Xaaska Markay Isfuran, Caruurtana Wuu Fura Dulayste Shaqadana Waa Ka Tagaa🤣

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 ноя 2024

Комментарии • 152

  • @hawaali5209
    @hawaali5209 2 года назад +13

    i really love america when dulayste treid
    Took my kids away from me American was my side thankis to america

    • @ifraahabdullahihassan5536
      @ifraahabdullahihassan5536 2 года назад

      Abaayo Allah ayaa kusoo adeejiyay Allah u mahadnaq waayo dulmiga majeclo sidaas ayuu gaal iyo muslim ba kusoo adeejin karaa marka Allah ayaa mudan nolasha wanagsan aad markasta ku nooshahay inaad u mahad celisaa intaasna Waa iga xasuusin dhib ha i arkin.

    • @hawaali5209
      @hawaali5209 2 года назад +2

      @@ifraahabdullahihassan5536 wa runta abayo allah aya mahad leh ma ilawin ilay ba iso adejiyay

    • @bilana289
      @bilana289 2 года назад

      @@hawaali5209
      Maasha Allah

  • @KhaledEgal5
    @KhaledEgal5 2 года назад +28

    Waan kugu taageersanahay inaad dulayste runta taabsiisid ood u sheegtid inuu neefku dhaamo.

  • @minab4823
    @minab4823 2 года назад +8

    Habo macaan your words have reached far and wide! Am a hoyo matalo and agree with everything you say! Your the most sensible Somali habo I have seen that speaks the truth like it is! Please continue we supporting you! No to dulayste that have destroyed our community. My dad is exactly what you have described. Am divesting and no to Somali men! They can kick rocks urghhh. Habo continue to crucify them.

    • @zuhoercali3173
      @zuhoercali3173 2 года назад +2

      You make me laugh 🤣 we have here Fish and chips I heard say wallahi and new one Hooyo matalo Allah yaxfadaki

    • @minab4823
      @minab4823 2 года назад

      @@haniadanshire3740 YES DULAYSTE! You mad?!?! Are you mad that she described my father to the T! We’re onto you guys. No more ceeb culture! We’re calling out your BS.

    • @minab4823
      @minab4823 2 года назад

      @@zuhoercali3173 looool i heard of fish and chips! Reer UK 😂😂😂 take care hunno ❤️❤️

    • @Ms.4ever33
      @Ms.4ever33 2 года назад

      @@haniadanshire3740 unfortunately this will happen when men don't take care of their children. The children will end up NOT RESPECTING, or caring about them. It's unfortunate for everyone isn't it.

    • @zuhoercali3173
      @zuhoercali3173 2 года назад +1

      @@minab4823 u too sweetheart

  • @ahmedhirsi3695
    @ahmedhirsi3695 2 года назад +4

    farxiya masha allah you are so true 🥰

  • @rodaismail8151
    @rodaismail8151 2 года назад +3

    You are right they would never have done it in this country. There is no law in our country. The truth hurts. Love you

    • @kingmo6738
      @kingmo6738 2 года назад

      Walee nin ku Furay baanad lacagtiisa cunin 😂😂😂😂

  • @qalbiuroonsidahooyadeed2113
    @qalbiuroonsidahooyadeed2113 2 года назад +12

    Anigoo ku fiirsado ayuu Xaajiga i arkay Dulaystuhu waa ayo ayuu yiri Waa Nimanka Qaar laakiin Adiga ma ihi Dulayste Dumar maxaa u geeyey ayuu yiri waa Dheeman Dumarkiyo.

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  2 года назад +5

      Masha Allah! Igu Salaan ninkaas Ragga ah! Barikallah ❤️👍🏾

    • @kingmo6738
      @kingmo6738 2 года назад

      Raga Iyo naagaha is qaba isku dir 😂😂😂😂😂😂😂 wuu ku kufsaday ku dheh inantaaa sidaadii kkkkkkkkkk maamo malyuun cabsiiye

    • @qalbiuroonsidahooyadeed2113
      @qalbiuroonsidahooyadeed2113 2 года назад +1

      @@kingmo6738 Orodaa Diin soo barro aa Aqri Nabegina ScWsalam Gogoshiisa.
      Ninku waa Inuu Fariima Galgacala iyo Waqti la Qaataa intuuna Nmber 10 ka Cayaarin.

