DEG DEG TOOGASHADA SAYID CALI OO WIIL U EG LAGU BADALI RABO & DADKII OO KACAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 сен 2024
  • WAXAAN KUSOO BIIRAY BARTA LOO YAQAANO KICK OO AAN LIVE KASOO GALI DOONO FOLLOW ISOO DHAHA 👉 ZAKIHONEST88 iigu qoran 50K i gaarsiiya 🙏🙏

Комментарии • 84

  • @ZakihonestOfficial
    @ZakihonestOfficial  19 часов назад +7

    WAXAAN KUSOO BIIRAY BARTA LOO YAQAANO KICK OO AAN LIVE KASOO GALI DOONO FOLLOW ISOO DHAHA 👉 ZAKIHONEST88 iigu qoran 50K i gaarsiiya 🙏🙏

  • @AbwaanC.casiis-s1i
    @AbwaanC.casiis-s1i 12 часов назад +1

    Oromay Seyid Cali U Eg Hala Keeno Oo Hala Toogto Oromayga❤

  • @bdimalik4010
    @bdimalik4010 18 часов назад +3

    Ilhay kabaqa asgey dan utahy qisaaste culaska karida

  • @waalayaabaywaalayaabay9130
    @waalayaabaywaalayaabay9130 16 часов назад +1

    Kuwaan. Waa cawaan xoolo xayawaan ah diin ma leh Allah idiinma naxaristo

  • @sahromohamed3185
    @sahromohamed3185 17 часов назад +1

    Subxanllh sharciga diita islamka ay qaba qofki qofa dilo ina la dilo😢😢

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 18 часов назад +2

    Sheeeko waar sow asga AfKISA ayka shegay inu gubay lulu diilaga togasho tirka diilaga tiirka tiirka tiirka diilaga togasho inshallah tiirka xaaqi lulu allha haso dadajiyo tirka diilaga tiirka

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 18 часов назад +2

    Saleebaan itobiyaan u direynaa xuduudka somalia xoogiibaa ka bataye salaamaan

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 17 часов назад

      Xoog kama badan e waa wacalo

  • @boqordagedo1655
    @boqordagedo1655 12 часов назад +1

    alla sid cali nafta laguma mini karo 😮walahi

  • @jinnikafaag3828
    @jinnikafaag3828 18 часов назад +4

    AMA HALA DILO AMA HALA DAAYO MAXKAMADDII ILAAHAY BAA U HARTAY CID KA FAKIN KARTANA MA JIRTO TAAS MA HALMAANSAN TIHIIN

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 9 часов назад

    Intay mooryaantaan ka jirto dalka oo xakh darro maahane aan xalhba rabin, cadaalad Allaha u naxariisto.

  • @abdimohamedabdulahi2994
    @abdimohamedabdulahi2994 18 часов назад +2

    Abdiaziiz gabadha uu dhalay diyadeeda malaha
    Gabadha luul ah magteeda waxaa leh caruurteeda
    Inuu gacan ku dhiigle yahay shaki kuma jiro in dil lagu xukumo waa sax lkn magta caruurtaa leh. Magta caruurta xawaadle ayaa leh
    Jahliga aad ku hadlayso ehelu naar baad tahayv???????

  • @omerabiib1422
    @omerabiib1422 16 часов назад

    Sheekh maaha waashaydaan gadhka labaxay

  • @AbdullahiMohamed-py9pg
    @AbdullahiMohamed-py9pg 6 часов назад

    Allah munafaqsana odaygan subxnallah ma nin muslim daadiyey odaygan waaa ahlu naar

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 17 часов назад +1

    Kanaa cad wuuna dhagadheryhy ninkani lkn qaab ahn wuu matali karaa ee qaatumada allha ino toosiyo rer awowgey cdi mhn

