Waxa ku talin laha inta u dhaxaysa mögdisho iyo eraborka in laga dhigo keyn aad lo dhiireyo duurjoog badan lagu beero si qofka so degay quruxda meesha ugu ildoogsado dalxiisaylno uso jeedato dadka degankana abniga meesha halo dhiibo wa dad culuma dadka meesha dego hala wanaajiyo waxwalbo deganka laga heli karo sida xoolaha caanaha iyo kalunka halaga iibsado
Waxa ugu muhiim san oo aa dhihi Karo magaalo Cusub waa lagu sameen karaa.waa in la sameeya sharci deegaan. in qabiil ama jufo goof Iska qabsan hadoodine dagaal Ka dhalan Karo dhulka deegan kaas wa in qabiil am shaqsi uusan yeelan e u dolada ama dadka deegaanka dhan ey wada yeeshaan qof gooni ahne uu San sheegan karin
Mashruuca new qaahira indha la'aan baa lagu galay ilaa maanta 10% muusan hirgalin dowlada masar iyo shacabkeedana way faqriyeen faqrigaas dartiis wax walbaa canshuurteedii way tobanjibaarantay xataa hawada uu neefsadaa muwaadinka masaarida ah cashuur baa dul saaran lacagta masarna dhulkay gashay waxaas oo dhan waxa keenay mashruuc asn laga baaraandegin aan loo tala badsan tabar hantina aan loo hayn in la iska dhex fariisto hadhoowna af labadii la ciyo Soomasliya maanta gaajo badan baa ka jirta dhaqaalahaas daryeelka umada hala galiyo
@ walaalkeygow allah Somali oo idil ha Caafiyo walaal Adiga ayaa qarax ka sheekeynayo aniga maanan ka hadlin wax qarax ah ee Dalkeyga waan jeclahay lknsa Madaxdeyna wey xun yihiin Dalkaani ne isla xisaabtan dhab ah mayaalo ama Maxkamad sare oo qof waliba Xaqeeda siiyo ma jirto marka in aan qayaali ku noolano waxaa ka fiican in aan xaqiiqada ka hadalno Somalia maanta Dhul boob iyo xaqiraad ayaa ka jirta iyo dil dhiig masaakiin ah ladaadiyo marka allah umada Madax an facdo oo lagu diirsado allah inooso diro bro
Waa meshii umada masakiinta ah Lugu dhici Lahaa😭💔💯👍masaakiin la Barakicinayo In Taas Aya Nagu Filan 💔💯😭
Saaxiib sida caadada ku ahayd noo raadi wixii jaanisyo ah sida dhulalka laamiga saaran , xeebaha, iyo wixii kaloonjaanisyobah mahadsanid jimcaale deals.
Maasha Allah ❤
😂 Xasan haduu Xaraasho 😂Yaa ka Celinayo 👍😭💯💯
Lamiyada geeda halagu abuuro markii loguuri rabo new muqdashada cusub hhhhhhhhh 😂😂😂😂😂
Mahadsanid jimcaale deals.
Yaa maalgashanayo mashruucaan
afisyoone in airportka laga fogeeyo waa fursad cusub, siiba investmentiga
🎉🎉🎉
Tii hore ayey hagajin wayeen mid cusube raban iney dhisaan
Konza city nin yaqaan hadaaba keentay masahlanid konza aniga waan la socday mudo badan konza waa smart city waxaana lafuraya 2030
Hadda waxaa maqalnaa magaalada muqdisho cudurkaa iska leh magaalada cusub ayaa lahaan doono?
Masha Allah ❤❤❤
Suuragal ma yahay? Wax aan suuragal ahayn ma jiraan. Dadaal, iskutashi iyo daacadnimo baa loo baahan yahay.
Sxb Mahadsanid maasha allah lkn wax walba abnigaa ka horeeya guryo qurxan lkn aanan abni jirin misana madaxdii dalka ay maalin walba na niyad jebinayaan walal maxay tareysaa. Is badelka waa muhiim.
Walaalkeena Yx, Capaciti-gii iyo khibradee ku hadlayaa...? !