  • @nourahussein2534
    @nourahussein2534 2 года назад +3

    🤣🤣🤣🤣Alle ha ku sharfo qali 5yr ku dawanaya wxa badan baa kaa bartay role model mami love ❣️❣️💋💋🙏

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran 2 года назад +18

    Fadxiya sunta dulayste ka ilmaysiisa allah ku xiftiyo sister 💚

  • @maryambrahim82
    @maryambrahim82 2 года назад +4

    Niman baa wax walaaqa 😂😂😂😂Allah protect you from their evil eye

  • @nim5-r1v
    @nim5-r1v 2 года назад +4

    Tkx Fathia for giving us some hope and a good laugh runtii you have an incredible sence of humor.love you

  • @aichaloulemawlid501
    @aichaloulemawlid501 2 года назад +10

    LOL! Maanta dulayste dhiiggaad ku kicisay. High blood pressure. 150 buy marayaa.

  • @zamzambouraleh9941
    @zamzambouraleh9941 2 года назад +5

    Fathia Dulayste wali good May arag wax runta u sheega. Inkastonon ka soo gadhin markad Live tahay hadana hadaan an ku dhagaysan ma joogi karo. “you make my day every day”.

  • @suadaabdi9037
    @suadaabdi9037 2 года назад +10

    Fathia ninki hadalkada ka xanaaqo mel aa xanuuntay oo waa qarxisay ku wad sis. Topicga duleyste an ugu jeclahay ee noo so badi 🤣

  • @mabrukagedi4548
    @mabrukagedi4548 2 года назад +8

    Soo noqnoqo habo kama daalno dawashadaada realy we proud of you habo🥰👸👸

    • @kingmo6738
      @kingmo6738 2 года назад

      Ragii way fakareen naagtaan Furay shilin siin maayo kkkkkkkkk xaliye baa i soo dardaaray

    • @mabrukagedi4548
      @mabrukagedi4548 2 года назад +1

      Awalba dumar ayd wax ku ahydeen idinku waxba ma tihiin dulayste wuxu yhyna wala yaqaana dumarku hday runtii ogaden aad qarinyseen

  • @hodoabdi6098
    @hodoabdi6098 2 года назад +1

    You are right sister

  • @Umakhalil
    @Umakhalil 2 года назад +3

    She is amazing😀😀😀😀😃. Nagaceli dulayste. Xaaxday nagu dhineen.

  • @samiraali1925
    @samiraali1925 2 года назад +6

    Marka ku arko wad iga farxisa masha allah🤣🤣🤣

  • @hiilhooyohiilhooyo2762
    @hiilhooyohiilhooyo2762 2 года назад +8

    Anigaa mid idhiibaa waxaan udhaley 7duruuf ayuu igu gadey lug ayaan xabado iga dhacen yurub ayan joga 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  2 года назад +6

      I am sorry gacalo. Fadlan naftaada Iyo qalbigaaga baano. Dulayste meel walba gabadh buu xuurto ku haystaa. Wuxu waa dugaag! Allah hakuu hiiliyo gacalo

  • @hodonawil7025
    @hodonawil7025 2 года назад +3

    Maasha Allah Hbo qaaali fthiya absiiye xaqiiiq baad kahadashay ilaaahay hanookaadaayo qaayo badn eey ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💋💋💋💋🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

    • @kingmo6738
      @kingmo6738 2 года назад

      Naag aan Furay iga walee inaanay shilin iga cunin 😂😂😂😂 caruurtyda ha iska soo wareejiso anaa biishanayee

  • @xaruntacuntadacafimatka
    @xaruntacuntadacafimatka 2 года назад +8

    Lol you're the most funniest person ever you made my day 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @maryanmohamed7478
    @maryanmohamed7478 2 года назад +6

    Kalsonida.ku yar inta badan markasay moodan in la wada edeynayo illahow raga somaliyed sharafta u so celi wanu dhalay way.nala dhashen wana u dhaxnay ameen

    • @kingmo6738
      @kingmo6738 2 года назад

      Naag la Furay lacag sii ma Caqli baa 😂😂😂😂 raga kale ha kula raaxaysatee daanyeernimo kkkkkkkkkkkk

  • @hiilhooyohiilhooyo2762
    @hiilhooyohiilhooyo2762 2 года назад +3

    Walasheey sobadi guuleyso huno qali tagoro1🙋🙋👑👑👑👑👑👑♥️♥️♥️♥️♥️♥️❤️❤️❤️💗💗💗💗💗💗💗💗👍👍👍👍👍