  • @kingcayfo7470
    @kingcayfo7470 15 часов назад

    Sumaxallahi sumaxallahi
    Ninka nagatisa dilay yaguursan

  • @AsmaAbdulqadir-lw9yy
    @AsmaAbdulqadir-lw9yy 18 часов назад

    Sayid cali ruuxna laguma badalidoonee wala cafindoona iinshaalssh

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 18 часов назад +2

    Booto badaanaa kan saleebaan waa wada nocaanoo kale in ay cawaan yihiin bey cadeeynayaan

  • @MuxdiinSalaad-w9y
    @MuxdiinSalaad-w9y 18 часов назад

    Nink af Ethiopian bu ku heesaa sayad cali u eg

  • @dekaltoss1129
    @dekaltoss1129 5 часов назад

    Dhilodhe tani laga dhexhadlaayo shiiqaalna matihid wecelad baad tahay from Djibouti

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 18 часов назад +1

    War waawarey war habargadir wey waalatay iyagoo dhan maahee waasaleebaan war kuwan sidey u dhan yihiin gobalada dhexey ka yimaadeen waa reer badiye qabiil baa dardaray wey waasheen

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 13 часов назад

    Habargidir waa fulay boooooooooooto bes waa af kaliya qof wax dilo waxaan dilaa maba dhaho fulay faan boooooooooooto gaadmo Habargidir boooooooooooto

  • @Gadaaislaamaa-sl8nk
    @Gadaaislaamaa-sl8nk 18 часов назад

    Wiilkaas oo Sayid Cali u Eg wajigiisu ma ahaa wiil Soomaali waa wiil Oromo oo jooga Waddankiisa Hooyo marka haddii is noolesiin ama haddii is dikaysiin idinka ayaa utaala, Daalimiinta oo Daalim kafaracamte.

  • @HabiboHussein-j8q
    @HabiboHussein-j8q 11 часов назад

    Hal qof haku halagsamina

  • @TaqasusDuuble
    @TaqasusDuuble 8 часов назад

    Dadka u doodaya sayid cali ilaah hakabaqeen umadana haka xishoodeen

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 10 часов назад

    SHIIKH MAA AHAAN KAAN NAA DHAAFSII

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 18 часов назад +1

    Ma adaa joogay bal beenta uu ku hadlayo fiiriya musuqmusaasuq miyuu rabaa hadaad keenteen ma xaqdaraad rabtaan war dadkaan waxbaa ka qaldan habargidir yaa wax ka sheegay nin baa wax dilay oo saleemaan ah hadii aabihii gabadha dhalay haduu diyadii diiday xaqbuu Alle u siiyay in uu diidi karo dadku diinta wey ka foogaadeen qabiil bey cabudeen adkaatay xajadu dowlada waxaan leeyahay kiiskan dedejiya togashada si ay arintan u dhamaato ama dhiqada sii weyneya qoslaye waxaan leeyahay in uu dhaqso u saxiixo hadii kale dhibka qoomkan ay la ordayaan meel xun bey tageysaa gurguurtaana ka masuula waxii ka dhaca

  • @FatumaMohamed-m3e
    @FatumaMohamed-m3e 17 часов назад

    Ninki lagubadali rabo asage mujiranyeh mrku yilayo

  • @lailaismail1317
    @lailaismail1317 11 часов назад +1

    Hawiyuhi aqli xumaa marka lagu leyahay wa mide wa run nin waiter ah oo mooryaan ah bu kuleyahay haddii la dilo 500 ba u dhimanaysa 500 boqol minay hub haysano qasaare ku gaarsiin karin😂😂😂 duli

