abwaan cabdi qeeys waa ku mahad santahay sida aad u qeexday waqtiga la joogo inaan loo baahneeyn in dib loo milicsado maansooyinkii soo yaalka ahaa qaarkood wacyiga lagu jiro aawadii waadna ku saxantahay dib u eegistii aad ku sameeysay qeeybtii aad ku laheeydeen kicintii bulshada xiligii beri samaadka doowlada soomaaliyeed aan heeysanay halkaa markeey joogto abwaan dadka soomaaliyeed maanta waxeey kaaga baahan yihiin duco dardaaran iyo waano ee ala bariga ugu dadaal in ilaaheey qalbiyadooda is jecleeysiiyo saxalkana uga bixiyo
Geesi haduu jirro gayiga somaliyeed abdi qays baa kaw iyo lababa ka ah waana hormoodka fanka somalida, wuxuu ilahay hibo u siiyay
1. Abwaan
2. Fanaan
3. Laxamiiste
4. Kabaniiste
5. Alife, ruwaayadaha
Waana haldoor ku suntan silsilado badan oo caan baxay, run marka la hadlo ninkan wuxuu ku jiraa dadka cajaaibka ah ee ilahay ka beeray suurada wacan ee somaliyeed
ilaahayi cimrigiisa hadheereeyi
Caafimaad na hasiyo abwaan
Cabdi qayis
😉😗😗😗😗😗😯😯😯🥶☝️🤘🤘🤘🤘🤘🤘☝️🤘☝️☝️☝️☝️🤘☝️☝️🖐🖐🖐🖐🤚🖐🤚
Allaahuma Aamiin 🤲
Abwaanku waa gaboobe
Waa bay shimbiruhu
Fadhiisan jireen
Markuu gabyayo
Suganta yahanka soomali
Cabdi qays
Ibrahim gadhle
Hadrawi
Cali mooge
Gaariye
X.ganay
Dheeg
Sangub
Duncarbed
X.sheekh mumin
C.Qarshe
ninkii soo gadhay uunba yaqan
Sugaantii ma tirin waayadan igu saloognayd xalayuunbaa laygu yidhi s'adiyo saadka kor u eeg silsiladii taxnaydbaan wadaa sadaradeedii bal aan saro sursuurtii helaye sibirta guudkeeda suure iyo mareeq iyo hadaan samada faydfayday sabuux iyo hadaan dayo bishii soorta laga dhaartay socodkeedii mawliid hadaan dib uga saanyooday safar waxay ileedahay hafilin siigo iyo oon rajaluhu sidaaso kalay igu salaameen carafana waxay soo siddiyo saadda fiirsaday....
Mnshlh abwankii waynaaa alle hadhawro
Maasha Alaah Deeqa and cabdiadan
Abwaanka gabadhu way qasbaysaa
Masha allah 😊
abwaan cabdi qeeys waa ku mahad santahay sida aad u qeexday waqtiga la joogo inaan loo baahneeyn in dib loo milicsado maansooyinkii soo yaalka ahaa qaarkood wacyiga lagu jiro aawadii waadna ku saxantahay dib u eegistii aad ku sameeysay qeeybtii aad ku laheeydeen kicintii bulshada xiligii beri samaadka doowlada soomaaliyeed aan heeysanay halkaa markeey joogto abwaan dadka soomaaliyeed maanta waxeey kaaga baahan yihiin duco dardaaran iyo waano ee ala bariga ugu dadaal in ilaaheey qalbiyadooda is jecleeysiiyo saxalkana uga bixiyo
Deeqa qurux màashaa Allah barnaamij fiican la hadalka cabdi qays
Maansha alah wâ abwann qaliya ôô ka calôl fcn dulmilow dhêg
Wahlahi wa geesi abdqaasi
Deqa mansha alaah
mansha allah waa run
-
Did anybody know how to deeqa qaloombi
Cabdiqays laaluush ma jiro