  • @khadarhassan3447
    @khadarhassan3447 2 года назад +1

    Fathia, LoL I like the analogue of the mad man with the fire. LoL

  • @sacdiya1876
    @sacdiya1876 2 года назад +3

    Duleyste waan u heesay waxaan iri.
    Ano dahabo Iftin dayaxeygu garay.
    Duleeste ku diiday ku dooni maaye daneyso . Oo duleeste maxad dumar xumo ku deeysay, adoo foolxumo Ku daashsy maxad xaqaadi u dooday adoo damiirki ilaabay. Maxad diin dadka u isticmaashay.
    Ku diidnay damiir laawe. Doontadi Raaci meyno.

  • @nasronasriina5802
    @nasronasriina5802 2 года назад +5

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 habo mcn waa ku wataa ku soco wlhi shaqada magalo ilaa aan RUclips kaga dawado hadal laga wo igu socoyaa

  • @najmaabdullahi3397
    @najmaabdullahi3397 2 года назад +4

    M.a habo we r strong no more duleysto🥰

  • @Aicha12294
    @Aicha12294 2 года назад +4

    Masha Allah you are amazing and funny 😄

  • @trinadhif6764
    @trinadhif6764 2 года назад

    Absolutely true abayo

  • @SH-py7qj
    @SH-py7qj 2 года назад +4

    This colour blue is your colour MashAllah 🤩

  • @fardowsahasaan6758
    @fardowsahasaan6758 2 года назад

    Alahaa waa mid fican shekadan waan sugayay nin shaqeeyana nearly 7dayd adoo hurdu iman adoo hurdu tagaya in uu shilan kusiyo ma rabo subxanalaah balse wax ka xun ma arag in uu nago lacag u diro telephone u gado caruurtisana hal jokolato u gado ma rabo bilkana murun ku bixin jiray cidlan ka dirtay in an dowlad ka qato caruurta korsado malintay iskul adana wadankaan shaqaa lagu dirin marka isoo duceya dulaysta aan ka raystee Aamiin Yaa Rabi

  • @barnicige2705
    @barnicige2705 2 года назад +7

    Role model ♥️

  • @deeqaahmed2607
    @deeqaahmed2607 2 года назад

    Markaan bilaabeyba anoo dhageysan, first waanba qosley waxaad sheegi laheyba saad u haruuftameyso baan ka helay❤️❤️❤️👏👏👍👍 let me finish first. Highlights aneyba I quseeysaa malahan. Markaan kala tagnaa 9 years caruurtana ugu dambeysay. Ku soco Farhiyaaay❤️

  • @sadiamj7732
    @sadiamj7732 2 года назад +4

    Oh I live for the hangoolka 🤣🤣🤣😂😂😂🤪

  • @abdul4069
    @abdul4069 2 года назад +5

    Fathia qurux ❤️❤️❤️

  • @sucdi1758
    @sucdi1758 2 года назад

    Ale cod iyo karti wuu ku siiye masha alah

  • @shamsanoor6107
    @shamsanoor6107 2 года назад +2

    Duleyste dofaar🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @esraali2398
    @esraali2398 2 года назад

    We love you my sister ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹💕💕💕

  • @ruqiyaabdihassan359
    @ruqiyaabdihassan359 2 года назад +2

    😂😂😂😂😂😂😂 allah ina cabsiya waa qosol walaley yaa kuu sheegay nimankan ma gurigad ku la nooshahay saad u taqaniid yaab badanaah

  • @kubra8
    @kubra8 2 года назад +1

    😆😆😆😆😆😆 sidan u qoslayey ayaan waxan qoroba garan waayey

  • @Amaalgelle121
    @Amaalgelle121 2 года назад +2

    God bless America 🇺🇸 🙏 ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ fuck off dulayte I hate dulays calool kuus

  • @salmacadey7548
    @salmacadey7548 2 года назад +2

    You are funy farhia ❤❤🥰😁

  • @amalabdi6532
    @amalabdi6532 2 года назад

    ❤️❤️❤️ jag gillar dig jättemycket 💪🏿💪🏿💪🏿👏🏿

  • @CmonNowTellme
    @CmonNowTellme 2 года назад

    Yes, qori iyo qaaciisa waa la isla tuuraa. Women always use the children as bargaining chip. It is like hostage situation where women are the kidnappers and children are hostages and fathers are family whose are children are kidnapped.
    It is really no-win situation for the fathers.

