhimaatay inta dhaawacana allaha caafiyo shabaab ayaga iyo yahuud waa seemsem illaahay kuwaas aduunka hakatirtiro yaarabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔💔💔💔💔

    • @Leviathan_n9
      @Leviathan_n9 2 месяца назад

      Sheekh dulmidiidow dalka dowlad kama jirto inta uusan qaraxa dhicin xalane baa waqad u dirtay dadka u shaqeeyo imaaraadka allaha Naga qabo dowlad tuugsaneyso ma dowlad baa allaha u naxariisto dadka masaakiinta

  • @qadroahmed4255
    @qadroahmed4255 2 месяца назад

    Aamin aamin aamin 😢😢😢😢 yaarabi sheq ilaahey hanoo kaa xafido ilaahey haku bara keeyo ❤❤❤❤

  • @adenhassanbashir4930
    @adenhassanbashir4930 2 месяца назад

    Sh. Maxamadow xalay dhulkaa nala gariiray, suuqa xoolahaan deganaho kamaqlay. Waa mujrimiin kuwa sidan umadda muslimka qaraxa ula dabajooga. Allaha kubarakeeyo.

  • @AweesCj
    @AweesCj 2 месяца назад

    My set alarm at eleven , that's really good sugar seven , thank you for

  • @niimaneur4842
    @niimaneur4842 2 месяца назад

    Jazakallah khair Sheekh illaahay a ku barakeyo

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 2 месяца назад +4

    Scw scw scw scw scw sheikh wcs Hamas gull gobonimo xiisbuulaah yamane iran Palestine Iraq

  • @MaxamedAbdi-q1w
    @MaxamedAbdi-q1w 2 месяца назад

    nolashayda ma arag xalay waxaan arkay wlhi murug maxay galabsadeen dhalintan wakhtigooda ku jirata inaa lillahi wanna ilayhi raajicuun ilahayoow waan ku sabar ney ee sabarkena no ajib oo naga dulqad dhibatoyiinkan💔😭🤲

  • @QadraHaji
    @QadraHaji 2 месяца назад

    Aamiin yaarabi

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 2 месяца назад

    شيخنا الفاضل ربنا يحفظك واحفظنا يارب العالمين

  • @nastehanuune2318
    @nastehanuune2318 2 месяца назад

    Amiin yarabi 🤲 😢

  • @XamseMaxamed-h1h
    @XamseMaxamed-h1h 2 месяца назад

    A.s.c.dulmi.diid.

  • @DekaAhmed-qp9em
    @DekaAhmed-qp9em 2 месяца назад

    Amin Amin Amin

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 2 месяца назад

    INTA KUDHAWACANTEY XEEBTA LIIDO ALLE HA CAAFIYO AMEEN ALLAHAYOOW 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @dahaboawale1009
    @dahaboawale1009 2 месяца назад

    Ilahay haa uu naxaristo inti ku dhimatay iyo inta ku dhawcmay

  • @sahrahajifarah5509
    @sahrahajifarah5509 2 месяца назад

    Inta dhimatay Illaahay ha u naxariisto inta dhaawacantayna Illaahay ha u booga dhayo

  • @sacdiyokeynaan2958
    @sacdiyokeynaan2958 2 месяца назад

    AAMIIN AAMIIN YAARABI

  • @VirshowGht
    @VirshowGht 2 месяца назад

    Shabaab naclad alle hakudhacdo

  • @maryamhassan8093
    @maryamhassan8093 2 месяца назад

    Sheeq allaha ku barakeeyo runta ayaad ka hadashay

  • @kaahokader4664
    @kaahokader4664 2 месяца назад

    Aamin yaarabi

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 2 месяца назад

    WCS WALAAL 👋 SCW ❤ SCW ALLAAHU AKBER ☝️

  • @milgomohamed7514
    @milgomohamed7514 2 месяца назад

    Alla ha inaga badbaadiyo sharkooda iyo shar kale

  • @Umumahamed1
    @Umumahamed1 2 месяца назад

    Qof ku tumata ma jidho ee ee allaha naga qabta asaga awod u leh yarabi so qabo

  • @daraqoon
    @daraqoon 2 месяца назад

    Shiiqoow edit baro waad wanagsantahaye Allah hakubarakeeyo ❤🎉🎉

  • @mahamedhassan202
    @mahamedhassan202 2 месяца назад

    Allaha unaxiisto dhamaan dadkii ku dhintay masiibadaasi kuwii ku dhaawacmayna allaha u boogo dhayo

  • @abdihakimsabe8479
    @abdihakimsabe8479 2 месяца назад

    Alle haku barakeyo shequna

  • @cilmisaney8311
    @cilmisaney8311 2 месяца назад

    Waxan ku jacalhaya siidada waxa u shaaraxado mashalhaaaa

  • @fartunjama2269
    @fartunjama2269 2 месяца назад

    Thanks bro,ik ben welmees 😭😭😭😭😭

  • @mohamaxamuud-km4rc
    @mohamaxamuud-km4rc 2 месяца назад +3

    ما شاء الله

  • @husseinomar9532
    @husseinomar9532 2 месяца назад +1

    Sheekh aaway Dowlada

  • @xamdidahir9141
    @xamdidahir9141 2 месяца назад

    shiikh alla haku barakeeyo

  • @farihaabshir7566
    @farihaabshir7566 2 месяца назад

    Aamiin Alaahuma Aamn Masiibo Haku Habsato

  • @jamiilojamad8409
    @jamiilojamad8409 2 месяца назад

    aamiin aamiin

  • @KaltumaMuktar
    @KaltumaMuktar 2 месяца назад

    Allaah inoo gargaaro😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @salmaanahmed2328
    @salmaanahmed2328 2 месяца назад