  • @fartunkeynaan3781
    @fartunkeynaan3781 5 часов назад

    Waa dilaa mujrimka

  • @XamzaShugri
    @XamzaShugri 18 часов назад

    Yaaa ku sheegay adi

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 10 часов назад

    SHEEQADAAN KU BADAALKA MAARKII UGU HORESEY MAA AHAA WALIIGOOD AYEEY SAMEEN JIRIIN HAAWIIYAHA

  • @hodonabdullahi6382
    @hodonabdullahi6382 14 часов назад

    Yaab iyo amakaag😢😢😢

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 10 часов назад

    DHIIKARKAGA WAAS DOFAAR DIILA AHA ADIIGABA DHIIG QAABO

  • @hibo7569
    @hibo7569 17 часов назад

    Ce monsieur doit payer le mal qui l'a fait 🤲🤲🤲👁👁👁😱😱😱😱

  • @FartuunXasan-m4z
    @FartuunXasan-m4z 10 часов назад

    Waa oromo mxaa ka qaldan dakaan

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 4 часа назад

    Subxanalaah😢

  • @AyanSalad-u1g
    @AyanSalad-u1g 4 часа назад

    Wcs wllo

  • @Inayusuf8
    @Inayusuf8 11 часов назад

    SOMALIDA BAAL DAHAB KA GALAY KULAHAA SUBXANALLAH

  • @gntlmn4
    @gntlmn4 5 часов назад

    Willasha yaryar ee latoganayo mahey yihiin wllo

  • @xubimaxamuud8153
    @xubimaxamuud8153 18 часов назад +1

    Kkkkkk shacigan ka wenahay kulaha o ma ayada ilahay bad ka wentihin ilen ayadaba xukunte o tiri qofki qof dila wa lo dilayaa

  • @ShobtoShariff
    @ShobtoShariff 4 часа назад

    Shiikhow xaal qaado

  • @lailaismail1317
    @lailaismail1317 11 часов назад +1

    Dadka dhahaya waxban dilaynaa wa laga gudbay xiligii isbaarada iyo is cunka marka geedka gaartaan mira ka goosta daalimkaa mooryaanka in la toogto wajibkisu mahee wa in la gubo doofaarka

  • @MalyunMohammad
    @MalyunMohammad 19 часов назад

    Asc wll

  • @CabdifitaxGutaale
    @CabdifitaxGutaale 18 часов назад +1

    Caqliga kuyar cidana dhaman wa isku hadal iyo isku caqli

  • @HalimoLuul
    @HalimoLuul 13 часов назад

    Wuu ka cassn. yahay ninkaas
    siid Cali wa madaw😂

  • @maslah345
    @maslah345 17 часов назад

    Markii lagu badalayo wiil ethiopian ah dhiigiisu ma biyaa waxaas wax dhici karaa ma aha

  • @mohameddirshe6031
    @mohameddirshe6031 18 часов назад

    Ardaygii abgal daud oo macalinka iskulka diley Maxaa maxkamad Loo soo saari wayey mase abgal sharcigu ma qabto

  • @FatxiyaIbraahim-x8g
    @FatxiyaIbraahim-x8g 16 часов назад

    Lakiin ninkan ethiopian weye side wax u wadan maba joogo somalia 😂😂

  • @abdulweliguure1478
    @abdulweliguure1478 13 часов назад

    nio siid cali maad ka dhcdid

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 10 часов назад

    HABARGIDIR WAA QABIILKA SOMAALIA UGU XUUN AAN IS QABANIIN

  • @ayaanmahamed270
    @ayaanmahamed270 16 часов назад

    War ninkaan hala dhaafiyo aduunka waar ninku waadabaal gabadh xaamilo ah gubay aduunka haladhaafiyo

  • @fxcooking9677
    @fxcooking9677 18 часов назад +1

    Taariikhda uu leeyahay maxay tahay gabadha uu gubay miyaa taariikh ah booto badana dhaar badanaa

  • @aliosman8874
    @aliosman8874 15 часов назад

    Wcs brother

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 14 часов назад +1

      Asc salebanoow illahey kabaqa botada jojiya rerbadiyad tihiin salebanoow gar idima gashogarna idinkama baxdo

  • @maryamabdi5551
    @maryamabdi5551 11 часов назад

    😢😢

  • @abdimohamedabdulahi2994
    @abdimohamedabdulahi2994 18 часов назад

    Sheekhaal aad bay u caqli xun yihiin rag bay hore udileen oo mag laga qaatay nafo kale ayaa lagalaafanayaa????