  • @munasarrah4116
    @munasarrah4116 2 года назад +1

    Ilaahow dulayste hanoo geyn aamiin aamiin aamiiin aamiin

  • @shamso_1451
    @shamso_1451 2 года назад +1

    Subxaana allaah wacyi gelinta ragla moodku waasax lagumana gaaloobo wixii ayqirato ayaan ku naqaanaa qof alle xusaya madhihi karno femensm iyo waa kufri waxa qarsoon alle ayaa ku filan cabdullaahi ibnu salool rasuulkii alle ayuu agfadhiyey haddii cidwalba lagaaleeyo yaasoo haridoona abaayo baro diintaan alle cissi iyo sharaf ayaa alle nagu siiyey balse rag lamood ku daneysigoodii bey ku daba qabsadeen qof kasta oo aan aqrin sharciga diyaaradda ama gaariga iyo magaala uu ku nool yahay qof kasta wuu ogyahay wuxuu bowsi iyo tuhun ineysan hagi karin waxna ku hagi karin alle ayaa mahad leh wax kabadan wuxuu abuuray quraan markaad luuqad aa taqaan ku aqriso waxaad heleysaa nolol cusun sheekada dayax gacmeedka ayaad ka dheereyn fura indhaha fura quraan ka

  • @baroenglishwithameeramohamed
    @baroenglishwithameeramohamed 2 года назад +7

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 2 года назад

    Asc abayo walahi runte aya ka hadashay raga somaliyeedna wa iney wax un ku qatan, wa dad been iyo huhaa raba haqiqadana necen, mcn noolow.

  • @diamondayax6494
    @diamondayax6494 2 года назад

    That’s a Good question “haduu nin ficn yahay muxuu Dulayste isu mooday”

  • @adnanawke9919
    @adnanawke9919 2 года назад +2

    Waxaad ka hadlayso waa runta way wada aradanyihiin wayna wada kaba layihiin 24 hours way shaqaynayan shiilina mahaystan

  • @araweelo9774
    @araweelo9774 2 года назад

    Dulayste uu ba'ay fashil 😂😂😂

  • @shamso_1451
    @shamso_1451 2 года назад

    Fathia waan kugu taageeraa inla karbaasho rag lamoodka oo la wacyi geliyo maanta meel ayku roon yihiin maba jirto culumo iyo caamaba maanta majirto cid ceeb tooda dabooli karta cid jirran mooyee fiiriiya dalkii dadkii diintii wax walba waxay kadhigeen hilib shimbira cuneen ama diifla sayray dunidu weynaga yaqyaq sattaa abaayo waxaan ubaahan nahay wacyi gelin dhinac walbaa maxaa yeelay waxay naga dumiyeen dhinac walba dumarku waa iney isku tashadaan dowlad nimada bartaan diinta bartaan ilmaha iney dhalaan waxay korsan karaan dadka iyo diintuna wey isku qurxoon yihiin fool xumada diin la,aanta wuu garan karaa qofkii caqli leh inta lagu daneystayna waa inaan iska diidno dadkeena iyo dalkeenaba waa inaan badbaad sano horo usoco gabadhii garata ceeb tooda waa dhillo iyo gaal waa shaqadooda iney yiraah daan

  • @ayaanhussein9092
    @ayaanhussein9092 2 года назад +1

    Al qosol waayn jeceliyaa marakd dulystee runta u sheegaysiid ,kaligaya aay qosol Suxay, waa runtayo rag Somaliidu marakay sexadan ugu yaran 10 ila 8 sacdood bay hurdan hanabayb ka badanayan waa Dabeer bakhatiyeey

  • @zahrasiad5443
    @zahrasiad5443 2 года назад

    Mahad waan daawadaa iyo kuwo kale oo wanaagsan

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 2 года назад +1

    Walal Fircoon oo ahaa Ninka ugu shar badan ee la abuuray ayaa layiri Nabi Muuse si dagan hadal jilicsan ula hadal. Raga somalida dulaystayaasha sidagan ula hadal kkk huno

  • @nasrokiinxaashi56
    @nasrokiinxaashi56 2 года назад +8

    Duleyste Ku necbiya

    • @kingmo6738
      @kingmo6738 2 года назад

      Aakhirka dulayste uun baa dilayaa walaahi somaliland xitaa kuma badbaadayso hadaanay ciidan muuse biixi u qaban kkkkkkkkk

  • @achaaigal3722
    @achaaigal3722 2 года назад

    Walalhi that's true

  • @hodanshirechannel3418
    @hodanshirechannel3418 2 года назад +3

    Qosolkii baa nagu batay

  • @asliegal2683
    @asliegal2683 2 года назад +1

    Fathia Qali, mantay waa markii uhoreysay oo an arkay adoo wax cunaya adoo duleyte/qoyan umaxadaraynaya. Waxaan is arkay anoo aad kuu fiiriniya marka iska dulqaado jahadka xaqana halka kawad!