    Amiin Allaha Naqabato

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 2 месяца назад

    Xasbiya laahu wanicmal wakiil

  • @Kadar-ex8xp
    @Kadar-ex8xp 2 месяца назад

    Qaylo iyo habaar iyo baroor waxba ma taraan ee xaqiiqada ka hadal sheekhaw.
    Soddon sanadood ayuu qaraxani socdaa dalkani dawlad la,aan ayaa haysa .
    Ha ka meeraysan runta.

  • @fatumomohamed5871
    @fatumomohamed5871 2 месяца назад

    thank you so much brother ❤

  • @IsmailSuleyman-ur8jh
    @IsmailSuleyman-ur8jh 2 месяца назад

    Allah allah haynaga qabto asc

  • @JamalYasin-kk4pk
    @JamalYasin-kk4pk 2 месяца назад

    Subhanallah

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 2 месяца назад

    Sidookale sida uu Shiikh Dulmi-diid u sheegay waa in lahelo islaxisaabtan Haayada Amniga.

  • @haawowaheliye920
    @haawowaheliye920 2 месяца назад

    Amiin Allah kabamtoumada khaswadayeesha

  • @cayaarahabaydhabo3563
    @cayaarahabaydhabo3563 2 месяца назад

    Aamiin

  • @FadumaOsman-d1j
    @FadumaOsman-d1j 2 месяца назад

    waa run

  • @zaahirpaulo4146
    @zaahirpaulo4146 2 месяца назад

    Walahi shiikhow meel bulshada ku bdn tahay ama jaam gaari aan arko cabsi ayaan dareema wadnaha farta ku haya marka goor mee qarax dhici doona ayaan is dhaha ilahay ha naga qabto😢

  • @zahraabdalla4957
    @zahraabdalla4957 2 месяца назад

    Amiiin

  • @yakubyarrow9844
    @yakubyarrow9844 2 месяца назад +1

    'Waxa dhacayo idil aniga usabab eh hadana diyar umaihi wax isbadal iyo go'aan eh'

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 2 месяца назад

    Laaxwla walaa quwata ilaabalah

  • @MaryamDirieAli
    @MaryamDirieAli 2 месяца назад

    Allahumaa aamiin 😭

  • @40Durkiya
    @40Durkiya 2 месяца назад

    Dawlada iyo shabaab Allaha inaga qabto

  • @amanijama9597
    @amanijama9597 2 месяца назад

    Ameen

  • @sumayamahamed9142
    @sumayamahamed9142 2 месяца назад

    Sheekh amin amin amin ❤

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 2 месяца назад

    اللهم آمين يارب العالمين

  • @Maryam-gx5hr
    @Maryam-gx5hr 2 месяца назад

    Allaha u naxariisto umadaas la halaagay

  • @apdirahman1433
    @apdirahman1433 2 месяца назад

    Waa daalney wlhi 😭💔

  • @ureejiahmed7576
    @ureejiahmed7576 2 месяца назад

    Aamiin aamiin yaa Rabbi

  • @mucaadBoy-os1dd
    @mucaadBoy-os1dd 2 месяца назад

    Dadkaan isqarxiyey wajidooda waa lagaran lama daba galayoo walahi murugo 😢😢😢

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 2 месяца назад +1

    Meeshaan shiiqo dowlat kamajirto waxaa kajira maxaan cunaa >>>>>>

  • @sahrahajifarah5509
    @sahrahajifarah5509 2 месяца назад

    Illaahay ha naga qabto shayaadiinta dhiiga soomaaliyeed banaysatay

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 2 месяца назад

    Subhanallah somaliya preay 🤲😭 Inalihahi Wa Inalihahi rajucune Samir Iyo Imane janato fardosa aclah doua somaliya

  • @saafi1302
    @saafi1302 2 месяца назад

    Waa xanuun aad uweyn laakiin dadkiba weli hoosta ku haysta

  • @safa-cb3ox
    @safa-cb3ox 2 месяца назад

    Marka hore halagu yaaco xerada xalane inta maanta dhimatay kabadan dhiman mayso kadibna alshabaabka kadibnah isbitaalada dhiig miiradka ah halagu qasbo in ayna marka saan dhacdo lacag qaadan

  • @HudaNuura-1
    @HudaNuura-1 2 месяца назад

    Halayskaga guuro wadanka..shacabku iyaga kaliya ayaa ku dhamaaadayee inta ku hartayna hayskaga yaacdo amxaarku ha qaatee..😢😢nacallad idinku dhacdaye