We fiicantahay in saxmada laga dhex baxsho lakiin hasan shiiq eaqti umanharin madadaxde soo socota inay sii wadaan aan rajeenaa
Meqa sano ayay qadandoontaa
Mashruucaan meeqo sano ayuu qadanaa yaa maalgelinaayo mashruuca noocaan ah waxuu u baahan yahay wax yaabo badan sida biraha shubka iyo shemeendo iyo wax kalo badan wadankii wax soo saar maleh siddey ku surtooweey
Waxa ku talin laha inta u dhaxaysa mögdisho iyo eraborka in laga dhigo keyn aad lo dhiireyo duurjoog badan lagu beero si qofka so degay quruxda meesha ugu ildoogsado dalxiisaylno uso jeedato dadka degankana abniga meesha halo dhiibo wa dad culuma dadka meesha dego hala wanaajiyo waxwalbo deganka laga heli karo sida xoolaha caanaha iyo kalunka halaga iibsado
Thanks
Waxa ugu muhiim san oo aa dhihi Karo magaalo Cusub waa lagu sameen karaa.waa in la sameeya sharci deegaan. in qabiil ama jufo goof Iska qabsan hadoodine dagaal Ka dhalan Karo dhulka deegan kaas wa in qabiil am shaqsi uusan yeelan e u dolada ama dadka deegaanka dhan ey wada yeeshaan qof gooni ahne uu San sheegan karin
2024
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Mashruuca new qaahira indha la'aan baa lagu galay ilaa maanta 10% muusan hirgalin dowlada masar iyo shacabkeedana way faqriyeen faqrigaas dartiis wax walbaa canshuurteedii way tobanjibaarantay xataa hawada uu neefsadaa muwaadinka masaarida ah cashuur baa dul saaran lacagta masarna dhulkay gashay waxaas oo dhan waxa keenay mashruuc asn laga baaraandegin aan loo tala badsan tabar hantina aan loo hayn in la iska dhex fariisto hadhoowna af labadii la ciyo
Soomasliya maanta gaajo badan baa ka jirta dhaqaalahaas daryeelka umada hala galiyo
Durba galmaax Aya dhahay yahooy dhulkeenu dhici rabaa xasan sheeq 😂
Wadankaani dadka Qiyaali ayee ku nool yihiin Madax waalan oo Caruurtoda wax waliba oo Caruurta Somaliyeed ayee uga hormariyaaan allah waxaan ka sugnaa mid wanaagsan oo umadaani bad baadiyo ....
Allaha ku caafiyo, Fowdadii noogu danbeysay iyo qaraxyadii jogtada ahaa miyaad u xiistay ? !
@ walaalkeygow allah Somali oo idil ha Caafiyo walaal Adiga ayaa qarax ka sheekeynayo aniga maanan ka hadlin wax qarax ah ee Dalkeyga waan jeclahay lknsa Madaxdeyna wey xun yihiin Dalkaani ne isla xisaabtan dhab ah mayaalo ama Maxkamad sare oo qof waliba Xaqeeda siiyo ma jirto marka in aan qayaali ku noolano waxaa ka fiican in aan xaqiiqada ka hadalno Somalia maanta Dhul boob iyo xaqiraad ayaa ka jirta iyo dil dhiig masaakiin ah ladaadiyo marka allah umada Madax an facdo oo lagu diirsado allah inooso diro bro
Amaan iyo dadka bahan in ey helaan cunto, dawo iyo waxbarasho ayaa ka horeyso degan qurxan.
jimcaalow waxaad ka fakirtey maanta maxaan cunaa laakin mashruucaan waa barakicin dad dhulkiisa inlaga raro haabey waa dhul dad leeyahey xagee loo diyaariyay dadka daganaa dhulkaas mase waa sidii xabaalaha loo qodanaayay oo kale adiga waxaad tahey ganacsade dhulka ka ganacsado laakin kaama muuqdo dareen u damqanaya masaakinta dagan dhulkaas la dhacaayo waadna u sacab tumeysaa hada kaalin eraboorka maxaa loogu rari waayay dhinaca jasiira waa meesha ku haboon
Ilaahow Mashrucaan fashil ka dhig
haduu
Filidhere
Qoroloow
Koogaar
Dhib ukenaayo
Tuuloyinka tolkeey dhib uma rabo
Mashruucaan Aad Maqashay Bal dhib Nuucee ah Buu Keeni Karaa
Waxaan U Maleenaa in aad igu Raacsantahay in iska Hadalka Laga Fiican Yhy wllkey😊
@@FAHUUD5U aniga beer mahaas iigu taal airport dhibkiisa iyo buuqiisa dalka wu wayn yahay hala aadaan
Been badanaa iimaanka alla idiinka qaad!!!
Oo Yaa Idiin Imaanaya? Caqliga Hawiye Waakaas. Meel Qarax kadhacayo Maalinwalba, madax mooryaan Ahoo tuug ah oo qabuuraha foooganayo iyo dad Qabyaaladd iyo Jahli diloooday oo maskaxdoodu dhaafi ladahay “Unukaa Iskaleh” Subhana’Allah
waqtiga sheegi doona waxan nahry iyo waxa tihiin ku caayi maayo noolow ana aan noolado waxa ku dhaha kaliya ha na cunin
Malaa waad jeclaan leheyd muqdisho oo qarxeysa sidii xilligiii farmaajo muqdisho horey bey usocotaa nacsow qalbadaa ku bugto cuqdad baad la baqti rabtaaye is ceeji muqdisho dabaqyadaaa laga taagaya miyaad ka xunthy new muqdisho maal gelinteeda hurmood kaliya ayaaba dhisi karta iyo bankiyada guri gaaban waa lagatagey apartments baa loo socdaa , muqdisho waxa cariiriyey oo looga guurayaa reer gobol wada reer baadiya ah baa jaam kadhigey😂😂😂😂
Hawiye Haku waso meesha mazaa hawiye iyo darood keenay ra,yigaaga dhiibo adigoon hawiye u talaabin mise caafimaad ma jiro mise qaan gaar ma tihid
Ciyaal Maamaha Wuxuu Mudnaa Waad Siiseen Qeer Allah idiin Jaaziyo❤😊