  • @dfamily9999
    @dfamily9999 2 года назад +1

    Eyga ha ugafin weyba kasi litan niinamka qar amaba sidey ubadan yihin shayadin waaweyn maraarka qar waxadba is ledahay bini adan mahan wax caqli ah malahan waxey dumarka ku haya gabdhaha badan ayaga usabaaba ah in afka lagaga kadiyo

  • @runahmed9988
    @runahmed9988 2 года назад +2

    Asc Fathia runtu dadka way kanixisa waxba madisho, runta usheeg wax hakabarteene.

  • @kabaabdi2838
    @kabaabdi2838 2 года назад +1

    Kkkkkkkkkkkk waa runta

  • @kingmo6738
    @kingmo6738 2 года назад

    Maamo malyuun cabsiiye naag la Furay in lacag la siiyo ayay rabtaa 😂😂😂😂😂😂😂
    Caruurtayda waan siinayaa wixii aan u heli karo laakiin naagtaan Furay iga walee inaanay shilin iga helaynin 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @kingmo6738
    @kingmo6738 2 года назад

    Raga uma jeedo shaqaduu ka tagaa offcourse wuu ka tagayaa shaqadii naag uu nacay shilin ka faaiidi mayso . Dabadiina la guursan maayo kkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @cabdiqaadir5904
    @cabdiqaadir5904 2 года назад

    Waan ku wataa wllshy

  • @gudonahmed6161
    @gudonahmed6161 2 года назад +1

    Dulayste yaa ka hadhsankara😁

  • @dodndjdk301
    @dodndjdk301 2 года назад

    💞💞💞

  • @suad6275
    @suad6275 2 года назад

    Waa runta habo😘😂😂😂😂

  • @Wadani924
    @Wadani924 2 года назад +1

    Fatxiyaay Ina abti waa in aad dadka u caddeyso in "Dulleyste" uu ku yar yahay ragga Soomaaliyeed oo uu yahay dhif. Adigu waxa aad tiraahdaa "dulleyste" baa badan oo ragga caadiga ah waa ku yar yihiin Soomaali ("few and far between").

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  2 года назад +12

      Dulayste ayaa badan. Waayo hadii Dulayste yaryahay, oo Raga, Geesiga iyo Hanadku badanyahay dal iyo dad naf leh ayaynu ahaan lahayn oo inta yari inama saamayseen. Fadlan runta isu sheeg walaal waayo hadaan runta la quran isbedel arki mayno.

  • @esraali2398
    @esraali2398 2 года назад

    Somaliya ha isku tagin waaa lagu cunin 🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 2 года назад

    Fathia dhulka allah ba leh maha siday aminsanyihin ee ah gaalo dhulkeed dee cadaalad iyo dulmi laan ba tala allah labadas bu aduunka ugu jecelyahay marka xaqbuu kugu leeyahay wadankaaga fathia America wayo wixi adka wayday meshi an kaso jeednay ban ka helnay marka dulayste ha daalo

  • @achaaigal3722
    @achaaigal3722 2 года назад

    the dogs have family feed

  • @qunesfakhy9403
    @qunesfakhy9403 2 года назад

    Markey weynaadaana lacag ka rabaan iney bilaan dadka waxay oranaayaan waa abahood oo xaguu jirey markey hooyadu ku rafaadeysey

  • @hamdakhader5294
    @hamdakhader5294 2 года назад

    Ilhay hanoso hadeeyo Habo ani waligayba waan jecla heer waxan gaadhay aan dhaho muslinka qaar wlhi cristanka dhama oon ka jeclhy

  • @sucdi1758
    @sucdi1758 2 года назад

    Dr waku salamay iska ilaali yeesan kugu dhajin kala dhuumo duleyste hhh

  • @zainababdi781
    @zainababdi781 2 года назад

    Waa dulayste iyo qoyan labaduba shame on them

  • @ruqiyajamac408
    @ruqiyajamac408 2 года назад

    Mrk

  • @cadeeyjama9952
    @cadeeyjama9952 2 года назад +2

    Ximiyaa

    • @saynf
      @saynf 2 года назад

      I heard the other day a new somali word. La'laaye!!!😂😂he is constantly on the go!