  • @ZahraHassan-xm2dh
    @ZahraHassan-xm2dh 17 часов назад

    Kan jeega heerka halagu daro

  • @EliusAssad-tm6bw
    @EliusAssad-tm6bw 5 часов назад

    Kan waa wadaad isku sheeg kuye waa nin Baal dahab ka galay

  • @raxmaumuzakariya
    @raxmaumuzakariya 16 часов назад +1

    Sifiican ayeey kuu cubeen habar gidir urto shiiqaal umadhalalin sheegatatayeey

  • @gntlmn4
    @gntlmn4 5 часов назад

    Hala togto yaxiii dhagarkabey waye

  • @ketray3950
    @ketray3950 12 часов назад +1

    I think they use to use him to kill people 😭😭😭😭😭😭

  • @AbdirahimAlMakhzum
    @AbdirahimAlMakhzum 13 часов назад

    Kan asaaba dambile ah siduu u hadlayo

  • @FarhiyoHassan-x1z
    @FarhiyoHassan-x1z 18 часов назад

    Kkkk dilaa did ayaa udanbeyo waxdila

  • @udgooney
    @udgooney 3 часа назад

    Ninka tiirka hala geeyo muxuu cukunkiisu udherraaday

  • @princesavage7576
    @princesavage7576 17 часов назад

    War balaayayohowdhakada gaabani dadkabeenta kadaa

  • @HalimaHajiHussein
    @HalimaHajiHussein 10 часов назад

    Iyaaga..maa..kuqabo.miise..lacaagbalagusoyey.iskuhisho..gabar.hunbaadadtahay

  • @FatxiyaIbraahim-x8g
    @FatxiyaIbraahim-x8g 16 часов назад

    War ninkan waa oromo

  • @nasramoalim820
    @nasramoalim820 18 часов назад

    Uf dheh

  • @NoYes-p8u
    @NoYes-p8u 14 часов назад

    Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
    Beesha saleemaan oo dhan waa mujrimiin illaa kuwa ilaahey unaxariistey mooyaane
    Beesha saleemaan oo waxaan umaleynaayaa sanadkaan in uu yahay sandkii aad go I laheydeen

  • @hajiahajiali4188
    @hajiahajiali4188 13 часов назад

    Rabi talo ku filan

  • @SuleimanYassin-j9s
    @SuleimanYassin-j9s 13 часов назад

    Mxudahay dikar bey qabta miya hhhhh

  • @FarrxioMohamed
    @FarrxioMohamed 18 часов назад

    Warun

  • @irshadnor4840
    @irshadnor4840 13 часов назад

    Waan yaabnay waxa gaajada nabad la aanta isdilka qaxa soomaalidu uga bixi la dahay ileen waa cadaaladarada dulmiga iyo xumaanta kajirta meesha waxaad la bakhbakh ledihiin waa shekhaal baa yar Ceebbadanaa ileen il adayg loomadhinto shame on you umada waa in laydinka qabtaa.

  • @امعبدالسلامام
    @امعبدالسلامام 15 часов назад

    War beenta dhaaf cunugyahoow sun waxmacquulah dadka Lahore iimaaw doqonyahoow

  • @mohamedfarah299
    @mohamedfarah299 14 часов назад

    War Naga aamusa

  • @User_19567
    @User_19567 16 часов назад

    Kuwan wa isku caqli maangab jahiliin edab an lahen weyaan

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 16 часов назад

    Wadaadkaa na runtii ayuu sarbeebaayaa
    Whyo taariiqda ayuu wazaqeeyay
    Kkkkkkkk
    Dadkeena zarbeebta aan fahmin shiiqaan ki luul udodaayey sowma aha wala soo qasbay waad aragtaane

  • @hawahussein1057
    @hawahussein1057 17 часов назад

    Beenlow.bara.baganlow.bulshada.beentaa.kusoo.barbaare.eebuk.beenbadnas.o.o.boota.badnaa.hadii.ey.daka.gawadha.dhalay.ay.cafin.lahaa.yeen.waeey.ucafin.waayen.hadalka.xanafta.leh.een.laga.fiirsan