Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Wariye sre Xariir Koosaar Salaaamo Zxp halkaas kaga hay barnaamajiyadaada qurxoon ❤
Sxb horay usoco 1 arin baan kugu boorinayaa in marka 1-aad eeaad muuqaalka bilaaeyhsid dadka xog ama information guud sii oo kusaabsan sida1. Halka aad ku wajahantahay2. Halka aad ka baxayso3. Magacyada deegaanada aad mareyso4. Taariikh kooban oo kusaabsan halkaad kusoco am meelaheeda qadiimiga ah
Aadbaan u mahadsantahay walal talada fiican eed na siisay insha allh muuqaaladeena dambe ayaanu sidaa samayn doonaa
Keep going sxb sare
Wlhi waa muuqaal aan daawashadiisa ku raxeystey zxp horey usoco❤
CADNAAN IYO CAALIN IYO XARIIR DHAMAAN WAAIDIN SALAAMAYAA DALXIIS WACAN.OOWANAAGSAN MASHAA ALLAH
Halku kasoo baxay marka hore? please
War sxb anigaba ka yaabay yarkaa ilaa hada muuqaalka bilow ilaa dhexda baan daawanayaa mana uusan sheegin magca halkuu kasoo baxay iyo halkuu kusocdo
Niyow music foolxumidaa ma yara nacas baadtahay naga tag waxa daawan mayne
Hor uu soco abti
Gaadhigaa waa markii sadexaad aan daawado calin abyan adiga iyo cadnaan cadceed
Kkkk
🎉🎉Mzha Alh Guulayso sxb lkn cadnaan cadceed ma dibada dalxiis buu utagay mise odeyga wey ugaadhoo wuu soo noqday
Waligay maraacin 😅
gaadhiga waan raacay ano qaarabaha kaatagay maaraka dhiirta leyma sheegin marka geed ayaan madax laagaley
Gaadhi caano sida ayaan sxb kuso galay 2007
1999❤
2o22 kii wlhi 😂😂
Safarkani waxa uu ahaa mid cajiib ba.Anigu magaalada waxaan ku soo galay diyaarad, waayo waxaan ku dhashay dibada
muqaaal cajiiba 10/10
Imisa sacadood aya lo soconya
Ninki cadaan mu noqday 💔
Hpn ban xasuusta 3 abeeso aan ku dilnay wadada bahashu waa nacab
Anuu Waan Usoo Lugeeyay WllkYow Barigii Dalka Lasoo Galay 😂
Xariirow safar dheer baad gashay
War ninkaasina ileen waa adi😂❤ salaam libaax
Inata. Aay. Cuuna Yaab. Qaadaka. Ku. Xiidhaan. Dhaan. Xoolaha. Canaan. Ama. Beero. Ka. Dhigayaan. Nimaan. Majiiraan. Meelo. Kaale. U. Lee Xiiya. Caajiisiin. Ilahoow. Soo. Haade
dabdamis halwadan maalagasoo iibiyay waabe
Aniga mas hadan maqlo leyma sii arko 😂😂😂
2001
Dhulka abeesad kusoo dhowaad hh😂
cerigaabaan usoo socdaa saaxiib
@ soo dhowow saaxiib
Meehu xagay ku taal walal
Degmada, Bullo Xaar Waa Dekkedii Ganacsi Ee ugu Horeysey Dadkeenu wax kla soo Daggi jireeN, Location,keeduna waa waqooyiga Hargysa, Gobbolka Saaxil
2013 kii wlahi😂
Nin yahow legend ayaad tahay 😂😂😂😂😂
Scw maxaa sababay in gawaadhidii oo dhan casaan ka dhigay miyey ka faashanaayaan waaban yaabaye inanku kulagaa waa dab damis kkkkkkkkkkkkkkkkk waaban yaabay markaan arkay gaadhidii yoo dhan oo wada casaana cajiib iga dheh cajabow cajaaib
Wariye sre Xariir Koosaar Salaaamo Zxp halkaas kaga hay barnaamajiyadaada qurxoon ❤
Sxb horay usoco 1 arin baan kugu boorinayaa in marka 1-aad eeaad muuqaalka bilaaeyhsid dadka xog ama information guud sii oo kusaabsan sida
1. Halka aad ku wajahantahay
2. Halka aad ka baxayso
3. Magacyada deegaanada aad mareyso
4. Taariikh kooban oo kusaabsan halkaad kusoco am meelaheeda qadiimiga ah
Aadbaan u mahadsantahay walal talada fiican eed na siisay insha allh muuqaaladeena dambe ayaanu sidaa samayn doonaa
Keep going sxb sare
Wlhi waa muuqaal aan daawashadiisa ku raxeystey zxp horey usoco❤
CADNAAN IYO CAALIN IYO XARIIR DHAMAAN WAAIDIN SALAAMAYAA DALXIIS WACAN.OOWANAAGSAN MASHAA ALLAH
Halku kasoo baxay marka hore? please
War sxb anigaba ka yaabay yarkaa ilaa hada muuqaalka bilow ilaa dhexda baan daawanayaa mana uusan sheegin magca halkuu kasoo baxay iyo halkuu kusocdo
Niyow music foolxumidaa ma yara nacas baadtahay naga tag waxa daawan mayne
Hor uu soco abti
Gaadhigaa waa markii sadexaad aan daawado calin abyan adiga iyo cadnaan cadceed
Kkkk
🎉🎉Mzha Alh Guulayso sxb lkn cadnaan cadceed ma dibada dalxiis buu utagay mise odeyga wey ugaadhoo wuu soo noqday
Waligay maraacin 😅
gaadhiga waan raacay ano qaarabaha kaatagay maaraka dhiirta leyma sheegin marka geed ayaan madax laagaley
Gaadhi caano sida ayaan sxb kuso galay 2007
1999❤
2o22 kii wlhi 😂😂
Safarkani waxa uu ahaa mid cajiib ba.
Anigu magaalada waxaan ku soo galay diyaarad, waayo waxaan ku dhashay dibada