  • @dodndjdk301
    @dodndjdk301 2 года назад

    💞💞😘

  • @dodndjdk301
    @dodndjdk301 2 года назад

    😅😅

  • @mahmoudali5163
    @mahmoudali5163 2 года назад +1

    ASC walal fathiya

  • @hajirdalaal3028
    @hajirdalaal3028 2 года назад

    Waa geedi naag kale ayaa mar kasta ku jirta maskaxdooda

  • @halimomohamed8199
    @halimomohamed8199 2 года назад

    Kkkk I love 💕

  • @ugaasohiis7003
    @ugaasohiis7003 2 года назад

    🤣😂😂😂

  • @zamdahir3513
    @zamdahir3513 2 года назад

    Fathia uk hadi caruuta ay kufsadaan iygana jeelka lagu kufsada uk caan bay ku tahay arinkaas

  • @Sumayo987
    @Sumayo987 2 года назад +1

    Mamma malyuuntii 2 naa hooy sidaadii hore ku noqo

  • @nasiribrahim2344
    @nasiribrahim2344 2 года назад

    Why you always hate and angry sister?

  • @sahraadenwarsame1997
    @sahraadenwarsame1997 2 года назад

    Ala beekagy 😁😁😁😁😁😁😁😁

  • @nuuraciise
    @nuuraciise 2 года назад +1

    Haa waa runaa laakiin kuwa fiican way liqeen ilaa ay is muujinayaa magaca way la wadaagi sorry

    • @cabaas4958
      @cabaas4958 2 года назад

      miskiinad baad tahay beer jilcan

  • @GUDCURFLIMS
    @GUDCURFLIMS 2 года назад

    How is looks like duleesta just explained you said ragoo dhan maaha lakiin you always saying ragga somaaliyed just explain clearly

    • @minab4823
      @minab4823 2 года назад

      You sir is the dulayste! Fathia Absie has reached the hoyo matalos! We see your antics dulayste! Your reckoning will be swift and soon!

  • @hodanabdi5258
    @hodanabdi5258 2 года назад

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @letstravel5704
    @letstravel5704 2 года назад +1

    Fathia microphone ka managahaajiso fadlan

  • @sacdiyajelle7920
    @sacdiyajelle7920 2 года назад

    Kkkkkkkkkk Kkkkkkkkkk

  • @hajirdalaal3028
    @hajirdalaal3028 2 года назад

    Hhhhhhhhhhhh👍❤

  • @kingmo6738
    @kingmo6738 2 года назад

    Dhilo walba raga hirtooday wax ku cunaysaa hablihii hagaagsanaa way xishoon jireen tani waa bahal is nacday . Somalialand uun baad ku badbaadaysaa iga walee qolyihii Arsenal waa laguugu balamiyay 😂😂😂 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdirazakhaji
    @abdirazakhaji 2 года назад +1

    Dadka hortooda in wax lagu cuno dhaqanka kama mid ahaan jirine habloow xageed noo wadaan lol.

    • @nuwara8333
      @nuwara8333 2 года назад +1

      Dhaqanka diin maaha adeer

  • @badriahussein8291
    @badriahussein8291 2 года назад +1

    Hunguri juqjuq ayaad nugu riday kkkkk

  • @cadeeyjama9952
    @cadeeyjama9952 2 года назад +1

    Ximiye xuurto ku qabo

  • @faisfarxaan
    @faisfarxaan 2 года назад

    Oo inadeer hadaad rag lajoogto maxaa somalida ragooda kudabadhigay ? Yaab . Kkkk

  • @salmaa2871
    @salmaa2871 2 года назад

    OMG Fathiyay bal ilaahay baan kugu dhaarye meshaan fiiri 😱😳😳where in the world is this aloud for so-called police officer except somalia ? ruclips.net/video/UbjhFC27rsI/видео.html

  • @hamdakhader5294
    @hamdakhader5294 2 года назад +1

    Dulayste cago baaasto 🤮🤮